Тёмный

SOOMAALIDA OO KHATARTA MASAR IYO ITOOBIYA LOOGA DIGAY (4239) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 194 тыс.
Просмотров 3,6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@zalmawadani
@zalmawadani 2 месяца назад
Xassan sh asgaa no keenay dhamaan shisheeyah na qasaya madaxiisa ilahay ha ka shuubo adun iyo aqiiro Aamiin Aamiin 😂😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Waa Runtiisa dalkii oo dhan wuu Xaraashay Guurgurte
@abdullahsultan8338
@abdullahsultan8338 2 месяца назад
Masaarida iyo Turkiya labaduba Ethiopia 🇪🇹 ayey u hododaynaya somaliya
@SunnySunny8888-s3p
@SunnySunny8888-s3p 2 месяца назад
Inta villa soomalia hassan shiekh joogo soomali mid qura maha
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 2 месяца назад
Hal baa geela cuntoo cabaada . Xasan baa badda u saxeexay xabashi hadana masar soo watay yaab. Hiraabow hadii aad dhahdeen xamar unukaa leh maxad badda raskamboni iyo saylac u siiseen xabashi maad hobyo iyo cadale siisaan. Hiraabow siyaasi ma lihidin caqliguna h8nguriga ayuu idinkaga jiraa aryaa lacagaan rabaa xaa iigu juraa wixii la qabsaayo
@zalmawadani
@zalmawadani 2 месяца назад
It is true
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 2 месяца назад
Soomaaliyey caagaqaatayaasha iskaqabta makaatageyso massari iyo itoobiyaan midna marabno
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Heshiiskii london uu ku saxiixay unclose heshiiskii Wadamada Aan leheen Badaha iney Geli karaan badaha deriska oo Ay ka kaluumesan karaan Emirates ayaa Gelisay heshiiskas london ayuu ku Saxiixay RW Uk kii hindiga ahaa Marqaati ka ahaa
@Heimatar
@Heimatar 2 месяца назад
Doqon walbo masar ayuu dhaliilayaa masar waan ku daneesahaa waana tuuraa Ethiopia rag hub isiiyo ayaan heestaa.
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 2 месяца назад
Ma Arkeeysaa macnaxii ila inte kuxadli dontaa
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 2 месяца назад
Odaygan nacaska madaxa diiran waxuu dhagaysta odayga labaada futo leh ee fadhiyaa Jabuuti… labaadooda waa naago abiy waso.
@SunnySunny8888-s3p
@SunnySunny8888-s3p 2 месяца назад
Qiiro japan daaya soomali maryoolay ee hassan shiekh xasanada ha ka qaadan hawiye kadibna ha soo taagan maxkamad kadib ayaa midoobayna
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад
Siyasiyin ta somaliya aa iimankodii kursiga racey waxay sababi donan geska Africa inu dagaal lagu halagmo kadhaco waxaa la la arki donaa iyado oromo iyo somalida oo laxasuqayo oo wada qaxayo waxa sura gal ah Israa'iil iney mareykan ka iyo UK and reer yurub gud ahaan reer galbeed ka kuqasabto iney taagyeraan amxarada oo ay xukun ka laga turo oromada Arinkaas marku dhicilahaa waa lajogaa wana halista ugu ween aa geska Africa qorsha haas Israel iney kudhaqaqeyso waa cadahey
@Ali-kv7cr
@Ali-kv7cr 2 месяца назад
ETHOPIA WAXAAN ISKA CELINEENAA MARKA XASSAN KURSIGA KA TAGO OO IS CASILO HADII KALE HA ISKA CELIYO KELIGII TALIYAHA.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 месяца назад
Hooyada somalida kawas
@zalmawadani
@zalmawadani 2 месяца назад
It is true
Далее
BUL (4887)
3:03:13
Просмотров 2,2 тыс.
На самом деле, все не просто 😂
00:45
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 336 тыс.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
SIYAASADDA KULUL MW XASAN SHEEKH (4888)
32:01
SHEEGA DEE (4886)
3:19:41
Просмотров 10 тыс.
На самом деле, все не просто 😂
00:45