Тёмный

Soomaaligii ugu soo hordagay degmada Bangal ee ismaamulka Tana Rifer ee dalka Kenya 

Подписаться
Просмотров 2,6 тыс.
% 31

Bangal berigii hore waxaa loogu yimi Oromo iyo Mukaambe maanta waxaa ku dhaqan Soomaali iyo Oromo waxaana magaalada u badan Soomaali gaar ahaan beesha Surre waana magaalo weyn oo hoos tagta ismaamulka Tana Rifer ee dalka Kenya

Опубликовано:

 

21 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 3 месяца назад
Masha Allah' cimri dheer oo cafimaad leh io cibaado suuban.
@MohamedA2017
@MohamedA2017 11 месяцев назад
Maashaa allaah haddal xikmad leh waxa soomaali sokorta cholesterol xanuunada waa xaaraanta ( soomaali xalaal miirad noqda walaalayaal
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Waxa asasey degmada bangal allah hawnaxaristo Haji-Said 1950s
@ducaysane288
@ducaysane288 Год назад
Wardey waa dad aanan dhibsanin wax walbo layiraahdo.... Wardey waa dad aad u horda...
@idrisbashir8146
@idrisbashir8146 3 месяца назад
Xaqirada iskadafa qaraboy..Bangale wardey cali aya ubadhan sidha dabta ah
@maxamedsamow7930
@maxamedsamow7930 2 года назад
Lima adeerayaalow laysma xaqiro mana Jecli Inan sidinookale an ukhaldamo ee waxaan idin us Aalayaa xageed jirteen magaalada BANGAL markii uu MADALUUG kudagalamayay ee siyaad garane uu hogaaminayay
@wildafrica7860
@wildafrica7860 Год назад
Siyad garane geesi,halyeey somaliyed,dashi axmed gureey .Long life madaluug from surre
@maxamedsamow7930
@maxamedsamow7930 Год назад
Thanks bro nin wax badan og dal iyo dad aqoon ah baadtahay
@adenyarow9847
@adenyarow9847 Год назад
Wa qosol iyo maad in manta dadka ku shekeystaan banagl aniga uso horreye ama Somali ayan u badan wa sure
@adenyarow9847
@adenyarow9847 Год назад
Bangal wa magalo wardeey Ali erdid iyo bareytiima wardey waxay bangal so dagtaay 1780ths xiligas magalada waxan bilaabay wardeey.
@mohamedsalad6827
@mohamedsalad6827 Год назад
Aden yarow runtaada weeye. Magaaladaaas Wardeey Cali baa ugu horeesay ee dadkaan iminka ayay rabaan inay taariikhyo been ah sameestaan. Dhul la’aan baa heesa
@mohamedsalad6827
@mohamedsalad6827 Год назад
Aduunyo waxaan joognaa oo ay reero kale iska sheegtaan dhul aysan laheen. War dhulkaas waxaa leh Wardeey Cali oo ayagoo Illeehy ku beeray ilaa iyo Kismaayo. Kenyaatiga cid aan Wardeey Cali aheen uma yaqaanaan dhulkaas Bangal ama Tana River dhan. Isku xishooda oo Habargidir ka dhacsada dhulkiina.
@shineyare4518
@shineyare4518 Год назад
balal wax ishaaga walalkey dhululki wardey yaraban xaagod dad ismaa yaaqano suure oo guun aah hadad Ad raabtin waan arkaayna geerida waxey dhibi dadka dhoof kuyimade oo hada nah dhulul aaysan laahan ineey kuu deegalan kooley waala soojade inii waax laaogan haa uu maaleynin naa fiidmada Ad waadan waan argeyna libaxyashan malal uun yaay uun kubiya shuubani doonte
@maxamedsamow7930
@maxamedsamow7930 Год назад
Mohamed walaal leyskumahayo oo muran kamataagna in ay warday cali madaxwayne ay dhulkaan leedahay oo looguyimid taasi waa run laysma xaqiro waanan ognahay laakiin sidookale waxaan laqarin Karin dhulkaan markii dagaaladu dhaceen ee larabay in laxoogo difaaciisa in MADALUUG uu qayb libaax kaqaatay uu aad udifaacay
@Batolaali
@Batolaali 3 месяца назад
Marwalbo dadka magaalada ku heraran baa iska leh wardey Ali waagii horay loo garan jiray galgalo waa dadka dhulka somali lahaa taariqahodana somaliyo wuu ka mooqdaa.
@shineyare4518
@shineyare4518 8 месяцев назад
Anigo aah Afayeenka beesha wardey cali halkan waxan dhignin uguu diraaye surre bangel naah anaga leeh Ninki dhoof kuyimida yaa geerida dhibasa Ninki ka maserayow hadaay hadaa Nii dawaa gaableynin dadka kadal laga soo rixaayow oo lalayahay waxan maad dawaa soocotin iskugu Taagtanad oo bangel maad kaafijisin inaad is aaruursatin koley aniga waxan ogyahay wan ni kaale joog layahay calanka yad Nuugu dawawadin falages yawadin fuududa malal INika Ad laahan laama shaagto deegan aniga koley waxan Ni dihilahe Ninwlbo dhulul yaa Alleh kubare waa Nii mamahi dooni leemaa Reeco Adigoo daabalal Aqoonin shaagadi nanah mar hoore yalaogada dhulul dad leeyahey laama shaagto wardey yaan laa daartameyna hadihina ameeh kaarmameyneyna waxad kaqadin yan ogaan doona hadii waag uuni kuubaryin markn xooleha aan kadal aan isga maariyo. Dhulul dad layahay. Mad shaagani ameh Aad Tiirsaneysin koley wan isgu joogna markn Tuukan maha aan nigaa guubo yad ogan doontin waxan ah (6) wardey yan dhululka kaasareyna hadii igaa saartin kenya 🇰🇪 haweenkan dhasha Naagbe dhalate 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼 suree gaadsen shiikhaal madulug isjiiraa wlhi wlhi wlhi Nilaama Raabo Ana Ruunta Nii shaagii hadii Nilaa laayahay bangel kaqabsade Taas haagu Riyoonina hadii hadaa Nii dawa gaableynin Ali shoore kaama soojadno daagal libax jiifo leema daardaro mana lafalagaso malal Aad katihin cali baasten laama shaagto Noo kaalame Raayo aa waa waaya bangel nah wan sifeeyneyna hadaa yaaweysale kadhici doonta gaabtey gaarin taay yaa kadhici doonta geelka nah hadan Bilabno anaga maajojineyno wlhi Awaa xooleh dambe aawa lugu dhaqaneynin ugooso yuu layahey shiikhal ogaaden waya madulug nah m z suree Mr wan is argeeyna hadii geesi Ad taahay suree wan argeyna malal Adiga Ad lahan hadii inaad ku deegashoo Ad rabtin wan is argeyna haadii hadaa Niikuu daawagaableeynin waceel yaa Nuu kuula dhalaa iyoo waxad wadaa soocotin waa Noo daagalkwaxa Noo Baalan aah bangel koley aniga shiid yaanahey daagodi yala gaari waya 2006 hada walaoga manta hada nah suree oo guun ah 2023 wan argayna Yaalacawa diin sidan maamodeynin yaladihin daalimin maa guuleysanayino hadad damacdiin inaad 😢 isguu taagtin Booran Cali Yaaimani wlhi wana argii doontin lekin hada waano bangel 😂😂😂😂😂😂 suree hadii geesi Ad taahay oo luguu Rixigarin wan argeyna yaay hadaa kuugu daawa gaableynin malal Adiga Ad lahan laama shaagto gaardaradan waadin waan isargeyna shaakadan weeyno bilaawata I will see bangel l,m belong cali beestan yaad kaatihin Agtaayna markan dhooga aan dhaaq aan nii yiiri gaarta waaya ini dhululkey Aad shaagato Adigo bed fly 🎉🎉😂 markad deegan Ad leehan Ad shaaganeysin amaah Yutubeka Ad soogaalineysin Adigabe malihida dad kaafacwen yaad raabta inad taarikhtdo Aad baanaso dooqon nimaadina iyoo daa,ndaasigan Nin uunaa Aabow dihidonta 😂😂 surree malag yaa kuhaya Nin malag usaran yahay lamaa kaaro waaran yan ku daagal karna filaaryan qaansi yan aqana Qoori yan aqana culunyan layahah xilidhiban masalan yan layahay deeganadas nah aana leeh aaway Adiga deganada surre ishaag markad dhululkey Ad shaaganeysin koley wan isargeyna Raag. aah kibir jaabis waaya 💪🏼💪🏼💪🏼
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 3 месяца назад
Wll dhulka Alle kaliya leh' wuxuuna wanaagisa ku jiro lagu wada intifaaco.
@shineyare4518
@shineyare4518 3 месяца назад
@@faisalmohamedabdulla3600 ilalahey yaleh walaogyhy lekin daagan kaasi bangel wardey yaleh iyo Booran maxa keena inaad dad malal deegan Ad falagasin oo calan Aad kudawa wadatin daagen iniga Aad lahen koley may isga dhamani doonta ani lekin. Waxben ogyhy dhulul dad layhy lama Tirsado libax jifo lema kiciyo? shaley yan kaimada Ethiopia dawadada dambe dhulul dadlayhy yan xoogeyna ama an falagaysana ? ? aaw dhululkina şu,al waya ? ha dhumina? dad Niga faacweyn yaa hooran wax ugu kadiwaya Garisaa waaga yadir yalatahay maa naa gardara sano lekin way ogyihin waxay yihin? Dhulul dadlayhy laama tiirsado waxa uun laga aqoosan yahy,? Dadkas oo ilalahy katexa daara 🤝💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼👍 hadii surre daagal Ad raabtin soodaya wlhi diyar ya Nilayahy Wa na Nilaa ogada waxa wadin hadii Aad gowasha hadii ay Bilawato Booran yaa e maa ni bangel wlhi caar waagasa Bilawa waxana kaimanayin Isilo? Shagadin marhore yalaogada? Ma Naa Nilarabo ani ruunta ya ni shaagi masha nah 🇰🇪 waya
Далее
Сделка 😂
00:27
Просмотров 154 тыс.
очень грустно 😭
00:12
Просмотров 95 тыс.
Bro's Using 3 Weapons
00:36
Просмотров 4,2 млн
Сделка 😂
00:27
Просмотров 154 тыс.