Ololaha Ka Hortaga Umul Raaca ee CARMMA Waa Filin ay Duubtay Shirkada Future Brothers pro kaasoo ay u Samaysay Jilayaasha Soran iyo jawan oo uu Wehelinayo Farax murtile waxaana qabanqaabiyay iskuduba Riday Masuuliyadiisa iyo Xuquuqdiisa Lahaanshiiyaha Leh Marwada Kowaad ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Weris Daawasho Wanaagsan
6 фев 2016