Тёмный

SRAAIIL OO SII WADA DUQEYNTA + NETANAYAHU OO HANJABAY + XISBULLAHA OO GANATAALO RIDAYSA 

HBN Online TV
Подписаться 365 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 2 месяца назад
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 2 месяца назад
Mansha Allah mahadanidi wariyayal jira m m cade iyo mawlid haji waxad no dajisan Qalbiga Markad wararka qasa sharaxaysan 🥰🥰 insha allah free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🌹🌹
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 месяца назад
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤❤
@Khadijo60
@Khadijo60 2 месяца назад
Ilahayow reer Gaza
@IsmaaciilXirsi-x5h
@IsmaaciilXirsi-x5h 2 месяца назад
HBN Online TV, warar taya leh yaan ka dhageysanaa, guuleysta bahda HBN,
@halimaibrahim1100
@halimaibrahim1100 2 месяца назад
Asc hbN waaa labilawdey
@CaliaxmedCumer
@CaliaxmedCumer 2 месяца назад
Golden we Axmed yuusuf oj djubuti
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 месяца назад
M m cade. Ciidankaa yukrayn. Godoon ayay ku jiraan. .. waana la dubanaya sida uu yidhi. Butin ❤❤❤
@SeynabMuxudiin-xx6oh
@SeynabMuxudiin-xx6oh 2 месяца назад
Allah habad baadiyo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 месяца назад
SAHYUNIYADDA IYO REER GALBEEDKU WAXAY HESHIIS KU YIHIIN, IN SHACABKA QAZA LA XASUUQO, DHULKASN SIDII AY ISRA'IL U QAADAN LAHAYEEN.
@CaliaxmedCumer
@CaliaxmedCumer 2 месяца назад
Allah halljir
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад
illaahow ugargaar islaamka siiba falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin illahow laay madaxda carbeed aamiin asc m
@SomiSomi-sm7iy
@SomiSomi-sm7iy 2 месяца назад
Wax kale ka dhegeysan meysid HBN QASA MOYANE War qasa keliya danta somalidu kuma jirto ana waa ka carabay cawa hbn cade iyo mawliidow nabadey
@SaidSalad-b4k
@SaidSalad-b4k 2 месяца назад
❤🎉🎉🎉thnk
@KayseHuriye
@KayseHuriye 2 месяца назад
Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
@khadargaydhale7548
@khadargaydhale7548 2 месяца назад
Alla awoodle oo waxiida kamana qarsona alle aya tiisa noqon ha walaciina
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 2 месяца назад
Warar khyr badan sheeg sxb Mr Mawliid
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 месяца назад
Hadal ma Jiro Afkii Baa Juuqda Gabay
@maxamedmacalin7816
@maxamedmacalin7816 2 месяца назад
Maxamed maxamuud cade qosolka ayuu iga dhameeyey abitey waxma dhaamo 😂😂😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 месяца назад
SALENSKI WAA YUHUUDI DHALASHADIISA.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 месяца назад
Yukrein waxaa xaabo iyo in Mareykanka Gumeystayasha reer Galbeydka oo Ingriska Germanka eey hubkooda kutijainayaan,Sida Isla kooxdan eey kawadan xasuqqa matida beegsiga dadka rayidka hubkooda Dhiigyacabka Ntanyahu oo ah mid hal sano Awoodi waayay in uu muqawamada uu kahortago.Allaha Cadowga jabiyo.
@faisalduale2503
@faisalduale2503 2 месяца назад
Abiteey goorma iigu danbeysay aan maqlo 😅😂😂
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 месяца назад
Goormeey dhamaan doontaa waala xasuuqay ilaahoow ugargaar masaakiintaas yaa allaah ree palestine waa dhamaatee yaa rabi ugargaar
@shardiofficial
@shardiofficial 2 месяца назад
Israel haweenka iyo caruurta kaliyah ayey gumadaaa
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 2 месяца назад
Aljeriya marki xududka qabasani yuhuda muxu u gen wayaya 😂😂
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 2 месяца назад
50 gatal iyo diyarado hadey so riden 😂😂 waba xogan yihin 😂
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 2 месяца назад
Yaa balaninayo? Masar mise sucudiga imaradka jordan 😂😂ma balarinyo mise diyarada hudhud 😅
@ashaomer4235
@ashaomer4235 2 месяца назад
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤❤️🇵🇸♥️♥️❤️❤️♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😢
@MudXa
@MudXa 2 месяца назад
Xayaysiskinu farabadana waxbalagama dhagaysan karo
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 месяца назад
Ruushku waxa uu leeyahay awood aan la dhayalsan karin balse isaga iyo china iskuma kalsoona waana kala dan lkn Sida ay isu gabarabsadaan maraykanka iyo xulufadiiisa waa kuwa aan kala raaricin Marka waa la hareereeyay lkn lama mahdinayo waana dhiig baxay Ruushku
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 месяца назад
Arab hyper-nationalism iyo Islaam ayey kala garan la'yihiin Soomaalidu waana sababta cidwaliba usoo beegsanayso.
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 2 месяца назад
American iyo Israel ma doonayaan Xabad joojin, ilaa ey Qasa ka tirtiraan Falastiin.
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 2 месяца назад
in aysan yuhud wax iska celin karin waa wax la ogyahay rer falastin iyo yuhudna mar hore ayay kala bixi lahayen ururada falastina ma horay xorayn lahayen gasa iyo dhulka falstin ee dhibku waa maraykan iyo saaxibadi ee rabi ha jabiyo oo ha baabiiyo dhaman rer galbed iyo yuhud rer gasana rabi ha guuleyo baidmilah
Далее
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 2,2 млн
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 6 тыс.
Press Review - 28/10/2024
19:28
Просмотров 671