Тёмный

SSC Khatumo oo sheegtay in Jabuuti ay gacan ka geysan doonto, dawlad dhiska deegaannada ay maamulaan 

BBC Somali
Подписаться 655 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Maamulka SSC Khatumo oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegay in Jabuuti ay gacan ka geysan doonto, dawlad dhiska deegaannada ay maamulaan.
Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo xubnaha la socda waxay kula kulmeen qasriga madaxtooyada Jabuuti Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wadahadlay xaaladda gobolka iyo xoojinta nabadgalyada Geeska Afrika.
Firdhiye ayaa warbixin ka siiyay Madaxweynaha Jabuuti xaaladda deegaannada SSC-Khaatumo, gaar ahaan maamul dhisidda iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee ku burburay dagaallada.
Wasiirka warfaafinta Maamulka SSC-Khaatumo Najiib Barkhadle oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in booqashadani uga dhigan tahay guulweyn.

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 21 день назад
GUUL SSC QAATUMO & JABUUTI GOBANIMO GUUL GUUL CADOWKANE ALLAH JABIYO WIXU XUN ALLAH KA QABTO CADAWKANE ALLAH JABIYO GUUL GUUL SSC QAATUMO AND JABUUTI WALALNIMO IYO GOBINIMO DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH
@najiibarka7171
@najiibarka7171 21 день назад
😂😂😂 arkuwanaa sowtay shaly lahyeen hubkii jabutaa nalugu gumadayaa😂😂😂
@aamiinduraan9988
@aamiinduraan9988 21 день назад
idinkuba shalay wall aan lawada haysan ayay idiin ahyd maanta waa cadawgayaga kkkkkkkkkk
@zakirboss143
@zakirboss143 21 день назад
Lax dhukani meel ay ku xoqato ma weydo 😂😂
@InaAhmedAwhasan-ut6vf
@InaAhmedAwhasan-ut6vf 19 дней назад
MARKASTA WAXA GUULEYSTA XAQQA SOMALILAND GUUL INSHA ALLAH ❤
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k 21 день назад
HHHH MA LAASCANOOD AYAA MAAMUL NOQON KARA ADEER REALITY
@abdi7932
@abdi7932 21 день назад
maamul goboleed kulahaa wariye muxu u waydiin waayey, xilimaa maamul goboleed la idiin aqoonsaday
@AkidMohamed-cz1fo
@AkidMohamed-cz1fo 19 дней назад
IOG!! The Genius, AAbo Somaliyed👍🏾
@reyehelmi77
@reyehelmi77 20 дней назад
SSC welcome 🤗 to jabuuti and state khatumo 🎉
@CabdirixiinCali-zp4rh
@CabdirixiinCali-zp4rh 21 день назад
BBC waxy kaso horjeedaa mamulka ssc-khsstumo iyagoo ka aflagaadeya maamulka😢😢😢
@AyanYoussouf-ft6ed
@AyanYoussouf-ft6ed 19 дней назад
Daroood iyo cisse viva somalia
@NimcoMohamed-ll9nl
@NimcoMohamed-ll9nl 21 день назад
Lax dhukan Ssc maxaya 😂
@Apthirahman--ahmet1
@Apthirahman--ahmet1 21 день назад
Sow tii jabuuti markii snm iyo ssc dagaalamayeen ay hubka siinaysay Hadeer danteeda bay ka dhex aragray
@Aboumasud
@Aboumasud 21 день назад
Markaas jabhad ahaayeen hada SSC waa Dowlad
@Apthirahman--ahmet1
@Apthirahman--ahmet1 21 день назад
Qalad weye wxs Wx dowlad la dhaho ma jiran maamul guboleed weeye oo punpand hoos taga ​@@Aboumasud
@siaragali1439
@siaragali1439 21 день назад
Khatumo wax liyaadhdo ma jiraan magalada laascaanood waa somaliland riyada ka kaca 😂😂
@muniirno.1youtube24
@muniirno.1youtube24 21 день назад
U sheeeg😂😂😂😂
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 21 день назад
Somaha
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 21 день назад
Ma jirto wxy la dhaho snm hergeysa io burco wa dhul ssc
@Professor4555
@Professor4555 21 день назад
Qasab miya , isaaq ma rabno doqon yahey
@MubYus
@MubYus 21 день назад
Khaatumo dhex yar, goorma ayay runta sheegtaa, ma markay lahayd shalay Jabuuti ayaa hubaysa Somaliland , mise maanta ? Yaaab
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 19 дней назад
War shaxadkaga soqado uun khatumo layne kolay waad dawarsanaysaye..
@iidcabdigurxan7964
@iidcabdigurxan7964 19 дней назад
Hhhhhhh waxan ka yaabay argagixiso kol ba meel yayay is ku Qaadaysaa
@khadarcadami1956
@khadarcadami1956 21 день назад
Isaaq hurdaaye tolow goormay tolkay toosi ma marka la cuno
@KhalifRageh
@KhalifRageh 21 день назад
BBC caddaawada Somaliland u haysaa waa mid iska cad.
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 21 день назад
Idoorka comment ka ooynayo qabil qaran ma noqdo labo tuulo ad adunka ku leedahin qaran lagu ma noqdo hergeysa io burco na wa ssc Khaatumo calanka ssc ba lags tagaya
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 21 день назад
Hadaan qaran noqon wayno hadaa ma somaliba cago dhigi donta abid
@MubYus
@MubYus 21 день назад
Warkani Beeenta caruurtu sheegtana wuu ka sii hooseeyaa.
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 21 день назад
Ma magala maamul goboleeda 😂😂😂😂ina cumar geele cadowga somalilnd
@Professor4555
@Professor4555 21 день назад
Beesha ISAAQland wa isku wada dhex yaacen , muuse Biixi khiyaaligi ey sugu sheekeyn jireen bu siyaasad xumadiisa so gabagabeeye, 33 sano ba habar hebel iyo habar waalan kaliya meesha isku heysteen, Somalida kale iyo African xukunka doqon nimada ah ku waashey maxa uga fiicaneeden ba 😊
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 21 день назад
Land iyo isaaq ba ma noo daysay oo somali gii uraayay managa duurtay
@Professor4555
@Professor4555 21 день назад
@@user-sz7sn2rv9r Somali doqon ah oo Oromo miciin bidey ba tahey, la xawla wala quwata ila bilaahi, wax an isaaq aheyn oo wali sheeko caruuredki ISAAQland aamin san ama hor boodayo ma jiran, ilaahey caqliga yar ha idin kordhiyo
@abdi7932
@abdi7932 21 день назад
maantana nabad ayaad baryeysaan, shalayna dagaal, ilama inay nabad kasoo dhawdahay xagan bariga sool
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 21 день назад
Sool sanaag caynaba ma sheegan kartaan iyadoo inta badan isaaq dego Dhiga magaca SSC 2da tuulo ee cawlan waad sheegan kartaan khaatumo
@warsame254
@warsame254 15 дней назад
😅 SSC state of Somalia
@user-lw9ww5qu7l
@user-lw9ww5qu7l 21 день назад
Warwayudhamatay.geele.waxlyidhi.nidadqadsy.xoomcusgay.filnkan.aktarbamatalaye..waleewalguwareray.filmkangele.bisadbacuntay
@Aboubakerahmed95
@Aboubakerahmed95 21 день назад
SSC, soyez les bienvenus à Djibouti. Ici, c'est comme chez vous. S'il y a un litige ou un problème entre vous et le Somaliland, Djibouti est l'endroit où vous pouvez négocier. Djibouti est un lieu où la paix est un pilier. Venez et parlez entre vous, la guerre ne vous apportera rien.
@souadelmi5470
@souadelmi5470 21 день назад
bien parlé😊
@Aboubakerahmed95
@Aboubakerahmed95 21 день назад
@@souadelmi5470 merci beaucoup
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 21 день назад
Dhaafi ku diriraada aya qaaba meelaha la wareegayay Ee khatumada meela kagama hadal 😂😂😂😂😂 CBB.TI farmanjo ceeb looma dhinto
@horijoogmedia
@horijoogmedia 21 день назад
Ismail isagab dadkiisu baahi u bakhtiyan dhul somaliland awood uma laha wuu ku soo gacan galiyo lacag yar oo sadaqa ah un ha soo qatan bahi badan baa jirta lascanod
@user-tt3ew9mb4l
@user-tt3ew9mb4l 21 день назад
Sawdigi shalay musa bixii jabuti sadaqada usoo donanayay
@khadijac9841
@khadijac9841 21 день назад
😂😂 soomaalida horumarka waxay uyaqaanaan in wadankale labookhdo kulahaa waxaynooga dhigantay horumarka aanu samanay 33 ayuu maxada soomaaliland aduuka bookhnayeen waxna kamakeenin xasan sheekh dayaarada kamadego waliba isagoo laqoonsanyay waxna kamageeno
@parkhadmahamed8251
@parkhadmahamed8251 21 день назад
Ismaciil cumar waaa enemy of somaliland isagaa u futo xun 😅
@danjire7605
@danjire7605 21 день назад
Ruwaayadaha la matalayo run ma noqdaan balse xaqiiq ayaa loo ekaysiiyaa
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 21 день назад
Ssc qatuma hubkey Jabuuti karabta waa maxay dalkooda isaaq waay ka saarteen
@Aar-iu3hr
@Aar-iu3hr 21 день назад
Ma waxaad u jeeda magaloododi Lascaanod maha Dal ee 😂
Далее
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:13
Просмотров 12 тыс.
[ JABUUTI ] : Dooda Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya
1:57:42
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 83 тыс.