Тёмный

SU,AAL INBADAN LAISOO WAYDIIYAY ADIGA IYO  

Ayaan Gobdoon
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

#AYAANGOBDOON@FATUMABURAANBUR#AYAAN#

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
@fatumaburaanburchannel2214
@fatumaburaanburchannel2214 2 года назад
Ayaan alaha kusharfo abayo meel laga wada dhadhey madhowa mahad sanid
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Adaa mudan xbbt alpii❤😘
@gaaboow2018
@gaaboow2018 2 года назад
ayaan waa naima maxaa iigu jwaabi la.adhay sxbtaa warta nabada waye abayo isoojwaab
@nagadxussen6692
@nagadxussen6692 2 года назад
M a
@xamdi7658
@xamdi7658 2 года назад
@@ayaangobdoon3254 abaayo ayaan xersi gobdoon miyaa tahay
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Illaahay subxaana qaadirka waxaan ka baryayaa in ilmaha muslimiinta gacanta cadow ku jiro illaah ha ka soo furfuro allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
SUAALIHII AAD IGA SUGAYSEEN JAWAABAHOODA MAR DHAW MUUQAAL KASANAYNAA YAY KUDHAAFIN CAAWANA QISO CAJIIN AH IDIIN SOO WADAAA WIIL GABAR UU LA,AQAL GALI RABAY AROOSKEEDA KAQEEB GALAY GURIGEEDA ALAABTII LADHIGI LAHAANA WAX KADHIGAY ASAGOON OGAYN😭🥱
@hania9627
@hania9627 2 года назад
Mashaa allah gabayga duco waaye Fadumo buranbur armaa isku abooto tihiin waxan sugay gabaygii Xajigaaga u tirisay hore hosoco
@hamdaahmed5831
@hamdaahmed5831 2 года назад
Faadumo buraanbur ina ader qaali hooyo sabar badan ayaathy allaah sabarkaaga hakugu guleeyo ilmahane ayagoo nabada hanosoo celiyo 🤲🤲
@ashao6383
@ashao6383 2 года назад
Waa buraabur cajiib ah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎈🌷🌷💐🌷💕💕💕 Maashaa alah Faduma dulunka halagadaayo
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 года назад
Maasha Allah gabdha qurxoon aa tahiin lakinse is kuma ekediin. Faduma caruurteeda si deg deg ah Allah ha ugu sahlo. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
@kyrizuenchantrez6289
@kyrizuenchantrez6289 2 года назад
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaarabi
@maymuunmohamed167
@maymuunmohamed167 2 года назад
Masha allaah abaayo damiirkaaga nool ayaad ugu ekatay walaashen ilmaheeda allaha ugaso ixiyo gacanta cadawga aamiin
@deegoali1432
@deegoali1432 2 года назад
Masha Allh wankahelay goboga hadane cotkaaga gobay wukumacan yahay Masha Allh walashay❤️Fadumo Ilahay owlaadeyda ha usoceliyo qofkii hooyo ah xanunka wuladaremikara illahay waxan ogabarya inuu awladedoo mitna kamaqnayn usoceliyo insha Allh🤲
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@zahranur7111
@zahranur7111 2 года назад
Maasha'ALLAAH ALLAHA ku BARAKEEYO Ayaan ALLAHA U AQBALO DUCOOYINKA OO DHAN ALLAHUMMAA AMIN HABIIBTII.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 года назад
Maasha alaahu maasha alaahu maasha alaahu ayaan Waa markii iigu kaa horeeeysay oo ku dhageeyso dad yutub Dadka fiirsado badanaa ma ahi laakiin inyar baan fiirsadaa shiikh maxamed ibraahin dulmi Diid faadumo barabur shiikh cabdirashiid shiikh axmed yamaani yacni inta qeyrka aan ka faa, iido bis laakiin subxana laahi cawada adaa ku soo biirtay maasha alaahu ayaan gobdoon guuleyso insha alahu ascww
@makoislaw
@makoislaw 2 года назад
Masha allaah wale waan fiirsaday gabaygaas markaa soo gilisay qalbiga ayuu kaso go ay allow usoo celi dhamaan🥰
@fatimajama4838
@fatimajama4838 2 года назад
Masha allaah illahay gaku xafido fadumo buranbur llahay haku cawiyo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 года назад
Abaayo adi,faadumo buraanbur,cimraan from LAAKAHA MEDIA Sheekh badbaado. dhamaan waxaad tihiin walaalo qiimo leh oo aan aflagaado u geysan amaba usoo jiidin ummada soomaaliyeed.ilaahay haydinka qabto cidkasta oo cadow idinku ah horumar iyo guul aan idiin raheynaa.
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 года назад
Ilhay walasheen caruurteda hawsoceliyo Aamiin Aamiin yaarabi wllo
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 года назад
maasha alaah khater baatahay ale ha u aqbalo walaasheen ducada
@lakimatan6176
@lakimatan6176 2 года назад
Aniga Waan ku weeydiye wayoo waad isku eeg tihiin xitaa hadal karnimada Mansha Allah aniga sidaan islahaa waa walasheed ama in eey habaryarteed ku dhashay ama adeerkeed ku dhalay waad isku eegtihiin fatumo buraanbur Mansha Allah
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 года назад
Mashallah cisho ayaad wada cashaydondaa adiga iyo caruurtada. Mashallah
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Masha Allah ❤
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 года назад
Gabayga masha allah 🙏 waa itabta xiliyada qaar waxay kadhigayan abwan ilahy hau so badbadiyo ilmaheeda wllshay ayaa haben walba dhagaysata mantadan dhagaysaneysa fadumo 😥🤲🤲❤ina adan melna loga baxsan mayo
@faaisodaahir3195
@faaisodaahir3195 2 года назад
Alx ayaaneey abaayo ilaaah waa ii fududeeye qalionkii ducadiina alle wayne waa ii aq balay ❤💯
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 2 года назад
Mansha Allah ayanney go ahead nobody can be commusarate with you. Go ahead
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 2 года назад
Mashallha abyo waxa tahay qofa qalbi wangsn allha ku xafido
@deeqacadirashiid5389
@deeqacadirashiid5389 2 года назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@bushradagan2144
@bushradagan2144 2 года назад
Mashallah Ayaan ileen abwaanad ayaad ahayd gabaygii ayaaa kugu hadhay xppti qaliyey
@faxdicali2546
@faxdicali2546 2 года назад
Masha Allah xafidulah xabibiti walahi waku jecelh macanto inolow natey nololu jirato
@hodanindhayare763
@hodanindhayare763 2 года назад
Maasha allah wllshy qof naxariis badan batahay❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@sitteyhussein2558
@sitteyhussein2558 2 года назад
Allaahumaa aamiin ya Rabbilcalamiin
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 года назад
Asc ayan atidon mashalah abayo fadumo iskuma ekidin weyna kaa weyn tahay ilahay cadawga ilmahede ha ugakento amin yarabi gabadhas cadw ayaa helay ilahey ha uhiliyo umadu waa qumayoyin abayo fadumo mashalh waye asc
@bahjobeela1596
@bahjobeela1596 Год назад
Masha Allah
@umuasmaa441
@umuasmaa441 2 года назад
Alle ha usoo celiyo cayaalkeda wllsheen
@quruxleydacida4860
@quruxleydacida4860 2 года назад
Alla ileen laashinad na waad ahaayd quruxeey Masha Allah 😘 ayaneey Aniga waa jecel wali ihayay baa sxbky baranbur u curiyay was my fast love 2017
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 2 года назад
Ayaaney Allah ha ku xifdiyo xbbti wllshy faadumo buraanburna wlhi maalin walba waan la ooyi jiray lkin runtii waxaan markhaati ka ahay inay gabadh Samir badan tahay Cashar waxay ibartay ah waligaa ha is isdhiibin si kasta oo dhibaato kuu gaadho Allah ha usoo celiyo awlaadeeda
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 2 года назад
Allaha waa gabay qiira leh ayaaney allaha ku xifdiyo abaayo fadumana allaha uga soo furfuro cadawga caruurteeda
@raaxomaxamed4928
@raaxomaxamed4928 2 года назад
abaayo alaaah kuxifidiyo ayaaan
@nimcoelmi2391
@nimcoelmi2391 2 года назад
faduma wa walasha sida uga dam qatay rabi ha ka abal mariyo carurta allah iso celiyo wa ka dab qamayna
@faceedkaroon5377
@faceedkaroon5377 2 года назад
M.a wan so dawadee ayaney wan kulaso kaftame walibo 🥰🥰
@farxiyonuur5083
@farxiyonuur5083 2 года назад
Masha Allah Allaha kuxafido abaayo
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 года назад
MashaAllah abayo macaan
@umishraq
@umishraq 2 года назад
Mansha Allah walal
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 2 года назад
Ladies are jilousy of each other but don't care what people say .Mansha Allah
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Amiiiiin
@nimcoxasan4636
@nimcoxasan4636 2 года назад
Mashaallah wllshy qali Ayaan ❤❤❤😍😍
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Masha Allah abaayo waa qof la jeclaado adna abaayo qaali nagu ah ayaa tahay ilaaheey haku barakeeyo 💪🏽🙏❤️
@ssabnaahasam2868
@ssabnaahasam2868 2 года назад
Masha Allah ayaan qurux alle ha ku dhowr cadowgana alle ha kaa qabto
@maxamednuur6809
@maxamednuur6809 2 года назад
masha allah Aby ayaan allah haku xifdiyo ❤ gabadhaana allah ilmaheeda ha u soocelsho ayaan aad baan kuu jeclahy runtii
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 года назад
Mansha Alaah
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 года назад
Asc Beautiful lady ma sha allah
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
Mashaallah ayanay wlhi waa gabay qimo badan alaha ku daye ma arkin gabaygaa
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 года назад
Maashalh ayaan ilahey umadan ishoda hakaa xijabo abayo wad u hilisay muslin ayad tahay fadumo waa la imtixamay alow u hili waa runtaa walhi asc
@fardusa411
@fardusa411 2 года назад
Maasha Allah walal waan jeclahay qofka qalbiga wanaagsan ee unaxa walakiisa dhibaataysan Fadumo ducada Allah u aqbalo amiin. Su aal walal Ayaaney igana raali noqo Fadumo waad garab istaagtay lakiin Hodan online markay madiibadu ku dhacday maxaad ugu tacsiyayn wayday mise xifaaltan baa idinka dhexeeyay?
@hindamohamed4768
@hindamohamed4768 2 года назад
Masha allah wllshyi ayaan quruxu
@halimohasan3767
@halimohasan3767 2 года назад
Ilaahayow Ameen
@qadroali2268
@qadroali2268 2 года назад
Ilaaha afkaaga ha uaqbalo aamiin aamiin aamiin yaarabi
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 2 года назад
Aaameeen aaameeeen
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Ha wax yar
@quenmaria9258
@quenmaria9258 2 года назад
Ayan welcome
@sahroali2647
@sahroali2647 2 года назад
Masha allh wlshey ayaan allha ku sharfo fadumo buraanbur eeda uahay adna waxaad tahay wlshey igu qaaliya
@mulkiabdow8398
@mulkiabdow8398 2 года назад
Mashaallah sister keep rocking love you.. ❤
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Wcs welcome Abaayo ❤
@nacimaosman2865
@nacimaosman2865 2 года назад
Asalamo calaykum waraxmatu allah wabarakatuhu
@rowdoahmed4884
@rowdoahmed4884 2 года назад
Saxa.Masha Allah 🥰🥰
@niifnadiifo8010
@niifnadiifo8010 2 года назад
Masha alhaa ayan cdey ale haku xfdo xbbt ala abyo fadumo baran bur wili malaga hesta ciyalkedi😭😭😭😭😭😭😭 haaa wlh wan dawaday tixdi gabayga ehed ee ad u curisay wlsha ale hau so celiyo ciyalkedi wlh dhibato fara bdn wey dareme wa hoyo 😭😭
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 года назад
Masha allah xabibti aniga isla key ekidid lkn waxaa tihiin laba mawro aan ad ujeclahay ala idin xifdiyo ♥️♥️🙏💯❤❤❤❤❤✅✊✊✊✊✊🥰🥰🥰🥰🥰👸👸
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
😘😘
@sahraisaaq7768
@sahraisaaq7768 2 года назад
Mashallah tabrakallah 💐❤️
@salma5958
@salma5958 2 года назад
Abaayo reer goobdon kii reer wardhiigley ahaa ma tahay
@sahranuur1432
@sahranuur1432 2 года назад
Maasha allaah abaayo lkn ayaaneey ileen ab waana waad ahey waad iigambaneyd waad ku mahad santantahay inaad garab istaagto walaashaa aad muslinimada kuwalaalow deen allaah ayaa mahdleh oo owlaadeeda usoo usahlay wlhi abaayo gabadhaas waala calool madoowaa rabiyaa mahadleh shukran abaayo
@sagalyusuf7192
@sagalyusuf7192 2 года назад
Maaaanshalah hayaaay ayaaney sxb waaad idhumatay walahay abwaanadbatahay ileeen ilahay walsheeen hausooceliyo walasheen
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 года назад
Soomaali baa islatihiin
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 2 года назад
Maasha. allaha. ❤️❤️❤️❤️❤️
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 2 года назад
Haa walal tihiin hooyadina 😁😁 wa xawo abihiina wa Adam
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 2 года назад
Amiiin amiiin
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 2 года назад
Masha Allah abaayo Ayaan allaha ku xafido 🤲 ❤️❤️waa gabay qiiro badan🥲 abaayo Faduma caruurteeda iyo ayada oo nabad ah allaha isku soo celiyo🤲❤️❤️❤️
@nasteexocabdulaahi4807
@nasteexocabdulaahi4807 2 года назад
Eray deern laha waye fadumo sharafa ku nolow edo macan ❤❤
@zamabdul4945
@zamabdul4945 2 года назад
Mash Allah from Fadumo Burambuur..
@sahroibrahim2455
@sahroibrahim2455 2 года назад
Aamiin Aamiin yaarabi
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 года назад
Mash Allah
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 2 года назад
Amiin
@indhauron7326
@indhauron7326 2 года назад
First comment manta
@asturanmohammedxusein6389
@asturanmohammedxusein6389 2 года назад
Wlhi abyo wadisku egtihiin marwaliba inaan kuweydiyo rabi jireh magaratey sis love you mcney 🥰♥️♥️♥️♥️♥️💋🙊
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 2 года назад
okay
@haalaaweys5082
@haalaaweys5082 2 года назад
Keep going sister ayaan ❤💖
@qadroali2268
@qadroali2268 2 года назад
Asckm masha allaah
@nimcoxasunecali2907
@nimcoxasunecali2907 2 года назад
Wll ayaan gubdoon waan kusalamay wll qaliyey
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allaha ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aishachannel7098
@aishachannel7098 2 года назад
Waa isku egtihiin xata cod ManshaAllh
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
Aleeylahe gob baa tahay ayaan♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 2 года назад
Msh alh abyo ayan alha ku xafido
@naimaissa7158
@naimaissa7158 2 года назад
From fadumo buraanbur
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 2 года назад
Forom fadumo baranbur kaga imaday 💘💘💘
@luuluu.69
@luuluu.69 2 года назад
Ayaanteena samo kuwaar adun & aakhiro xppti
@dahirsabriye1904
@dahirsabriye1904 2 года назад
Hi Ayaan
@luqmaan753
@luqmaan753 2 года назад
m.a sax waa waa usku egtihiin
@nasteexojalaal7214
@nasteexojalaal7214 2 года назад
Qurux dumar 😍😍😍😍💋❤
@fartunosman9010
@fartunosman9010 2 года назад
Maa sha allaah ayaan mahadsanid allaah ha ku barakeeyo allaah ha so celiyo ilmah an habaryar ta u nahay aamiin yaa rabi
@ismahanabdirizack138
@ismahanabdirizack138 2 года назад
Wcs ayaney anigaba Malin Dow Len arkay gbds Isla mrkibaa adigaa niyada igaga so dhactay wlhi talow mxy isku yihin is lahaa wlhi wd isku egtihin
@drsyasminasaeed7307
@drsyasminasaeed7307 2 года назад
alla hadaa soo fiiriyay wlhi wa isku egtihiin💕❤❤❤👌
@anushkaozilanushka8736
@anushkaozilanushka8736 2 года назад
Keep going sister
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Abaayo macaan qasab miyaa in dadka in ay qabiil yihiin mansha allahilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
😘😘😘😘😘
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 года назад
Masha allah ayaaney abyo allaha ku sharfo gabaygana ciwankisa nososheg
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-NLHRI2NxCDk.html
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Aniga maalintii canuga ey umushay laga qaatay ooyin laba indhood oo aan leeyahay isma saarin calool xumo wallahi soomaalinimo hooyonimo ayaana u oynaayay ee aqoon uma lihi
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 2 года назад
Allaha abaayo aniga aad iyo aad ayaan uga naxay hooyo umul ah oo beerkeeda laga qaatay waa xanuun wayen
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
@@jamilahahmed3652 haa wallahi abaayo anigoo qaliinki igu socdo markii baby ga leyga soo saaray ooyintiisa aan maqlay farxad wax yar kedib waa waayay ooyintii anigoo shaqadii igu socoto oo qaarka danbe ka suuxsan laakiin qaarka hore caadi ka ah ayaan dhahay aaway canugeygii maxaa ku dhacay ooyintiisi ma maqlee waxey igu dheheen qeybta kale ee saalada aa lagu diyaarinaa ilaa hada waan xasuustaa ilaahey miskiintaas owlaadeeda ha u soo celiyo
Далее
UURKII UU IGU INKIRAY MATAANO AYUU NOQDAY
26:43
Просмотров 17 тыс.
ПОНТОРЕЗКА САША BELAIR / ОБЗОР
27:43
Bro think he the MC.. 😂👊🔥
00:20
Просмотров 6 млн
2 KIISKA OO YABKODA IYO FAJACODA WATA!!@SawdaBillan
46:44
Guurka ka hor Su’aalahan Weydi Niinka Mustaqbalka
17:12
UURKII UU IGU INKIRAY MATAANO AYUU NOQDAY
27:52
Просмотров 21 тыс.
ПОНТОРЕЗКА САША BELAIR / ОБЗОР
27:43