Тёмный

Su'aalo Islaamku ma xal buu uyahay Bani'aadamka Dr zakir naik Q.4aad Islam the solution for humanity 

Jawaahiri
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Kanaalka "MA OGNAHAY" Wuxuu sooturjumaa Khudbadaha,Doodaha waawayn iyo su'aalaha lasoowaydiiyo DR ZAKIR ABDUL KARIIM NAIK ....
My G-mail: khadarjowhar@gmail.com

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@ishwaaqahmed5566
@ishwaaqahmed5566 3 года назад
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته 💚 Wll dooda markaan dhameytay ayaan ogaaday in aad ubahantahy in aad aqriso falcelinta aan kabixineeno Anugu waan kafaiday masha Allah Waxan kaxumahy in islamka lo fahmo argagaxiso waxaana kufaraxsanahy 100/100 In uu islaamku yahay nabadgalyo iyo diinta oogu fiican oo (ALLAH) Aktiisa laga ogolyahay🤲🤲🤲🤲🤲 alxmdullh Alxmdullh 😭🤲
@arkanmedarkanmed3619
@arkanmedarkanmed3619 3 года назад
ce bravo pour Islam dr zakri machallah
@maryansheikh7990
@maryansheikh7990 3 года назад
8
@nuhbadalmahamad9240
@nuhbadalmahamad9240 3 года назад
Mansh Allah weye inoo sobadi wan u bahan nahay Allah ku xafido
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 года назад
faa iido badan ayaan ka faa iiday waxyabo badan onan aqoonina waan bartay marka wll allah hakaa abal mariyo fagarayasha digtoor zaakir kuwabadan oo kale ayaan kaga fadhinaa inshaa allah
@anisali2266
@anisali2266 3 года назад
Maasha allh wll aad baan ugahelay khudbadaan aad baad umahadsantahay
@maxamudcalial-yubbawi92
@maxamudcalial-yubbawi92 3 года назад
msha allh dr zakir naik daaciga ugu weyn ee islaamka alle cimrigaaga hadaayo
@googaalemedia4961
@googaalemedia4961 3 года назад
Asc walal aad baan kaga mahadcelinaynaa sida quruxda iyo qiimaha badan eed noogu soo turjunto khudbadaha aadka u qiimaha badan waxaan ku leeyahay horay usoco sidaad khayrka iyo cilmiga noogu soo gudbinayso allaha kaa baal mariyo kumanaan youtuber oo maalayacni ah barnaamijkan oo qura ayaa ka qiimo badan daawadayaashana waxaan leeyahay walalkeen aan dhiiri gelino oo ku taxnaano si uu dedaalka ulaba jibaaro inaguna wax badan u faaiidaysano guulayso walal
@xassannuurgood5904
@xassannuurgood5904 3 года назад
Masha Allah aad ban uga helay
@hafzahajicaydiid7520
@hafzahajicaydiid7520 3 года назад
m.a allh wll waa qudbad aad iyo aad u faa ifo badan
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 года назад
Khudbad qiimo badan runtii Masha allah ino sii wad
@mahamoudradwan6523
@mahamoudradwan6523 3 года назад
Macha allah dr zakir allahu kou barakeeyo aadyo islam namaatii amene amene scw scw scw
@maxamedcabdilaahi9310
@maxamedcabdilaahi9310 3 года назад
Mansha allah mahadsanid bro khadar johar
@ismailadan4101
@ismailadan4101 3 года назад
Aad baan uga helay tur jumaadada aad u faideneso somail badan oo ku adag tahay luuqada engelska oo saas ugu fiicneen oo aniga aan ka mid ahay waan kaaga mahad celineenaa 👑👑❤️
@farxiyamohammed4976
@farxiyamohammed4976 2 года назад
mashaallh wall aad baan u ga helay halkaana kasii wad khyr nadan baan kuurajan haynaaa allha kubarakeeyo wll
@mohamudilmi2587
@mohamudilmi2587 3 года назад
Masha Allah sidaasoo kale u dhamaystir qaybta su aalaha
@xasancaddaani7229
@xasancaddaani7229 3 года назад
Wllo alle haku xafido Dr sakina alle alle ha ilaliyo
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 3 года назад
waad mahadsantahay khadar johaer
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 года назад
Masha allaah wax wanaagsan qabatay wllo
@mariaM-di4ze
@mariaM-di4ze 3 года назад
Mnsha allh wllken aad baan ugu qanacsanhy adigana ilaahay ha kaa abaal mariyoH aaamiiiiiiin Anana ilahay ha nagu anfoco Juhdi badan baad ku bixisey Mahasenid 🇸🇴🙏👍
@saydcabdi3298
@saydcabdi3298 3 года назад
Maansha allah
@fadumoadam6911
@fadumoadam6911 3 года назад
Masha allah
@abdirisakahmed7464
@abdirisakahmed7464 Год назад
Illahay hanoodayo doctar zakir
@abdihakinfaisal
@abdihakinfaisal 3 года назад
Insha allah annakuna waxaanu isku dayi doona inaanu faafino diinta islaamka mar uun
@abdisalaanoky1389
@abdisalaanoky1389 3 года назад
M.a allaha barakeeyo dr. Zakir naik iyo adiga
@fartunhussein7902
@fartunhussein7902 3 года назад
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Wll qali jazaakumu allaahu kheyr hore u soco aankaa faaidno Wax badan mahadsanid wll ❣️ thanks Wanjeclahay doodaha innaan daawado Muslim ka iyo diimaha kale gaar ahaan doodaha Dr zakir masha Allah
@9zakir
@9zakir 3 года назад
Masha allah sxb qeer badan allah ka ziiyo insha allah waxaa u sheegayaa umada somaliyad iney qeerka faafiyaan la GARAB ISTAAGO WLLKEY SIDUU U GAAR SIIN LAHAA DAD FARABADAN INSHA ALLAH😍😍
@zakariyeshariifzakariyesha9617
@zakariyeshariifzakariyesha9617 3 года назад
Waxa raba in aan noqdo shekha denta islamka in aafafiyo aaraba ilahow igu Hanoni idinkana iso doceya
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 3 года назад
illaahey hakaa dhigo daaci diinta islaamka faafiya aamiin aamiin aamiin
@captainaser8085
@captainaser8085 3 года назад
M.A
@mohamudilmi2587
@mohamudilmi2587 3 года назад
Aamiin
@haashimbashiir485
@haashimbashiir485 Год назад
Inshaallah waad noqon
@axmeddaahir7690
@axmeddaahir7690 Год назад
Masha allah ajar io xasanad allaha kasiyo wll anakana allah hanaka dhigo kuwi ku wano qato
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 3 года назад
Masha allaah allaha ku barakeeyo Aniga ma aqaan luqad aan eheyn tan Afkeyga hooyo faaido intaad ifahan iisayne alaha kugu xafido
@xaamaabuukar935
@xaamaabuukar935 3 года назад
Maasha allah waxbadan ayaan ka aamiin idnay
@nastehoadan3147
@nastehoadan3147 2 года назад
Mashallah mashallah
@gaaniabdi5839
@gaaniabdi5839 3 года назад
Mashaa allah walal allah haku barakeeye cilmi iyo aqoonta iyo dadaalka aad samaysay allah haku xifdiyo halkaas ka wad dadaalkaas inshaa allah
@ugaasascmashaalahwllomasha680
@ugaasascmashaalahwllomasha680 3 года назад
Mashaallah mashaallah
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 года назад
mashaa allah tabaraka raxmaan ilahay hakula garabgalo wll waad dadaalaysaa halkaa kasiiwad
@hoyosahro7541
@hoyosahro7541 3 года назад
Eedo sad ayaa umahasanta allah kubarakryo
@mahamoudradwan6523
@mahamoudradwan6523 3 года назад
Macha allah islam d paix k le bon dieu ns protegent amin amin scw scw scw
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 года назад
Lipaax yar baad Tahay 😌😌😌 horey usoco
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 3 года назад
Manshah wllkay run ahaantii aad baan uga faa iiday chanalkaaga wll horey usoco oo halkaa kasiiwad wll insha aaah guul bad gaadhaysaa wll
@maxamedcabdilaahi9310
@maxamedcabdilaahi9310 3 года назад
Doodan wax badan baan ka faaiideysanay oo waxaa ka mid sida loo qacniuo dadka su.aalaha attacks ah wata for me aniga ahaan aad baad u mahadsantahay bro keep going
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 года назад
Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-C7N6ZVi81Lk.html
@cabdulecumaraxmad618
@cabdulecumaraxmad618 3 года назад
Maasha allaah
@abdiwahab77
@abdiwahab77 2 года назад
Thanks bro
@abdirahmanmaal5164
@abdirahmanmaal5164 3 года назад
Mash alaah
@faynladanchanel2129
@faynladanchanel2129 3 года назад
Wllo noo soo badi muxaadiraadkan aad soo turjinto ku wii hore ayuun ban ku soo celceshtaa ani wayo wan xiseyaa waxna wan ka fa idaystaa ramadaanta noo soo badi jisaka allaah
@douhourchanneldouhourchann5128
@douhourchanneldouhourchann5128 3 года назад
Asc I from Djibouti wll aaaaaaad ban uga heelay
@ishwaaqahmed5566
@ishwaaqahmed5566 3 года назад
شكرا 💎💓
@jabaan20cumar33
@jabaan20cumar33 3 года назад
Masha allah 👍👍👍👍
@louisjesiah3435
@louisjesiah3435 3 года назад
I guess im asking the wrong place but does someone know a way to get back into an instagram account? I stupidly lost the login password. I love any tricks you can give me.
@mohamedibrahim.6938
@mohamedibrahim.6938 3 года назад
mashallah wa sifiican wll lakiin waxa sifiican aan ugu bogay > qaybta ugu horaysa khudbada uu kahadlayo sida loogu jawaabo mulxidiinta iyo qaabka loola dhaqmoyo marka lala doodayo< .runtii waa in laga faa,idaystaa qaababkaas caqliyaysan ee qurankaba walgu sheegay. marka tarjumadaaduna aadbay ufiican tahay ,marka horay usoco ayaan kuleeyahy inshaallah khayrbaan kurajaynaya
@captainaser8085
@captainaser8085 3 года назад
Qudbada Dr zakir naik Waxan ku dawada 3 luqadod English# hindi# af somali
@haruusexasan
@haruusexasan Год назад
Guul
@xaadaxmed8480
@xaadaxmed8480 3 года назад
Way qurux bad nayd
@rabiicweli850
@rabiicweli850 3 года назад
Nio zxp horta waad mahad santahay Lkn siday somalideenu u badan tahay inay dawadaan video ga Oo ay ku soo qoraan haday ugu badan tahay waad mahad santahay.
@mursaljibriil8742
@mursaljibriil8742 3 года назад
Wll masha allah marka hore tankale wll marka suaalha codka miyaanad laba ka dhigi karin yacni qof kale oo u hadla dadka sualaha weydi naya mahad sanid
@ismabio9390
@ismabio9390 3 года назад
*walal wax badan baad na ogeysiisay alle hakaa ajarsiiyo teeda kale waxan macluumaad karabnay yahuuda & budistiyada maxay din kadhigteen waayo kuwayowga kale macluumad badan bad naga siisey, kaliya waxay iga tahay sharta gaalada ogow si ad uga feejignaato baaraka laah*
@bileahmed875
@bileahmed875 3 года назад
26:00 suaashay dakale na waa balaa balaa 🤣🤣 astaqfuruAllah... NosobadiH ẞro
@umubahja2619
@umubahja2619 3 года назад
Haa
@calicabdi3125
@calicabdi3125 3 года назад
Asc
@rakbah.c
@rakbah.c 3 года назад
Arinta jihaadka anaga schoolka waxa naloogu dhigay dadagaali uu rasuulku galy waxa layidhaahdo (holly wars) iyagoo odhankara (jihad wars) Markaa arintaasi waxa samyna mayeelaynaysaa
@hobelmedia277
@hobelmedia277 3 года назад
walaal yusuf estes kaas ku jira muuqaalka inta udanbeysa oo baadiri cristian ka faafiya ahaa imikana daaci muslim ah inooga soo diyaari I.A
@engabdirizakmohamedomar825
@engabdirizakmohamedomar825 3 года назад
44 mint qiimo badan aan hore loo arag
@ismabio9390
@ismabio9390 3 года назад
*macaanta caafimadku waxad ad u darentaa markad bukooto macanta dheregtu waxad darenta markad gaajoto macanta diintaaduna waxad ad u darentaa markad ogaato diimaha kale ee artificialka ah sidaa darteed markaan waxan maclumad dheeri ah naga soo siisaa waxay aaminsanyihiin jewska iyo budistaha? alxamdulilaah calaa nimcatul islaaam!!!!
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
Lkn hindi bas ayaa waydinaysa su aalaha ajanibtii kale maxaa ku dhacay waan yaabay😂
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 года назад
Hinda Lagu qabtay umalayn 😜😜lacala Somalia hadii Lagu qabto ajanib yar ku arki lahayd ama nothing 🧐🧐🧐🧐
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
@@kadarkhalifabdi9664 haa sax
@hodanaxmed2984
@hodanaxmed2984 Год назад
Èl
@katisomanyaka
@katisomanyaka 3 года назад
Waxaan rabaa inaan barto English
@abdiabdi3993
@abdiabdi3993 3 года назад
😂😂😂😂😂😂subliminal away
@xawocilmi7614
@xawocilmi7614 2 года назад
Y9⁰
@zakariaissack4486
@zakariaissack4486 3 года назад
Masha allah
@umubahja2619
@umubahja2619 3 года назад
Manshalh
@saadaqmuseahmed5334
@saadaqmuseahmed5334 3 года назад
Masha Allah
Далее
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,2 млн
OG Buda - Сабака (A.D.H.D)
02:19
Просмотров 134 тыс.
Qiso! SIRTA YAHUDA IYO REGALBED #shiikhmustafe
25:58
Просмотров 76 тыс.
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Dr Zakir Oo Siro Badan Khashifay | Islamophobia Q.2aad
30:33
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,2 млн