Тёмный

SUAAL DADWEYNE? (3887) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 193 тыс.
Просмотров 3,3 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@aliuhuru1716
@aliuhuru1716 4 месяца назад
Yes xamar wa guri moryan Erigabo new City best weather
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 4 месяца назад
Anigoo ah nin reer Gedo ah ooy Caarigaabo ii jirto 1500km ayaa 100% taari lahaa in loo wajeerijo Caasimada Soomaaliya, laakiin Iidoorka oo Soomaalida ka cararaya ayaa wax ku leh oo aaysan ka soconeyn. 2aad haddii Ceerigaabo la diido waxaa noqon Karta Baraawe, inkasta oo aay xoog ku degeen reer Unnukaa leh, 30kii sano ee la soo dhaafay. Ma jirto meel aanan labadaa magaalo ahayn oo Caasimad noqon karto oo meelaha kale ama Cimiladooda oo kulul ama Xudduud aay u dhow yihiin ayaa u diideeysa.
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 4 месяца назад
Baydhabo ha laga dhigto caasimad caafimaad qabta Ee Somaliyeed ❤❤❤
@cabdirashiiddheghaye1641
@cabdirashiiddheghaye1641 4 месяца назад
Waa in si deg deg ah looga wareejiyo Baydhabo, garoowe,laascaano saddexdaa mid uun
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 4 месяца назад
Muqdishu waaa caasimad Ku qaali ah dalka iyo umadda Somaliyed, waana lagama maarmaan in ay ahaatto ay noqotto caasimadda Dalkeena Somaliyed. Just ha looo dulqaatto dadka walaalaha ah ee AbgaalWeyne. Waayo waaa walaalahenna Somaliyed.
@MMaandeeq
@MMaandeeq 4 месяца назад
Soo dhaween lahaa in laga raro. Sabaabto ah dhiiga umadana waa ku badatay nabadna kama soomuuqato meel kanabadeeysan in lagu badalo waan jeclaan lahaa.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 месяца назад
baaydhaba halaga dhigo anoo daarood ah taasaan geeyn lahaa caasimada laakiin xamar ma sii ahaan karto caasimad soo.aaliyeed
@MuktarBayaan-vj7sq
@MuktarBayaan-vj7sq 4 месяца назад
Asc maclinka ma tagersani adigana wad mhdsntahy xassan Wuxi Dana waa dhudhuma shalow
@BashirSalah-v7w
@BashirSalah-v7w 4 месяца назад
Waa Soomaali magaalo madax ku heshiiso, waxa magaalo madax ku meel gaar ah ahayd Baydhabo ee Cabdullaahi Yuusuf ayaa Xamar ku soo degdegay, iyadoo aan lagu heshiis xeerka magaalo madax
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 4 месяца назад
In kasto an ahey gabar reer marka an ahey magala madaxda waxan jeclahey in ay ahato muqdusho
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 4 месяца назад
Halaga wareejiiyoo dib dambe Hawiye is walaaya lama arkayn iyo ereyga unuuka naga harii lahayd 😂😂😂 😂😂😂
@Saadsympa
@Saadsympa 4 месяца назад
Réer jabuti ayan ahay lakin waxan jecelahay in caasimada somalied lagadhigo Baydhabo.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 месяца назад
walalo ninkasta haku noqdo magalisa dolada xasan gurgurte qabilesan yahay Subhanallaha Allahu Akbar Allaha nomaqan 🙏🙏
@MaxamedAdancali-c1j
@MaxamedAdancali-c1j 4 месяца назад
Netanyahu maxamed Aaden caasimadda waxaa la dhibaatada Garbahaarey gaar ahaan builds Singiliga korkeeda.wabilaahi towfijq
@ABUUHAASHIM
@ABUUHAASHIM 4 месяца назад
Halaga beddelo oo.lageeyo BAYDHABO
@sahrahassan2831
@sahrahassan2831 4 месяца назад
Muqdhisho ayay ahaaneysaa mooryanta damujadiid ayaa laga eryayaaaa
@AbdiBerqanso
@AbdiBerqanso 4 месяца назад
Halarararo hanala geeyo ciirigasbo ee gobalka sanaag
@hodanelmi9189
@hodanelmi9189 4 месяца назад
Asc maclinka waan ku salaamay haa waan in laga warejiyaa Beejdhabo in laga dhigaa sabab too aha darood iyo hawiye waa ina laga dhaxbaxshaa aniga waxaan ahay darood MJ hadana ma donaayo darood in loo geeyo hawiye naceeb xad dhaaf ah buu noosiiqaadi ❤
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 4 месяца назад
Mogadishu waa goof reer moxoga ku beerto oo umaqalanto caasimada somaliya inay sii,ahaato OKI
@MaganomarDheere-jt3gj
@MaganomarDheere-jt3gj 4 месяца назад
Walalcaasimada Waxaangadhinaynaa caloolawaagihoranaadaacaasimadinooahaajirayetoobiyaanmasoogaaro
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 месяца назад
waarun hadalkaasi xamar caadimad ma sii ahaankarto
@bosteyaali184
@bosteyaali184 4 месяца назад
Casumadii Reer baa sheegtay MARKa waa in Laga badalo Caasumadda Xamar waayo Reer baa sheegtay ha nalooku badalo Baydhabo Janaay magala madaxda Mayland 😊
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 месяца назад
waa tuugada Hawiye
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 4 месяца назад
Yes ofcourse
@CabdiraxmaanBare-bd4nj
@CabdiraxmaanBare-bd4nj 4 месяца назад
Caasimadii hore ee soomalia waa taleex
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 4 месяца назад
Dad baahan oo aan cid looga dacwoodo lahayn ma damaano qaadi karto caasimad.
@Djsjsjdejjwjeje
@Djsjsjdejjwjeje 4 месяца назад
No Mogadishu
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 4 месяца назад
Beydhabo halaga dhigo
@khadraali9602
@khadraali9602 4 месяца назад
Asc adanow sidaas shegeysid waa qalad dalka jabuuti waa dal Naga madax banana AFD dalka kiinya ayey ka tirsan yihiin oo waxey dhahaan waxaa nahey kinyaan kilinka waxaa uu shegtsa itopiya kuwaas oo dhan waxna namalaha ha xoreystaan dhulkooda dhibka somaaliyeed ku dhacey waa kuwaas madaxooda marabno dalka somaaliyeed waa goofur iyo waqooyi oo qaridadisuna tahey sabanka kuwaas hananabadgaliyaan anagaa taayadi naheysaa waad aragtaa ismaciil wuxuu sameynayo adan uundi kadalika waad ogyahey kismaayo wuxuu ku hayo
@ilyaas2000
@ilyaas2000 4 месяца назад
Caasimadda soomaaliyeed oo cusub waa baraawe
@faaraxweyrax4073
@faaraxweyrax4073 4 месяца назад
Haaaa
Далее
WAJIGA QARSAN SIYAASADDA DALKA SOOMAALIYA (4857)
2:38:09
Просмотров 2,4 тыс.
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 3,4 млн
MOOSHINNO (3948)
47:49
Просмотров 17 тыс.
WAAR DAG DAG AH
10:01
Просмотров 59
#MOOSHIN #SAQRAANSAN AMAR ALLE LAAKIIN!!
35:43
TAARIIKHDA ADOONSI DAAROOD IYO HAWIYE (3845)
37:45
Просмотров 6 тыс.
DM OO KA ADKAADAY HAWIYE AMAR ALLE LAAKIIN
17:05
Просмотров 3,3 тыс.