Тёмный

Suaal/Jawaabo | Sidee DV Lottery Visa 2024 loo Xareeya! 

Abdi Aar Podcast
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Passport ma la rabaa?
English ma inaan aqaanaa?
caruurta ma keeni karaa?
xaaskayga ma keeni karaa?
waxbarasho haddii haysan ma xa sameeyaa?
sawir hore ma istcmaalaa?
DV Lottery Link
dvprogram.state.gov/applicati...
--------SUBSCRIBE-------------
Instagram: @Abdiaarpodcast
#SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
Camera 2: Sony a7ii
www.amazon.com/Sony-Alpha-Mir...
Mic: SM7B
www.amazon.com/Shure-SM7B-Car...
Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
www.amazon.com/SSL2-4-Out-USB...
Cloudlifter: sE Dynamite
www.amazon.com/Electronics-Dy...
Insect Trap
www.amazon.com/gp/product/B07...
School Backpack
www.amazon.com/dp/B082P2J31N?...
Hair Line and Style Fiber
www.amazon.com/gp/product/B00...
Camera 1: Sony a7iii
www.amazon.com/Sony-Full-Fram...

Опубликовано:

 

3 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 273   
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 Год назад
Alle hanagu guulaysiyo insha allh qof kasta oo raba 🇺🇸
@ayaanabdirahman6775
@ayaanabdirahman6775 Год назад
Aaamin
@drhutumohed1390
@drhutumohed1390 Год назад
sawirka kasoo waran bap
@shukricqaadir
@shukricqaadir Год назад
Aamiin yaa rabi🤲
@princesseszalma4549
@princesseszalma4549 Год назад
Hdeey qeyr inoo thy oo meel aanan ku diin bdlmeyn hduu yhy alle ha noo saqiro i.a
@caaqilka3712
@caaqilka3712 Год назад
Aamin
@cabduqaadirsamatar7428
@cabduqaadirsamatar7428 Год назад
Masha allah waad mahad santaxay sxb insha allah guul ayaan rajeynayaa
@mohamedali-gs5un
@mohamedali-gs5un Год назад
Mahadsanid
@abdourahmanahmedhoussein5841
Thanks walaal
@abdallaali1746
@abdallaali1746 Год назад
Thanks bro
@ritaakismailcabi6914
@ritaakismailcabi6914 Год назад
Mahadsanid ❤wll
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
❤❤❤❤❤❤
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Год назад
Jassa kallah wll ❤
@najmaismail6467
@najmaismail6467 Год назад
Thanks wllo ❤
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@FOCUSONYOURTIME
@FOCUSONYOURTIME Год назад
M.a Allah sxbyl ilaahy hanagu guuleyo waan wada rajaynaa sxbyl
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Год назад
Thanks wll sida aad noogu hagarbaxday.
@kingmohamud6430
@kingmohamud6430 Год назад
Sidee loo xareeyaa
@habonfani2301
@habonfani2301 Год назад
masha Allan
@iqlasmaxamed7018
@iqlasmaxamed7018 Год назад
Hadii family ahaan aan uxareysaneeno hooyada malaga rabaa shahaado dugsi sare
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe Год назад
Waad mahadsantahay walaal waxan raba in aan ku weydiiyo hadii aan xareysto aniga iyo caruurta iyo xaaska laakiin aan ka tagay canuga ugu yar sabab sawir la aan ahayd maku xareysan kartaa xaaska oo iyadana mar kale u xareyn rabo
@adsac928
@adsac928 Год назад
Some university courses hddn kuxareeaty ma grade report bay safarada rabta warqada jamacada lagaso qorayo maxey thy ?
@yusufsalad8461
@yusufsalad8461 Год назад
hada oo ay taariikhdu tahay 11 Nov.2022 ayaan arkay,wuxuuna ku ekaa 8/Nov/2022. Marka mudokale oo dheeraad ah malahelikaraa?
@hassanmohamedahmed7877
@hassanmohamedahmed7877 Год назад
Boos waxan ku weydiina kwrn qofka aan heesanin shahaada dugsiga sare ama wixi la mid wuxu sameen kara
@abdilahiali1190
@abdilahiali1190 Год назад
Doorashadu wa goorma wll
@princeabdulhakiimnani5609
@princeabdulhakiimnani5609 Год назад
Wllo waxaan ku waydiin shahaadada waan haystaa ma marka aan buuxinayo ayaa la iga rabaa in aan inta aan scan saaro aan iyana ku daro mise marka la i aqbalo ayaa la iga rabaa bal taa iiga jwb bal Mhdsnd
@fatimashadia32
@fatimashadia32 Год назад
Allah jecliya america
@somtechacademy
@somtechacademy Год назад
linkiga rasmiga ah maxaa usoo dhigi weyday bro ee la iskadiwangaliyo
@amiroahmed5846
@amiroahmed5846 Год назад
Kawar qofka an shahado hesan misa xirfad lahenbsido ku xaresan kara?
@zakariyecqaadir8755
@zakariyecqaadir8755 Год назад
wllo waxan ku waydiiye hadan passport ethopia haysto visa USA ah soo kuma tagi karo
@xamdacarab3155
@xamdacarab3155 Год назад
Allow nagu gulee adaa raxmaane
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 Год назад
Sxb hadaanan shahaado dugsi sare haysan xirfada ama shaqada sidee ugu xaraysan karaa, markan xaraysanayo
@alimursalalimursal3334
@alimursalalimursal3334 Год назад
Asc walaale waan ku salaamayaa skdb su,aasha aan qabo waxaytahy qofka marka ladoorto selectition application laxa rareeyo Muxuu yahy see looxareeyaa maga looyaqaan waa maxay sxb
@cabasjelle3941
@cabasjelle3941 Год назад
Wllkey waxan Ku weydiinaya passport ayaa wax cilad farsama iiga dhacday 10 Oct mesha aheyd 12 laga dhigay dhalashada ma isameyn kartaa masa leedahay meel aan Ka sixi Karo informationkii hore
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 Год назад
Wll Waa ku Salaamay Waxaa ku weydiinaa Hadaan Ahay Ardey Dugsi Sare Last Year (Form 4) Hada Dhameynaayo Ma Apply Gareyn Karaa Hadii Aan Helo Kasoo Qaad Waqtiga Interview ka Luqada English ka Aa Ku Dhibanahay Saameen Ma Igu Yeelaney
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 Год назад
Lkn cod kgag yar gaaban zxp mahadsnid
@mesoutziyech
@mesoutziyech Год назад
Hadii aan la iijogin kawar maraykanka
@xamdacarab3155
@xamdacarab3155 Год назад
Qofku haduu haysto basaboor maku xaraysan karaa isoo jawaab wll
@bakarkalar2975
@bakarkalar2975 Год назад
Qof labaso shaqo an somarin adu ku buxsado laba sano aya so shaqeyay hanawtina laweydiyo muxu ku jawabi
@abdirisaqmohamed9771
@abdirisaqmohamed9771 Год назад
Link nagu caawi walaal
@mohadeeql
@mohadeeql Год назад
5:30 Magaca dv lottery ga lagu xaraynayo ma English ayuu noqonayaa mise somali? passport somaliga spelling ku waa af somali
@bushraqueen3924
@bushraqueen3924 Год назад
Shahaado jaamacad kwrn maku xaraysan karaa
@maxamedfaaraxdanane8805
@maxamedfaaraxdanane8805 Год назад
Wll waxaa kuwaydiiyay matalan guulaystaba waxaan joogaa soomaali waxaan lagarabaa basaboor anaa anoosootagin safaarad iman makabuuxsan karasidii hore ookale oo wixii laygarabo makudhamaysan karaa
@burhaanabdi4143
@burhaanabdi4143 Год назад
Zxp lacag intee leeg Aya Lagu tagai Kara markad somalind joogtid ilaa Iyo marykanka
@qalbilumay
@qalbilumay Год назад
Wll linkiga ubaaahnaa
@ayaanyuusuf5916
@ayaanyuusuf5916 Год назад
Walal wad mahad santahy Laakiin sanadkan waxaraysay system Yadii wan buuxiyey laakiin Lambarkii Talafoonka baa iga qaldamay sorry Walal adigoo raali ah iisoo jawaab suaashaas
@yusufbacle7893
@yusufbacle7893 Год назад
Please codkaga lama maglayo
@munaciise4749
@munaciise4749 Год назад
Wllkie Waxaan Rabaa Suaal Aan Qabo In Aad Iga Caawiso SUAASHU WAXA WAAYE Shahaadooyinka Maxaan Kusawirayaa
@cabaashalac7652
@cabaashalac7652 Год назад
Suaal aya ku waydinya wll Dadak wawayen ma uu soo Bixii Kara Dadodu waa Dhaxyso 60 50 65 melaha
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Год назад
Wll intee kaala soo xiriraa
@tukulishfoodcade3372
@tukulishfoodcade3372 Год назад
Wareysiga english inaad ku hadasho muhiim miyaa
@Abdikadir2m4
@Abdikadir2m4 Год назад
Confirmation ma numberka oo iyo xarfaha oodhan miyaaa
@xjabra4
@xjabra4 Год назад
Asc
@muhiiimmooha2404
@muhiiimmooha2404 Год назад
Qofki xarey taqno blz ha icawiso
@mosaid9763
@mosaid9763 Год назад
Sxb qofki aan school dhigan ee aan shahado haysan maxaraysan karo miyaa
@kingsergio6486
@kingsergio6486 Год назад
sxb wuxuu iga diiday Birth Date ka maxaa qaldan
@nagipibnuahmed311
@nagipibnuahmed311 Год назад
Soo samee sida loo aplay garaynayo
@iqlasmaxamed7018
@iqlasmaxamed7018 Год назад
Walal ina kula hadlaa rabaa ila so xirir
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Год назад
Passport sannadkan waa la iska dhaafay, iyadna waa fursad kale.
@tukulishfoodcade3372
@tukulishfoodcade3372 Год назад
Wareysiga
@hanicabdiraxmaan-qh6gk
@hanicabdiraxmaan-qh6gk Год назад
Wllo Sdee loo Qarey San karaa wn wayaye
@samirdeflabagastingbwye9122
Bro codka wuu gabanyhye
@mssmochii3045
@mssmochii3045 Год назад
Qof 18 Kayar 16 jir Maxareesan karaa
@daalacofficial3596
@daalacofficial3596 Год назад
CoD Zi Baan Kuu Wataa zxp
@ismailabdirahmaan4571
@ismailabdirahmaan4571 Год назад
Wll waxaan rabaa inan ku waydiiyo su al waxan haysta passport sanadkana wata la yidhi lama rabo markaa miyan iska dayaa mise wan ku xaraysta passport kayga fadlan iso jawab wll
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Lagama rabo. Haddii aad guuulaysato ayaa laga rabaa!
@fannypi9499
@fannypi9499 Год назад
Wllka 2 jeer ma xareesan karaaa
@reysraxmoreysmahdi9942
@reysraxmoreysmahdi9942 Год назад
Wall waxan u banana inaa ixareyso fadan I cawi
@harithturab
@harithturab Год назад
Thnks wll sida aaad luqadaada hooyo ugu hagar baxaysid.oo aadan kamid ahayn nooca Af-Soomaaliga ka faana iyagoo soomali sheeganaya
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
🙏🏿🙏🏿
@farxiyomahamad2541
@farxiyomahamad2541 Год назад
aboowe plz aniga sida lo xareyo ma aqano icaawi plz🙏🙏🙏🙏
@somalistars1320
@somalistars1320 Год назад
Wcs wrxma wlal
@hassaneid6926
@hassaneid6926 Год назад
M.sh ustaad alaha ku sharfo
@abdiwahabhassan2733
@abdiwahabhassan2733 Год назад
Mhdsanid bro
@Khalit_Muuze12
@Khalit_Muuze12 Год назад
Gmail maanan galin karin
@maxdar11
@maxdar11 Год назад
Iiso duceeya naagba igu tidhi waa ku dhoofinayaa way igag baxday ballankii in alle lottery ga igu guuleeyo.
@husseinhaji7993
@husseinhaji7993 Год назад
Kkkk
@husseinhaji7993
@husseinhaji7993 Год назад
Naag ha aaminin
@bakarkalar2975
@bakarkalar2975 Год назад
Wllky abdi ar lkn
@tukulishfoodcade3372
@tukulishfoodcade3372 Год назад
Muhiim miyaa qofka inuu english
@wehacadde
@wehacadde Год назад
9
@LIIBAANTATV
@LIIBAANTATV Год назад
Wlo alle haku sharfo lkn su.aal. hadii aan xaaskayga wada xareesano yina dhankeeda ana dhankayga ma caadibaa in aan midka dhankiisa uxarayno anagoo iscmaalayna sawirada yada labada yaduba
@ElmaOfficial01
@ElmaOfficial01 Год назад
Haa bro saas ayaaba fcn oo dadka reeraha leh ee adigoo kla wxd haysatan fursad aysan dadka kle haysa oo idinka lba janis ayd ledihin halka dadka single ka hal jaanis haystan tusaale adiga aya isku bilaabaya oo xraynaya part 1 ka kadib part 2 gana xaskaga io ilmahaga aya kgu xiga Janiska lbaadna wa in xaskaga part 1 gasho adiga io ilmahana aad ku xigtan so marka hadi qaybtada la wayo ayada lga yaba inay gulaysto waadna ku wda bxaysan marka lba janis bad haysataane keep going bro
@toosh24tv71
@toosh24tv71 Год назад
Waxaan ku suaalilahaa wllkey haddii aad haysato shahaado dugsi sare ilaa heer jamacadeed aad gaadhay aaanad lahayn wali shaqayn maxaay soo baxaysaa experience shaqo ma lihid ee see yeeli
@ElmaOfficial01
@ElmaOfficial01 Год назад
Wllkey ama wlaashey laba doorasho ayu qofku haystaa mid waa inu ugu yaraan shahaado dugsi sare ah haysto io wxi ka sareeya hdaa gaadhay wye taa hadii lgaa wayo ama aadan hayn markas wxa kuu furan waji kle o ah inad khibrad shaqo oo ugu yraan 2 sano aad ledayay Marka adiga dadka ugu fcn ayadba ku jirta hadiba aad jmacd xta dhmaysay adaaba ka fcn qofka khibrad shaqo ku glaya ugu danbayn Muhiimaddu waa hdad mid hayso kan kle lgaaagama bahna waad ka maarantaa
@hodan8655
@hodan8655 Год назад
High school no degree maku xaresan kara?
@mesadehasa435
@mesadehasa435 Год назад
Asc masul waxaan rabaa inan ku weydiyo Caruurta hadey ay ka weyn yihiin 18 sano sida 21 sano hadey ka weyn yihiin maku xareen kara dvlottery family ?
@Cudoon2020
@Cudoon2020 Год назад
Haa waa cadi 21 jir wixii ka weyn baa daran
@challengeboys7462
@challengeboys7462 Год назад
Interview ka waran bro lamaanaha ma isla marayaan teeda kale sawirkeeda mala iga rabaaaa
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Sawirkeeda lagama rabo marka hore lkn haddii sooo baxdo waa la raba her infromation oo dhan.
@calimaxamuud6369
@calimaxamuud6369 Год назад
Waxad.iishegtaasidaloxeraynayo.iyo.habkaloomaryo
@abdirhmanali8039
@abdirhmanali8039 Год назад
Mashalah walal qofka luqada aqoon kawaran safarada maloo turjimaya,1 sual. 2 lacag fee miyaa laga qadaya hada hesho..ogolashaha..3...psapor. hadusan ku xareen dib maka sameesankara. Thanks walal ?
@mohaabdul6291
@mohaabdul6291 Год назад
1.Waa luu helaa qof u turjumo 2.safaarada waxey kaa rabtaa $330
@Kubutaaciofficial
@Kubutaaciofficial Год назад
Waxan rabaa inaa ku waydiiyo magaca aan ku xaraystay dv lottery ga waxuu soo hor mariyeey kii awowgay marqadii dhalashada iyo shahaadadii iskuulkana magacayga ayaa ugu horeeya kaasina waa ugu dabeeya say isku waa faqayaan markaa sx
@hamseapdy8426
@hamseapdy8426 Год назад
Shahaado 8aad MaY noqonayza
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Год назад
Wuu furmaya sida aan maqlay ee halkee lagala xidhiidhaya, ma Email baa loogu dirya xogta wll mise web ayay leeyiin ?
@mediaz4316
@mediaz4316 Год назад
Sxp aniga ila soo xiriir
@abrahamabdi611
@abrahamabdi611 Год назад
Wll group 5 canada hawsheda ku jira hadan Dv lotery aan xeraysto wax dhibaato makeeni kartaa xaga canada thanks
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Wax kuu diidaya ma jiraan haddii aad haysato passport.
@deeqamohamed9891
@deeqamohamed9891 Год назад
Wll passport ma ka Somali ayaa lo bahanyhy se qofku meeshi marku yimado hab nooce ah ayuu ula qabsan kara sida shaqada oo kle haduuna grnyn luqadii
@hodanabdi2505
@hodanabdi2505 Год назад
Somali ayaa kuu turjumaya wllo
@qaalilucky2478
@qaalilucky2478 Год назад
Wall waxan ku weydiinaa in an shahaadada hayadaha la aqon Sanyahay caalamka laguxarenkaro pls jwb
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Ma hubo shahada hayadaha aad ka hadlayso ee haddii aad shadaada ku shaqayso oo xirfad shaqo ku siisay waa suurogal inay aqbalaan kaliya waa inaad ku shaqayso labo sano.
@DJOVI4070
@DJOVI4070 Год назад
Hadu ilmuhu gulaysto hoyadu matagaysa
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Год назад
Hargisa wll jooga sidee lagu buxbuxiyaa oo address aad u adag iga caawi 🙏
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Degmada, City, Country
@najiiphasan6306
@najiiphasan6306 Год назад
wll waxan ku weydiin laha waan buuxiyey form maanta imisa cisho laguugu soo jawaaba ama bilood maxaase lagag baahanyhy
@mssworld2023
@mssworld2023 Год назад
@• Legend Sumersi may 7 waaye june ma aha wall
@muusepk7538
@muusepk7538 Год назад
Hadaaan luuqada aqaano lkn aaanan shahaaado high school haysan mid fake ma isticmali kara
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Haa iyo maya midna ku odhan mayno kkkkk
@fadumoguray368
@fadumoguray368 Год назад
walllo hadii aan ku gulaysto ma ayagaa iqaabilaya intaan wadanka la qabsanayo oo aan shaqo kahelayo mise aniga ayaa lacagtayda ku tagayah
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Waa sababta aad ugu baahantay qof ku damaanad qaada oo sponsor ah oo ku siiyo meel aad degto iyo gacan qabasho. Waa suurogal in dawlada wax yar kuu tuurto lkn layskuma halayn karo.
@geedi1132
@geedi1132 Год назад
waxaad sheegtay inaan hada layska rabin passport lkn hadhaw qofka haduu u soo baxo ma laga rabaa mise bilaa passport baaa qofka visaha la siinaya haduu interviewga ka gudbo, si qofku u sii samaysto markuu u buuxiyo
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Visa bilaa passport laguma bixiyo.
@mohamedcabdikarin664
@mohamedcabdikarin664 Год назад
Goorma ayu xirmayana horta
@nasrinhu
@nasrinhu Год назад
Qaybta wxbarashda marka buxinyso ma wxa layga bahan yhy shahada schoolka mid somaliya ah mise ta somaliland an haysto ku darsan kra
@farxiyomuxudiin4811
@farxiyomuxudiin4811 Год назад
English maleyga.raba
@gadhwadetv
@gadhwadetv Год назад
Kawran sxp hadii documentiga iyo pasporka da,da is daba maraan
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Waa inaad saxda oo is waafajisaa
@akabdooz4274
@akabdooz4274 Год назад
Sxb waan helay kii 2022kii ilaa hada ma xarayn wuxuu diidanyahy inaa sumbmit idhaahdo
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
La xidhiidh iyaga oo email u dir!
@munaciise4749
@munaciise4749 Год назад
Wlal
@muniirosman6389
@muniirosman6389 Год назад
Shahaado Jamacdeed Malagu Xeraysan karaa Walaal
@naturevideo1170
@naturevideo1170 Год назад
Haa shahaado walbo secondary u yartahay waad ku xareysan kartaa
@allahismylife1206
@allahismylife1206 Год назад
Asc wll su aashay intad ka taqano iga jawab pls Su ,al■ waalal qaybta adreeska mrkan buuxinayo mesha an ku dhashay jogana tahay somaliland oo la aqoonsanen ka wrn hada hada tusale ahan san ugu buuxzado Magalada ku dhazhay burco qaybta casimadsna ka dhigto hargaysa wadanka an ka dhazhayna somalia sow ok maha sidas wll ilen mise xamarba iska zheegta degmoyinkeda iyo ina ku dhazhay kumaba dhalane wax beena ina shego ma rabeee wayo aniga dhibato hadhow igu noqone beentas
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Dhalashada gasho xaafada Burco ka degenayd marka dhalatay, magaaladana Burco, wadanku wuxu noqonaya kolba ka aad passport kiisa isticmaalayso! Tusaale Magaca xaafada ama degmada, magaalada oo Burco ah, Wadanka
@Funnyclips527
@Funnyclips527 Год назад
Sxp shahado dugsi sare maheesto lkn waxaan heestaa 1sano shahaado cafimaad oo an ka qaatay bareefad marka macquul matahay taas inaa kuxareesto adoo mahadsan iso jawaab mudane✔️👋
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Haddii aad shahaadada caafimaadku ku shaqayso waa suurogal maxa yeelay taas waa xirfad training u baahnayd
@Funnyclips527
@Funnyclips527 Год назад
@@AbdiAarPodcast Wali kuma shaqeen sxp lkn Wan hestaa okliya
@dahirhassan9750
@dahirhassan9750 Год назад
Waar website weli si fiican looma furin miyaana teeda kale mobile maka xaraysan lartaana
@suubanxarago8438
@suubanxarago8438 Год назад
Wakula qaba cumputer wuu sosari wayey sifican loma furin miya horta
@Mass998
@Mass998 Год назад
Mahadsanid sxb balse halkaas aad tidhi ninka iyo gabadha is qabaa mid kiiba gaar wuu u xareen karaa, MA married ayaa laga dhigayaa Ayaad ka wadaa mise single?
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Married ayaad ku qoraysaa!
@Mass998
@Mass998 Год назад
@@AbdiAarPodcast aaad yaad u mahadsantahay sxb
@Mass998
@Mass998 Год назад
Sxb Hal Suaal Ayaan wataa, waxaan hada ku noolahay Dalka dibadiisa afrikada kale balse hada waxaan u Guurayaa Dalkii, markaa Walina MA xarayn. Ee hada Ayaan is leeyahay aad xaraysid bishana waan Guurayaa markaa Adress kayga MA Somalia Ayaan ka wada dhigaa maadaama aan Dalkan aan hada joogo ka guurayo.
@sacdiyahassan1095
@sacdiyahassan1095 Год назад
Haa somalia ka dhigo meesha rabto waa caadi lkn xafideysa dagmada iyo magalada aad ka dhigato
Далее
Mansan oshdi😅
00:22
Просмотров 487 тыс.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
Просмотров 9 млн
Halista iyo Saamaynta Social Media
9:24
Просмотров 2,8 тыс.
Interview gayga sidu u dhacay su aalaha la I weydiiyay
11:07
Ka mid noqo guuleystayaasha sanadkaan ee Lottery 2023!
20:18
Mansan oshdi😅
00:22
Просмотров 487 тыс.