Тёмный

SUALAHA WAYDII | MAAWEELL IYO QAYS QEYSAR 

Mawled Zaam
Подписаться 51 тыс.
Просмотров 113 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 182   
@Fathijunior
@Fathijunior Год назад
Ashaab qaaliya sida u wada farxsanaada mansha alah ❤
@nagaad5509
@nagaad5509 Год назад
Allah❤❤❤❤❤
@FardawsaAxmed-l6w
@FardawsaAxmed-l6w 15 дней назад
😂😂🎉
@deeqadeeqa8721
@deeqadeeqa8721 Год назад
Maaweel wlhi noloshiida qisooyin baa ku duugan waa wiil dhalin yaraa hooyadii way dhimatay aabihii sidoo kale iyo waliba ayeeyadii uu aad u jecelaa
@baxsanfaisal3129
@baxsanfaisal3129 Год назад
maaweel waa nin cajiiba , hadalku ma dhibo wana qosol miidhan . Waa rer barigii assal ka ahaa mashllah ❤
@MarwanuurMarwiita-yh3oh
@MarwanuurMarwiita-yh3oh Год назад
Rag iyo dumarba wey jecel yihin in ay ubad dhalan team singale alle wax khayr qaba ha ina siiyo😂😊
@M73432
@M73432 Год назад
Ready?
@umuakram5275
@umuakram5275 Год назад
Wiilshan wanba iska jeclahay dhamantod Mawel qeys dhakhtar Cawana waxan barty wilkan kle mowliid zaam from qeys hore usoco wllo❤❤
@fardousaali8688
@fardousaali8688 Год назад
Masha Allah maaweel waa qof waalid wanaagsan soo koriyay oo hadal wanaagsan Masha Allah wll hooyo iyo aabo Allah ha u naxariisto 😭 iga gaadhsii mawliidoow waa xujo gaadhsii maaweel
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Год назад
Maaweel he is literally the best Allahuma barek😩
@Ahmedsuheip69
@Ahmedsuheip69 Год назад
𝙵𝚒𝚕𝚜𝚊𝚗 😂 𝚔𝚗𝚘𝚠
@mabzuud9478
@mabzuud9478 Год назад
Ninkan maawel edaab iyo akhlaq iyo diin in laguso kotoyay wlhi wayka muuqata 🥺🖤
@Jibrilosman-oi5xb
@Jibrilosman-oi5xb Год назад
Mowliid zaamka, Qays qaysar, Maawel iyo Dhakhtar Keep going Zhpoyaal 💯👏
@dekalul3979
@dekalul3979 Год назад
Maweel wall walidkaga allaha unaxaristo😢
@muwaahib-haldhaa
@muwaahib-haldhaa Год назад
Hooyo la,aanta iyo aabo la,aanta ta maanta dareemaysaa waa aniga alle waalidkeeni ha unaxariizto Wllky mawell soryy walal anba kula mid baan ahy wllhiye😫😫💔
@musdimohamed5127
@musdimohamed5127 Год назад
Maweel wa jeclahay mashallh waa ehlu diin❤
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Год назад
Ilaahy ha unaxriisto hooyo waa lama huran 😢
@araweelonuur7407
@araweelonuur7407 Год назад
Maaweel iyo qisooyinkiisa lagana daalo maasha Allah ❤
@shukraabdi5106
@shukraabdi5106 Год назад
Scw waara yaadhehen mnshallaah wax tihiin inamo fiican ee allaahadiinsiyo wax jeceshiin
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Год назад
Maaweel walal alle haw naxariisto ayeeyo khadiijo maxamuud maxamed aamiin
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад
Dhamaanteena hooyooyinkeena rabi ha u naxariisto kitaabkooda gacanta midig ha ka siiyo yaa rabi 😢😢🤲🤲💔💔
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
Masha Allah ragii ugu sharafta badnaa ishelay qiimo badan kuleh bulshada keep going 🎉🎉🎉🎉
@AshkirPerfumes
@AshkirPerfumes Год назад
Sxp Mawliid Zaaam aadban ku tageernaa inshAllah inaad nagusoo booqato ayyaan rajaynayaa meherada Cadarada eee Ashkir perfumes Borama 🎉
@nimcomaxmednimcomaxmed6134
@nimcomaxmednimcomaxmed6134 Год назад
Hhhh😂😂 waaweel farax dufle kuulaha walah wan qoslay😂😂😂 maaweel katar walahi😂
@SalamaAxmed
@SalamaAxmed 9 месяцев назад
Qaysku marku madax wayne noqdo 😂😂😂😂
@nimcomaxmednimcomaxmed6134
@nimcomaxmednimcomaxmed6134 Год назад
Maaweel uubad bariya alle hakusiyo 😊❤
@douhadam
@douhadam Год назад
Sheeko Ayad lacg ku samanysan wlhy keep going 😂😂 only qeys qaysar
@NajaxClaahi-bk2qe
@NajaxClaahi-bk2qe 6 месяцев назад
Alleh dhamntod haw naxriisto bro😢
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 Год назад
Rag dhalinyaroo faraxsan masha Alh❤😂😂
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Год назад
Maryihiinu waa funny wllhi intaydaan hadlin anuu maryahaanba ku si qoslay😂😂😂
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 Год назад
WalibA maawel😂😂
@ugaasmohamed9117
@ugaasmohamed9117 Год назад
Lagend Maweel❤️🤝
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 месяцев назад
Cabdisamed M M Yaraantiisii Yufle iskuma soo gaadhin Laakiin dhawaan ayaan isagoo ayeydii Khadiijo Mohamud Mohamed U yimi iskubaragnay waa nin kaftan iyo qosol badan runtii waa salaamayaa arintaa Faarax Xuseen muuse- Faarax duufna waa Arin Jiri Karta 100/100 Faarax AHUN oday dhaqameed ka mid ah odayaasha magaalada ayuu ahaa oday dhalinyarada inta badan iskaga dhex jira oo bashaasha ayuu ahaa AHUN. faarax Mayor-ka magaalada YUFLE Mijir Husein Yare ayey walaalo ahaayeen iminkana INA faarax duuf ayaa Mayor YUfle ka ah. Sheekada Yufle iyo maaweela waa sheekooyin kaftan qosol iyo maad isugu jira waana sheekooyin xiiso badan.
@nafiso7343
@nafiso7343 4 месяца назад
Walado salix marka laguleyahay wa ilmo maha wiil sa u ogow
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Год назад
Maxamed bidixo,iyo niyad same sooqabo ❤❤
@Faadumo-r7p
@Faadumo-r7p 26 дней назад
❤❤❤❤❤
@Faadumo-r7p
@Faadumo-r7p 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@nimcomaxmednimcomaxmed6134
@nimcomaxmednimcomaxmed6134 Год назад
Maaweell waqacmaydhan walali 😂😂
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 9 месяцев назад
Walal cabdi samed maweel wxd thy Walal qof walid wanagsan soo koriyeeen allah ha u naxariisto dhamaan toodba😢
@UgbaadSiyaad-m5g
@UgbaadSiyaad-m5g 5 месяцев назад
Mashalh ilhay faxda ha ingu wado❤😊
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Год назад
Bidixo yaa uxiizey❤
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 Год назад
Maweel wll rabi naxariistii jano haka waraabsho walidkeen
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 6 месяцев назад
Kkkk qosolki oo dad ah ayaa is helay
@jirojoog
@jirojoog Год назад
Allaha unaxariisto aabahaa iyo hooyada iyo umada muslinkaa ee geeriyootey amein amein
@faisacabdullahi-1919
@faisacabdullahi-1919 Год назад
wiilka wuu idinku dul cajisaye su alaha wax madkasiisan
@asmocokone3852
@asmocokone3852 Год назад
Alle ha unaxariisto hooyo mcn❤❤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Maaasha allah 😍 alle naxariisto aaamiin aaaamiin wllky mcn
@umalkhyryare2750
@umalkhyryare2750 2 месяца назад
Mnzha allah
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Год назад
4:42 aaamin aamin allah haw naxariisto😢🤲🤲😭
@ugaasofaarah658
@ugaasofaarah658 Год назад
Iigu duceeya inaan Barto sidda maya loo yidhaahdo ma odhan karoba qofkasta waan u tanaasulaa
@M73432
@M73432 Год назад
Maya is important to say
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Год назад
Anba wlhi mayaqaano saa maya loo dhaho lkn waa kalmad mihiim ah
@nakima-mohnakima
@nakima-mohnakima Год назад
Malweel allah u naxariisto hooyo 😢😢😢
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Год назад
Mansha allaha top team funny 😁 🎉
@qeeuunsaara7683
@qeeuunsaara7683 Год назад
Qays iyo madax wayna 😂😂😂
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Год назад
Faarax duufle 😂😂😂😂😂 ala maweel waa sheeko yhn 😂😂😂
@fadxiyuusuf4964
@fadxiyuusuf4964 Год назад
nio ninkaas qays waa bilaa xarago 😂😂😂
@niciimaabdirashid3213
@niciimaabdirashid3213 Год назад
Bisinka waaxay surwaalada intan laaleegi😂😂
@mabarikabdi1707
@mabarikabdi1707 Год назад
😂😂😂😂😂
@yahye_xadaari
@yahye_xadaari Год назад
Waa update wll0😂
@Assia9900
@Assia9900 Год назад
Waa fashion raga surwaalka ku dhagan xidha hda caalamaka imika gay ba looga yaqaana😂😂😂
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Год назад
@@Assia9900 Haa no more skinny jeans
@Landers2024
@Landers2024 Год назад
Somaliland youth a genuine, honest not fake people.
@ubaxqaali1447
@ubaxqaali1447 Год назад
Maweel alleh awlaad baari alleh haku siiyo
@AmranSALEEBAAN-ef6bm
@AmranSALEEBAAN-ef6bm Год назад
😂😂😂❤❤
@hiboissa5372
@hiboissa5372 Год назад
mawel je ne sais pas écrire en somali désolée mais j'aimerais te dire que tu es quelqu'un de bien et tu es plus fort que tu ne l'imagine pas et qu'Allah accueil dans son paradis éternel tes parents
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI Год назад
WHERE DO YOU LIVING
@hanadikhadar567
@hanadikhadar567 Год назад
Alle ha unaxariisto hooyo maawelow😔😥
@IstaahilIstaahil1234
@IstaahilIstaahil1234 3 месяца назад
Maweel 😅😅
@foozia426
@foozia426 Год назад
Ilahay awlaad saalaxa hakusiiyo insha allaah
@abokorcabdilaahi
@abokorcabdilaahi Год назад
Alle haku siiyo shp maaweel awlaad baariya 😢❤
@najuuabdirahman2171
@najuuabdirahman2171 Год назад
Funny tihiin wllhy hore usoco walalo an jecelahay❤️🙌
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад
Wiilshan maasha allaha walahiy alle ha idin xiftiyo ❤😊
@highflyer215
@highflyer215 Год назад
Respect for Maaweel, salute you all guys
@AbdirahmanJaraale
@AbdirahmanJaraale Год назад
Mawel Alle walidkaga naxariistii jano haka waraabiyo bro
@Nawalaragsansalah-uk4yv
@Nawalaragsansalah-uk4yv Год назад
Horta wiilshan maxa Dharma waweeyn jeclaysiyey
@deganguray48
@deganguray48 Год назад
Mn shallh Walalhy keep going ❤🎉
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv Год назад
Maaweel dhaka uu xidhayeey ma dhaxal awoowgii 15 uga tagaybaa 😂waxan dharmahe 😂
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Год назад
Masha allah☝️
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад
No soo badi wll barnaamijka iyo kuwo kale oo xiiso badan horumar wcn ❤😊
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Год назад
#Mowlid Zaam , Qays Qayser iyo Abdisamad Maaweel Wad salaaman tihiin
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b Год назад
Maweel illahay hooyo haw naxariisto
@iqraahmed7360
@iqraahmed7360 Год назад
Zxp sorry allh unaxaristo hooyo iyo Aabo m allh edabtu wayka muuqata wllhi hadalkuna madhibo lkn Zxp markuyidhi labada walidba way dhinteen waan ooyay wllhi ax sory gaadhsi mawliidow waa kugu amaano ilaa aqiro hadad intaad arago usheegi waydid
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Год назад
😊 qays waxaad leeday hadaf fog keep going
@adnamohamoud4855
@adnamohamoud4855 Год назад
𝙰𝚕𝚕𝚎 𝚊𝚠𝚕𝚊𝚍 𝚣𝚊𝚑𝚊𝚕𝚡𝚊 𝚑𝚊𝚔𝚞 𝚜𝚒𝚢𝚘 ❤
@Gobaad_abdalle.
@Gobaad_abdalle. Год назад
Waanu idin taagernaaye meydan barnaamijka hablaba kuso casumay wllo.
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Maasha ragga culus qabiiga salamy 😂😂😂😂
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Год назад
Inankaa sadexaad hadad seexan waydo dhulku waa khatar hadaa 😂😂😂😂
@nimcoayaanle7797
@nimcoayaanle7797 Год назад
Surwaalada waaweyan yaa maydhaayow😂
@IsroABarkhad
@IsroABarkhad Год назад
10/6/2023 waxaa waye hoyaadi mcn ilhye ha naxirzto igu so diceye plese😢
@Foodiefix398
@Foodiefix398 Год назад
Allah haw naxaristo wllo wn ku dareemayA😢
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Год назад
😢ax alle walal ha u naxariisto
@IsroABarkhad
@IsroABarkhad Год назад
@@aaminaxasan9833 ameeni ya rabbi
@IsroABarkhad
@IsroABarkhad Год назад
@@Foodiefix398 ameeni ya rabbi
@hodannuur846
@hodannuur846 Год назад
😂Mansha Allah dar alle idin jecelahay
@mssxiisey9282
@mssxiisey9282 Год назад
Abdisamed mawell ❤
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 Год назад
Dhaqanan dhoofin by noqden kuwani
@zahiiramaxamed56
@zahiiramaxamed56 Год назад
Maweel magacawista Ayan ku jecly😂😂
@foozia426
@foozia426 Год назад
Ilahay how naxariisto insha allaah walidkeen ❤
@Nawalaragsansalah-uk4yv
@Nawalaragsansalah-uk4yv Год назад
Alle hownaxriiisto yaaa rabi
@saet_17
@saet_17 Год назад
Qaysow bro waliga kor ahow.❤️💯
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 Год назад
Mash Allh lkn dhakhtar me
@almiitaofficial1263
@almiitaofficial1263 Год назад
Cameradu haya
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Год назад
Wiilasha halkan jooga iyo kuwa tiktok qabiilada ku caaya kala sharaf badan
@Hala-kn4bq
@Hala-kn4bq Год назад
Maweel lovers
@fadumoxasan-iv7fi
@fadumoxasan-iv7fi 9 месяцев назад
Wn I idin taageeraa
@AaminaAli-x1x
@AaminaAli-x1x Год назад
Cabdisamad maxamed maaweel habo kor alle hakaa dhigo hooyo iyo aabo iyo eedo khadiijo intaba ilaahay ha u naxariisto
@fihimahussein470
@fihimahussein470 Год назад
ninkaa maweel ceel af weyn nagee ku dheh ❤
@hafsoali6071
@hafsoali6071 Год назад
Dhakhtar iyo anas no ken ❤
@ikraancawil1619
@ikraancawil1619 Год назад
inamadayadii 🙌🏻lkn maweel ma sulibuu kufadhiya wa kaftan 😂😂😂😂
@AyaanCabdulahi-lv8gc
@AyaanCabdulahi-lv8gc Год назад
❤❤❤😊😂😂
@niciimaismaaciil707
@niciimaismaaciil707 Год назад
Kan meesha ma sawir ahaanbad usoo fadhisiasay
@NasteexoSubeer-q5y
@NasteexoSubeer-q5y 6 месяцев назад
Alle ha unaxaristo walal maweell hooyo io aabo baa
@muhanadmaame5807
@muhanadmaame5807 Год назад
keeb going brother mowlid
@Sabriin.mustaphe
@Sabriin.mustaphe Год назад
Ogor iyo nimankan Sulwalada waweynle😂😂😂
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn Год назад
ALLE ha u Naxariisto hooyo Aabo wll 😢
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Год назад
Sidoo kale ilaahay haw naxariisto habaryartay sahra jaamac dubbe iyo aabo ba walal
@hodmansaleban1474
@hodmansaleban1474 Год назад
Yuflle Horta meel cadi lo dagaaa😅😅
@nasraslbnducale5655
@nasraslbnducale5655 Год назад
Waa tuladiisa 😅😅
@nimcomuuse2968
@nimcomuuse2968 Год назад
Haa wllo
Далее
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
22:00
Просмотров 255 тыс.
#kikakim
00:10
Просмотров 12 млн
HEES KUNA GUULAYSO $50 | CHALLANGE
14:01
Просмотров 49 тыс.
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Просмотров 147 тыс.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Просмотров 617 тыс.
CIYAAR DHAQAMEEDKA SOOMAALIDA
11:49
Просмотров 112 тыс.