Тёмный

SUBAX: Asraa'lll iyo Xisbulaahi oo ay meel xun kamareyso boqolaal dhimasho iyo dhaawac ah, iiran oo 

Nadaara Show
Подписаться 260 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

SUBAX: Asraa'lll iyo Xisbulaahi oo ay meel xun kamareyso , boqolaal dhimasho iyo dhaawac ah,iiraan oo soo hadashay

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 2 часа назад
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 часа назад
Israel waa gardaro garbo og isku halayn wayn ayaa ka haysataa Macalin ka wayn lkn ninkii waynba ilaahay swt ayaa ka wayn guushana anakaa leh insha Allah
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 2 часа назад
Subxanallah ,Alhamdulillah Allahu Akbar. Guul iyo gobonimo reer falistiin InshaAllah. Allah SWT guusha hasiiyo Amiin Ya Rabil Caalamiin.
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 Час назад
Ilaahey subxaanahu wa tacaalaa ha u gargaaro muslimiinta dhammaan.Daalimiintii wey soo bateen. Xasbunallaahi wa nicmal wakiil.
@ibraahinShariif-f1o
@ibraahinShariif-f1o Час назад
اللهم اعزالاسلام والمسلمين ☪️ ☪️ ☪️ ☪️ وأذل الشرك والمشركين ودمر أعدائك أعداء الدين اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 اللهم ثبت أقدامهم وانصرهم علي عدوك وعدوهم يارب العالمين يا أرحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Час назад
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 51 секунду назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
@xasanaadan7019
@xasanaadan7019 2 часа назад
Falastiin iyo dhammaan Islaamka guul. Insha. A l l a h.
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 2 часа назад
Allow muslimiinta midee cududooda allow jebi yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow halaag ku rid yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow guulee muslimiinta
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi 2 часа назад
Ilaaahy..hajabiyo..israal Xamaas..guuul..guuul..isha Alaaah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 15 минут назад
Ilaahoow guuleey xamaas daanta. Galbeed xuuti. Xisbulaah. Muqaawimada Iraq. 🇮🇶
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 26 минут назад
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 2 часа назад
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 53 минуты назад
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Час назад
Allah haugargaro walalehen musliminta dibaan insha allah
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 часа назад
burbur iyo masiibo allah kurido yahuud mareykan yurub aamiin illaahow uhiili siiba falastiin xuuti xisbullaah aamiin allow jabiy kufaarta aamiin
@ZakariaAerta
@ZakariaAerta 2 часа назад
0:17
@ZakariaAerta
@ZakariaAerta 2 часа назад
😂😂😂😂
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Maasha allaah way u saaran tahay ama way ugu jirtaa muqaawamada🎉🎉🎉
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 2 часа назад
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة وفلسطين لبنان اللهم عليك اليهود الظالمين وأمريكا الحاسد
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Час назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 17 минут назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@CabudulaahiAxmed
@CabudulaahiAxmed 2 часа назад
Iilaaheey mahad hakagaarto muqaawimada falastiin guul ilaaheey hasiiyo aamiin aamiin
@abdiabass4197
@abdiabass4197 2 часа назад
Mmmmmmmnmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmèé§ßaßßs§a§a§reééśééèèèawwaæaa11
@dalnuurshe9328
@dalnuurshe9328 50 минут назад
Guul falastiin guul falastiin
@asha3777
@asha3777 2 часа назад
Allaha ka qabto cadawga ummadda reer Falstiin 😊
@CabdiCabdilahi-gw8jn
@CabdiCabdilahi-gw8jn 2 часа назад
Maan shall alah alah kaa farxi
@yaasirabdihamid
@yaasirabdihamid 2 часа назад
Mashaalah Allaha jabiyo yahuda
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 часа назад
Waxaa Hawsha La Wada Israa’iil Si Ay u Xasuuqdo Shacabka Falastiin iyo Shacabka Lubnaan. Waa Tagtig Dagaal.
@KanadidMed
@KanadidMed 2 часа назад
Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians et Libanais et irakiens et Iranians
@nashaadmohamed2909
@nashaadmohamed2909 3 часа назад
Yaarabii ugargar walahen muslimka aha😢
@WaabariJama-ip3ze
@WaabariJama-ip3ze Час назад
Xisbulaahi xitaa waatii ay dhexgashey oo fariimo ay udiraayeen dadka yuhuuda ah
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 часа назад
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa iyo Dantagalbed iyo Shacabka Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 2 часа назад
May may iran afkay hubsin un bey ugu hilinesa sida marekanka tos u cadesat u tagerayo usogalayo uma sogelesao İran
@suluuali3262
@suluuali3262 2 часа назад
MASUUL SARE NADAARA BARYAHAAN SIYAARADIII GAZA WAY YARAAATAY KUSOOTUUR BAL
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 часа назад
Cadawga gumeystaha waa argagaviso dadkey argiginayaan ilaahow umada kaqabo ilaahow diyaaradahaan dadki eberka kadhigay ilaahow dhulka kusoodaadi
@HaredUgas
@HaredUgas 2 часа назад
Yahuuda Allaxa jabiyo
@bishaaroabdullahi5281
@bishaaroabdullahi5281 3 часа назад
Wclnadaaraa asxbayl haiisooduceeyo
@MazdaMaalim
@MazdaMaalim 2 часа назад
Wcs mr nadara Yahuda rer gaza dameyse hadaneh wexey usocota iney babiiso rer lubnan Allahow adha kaawod bdhn😢
@saqadhihoori2286
@saqadhihoori2286 Час назад
Naraadaw sxb warka noo soo badi arimihu waa xaasaasiye xalada bari dhexe waa khatare
@boqortoyoellafamilia3433
@boqortoyoellafamilia3433 2 часа назад
Ilaa hda dhulalkii islamka uu ka socdaa sabab caasimada israail looduqeeeyn la yahay diyaarado telviv duqeen karo ma la haayo miyaa 😢😢😢
@YSKH-l9p
@YSKH-l9p 2 часа назад
Waan arkey burbur badan ayaa ka muuqda meesha xisbulaah shaqo fiican qabatay
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 часа назад
Waxaa la Dhameeyeynayaa Shacabka. Lubnaan 😡😨😢
@AbdimahadKariye
@AbdimahadKariye 2 часа назад
Yahuuda ilaa iyo Shan million oo fariimood ayey u direen weekgii hore
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Yuhuudu dhib badanaa ilaahow cirib tir
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Car yeyna yuhuuda dhihin hal ama saddex baa naga dhaawacantay
@amalnoor4760
@amalnoor4760 2 часа назад
Waligey ma arkin xizbullahi oo wax dishay maxaa qaldan mey shacabka yuhuuda mey dukam daakum ka dhigto waa la buunbuuninaayey xizbullah waxba faro kuma heyso
@FatoumaIlmi
@FatoumaIlmi 2 часа назад
aax ax ax ax😢😢😢😢 iyo yuuhuud wax laga ma dilo miyaaa😮😮😮😮😮
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 2 часа назад
Bisinka shiico io tahuud ha islaayan ee ilhy suniga habad baadsho
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Час назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 2 часа назад
Xisbula waxa xerineso away boyadi hadey shacab dilan shacab udilena waa tan xiroyinka ka saldhigyada ku meresanesa 😢💔 😡
@XawaCige
@XawaCige 2 часа назад
Iraan in ay iska amusto aya u wanagsan waxay tarayso lama hayo booto beena ayay mesha ku haysay Isrealna wa gardaro garab haysato meel baa aslaha katuro
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 часа назад
Wc nadaara
@MohamednorNaqabe
@MohamednorNaqabe 56 минут назад
Wabenta Rer Galbetka Tee Iran Ayay Kaarkosanayan
@xayaatimacaan8857
@xayaatimacaan8857 Час назад
Asc Nadaara bro Wararka qaar waa iska gudbiyay wax badan ayaa ii dhaafay wararka sababo xayeesinta darteeda 😢
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 2 часа назад
Asc Carabtan miyeyna qabin Raadaarka sheegayo diyaaradaha dagaalka, dhufesyo may u sameeyaan shicibka sida Israel u sameysey sicibkeeda Alle ha yasiro amooraha
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 35 минут назад
Asc waa fuaad barkhad oo jooga France Toulouse nadaaroow. Su.aal. Video yadii xamaas ee halkan noo soo dhigi jirtay maa laguu hanjabay bil iyo saayid sidaa kolba u eegaynay comments kaagi indhaha na cadaday. Aljasiira mar mar ka khawiisna. Maxaa dhacay
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Wcs wr wbr walaalkeen
@FatoumaIlmi
@FatoumaIlmi 2 часа назад
Waxaa waxaba kamajiraan waayo maarykan waa oogyahay wax walba o yuhuud samayso Ee hoostu kala socda oo waxaa lago socdaa iraan
@abdiali2420
@abdiali2420 2 часа назад
Wcs
@XasanJamafarah
@XasanJamafarah 3 часа назад
❤❤❤
@HusseinAli-x6d5q
@HusseinAli-x6d5q Час назад
Ala ween
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 27 минут назад
Asc nadaara show galab wanaagsan
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 21 минуту назад
israa.iil macalinka wayn ee isku haleenee ee waa fuleyal waxba iskama celi karaan
@HaredUgas
@HaredUgas 2 часа назад
Allaxa xasuuqa yahuuda
@K-st4ds
@K-st4ds 2 часа назад
Ayga waha kala chaaba yan christian yo yahud
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x Час назад
Xiisadda ladajinaayo uu mareykanka sheegaayo maxay tahay??? Mareykan asagaa cunug edab daran soo deystay???😂
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 часа назад
Srael hado qax diyaar uyahay xamaas 40 kun ka qaxdee xisbulah arkena inta qaxdo😂
@AweysAadan-kj4fx
@AweysAadan-kj4fx Час назад
Nadaara ayantay ziyaaro malahan Miya waa u xisnee
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 2 часа назад
Cali baaqiri soo kii la badalay sxb Nadaara
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Waayab xasuuqa socda
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Waayaab
@jamaca.a6488
@jamaca.a6488 2 часа назад
Asc sow lama dhihikoro maraykanku waxuu kamid yahay wadamada siyaasad ahaan loogumisto oo yahuudu gumeysi ku hayso dhanka dhaqaalaha siyaasada
@axmedfaarax6259
@axmedfaarax6259 2 часа назад
Wararkan aad hada noosheegeysid 11kii saaka ayaanu dhagaysanay aduguna 4tii galabnimo baad noo shaygaysaa wax ka badal
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 часа назад
Wcs wll w
@CalixasanCabdi
@CalixasanCabdi Час назад
Asc
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Qofkii naftii hure ahaa ma dhintay
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 Час назад
Lubnan waxey noqon doonta gaza2 aqliga in uu shaqeeyo bey aheed alaha u gargaro lubnaan iyo gazaba
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي 14 минут назад
Nadara warkas o dhan igu socon maye xuuthi ma haysa ? Waxay nagta ka galiyeen
@abdikarimsheikhali8839
@abdikarimsheikhali8839 2 часа назад
War xisbullah waba garanay awey dowlladi Lubnaan ee ciidankeeda iyo diyaradahii dowladas laheyd???. Mise Dalkan Lubnaan xisbullah keliga ya dowlad ka ah.
@somalia74
@somalia74 2 часа назад
Xisbullah waa jabhad
@abdikarimsheikhali8839
@abdikarimsheikhali8839 2 часа назад
@@somalia74 Dowlladii Dalkas awey
@AxmedSalmen
@AxmedSalmen 3 часа назад
Cws
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 2 часа назад
WWW❤❤❤
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Час назад
Sababta natayahu wa la og yahay wa fashilka qaza gul uu radinayo an jirin iyo ka caraar maxkamad ka caraar iyo dorasho inu qabto warejiyo xukunka si uu kursiga u sii haysto isku mashquliyo dagal xal kale ma hayo carabta shegen
Далее
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 3,8 млн
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 3,8 млн