Тёмный

SUBAX: Ciraaqiyiinta iyo mareykanka oo meel xun kala gaaray, Nagta ayaa laga geliyay macalinka weyn 

Nadaara Show
Подписаться 255 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

SUBAX: Ciraaqiyiinta iyo mareykanka oo meel xun kala gaaray, Nagta ayaa laga geliyay macalinka weyn, igabax iyo meel uma socdo yaab!! Iyo warar kale oo xiiso leh.

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 Месяц назад
Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow unaxriiso aloow musliminta badbaadi aloow ducodayda u aqbal ameen ameen
@gellea4398
@gellea4398 Месяц назад
0999
@Geele_jire
@Geele_jire Месяц назад
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg Месяц назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
waxaas waa khayaano kufaarta illaahow burburi mareykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar islaamka siba falastiin xuuti aamiin
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Месяц назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Месяц назад
Maasha allaah mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤❤
@kaafikaafi
@kaafikaafi Месяц назад
Mareeykan, Inuu Dalka Ciraaq, Siijoogo Wuxuu kakororsanaayaa Qasaare Uusan Maleeysaneeynin. ...Mereeykan Markii Horeba Tuugnimo iyo Boobka Shiidaalka, Ayuu Tagay ...Malaayiin Shacabka Reer Ciraaq Ah Waa Kuxasuuqay, Mana uu Siijoogikaro Taako Dhulka MUSLIMIINTA, Kamid AH. Inshaa Allaah.
@xassanali8312
@xassanali8312 Месяц назад
Masha allaah waa sifiican warbixinta
@eljey.Tailor
@eljey.Tailor Месяц назад
Nadaro waxad inogu warerisi xawalad cidana waxa ino soo direso wllo majere naga dhaf
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Месяц назад
Wcs nadara show subax wanagsan wnkslmy jumca Moubarak Muslim falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane iran
@abdiahmed303
@abdiahmed303 Месяц назад
اللهم انصر المستضعفين في كل مكان وفي فلسطين وصدد رميهم
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 Месяц назад
Palestinian guul insha allah jabiiya yahuud ❤❤❤ Palestinian
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Месяц назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Месяц назад
Wcs subax lamida wacan oo wanaagsan cali faanaaye haduu dagaal dhaco qasaare waa imaanaa diyaarad la rido iyo kabadan waa dhacee nagta lagaa geli dheh macalinka weyn ilaahey saldhigyadiisa baabi,I muslinku nafta u keeney rergasa allaha guuleeyo gaalada yahuudaa allaha dhulka la jaro oo jebiyo aamiin
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 Месяц назад
Naagtan waa beenteet nin keda waa yahuudi wejiga ay dorashada ku geli lahanyeen waa xisbiga dimuquratiga ee allah ha ka qabto asaga awod leh Qasa waa ay dhameeyeen lkn آللهم أنصر إخواننا في غزه يارب العالمين
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf Месяц назад
Ilahow nasriga sii falastiin ya rabi
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад
Wcs nadaara show Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤
@HassanHassan-rs3qh
@HassanHassan-rs3qh Месяц назад
Masha'allah Nadara Nagta ka gali akhbartada Qiimaha Badan okey
@xassanali8312
@xassanali8312 Месяц назад
Masha allaah waa kaas wallaal
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 Месяц назад
❤❤❤ Keep going nadara
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Месяц назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@ruqiyadaud4937
@ruqiyadaud4937 Месяц назад
Israel oo jiir ka yar ayaa carari doonta inshallah
@DrGaadaa
@DrGaadaa Месяц назад
❤wcs ❤ jimce wanagsan ❤qiyanada carabta .......
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d Месяц назад
Ku saliya nabiga ❤
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 Месяц назад
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Месяц назад
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@abwaandaahir8673
@abwaandaahir8673 Месяц назад
Waa. Barmaamijkii subax wanaagsan
@yasinkijaandhe6630
@yasinkijaandhe6630 Месяц назад
Subax wanaagsan barnaamijyadii Waad habaysay
@user-ie8fl8kp9q
@user-ie8fl8kp9q Месяц назад
ree iraaq maxamud cabas masoogarikaro🎉🎉🎉🎉
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu Месяц назад
ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Месяц назад
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@sidramrk
@sidramrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Месяц назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara jimce lamida
@husseinmohamad6546
@husseinmohamad6546 Месяц назад
Nadaara fadlan xayeeysiinta naga yareey ciiday kabateen xawaaladleyda
@AbdisamadshireMohamed
@AbdisamadshireMohamed Месяц назад
Subax iyo galab iyo habeen waa sida kaliya aan toos uga bogan doono barnaamij yada Nadaara show mahadsanid
@AbdirizakHashi-x3i
@AbdirizakHashi-x3i Месяц назад
Jamie mubaarag
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf Месяц назад
Warsan insha allah
@mahdiahmed1920
@mahdiahmed1920 Месяц назад
Jumca ⭐ Moubarak Naadara
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Месяц назад
Wcs wrx wariye Nadaara show Jumco wanagsan
@user-ih5zj5wk8x
@user-ih5zj5wk8x Месяц назад
Qeyr sidii hore aa noo fined hadaanahey USA kan waa ku wareerney laakiin dhib malahan
@OmarHuud
@OmarHuud Месяц назад
Ustaad yareey xayeysiinta warkiiba wuxuu u batay xayeysiin
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Месяц назад
Wcs, Subax Wanaagsan & JUMCA MUBARAK, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Abdulkadir NADAARA Iyo Bahda Nadaara Show , Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Adigoo ka Soo Xiganaya Warbaahinta Caalamiga Ah Mahadsanid Guuleyso Sami Inshaallah
@aden3425
@aden3425 Месяц назад
Natanyahu tisa ayaa soconaysa nagtaan madowna adunka iyo shacabka maraykanka ayey ka gadaysa ine ay kasohorjedo halgalada cidaanka yahudu ka wadaan qaza. Lkn qazana Illahay bay haysada. Inshaallah guul falastine
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 Месяц назад
Yuhuudka waa yuhuud kiisa mareykanka ah iyo kiisa Ruushka ah waa isku mid.
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Месяц назад
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass xamaass kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Месяц назад
DADKA JOOGA SOMALIA,XAYISINTA FINLAND IYO INGIRISKA MEXEY MACNA USAMEYNE.
@DanielSimiyu-ef4nv
@DanielSimiyu-ef4nv Месяц назад
Sabaax alkhayr
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Месяц назад
Asc wr wbr jumca mubaarak akhii
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i Месяц назад
ASC ASXBTA MELKASTA O AD KALA JOGTAN WAA WLLKIIN BATALALE BODHARI BARBARA ILA SODHAWEYA SUXUFIGEENA RUUG CADAGA AHEE NADARA SHO
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 Месяц назад
Thank you walale
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 Месяц назад
eclkm sxb sare nadaars❤
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Месяц назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 Месяц назад
❤❤Wcs subax wanaagsan Jumca Mubarak ❤❤#Sabaax
@user-qi6zx2bm3x
@user-qi6zx2bm3x Месяц назад
Wcs MR.nadara
@timirgele5616
@timirgele5616 Месяц назад
❤nadaar
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k Месяц назад
Allahuma ansur falastin
@dahirmohamed9674
@dahirmohamed9674 Месяц назад
Nadaara xayeysiina dhextaalka barnaamijka ka dhaaf ama sida xawaalada horey ka dhiga ama gadaalka dhig
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
CARAB SHAQA U TAAL, HAKA FIIRSADAANO, IN SAHYONIYADDA IYO GAALADA AY DALKOODA SOO GASHAAN, WAAYO ISKA SAARIDDODA WA IN DHIIG LOO DAADIYO.
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Месяц назад
Jimca wanaag san oo wacan
@salaadocalasow2778
@salaadocalasow2778 Месяц назад
Ilahou.ugargar.mujahidinta..
@maan8746
@maan8746 Месяц назад
Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa
@AliJama-vu5ex
@AliJama-vu5ex Месяц назад
Wcs nadaaroalllaaha ku xifdiyoallaahu akbar waa fatax nasri fiifalsatiin guushan iygaa iska leh loonbaqi mayo israil waa burburtaya iygaanku danbayandoon tan gase ku jirto
@aayatulaah4821
@aayatulaah4821 Месяц назад
Katyusha waa qoriga Bm
@mahadiadawe
@mahadiadawe Месяц назад
ustaad ogow ninka qaba kamaala waa juush saas ma ogtahay
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 Месяц назад
Nadara sxb bisha 7 ama 8 ama 6 July wafahmayna lakin July mafahmayno badariyasha maya
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Месяц назад
Asc nadaara show subax wanaagsan
@user-fi9iu3pk4f
@user-fi9iu3pk4f Месяц назад
WAXAAN AAD ULAAABAY MAXAA LOO WAAYEY DAL MISLIM AH OO WALIBA SUNI AH INTUU ILLAHAY AAMINO YIDHAAHDA FALASTIIN WALIBA XAMAAS WAAN TAAGERAYNAA SIDA GAALADU UGU TARTAMAYSO TAAGEERADA YHUUDA
@user-cj7gr5gg6v
@user-cj7gr5gg6v Месяц назад
Jimca wanaagsa ilaahow Jebi yahuuda
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Месяц назад
Biden waa isku dhex yaacay ninka inuu xarash u hayey xataa wuu ilaaway😂😂
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Месяц назад
masawirka backgroundka saaran ma is himaantey dulqaad ma jiree see camal.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Jumca mubaarak Nadaara
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад
Wcs
@user-px1dp6xl4s
@user-px1dp6xl4s Месяц назад
Nadaara nin culus oo xaqiiqda kahadla
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Месяц назад
Wcs wll w
@daahirmaxamed11
@daahirmaxamed11 Месяц назад
BILISANAG NINKA IYO NAGTA XAYEYSISKA WA AY HADAL XUN YIHIIN EE NAGA BEDEL
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n Месяц назад
Wcs wrxm nadaara
@user-hi6ez8ko3h
@user-hi6ez8ko3h Месяц назад
Sabaxal qeyr from malta
@user-vt7le6hh4x
@user-vt7le6hh4x Месяц назад
Subax dagan from malt birkirkara mse hamarun mse marsa mse puala mse bazabuja mse marsiskal mse halfar all see lagu yahay
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Месяц назад
OGI OGI DOQONTU AMAAN AANAY LAHAYN AYAY U RIXISAA.
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
jumca wanaagsan nadaara
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад
Mareeykanku bariga dhexe wuu soo gubay wax uharayna waxaa laga arkaa inuu isagu isgubo oo keliya
@jamaomar1261
@jamaomar1261 Месяц назад
Asc ustaad nadaara itoobiya xoog bay asbuucan kusoogashay soomaliya awalna waajogtey balkaso hadal
@cabascadowhassan7794
@cabascadowhassan7794 Месяц назад
Nadar wa ku slmi barnamijka sida had yhy wa fashil marka sidi hor ay oky ah ee sidi hor ka dhiig o sadax barnamij ah lkn san wa ebar wan ku wareerin meel.o u socodo io meel ka socod wa fahami weyni kuso celi sidi hor
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Месяц назад
two state solushin aan sameyneynaa bey tiri
@user-vt7le6hh4x
@user-vt7le6hh4x Месяц назад
Asc aniga igu horeeyo saakay kaaalay iska arag Alcamuuu😅
@user-ie8fl8kp9q
@user-ie8fl8kp9q Месяц назад
waa suaal iraaq dhaxadeda maxaa marekanka dejiyey
@HuzefiIbrahim
@HuzefiIbrahim Месяц назад
Voliom
@user-if8ye1kl3u
@user-if8ye1kl3u Месяц назад
subax wanagasan
@user-dt7jz4tb2l
@user-dt7jz4tb2l Месяц назад
Asc
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 Месяц назад
NADARA.W.SUBAXNIMO
@husseinmohamed9896
@husseinmohamed9896 Месяц назад
Asc nadaaroow kawaran warkaan Mobile Combat Armored Vehicles. 25 Jul, 2024 - 7:53 Defense News Army 2024 On July 25, 2024, Ethiopian National Defence Force (ENDF) recently enhanced its defense capabilities by taking delivery of hundreds of Calidus MCAV-20 armored vehicles provided by the United Arab Emirates. This acquisition marks an important step in the modernization of Ethiopia's military equipment
@user-fo5ez2fg1u
@user-fo5ez2fg1u Месяц назад
Iiaahoow jab yahuuda iyo lajirta oo dhaan
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed Месяц назад
Maraykan ha ogaado dunidan inaysan xoog xoog ku dhisnayn Ciraaq hadal waa ku diiday inuu kaga baxo laakin naaro marka laga waraabiyo xataa gaadiidkiisa inuu la baxo ha joogtee ciidankiisa ayuu ka cararayaa sidii Afghanistan kaga dhacday
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 Месяц назад
Sadam husein Wu aga digey ciraq inay rer galbed faido u haynin wa istahilkoda madaxa weynahodii aya dildilad lagu dilay ciraq nabsi aya haya
@cabdigoosaar5878
@cabdigoosaar5878 Месяц назад
WCS
@MaxamedCwali-my2ot
@MaxamedCwali-my2ot Месяц назад
Sxb nadaara show masha Allah
@Abdi-ns9ed
@Abdi-ns9ed Месяц назад
War waa isku mid kamela ninkedaba yuhuudi ah
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Месяц назад
Waxan oo xayeysiis ah naga daa nadara show
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Месяц назад
Gumeysigu ku garab tagna cajiibdulimi ka dhan ah caruur yar yar ah iyo daad aan hubaysnaayn isu garbsanaayo sharaf dhac weye dad waayeela o cimrigoodi o?
@Alamagan210
@Alamagan210 Месяц назад
Asc Nadaara walaal naga daa buunbuuninta NETANYAHU, halkan buu naray hebel buu la kulmay halkan buu ku dhuusay waar kaasi wax laga sheekeeyo maaha waa ey ey dhalay ee intaad ka warwareegi karto ka wareeg. Warku wuu badan yahay adiga ayaaba cayaysiis u samaynaya
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb Месяц назад
aloow reer falastiin ugar gaar
Далее
Первый день школы Катя vs Макс
19:37
This rabbi reveals why Muslims can't be defeated
6:18
Просмотров 241 тыс.