Тёмный

SUBAX: Xaalda way sii xumaaneysaa! Xisblhi oo gantaalo lalayaabay lasoo baxday, Rushka iyo shiinaha 

Nadaara Show
Подписаться 292 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

SUBAX: Xaalda way sii xumaaneysaa!! Xisblhi oo gantaalo lala yaabay lasoo baxday, iyo Natelyahau oo sheegay in Ruushka iyo Shiinaha ay hubeynayaan Xisblhi.

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@NadiifoKiin
@NadiifoKiin 3 часа назад
Waa sax in ruushka iyo shiinuhu hubeeyaan xibulah iyo xuutiyiinba cadowgaaga cadowgiisu waa saaxiibkaa
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 4 часа назад
Yuhuuda caqli xumaa ayagaba soo ma caawinayaan maraykan iyo réer galbeedka kale😮
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 4 часа назад
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 часа назад
Dhibka ALLAAH HA U SIYAADIYO CABSIDANA WEHEL ALLAAH HA UGA DHIGO YAHUUD IYO SAAXIIBADADEED BIDNILLAAHI RAXMAAN PALESTINIAN IYO YAMAN LEBANES IRAN GARGAAR DEGDEG AH HA SIIYO SHUHADANA ALLAAH NAXARIISTII HA U SIYAADIYO
@ElmiGouled
@ElmiGouled 3 часа назад
Yahuuda Fara kulul laguhayaaye Baaaba Yahuuda Alahasidedegiyo
@sahramumine3727
@sahramumine3727 3 часа назад
ASC Nadaara shaw Waxaa yaaba markuu Natanyaahu uu leeyahay ruushka iyo shiinaha ayaa hubka cusub siinaaya xisbullaa isaka sawka maraykan iyo yurub oo dhan hubkii Udanbeeyay loo soo raraayo markuu ka dhamaadaba kuwa cusub loo soo raraayo Markaa waxay ka dhigan tahay anaku aan idin garaacnee noo fadhiya . Walee yuhuudeey taa la idinkama yeelaayo ilaa la idin baabi’iyo isha’Allaah wa bi’idnillaah
@ElmiGouled
@ElmiGouled 3 часа назад
Netaniyahu Xaarka XaJiso Dhaha warkaasi igagaadhsiiya
@beydanDjebril
@beydanDjebril 3 часа назад
Hadii china iyo ruuushku hubeynaan isaga mareykan iyo NATO Yaa hubeynaya
@NasriTurkey
@NasriTurkey 4 часа назад
Allow Nabad Baadi Hadaa Nahay Somali Amiin
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 3 часа назад
Allow jabi yahuuda iyo xulafadeda guuul xisbullah iyo xuuti❤❤❤❤
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba 3 часа назад
Allow guule muqawamado dhan guul XXX Amiin cadawga iyo jaajuustooda dabadhilifyado dhan Alle maguuleeyo Amiin dagaalkan anaga hurudna mahe waa reer galbeedo dhan iyo yahud werar ku ah dunida Islamka oo dhan Xesbonallahi Walnima Wakiil
@maymunmahamed9035
@maymunmahamed9035 3 часа назад
Esreali. Mareykan. Haduu. Hubka. Diyarada. Waxa Alaale. Wuxuu. Rabi. Maxukarabi. Ciday. Dagalamayan. Iyaguba. Saxibay. Leyihiin. Mar. Hacabadin. Ee. Nabada. Qado Waa. Yuhuud. Sida. Dantu. Ugu. Jirto. Dawlada. Ay. Dulkoda. Decen. Aya. Dagal. Ugu. Darten. Marka. Kajooga İntinan. Fashilmin
@xaliimocalinuur2169
@xaliimocalinuur2169 4 часа назад
Gaalada wey is beheesteen muslimiinta mexeey uhurdaan rabiyoow mideey muslimiinta
@ElmiGouled
@ElmiGouled 3 часа назад
Muslim MaJiro inadeero Maxayeeley Hogaamiyaal Horkaca Mahaystaan Muslimiinta Shicibka ah
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 часа назад
Allahayoow ,awoodaada ku maquuni daalimiinta iyo macooda, eedhibaya Muslimiinta
@ElmiGouled
@ElmiGouled 3 часа назад
ASC waraxmatulash Maxa cusub igadabageeya bal
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 часа назад
Mareykan iyo yuhuudo wa beenaalayaal, wa hub been abuura ma iyaga hub ka qabsan kara xjsbullah, Ilahaw gaalada Jabi Ya Allah
@Didi-121
@Didi-121 4 часа назад
Wakhti yar wax badan ku ogow MASHA allah thanks nadara ✨🤍
@MasterAbdulaahiAhmed
@MasterAbdulaahiAhmed 3 часа назад
Nadaara wariye hore Waagii siyaad barre nin saaxada kujiray m.a❤
@lulalinur1624
@lulalinur1624 3 часа назад
Walaahi waa yaab yahuuda ameerka ayaa wax waliba siiso France ayaa hubsiiso ingariiska ayaa hub siiso maxuu u eedaa hubka cheeni iyo ruushka aygaba hub halisaa la siiyaa ilaahayoow yahuuda jebi oo baabi adaa awood leg ilaahayoow masaakiinta falastiin iyo leblaan caawi
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 часа назад
Gasa duqaymaha yuhuudu ha ka joojiso maraykan ma ogola hadana yaa u baneeyey duqaynta Yemen
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 часа назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@caadilcade
@caadilcade 3 часа назад
Xisbullah hadde hub lasiyo xitaa Israel ayagabo yurub iyo USA hub lasiyaa
@Somali-One
@Somali-One 4 часа назад
*Sunigu waa khasaareen. Bal sawiro hadii madaxda dawladaha suniga laga faramaroojiyo xukunka, nabad ayaa ka taaba gali lahaa guud ahaan dhulkooda*
@MohamedAhmed-go2cb
@MohamedAhmed-go2cb 3 часа назад
اللهم انصر نا على عدونا
@Geele_jire
@Geele_jire 4 часа назад
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 4 часа назад
Wcs wallaakey nadaara waaguul aankalla joogsi laheen alxamdu llilaahi rabillcaalamiin yahuuda qaxa oo qaxootigiin lawaay insha allaah reer qasa ha idinlaga raaco waaba idinllaga raacee macluul u dhinta yahuudeey
@MunaAdan-z4z
@MunaAdan-z4z 3 часа назад
Oo asgaba maraykan baa sii yeeh kkkk ayagoo kaxoogbadan ooyin bay bilaaween
@ElmiGouled
@ElmiGouled 2 часа назад
Mareykan&Yahuuda WA fitnadii Aduunka Nabada U diidey
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 4 часа назад
ilaahayoow yuhuuda jebi aamiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdiazizmahamed6610
@abdiazizmahamed6610 4 часа назад
Warkaguba waa xayasin nafta noga jartay
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 4 часа назад
Anaa u horeeya sagaa guul guul islaamka dhaman ilaaheyow jebi yahuuda
@ElmiGouled
@ElmiGouled 3 часа назад
DagAalka Yahuuda LagulaJiro Mad rabtaa Inaad kaqeybqaadato
@CabdiCabdilahi-gw8jn
@CabdiCabdilahi-gw8jn 3 часа назад
Isaguba saw lamasiiyo hub nin ku malaha wax kale ayaa ku jira
@MohamedFarah-nu7eb
@MohamedFarah-nu7eb 2 часа назад
War saa utabisid waa la ku cajisa tan labaad professional wamaxay hoo briska iyo Iran botey raxada noka qaadey ilmih Iran war niyahow nin weyn iska dhig
@KabaxumeMaharo-ky6sb
@KabaxumeMaharo-ky6sb 4 часа назад
Mahadsanid waaba yaabanaa rabi hakuu fududeeyo
@SOMGamer-yw3vr
@SOMGamer-yw3vr 3 часа назад
Ustaad hanbalyo 300k
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 часа назад
Xuutiyiinta dhib culus ayaa gaaray waana labasaasay sida muuqata marka cid kadta waa lagu dhex jiraa
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 4 часа назад
Subax wangsan Nadara
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 4 часа назад
Subax wanaagsan walaalkeen
@NajiibMahdi-e2t
@NajiibMahdi-e2t 4 часа назад
Ilahayow umadada ugargar🤲
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 часа назад
Asc.nadaara. Show. Subax. Wanaagsan
@CabdalaDheerow
@CabdalaDheerow 4 часа назад
Mr nadaara yahuudu waxay leedahay aniga hubka hala isiiyo lakin xamas iyo xisbula yana lasiin
@SidahmedAbdikadir-ds4cx
@SidahmedAbdikadir-ds4cx 3 часа назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@AhmedMaxamuud-j6u
@AhmedMaxamuud-j6u 4 часа назад
Always lawadad wasiir maaliyada kii animals gudaha wa baqtiyaan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 часа назад
Warbaahinta reer galbeedka iyo yuhuuda weligaana ha aa aaminin
@hooyoruqiyo1143
@hooyoruqiyo1143 3 часа назад
Wcs
@MaxamedJaamac-v1s
@MaxamedJaamac-v1s 4 часа назад
Allow jabi yahuuda 💔💔💔
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 2 часа назад
Allaahu akbar
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 3 часа назад
Baalayo kaa iindho aadag baa laa dhaahi jireey yahuuda indho aadeeyg badaanah iiyaaguba soo mareeykan iyo reer Yurub maa cawiinayan
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 2 часа назад
Thank you for sharing ❤
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 2 часа назад
Nadaara inaadeer xayasiisyada naga yareee fadlan
@Lasoco
@Lasoco 4 часа назад
⚠️⚠️ Yaa ka dambeeyay qaraxyadii pagerka? Sideena loo fuliyay? Yahuuda miyaa sameysay?😮 Khubarada caalamka waxa ay ku falanqeeyeen ka fiirso kanaalka Lasoco.
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 3 часа назад
@waabarijama8389
@waabarijama8389 2 часа назад
asc isagabo nethenyahu reergalbeedkaasiiyo hub casri ah ee muxuu la cabaadayaa
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 4 часа назад
Waxey raban iney hubeyan diidayan in loo hubeya yaab yahuda
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 3 часа назад
Suriya aa carab wey xedatay imarat iyo sacuudiga wey lajiran yaab
@abdiqadirdahir2037
@abdiqadirdahir2037 3 часа назад
Hadda Waa Bilow Sheekadu Wax Ahan, fahan Hor cararin😅
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 2 часа назад
Ayaguba kan la siinayo lama qarinayee maxey ruushka ama iiraan ayaa soo siisey war miyaa? Sidii carabtan oo kale in jiifka lagu sugar ayey rabtaa miyaa yahuuda? Waa aqli yaro. Nin walba meeshuu wax ka raadsan karo ayuu udoonan.
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 3 часа назад
Yuhuuda waxbo iskama dhincinkarto booto le hayn
@hassanhusein3700
@hassanhusein3700 3 часа назад
Taasu wexeey kuu cadeeyneeysaa in gantaalaha difaaca ee mareeykanku heesto ineey wax celin karin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 часа назад
Yuhuud maraykan iyo aygiisa ingiriis waa sadex cadawga islaamka wayna ku dhiiranyihiin lkn waxa waajib ah in dagaal jihaad ah lagu qaado madaxana laga guro waayo waa argagixiso in dunida laga dabargooyo ayeyna mudanyihiin
@moussafarahibrahim
@moussafarahibrahim 4 часа назад
Waan kugu hambalyaynayaa qida aad barnaamijkaaga ukala soortay (subax) (galab)iyo (habeen) anaka oo ay noo kala cadaatay inaan garano warka aan dhagasanayno inuu yahay mid wakhti qax ah u yahay ama aan sugno xiliga noo hadhqan ee warka aan kaasugayno taaso ay lahay wariyayaasha calamka oo dhan oo is dhex yaac ah xataa wa warki shalay iyo waa maanta ayaa isku qasan wararka kale xataa (hbn)...... haday sidan saman lahayeen way fiicnaanlahayd (subax( galab) iyo (habeen).
@RadwanAbdi-l9w
@RadwanAbdi-l9w 2 часа назад
ok sual may gale cidaka israël lignan
@husseinmohamed6386
@husseinmohamed6386 3 часа назад
Too much advertising
@MaxamedFure-w1l
@MaxamedFure-w1l 3 часа назад
😂😢
@adenahmed4561
@adenahmed4561 Час назад
Muqqlka hubka ma sobandhigty israel?
@Walalka99
@Walalka99 4 часа назад
Wcs❤
@xamdiaxmad928
@xamdiaxmad928 2 часа назад
Illahow islaamka midee
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 2 часа назад
Uma maleynaayo iney xisbullah ay hub ka carartay ee naftiisa ayuu u been shegay doofaarka, laakiin isaga sow tan ay reer galbeedku siinayaan waxii hub caalamka yaalay😊
@MohaSiraaj-hm6qp
@MohaSiraaj-hm6qp 4 часа назад
Wc sl wr
@shaykhmaxamedsayid2386
@shaykhmaxamedsayid2386 2 часа назад
😊q❤
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 часа назад
Cidii doontaa hasii so yaguunba ridaya hubkaas culus
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 часа назад
Waa beentii netanyaahu waa propoganda waayo meel ay qabsadeeniba ma jiro lkn guul daradiisa ayuu ku qarinayaa
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c 2 часа назад
Maxa haya engariska yab wye runtii marka un iney ka arsto le la oka yaman
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 часа назад
Sunigii lama hayo shiico muslim ayaa Gaza udagaalamaysa
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 часа назад
Genocide Netanyahu beenaale waar wax iska celi cabaad Wayne
@BahatiNoor
@BahatiNoor 4 часа назад
WWW❤❤❤
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 2 часа назад
Waa been hub maqabsan yuhuudda ee waa faan iyo hub hala isiiyo ?? Kkkkkkkkkkk ??????
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 4 часа назад
Yaa u sheego hadeyna rabin dagaal israil ayaa rabto markey kaso jeesado urdun jodan ayaa ku xigto .ee yaa yiraafo hada ka faideesta dagaalka
@yusramahad-so3de
@yusramahad-so3de 2 часа назад
Natiniyah caqli xumo ha u dhimto isagaba quwadihi waa wayna uu Mareykanka horkacayey soo matageraan Mxa diidaya xizbullah saxiibaded iney hub ka hesho
Далее
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
Просмотров 20 тыс.
Теперь DOOM пройдёт каждый
00:17
Просмотров 195 тыс.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14