Тёмный

SUBAX: Xisbullah oo go'aankeeda ku adkaysatay, iyo Mareykanka oo bariga dhexe geeyay 40 kun askari, 

Nadaara Show
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

SUBAX: Xisbullah oo go'aankeeda ku adkaysatay, iyo Mareykanka oo bariga dhexe geeyay 40 kun askari, xaalku hada waa Allaw sahal.

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 150   
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 26 дней назад
Allah ha jabiyo yahuud io inta xaqdarada ku Taageeraysa awoododa askarta Alle illaahay ha ku Diro Dad bay wadanadoodii intay ku duuleen kuna xasuuqayaan yahuud io Reer galbeedka illaahay ha jabiyo caro Alle ha ku dhacdo kaligood awoododa illaahay ha jabiyo Allaahuma Amiin🤲
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 26 дней назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah jimco Mubarak salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@Geele_jire
@Geele_jire 26 дней назад
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@user-pe7lt2sl9l
@user-pe7lt2sl9l 26 дней назад
Meel.uujoogaba.maraykanka.waa.inlugla.diriraa.bariga.dhxe.islaamka.hajihaado.juhaaad.ayaafuran.
@kiinabdi680
@kiinabdi680 26 дней назад
Allah swt waxan ka baryeyna awoodiisa qaaliga inuu ku muquuniyo oo ku baabi’iyo afartanka kun ee askarta Mareynkanka iyo kuwa Isreal Yaa Allah Yaa Qawiyu Yaa Xayu Allahuma Amen🤲🤲🤲
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 26 дней назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 26 дней назад
Dilkii haniya kadib yuhuudii jiif iyo joogba way seegtay dhibta gaadhay ayaa ka daran ❤❤❤
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 26 дней назад
Soomaaliya 🇸🇴. Bal. aan. U. DuCeyno. Jamcaha. Waanu. DuCeySanayna 🇸🇴❤️
@xafsadiano3725
@xafsadiano3725 26 дней назад
Waad mahad satahay😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 26 дней назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi jimco mubarak
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 26 дней назад
Allah ha ku dhameeyo hana isku halaago hana ku rido argagax iyo baqdin waali kuwa soo duuley iyo kuwa xasuuqa shacabka wado aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin Allah ha caawiyo falastiin
@DrGaadaa
@DrGaadaa 26 дней назад
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 26 дней назад
Allaahu akbar
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 26 дней назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@HajiJeybarton
@HajiJeybarton 26 дней назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ي استاذ عبدالقادر نطار جمعه مبارك 🎉
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 23 дня назад
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 26 дней назад
WAY JABAYSAA YUHUUDU SHA ALLAH
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 26 дней назад
اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 26 дней назад
KUSALI NABIGENA WALAAL
@fadumozabdul9314
@fadumozabdul9314 26 дней назад
Awooddaadii awood ka saraysi majirto ee u hiili reer falastiin. Yaa Allah ciidankaagii Ilaahow ku caawi guushana iyagaa leh xaq-udirirku.
@affio6916
@affio6916 25 дней назад
Inchallah guul iraan iyo awlada
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 26 дней назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 26 дней назад
Guul.falastin
@nuradayib5347
@nuradayib5347 26 дней назад
Hadalka maraykanka ee ku saabsan heshiiska waxay kamidtay fashilkiisa siyaasadeed .
@jamesblack2577
@jamesblack2577 26 дней назад
Thanks Mr nadaara shaqada aad inoo heeyso, waan kuu mahad celineenaa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 дней назад
MAREYKAN WA MUNAAFAQ LABA WAJIILA AH, MALINTI HUB AYU YUHUUDDA KU SOO DAABULA, HABEENKIINA HOOSBU KA HADLAYA, SIDII MUSLIMIINTA BARIGA DHEXE, LOO DHAAWICI LAHA.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 26 дней назад
Wcs suxbax wanaagsan xaaji nadaara show ❤❤❤
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 26 дней назад
Wcs wrx wariye Nadaara show jumco wanagsan waad ku mahadsan tahay wararka aad no so tebiso ilaahey masiibo haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi
@cabdipep2763
@cabdipep2763 26 дней назад
Jumco Mubarak ❤❤
@aarkayoung5398
@aarkayoung5398 26 дней назад
Jumco wanagsan aan uducayno walaalaheen inuu rabbi u gargaaro
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 26 дней назад
Ku saliya nabiga❤
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 26 дней назад
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 25 дней назад
Machaallah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 25 дней назад
Thanks bro 👍👍
@SaqiirDile
@SaqiirDile 24 дня назад
Allaha guuleyo falasatina
@Barkatmahamoud
@Barkatmahamoud 26 дней назад
jimcaa moubarik
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 дней назад
John kerby iyo blinkin waa yuhuud meel ay joogaana wax wanaag iyo khayr ahi ma yaal waana waqti lumis iyo riwaayad shirka doha ka socda
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 26 дней назад
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم
@warisroobo1759
@warisroobo1759 26 дней назад
Aamiin
@adanmohamed7269
@adanmohamed7269 26 дней назад
Yes
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 дней назад
REUTER'S IYAGUBA, WAA REER GALBEED, CAGAJUGLEYNTA BADAN AYEY KA MID TAHAY, FULEY ULA BADANE.
@user-lg4qn6dx8p
@user-lg4qn6dx8p 26 дней назад
M.a❤❤❤❤
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 26 дней назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 25 дней назад
Waa. Go aan. Adag.
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 23 дня назад
❤❤Wcs duhur wanaagsan❤❤##Sabaax
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 26 дней назад
Wcs wr wbr subax wanaagsan
@rodaali169
@rodaali169 26 дней назад
Asc jimco mubarik Nadara show
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 дней назад
Jumca mubaarak
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 23 дня назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 26 дней назад
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@MrMustish
@MrMustish 26 дней назад
Nadara show barnaamijyadaada xaalada Somali kusoo dar wadankeena Allah dhibka haka qaado
@user-lc3in8wh9k
@user-lc3in8wh9k 26 дней назад
❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@MrMessi-f8p
@MrMessi-f8p 26 дней назад
🎉❤😊
@MrMessi-f8p
@MrMessi-f8p 26 дней назад
27
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 25 дней назад
wclkm sxb nadaara❤
@Cabdirixiin4373
@Cabdirixiin4373 26 дней назад
Niyaw xayeysiis bad ku dishay
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 26 дней назад
❤❤
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 26 дней назад
Ilahay iskuma soo celiyo, sidasuu kharr kujiraa nin walba mershu maro ilahay how barakeeyo
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq 26 дней назад
nadaara sxbkey naga dhaaf xayisiinta maxaan dhageysanaah waaba kuwareey see yeelnaah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 26 дней назад
Asc nadaara show subax wanaagsan
@abdulgaadirahmed9219
@abdulgaadirahmed9219 26 дней назад
Wcs
@MustafeGeedi-qj3ll
@MustafeGeedi-qj3ll 26 дней назад
xayeysiiska cid kaadhageysamhaysa majirto
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 26 дней назад
Nadara madaline 😂xayesin bada nidaa qeer Allah ku siiye
@user-pg8jx3dg9z
@user-pg8jx3dg9z 26 дней назад
To much xayesin bilow iyo warki dhex marayo Nadaara san mahen dagalka Palestine marku bilowday thank you Nadaara
@mohamudsufi716
@mohamudsufi716 26 дней назад
Laan laan looma baahna, mareykan haduu yirsahdo jooji israiil waa dhammaatay, waa dhoola tus meeshas ka socdo
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 25 дней назад
Wcs wll w
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 26 дней назад
Jimca wanaag san oo wacan
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 25 дней назад
Liketa hala dhaafin sxb
@cadowxasan6470
@cadowxasan6470 26 дней назад
40kun falastiin ay dhin ten kuwana Allaah dillo insha Allaah
@user-qm9mp3cp5u
@user-qm9mp3cp5u 26 дней назад
Nadare ruushka wad hilmantay ee maxaa dhacay
@Khadijo60
@Khadijo60 26 дней назад
Muslimta mar horaa la hareereeyey
@AasiyaAbdi
@AasiyaAbdi 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 26 дней назад
Jimco Wanaagsan oo Wacan Nadaara Show.
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 26 дней назад
Miyayaynan.ka.ilbaxayn.maraykanka.beentiisam.ma.adhi.shyguxshugux.kam.ilbaxo.miyaaa
@user-by5zk7pn1m
@user-by5zk7pn1m 25 дней назад
Waa lacala warka mareykank
@ganimmjj2504
@ganimmjj2504 26 дней назад
Kkkkk nadaara waaa Lagu hurdoonayaaaa warkaaaga
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 26 дней назад
Qosolka aad Qososha kan ugu fiican Waxa layiri Kan Ciilka aad Ku qososhid hada Nadaara wadahalka uu sheegayo ma Jini iyo Marekanka maa wada hadlayo
@cabdigoosaar5878
@cabdigoosaar5878 26 дней назад
WCS
@MaxamedDeeq-uj8eo
@MaxamedDeeq-uj8eo 26 дней назад
wanaagsan oo wacàn
@guled303abdirisak8
@guled303abdirisak8 26 дней назад
Nadaara waraaqaha USA u dirayayo khadar beydhabo ha u diro anagaa meel marineeyno u sheeg macalinka weyn
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 26 дней назад
Masha allh
@osmaaciilhassanbaariyow4912
@osmaaciilhassanbaariyow4912 26 дней назад
Mid lamid ah
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 26 дней назад
Ilahay xaqu dirirka ilahay how gargaaro
@fada-m9m
@fada-m9m 16 дней назад
16:37 😊😊
@cabdaxakiinshiikh9837
@cabdaxakiinshiikh9837 26 дней назад
Asc ustaad nadaara
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 26 дней назад
Rajo wanaaga ayay wadaan marekanka wa siayasaad si ee u baajiyan iran
@DUGOWABDULLAHI
@DUGOWABDULLAHI 26 дней назад
Asc walal nadara waxan nacay warka asledahay macanika waan iyo xertisa marekan macailn maahan kalimidasa joji walal
@abdallafarah6060
@abdallafarah6060 26 дней назад
Macnaha waa mujrimka wayn iyo xulafadiisa sababtoo ah youtubeki ayaa laiskuhaystaa waa in warka lafarsameeya si uu noosoogaro asagana loogaxanibin bogiisa.
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 26 дней назад
asc
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 26 дней назад
Paladin 😢
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 26 дней назад
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show Subax lamid❤❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 дней назад
Waqtigii cabsi gelinta waa laga gudbay alle maraykan yuhuud iyo reer galbedka hanga kaafiyo sharkoda allaw adhaxda ka jabi cadawga alle iyo islaamka oo kala ah yuhuud reer galbeed sacuudiga iyo imaaraadka
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 26 дней назад
Shiico ilahay how gargaaro, wax cadowga iska celinkro manshalah
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 25 дней назад
Macalinka weyn waa duli
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 26 дней назад
Waliyaa bootolee maan wadernaa aargoosigaan waadaahooyaa see camal hee
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 дней назад
Maraykan ciidan badan wuu hayaa lkn tayo ma leh inkasta uu hub haysto aad u badan awooda uu isku haleeyo waa diyaaradaha hubka wax gumaada iyo maraakiibta laga rido gantaalada cruise lkn hadii la haysto gantaalada lidka maraakiibta lidka diyaaradaha sida s 400 iyo lidka tankiyada sida cornet at 14 iyo almas 3 oo iran iyo ruushka kala farsameeyaan 😊
@MustalifoMuqtaar
@MustalifoMuqtaar 26 дней назад
NADARO.WARKA.RUUSHKA. YUKRAN.KEEN.XAQIIQDA WAR.KOODA
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 26 дней назад
Maqli jiray maqsha soo celi waxy maraykanku rabaa inay iiran weerarka joojiso wada hadalduna waa tii hore uun
@bilehanut7473
@bilehanut7473 26 дней назад
Geesi Noqo Micnaheedu waa 2 Nin ee Xagjirka ah ee ku heysto ka xorow ee Go’aan ka qaado
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 26 дней назад
Warka caawa masugna Macnuhu wali macada
@kaafikaafi
@kaafikaafi 26 дней назад
OO MAREEYKAN, HESHIIS KADOONAAYO FALASTIIN, MUXUU DAGAALKA UJOOJINWAAYAY ILEEYN ISAGA AYAA #FALASTIIN, XASUUQA KUHAYEE?
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 26 дней назад
Biden hadalkiisa lama qaaden karo waayo waa lac lac isku darsamay
@faismaeltallan
@faismaeltallan 26 дней назад
Hada wad ficantahay
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 26 дней назад
somAli Hanoldo 😊
@mohaabdikadir153
@mohaabdikadir153 26 дней назад
Mareykan carabtu iska wabsana sababto ah asigaba ma jecla 1askari in u ka dhinto lkn bokxofti ayu weli kuhaya dunida
@bigsheeq2057
@bigsheeq2057 25 дней назад
Boga lasoo dhigo wararka xamas intee kahelaa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 дней назад
Wada hadalada doha dalka qadar waa waqti lumis maraykan iyo yuuuudi balan ma leh waana laba argagixiso waa cancer oo kale aadamaha ku dhexe jira in la jaro mooyee ma laha wax daawo ah
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 26 дней назад
WCWRWB NADARA SHOW
Далее
ГИГАЧАД МЭЙКЕР В PLANTS VS ZOMBIES 2!
00:49
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 532 тыс.
Вопрос Ребром - Булкин
59:32
Просмотров 690 тыс.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 296 тыс.
Why Spain's Socialists are U-Turning on Immigration
10:51
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41