Тёмный

SULDAAN DUBBAD OO LAXAN SAARAY FIRDHIYE IYO GEELLLE JABUUTI 

shantasoomaaliya1
Подписаться 181 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 23 дня назад
Asc suldan dubad aad ayaan kaaga mahad celiyaa sida aad xaqiiqada noogu soo gudbiso
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 23 дня назад
Iiddor miyirqabo ninkaas baan arkay waar ninkaa kudayda xaqa allaha idin waafajiyo
@saramohamud314
@saramohamud314 23 дня назад
Niman koox ah oo mashruuca konteenarka ay ku xidheen ka taajirey , waa wada malyuneer ee ma la weydiiyey xagee ka keenteen xoolahaan anay Aabohood ka dhaxlin, iyaguna gaajo ayey u dhamaatay wax barasho mahaystaan oo daawo mahaystaan oo jidad mahaystaan maiswaydiiyeen😂😂😂😂😂😂
@moalinnur3152
@moalinnur3152 23 дня назад
Odaygaan waa anageeDarerwayne Guul...
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 23 дня назад
War nin kani waa ibnuxalaal runbadanaa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 23 дня назад
Walle dubad qaal waa muwaadin la hubo war ninku muwaadinsanaa
@sedson02
@sedson02 23 дня назад
Xabashi ma arki karno warya Muuse koran dhakhleh , cadawga Isaaqa Somaliland wa Isaaqa Jabuutiyaanka . Habr Awal Bahgobo wa xaasidiin.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 23 дня назад
Soomaaliyi way is jecelyihiin lkn kooxda muuse ee denbiile yaasha ah ayaa doonaya dadku inay la fidmoobaan
@alijama6723
@alijama6723 23 дня назад
SINJI WAA MA GUURAAN EE SOMAALI BAA NAHAY BUR BUR WAA CAQLIGII MASKAXDII WADANKII HUUBADII BAA SOCONAYSEE WAA XILIGII RAG ADAYGA RAGA NEEYTIGU SOMA NIIBEE SIDII NADI QOYEY WAA NASH LAYN JIREY XALKII WAA DHAMAADAY XAQIIQ DA AYAAN U GUDBAYNAA IN SHA ALLAAH
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 23 дня назад
Iidoor anigoo kaquustay markaan ninkano kale maqlo ayaan soo xasuustaa inay qaar Muslim ah leeyihiin
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 23 дня назад
Walle habar jeclo rag ayaa ku jira soomaali asal ah. Muwaadin muwaadin dhalay dubad qaal
@user-fm8zi9yh8j
@user-fm8zi9yh8j 23 дня назад
Suldaan xaqiida ayaad ka hadashey.
@alijama6723
@alijama6723 23 дня назад
SULDAAN ANIGA OO SAXIIBKAA AH WAXAAN KUGULA TALIN LAHAA MASAAJID IYO XAAR KALA REEB ALLAAH MEEL LAGU CAABUDO LOOMA QUUDHO WAXAAN HA BOONAYN CADHADU WAA SHEEYDAAN CAMALKII XUMAAN MEESHEEDAA LAGEEYAA MASAAJIDKU WAA MUQADA SAAD KEENA ALLAAHU AKBAR CADHADA MADAXDA AMA KU SHEEG YADA IYAGAA XUMAANTA IS KALE HADAYNU KU DUCAYSANO KUWA WACAN ALLAAAH NA INOO AQBALO WAA ALXAMDU LI LAAH AAMIIN UUN INOO DHAHA
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 23 дня назад
SOWTA MASAAJIDADII SOOMALIEED ISU BEDELEEN GOLE SIYAASADEED ? WADAADABA MAJIRAAN. KAMA XISHOODAAN IN AY BEEN KAGA XADIISAAN BEYDKA ILAAHAY.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 23 дня назад
Dadkaa soomaaliyed. Ayaa doonaya inay dadku la fidnoobaan iyagii markay meel kasta ka fidmoobeen
@bashehusien3810
@bashehusien3810 23 дня назад
Haa waa jareer iska dhigaya Isaaq. Ama gabar Isaaqaa laga dhalay.
@moalinnur3152
@moalinnur3152 23 дня назад
Sixid Jareerwayne guul
@halimohassan4428
@halimohassan4428 23 дня назад
reer isaaq xaal koodu waa ayeeyo adaa is dilayee is daa😂
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 23 дня назад
Suldaan dubad wixuu yiri isagoo meel beer ah fadhiya oo barnaamijkiisa duubaya ayuu nin cadaan ahi soo ag fariistay ...suldaanku wuxuu yiri markaan dhameeyey hawshaydii ayaa ninkii igu yiri ma priest baad tahay faafiya diinta... labiskaaga ayaan mooday in aad tahay priest diinta fidiya😅😅😅😅😅😅
@geelecilmirooble364
@geelecilmirooble364 23 дня назад
Spmalida
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 23 дня назад
Xabsuluuta suldaananagureesheekhisxaaqcidnecebimajirtowaxaseladiidanyahaydulmiga
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 23 дня назад
Jaaniskaleoolanagadilomahaynoafartansanooodanbemajirtokuwacaqligagaabannamatalaan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 23 дня назад
Dubadow kuwan nijaasadii ay la wareegayeen way ku soo xidhatay hada meel.loo dhaqaaqo ay la yihiin. Jahawalba way iska soo xidhay. 20 qof dadka umada illaahay wasakhaynayaa. Oo muuse u waynyahay kuwaas in la dhameeyo mooyee dadku munaafaqnimo kala dhex bixi maayaan
@sedson02
@sedson02 23 дня назад
" Xabadi keenta ahay ? Adigu Xabadi sugtad tahay ." Isaaqow abtiyaalow siiba AWALOW isdaba qabta iintay goorigoor tahay waayo maanta waxad taagan tihin qabiil XABADA iyo MADAAFIICDA SUGGEYSA .
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 23 дня назад
Samaron imisa ayu baryayey somaliland lawdaleeyahay xaan kadhigno imisu kulaha hada dalo faraha kabahday haya meshi zijokta inta iscaseli laheed muse qaraanki lodhibay halke keyay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 23 дня назад
Dubadow qaalow waxaas dadka ayey ku kiciyaan kuwa hoogay ee munaafaqiinta ahi
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 23 дня назад
Wax bara inta reer sheikh issaq aqliga kasolay dalkan datba kula daga waba uuma ogalid oo kulasiman yihin sinaantedi tidaye sareentada sidee uu yeli
@mohmetmuhtar3935
@mohmetmuhtar3935 20 дней назад
Cajuus hadaaď njintahay balkaalay hargaysa nacas xamar was adigoo miidhan daba dhilif çadawwwga u wayni waa adiga
@bashehusien3810
@bashehusien3810 23 дня назад
Qofkan gafuurculusta ihi waayo?
@sedson02
@sedson02 23 дня назад
Suldaanka waan kusalaamay , halkaa kaga hay baraarujiinta dhalinyarada Isaaqee brainwash lagu sameeyey .
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 23 дня назад
Iiddor miyirqabo ninkaas baan arkay waar ninkaa kudayda xaqa allaha idin waafajiyo
Далее
XUSEEN CAYDIID BERBERA CARSHIGA AYAY U FURANTAHAY
21:32
MARWO DAAHIR MW XASAN SHIIKH WAA UU TAGAHAYAA
52:43
Просмотров 4 тыс.
DIGNIIN (4153)
23:53
Просмотров 6 тыс.
SHEEKH SHIBLI OO KA HADLAYA KHAWAARIIJTA (4144)
15:51
DENI WAXAAN U TAAGANAHAY MIDNIMADA SOOMAALIYA (4145)
14:05
SHAQADA MW XASAN SHIIKH IYO DAAHIR AMIIN JEESOW (4155)
18:58