Тёмный

SUNDUS AYAAN SHOPPING KII UGU QAALI SANAA U SAMEEYEY MAXA KA RAACAY QOSOLKA ADUUNKA 

Cumeer BigFan
Подписаться 762 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Subscribe for more #cumeer #bigfan #sundus

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 354   
@aragsanmahamuudaweT
@aragsanmahamuudaweT 10 часов назад
Walahi cumeer wad khaldan tahay sundus way ooysay sabab cumeer 😢😭🥹
@Asadhagia27
@Asadhagia27 12 часов назад
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.Ν.Κ.ΗΦ😢😢😢😢
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o 11 часов назад
Scw❤❤❤❤
@hananmohamouth9402
@hananmohamouth9402 10 часов назад
Saw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@Ayanna-j3x
@Ayanna-j3x 10 часов назад
Scw❤
@deeqaomar8379
@deeqaomar8379 9 часов назад
SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YaasminAbdinasir
@YaasminAbdinasir 8 часов назад
Scw scw❤❤❤❤❤❤
@maqbulysf8066
@maqbulysf8066 12 часов назад
ilaa Gorme Ka Cararesa Saliga❤️Nabi Maxamed ❤️ Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim ❤️❤️❤️👍👍👍
@siriin357
@siriin357 12 часов назад
Cumeer sundus wey xananunsathy kada wxn cml😢❤
@salaadoaxmed1460
@salaadoaxmed1460 12 часов назад
Cumir waax qaldan aaa sameysay hami aad galisaay sundus waad ugu baxe
@hananmohamouth9402
@hananmohamouth9402 10 часов назад
Cumeerow gabadha kali ah ee team 27 iska fahan san tihin waye aduuna ma dareemaysid cumeer qof xun baa noqotay wlhi 😢😢
@king______diini2777
@king______diini2777 9 часов назад
Benta dhaf koko Said isku fahamsanyihine
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 8 часов назад
@@king______diini2777 sax koko cid ay iska fahan oo kale malahan ayadana wuu caawiya waxbadan Cumeer waa wiil maskina runti
@user-azwaana24
@user-azwaana24 12 часов назад
Aar Wiilkeni yara Wawenku NoQdo Team Cumer iO Sundus one like😂❤🎉
@HIBOKHALIB
@HIBOKHALIB 10 часов назад
Goorma ogaatay haddii aad comentikeyka like sartid labo jeer uu like sarmayo 😊😊😅
@fahiimoabdi6612
@fahiimoabdi6612 9 часов назад
Hada ka qadno halmar dagaayo😂😂
@siraadbrown
@siraadbrown 11 часов назад
Sundus daacdnimo ku dhamaatay 😂 cumeer may aminee 😊anga oo reer comment ah baa og in uu bakhayl yahye😂😂😂
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 11 часов назад
Ani waba oga walahi cumer inu sowadin wax qayrleh lkn wara cumer gabdha noso raligali walhi maliska yelayo sundus qosle igu didhay walhi so fnny😂😂❤😢😊
@NajmaMahamod-e4g
@NajmaMahamod-e4g 12 часов назад
Ax wlhie wn ka naxay cumer sidan dadnimo mahan wxyabaha qaar ciyar ma galaan😢
@hamzaM17
@hamzaM17 11 часов назад
wallahi waa axmaqnimo qof xanunsan hadana murugta arkeyna kujirta in sidaas uu ula dhaqmo waa ogahay asaga ujeedkisa wa inu muuqaal u dhahayo waa raali galina soo duubo laakiin Sundus waligeed ma iloobi doonto siduu ugu ceebeyay naagta counterka joogta horteeda Wallahi qalbiga i xanune raganimo maha in gabar sidaas loola dhaqmo, views ayaa keenay waxaan oo dhan views ayaa uga muhiimsan qofka qalbigiisa oo la dhaawaco.
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 10 часов назад
Oo hadu ugadi laha masidan arxandarada ah ayey u adegan lahed war nafwalba naftada ka soo qaad oo qofka wax kusinaya unax si adigana laguugu naxo
@hamzaM17
@hamzaM17 10 часов назад
@@idilmohammed6873 Qofka qowlkiia ayaa marwalba lagu go'aan qaata afkiisa muxuu ka dhahay isaga???
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 9 часов назад
@@idilmohammed6873 way isla ogyihiin kagaro xataa sizeka ma eegayso sundus 😂😂😂
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 8 часов назад
@@ayaansalad1062 Ayaney waa wax macqula sida shegeyso 🥰
@shukriita4206
@shukriita4206 12 часов назад
Wlhi plhi tlhi anigo video dhamesan waxa isawiran sunduso dharka Dhan laga celiyay😭😂😂😂😂😂
@zundus_9987
@zundus_9987 12 часов назад
Wba lagu boday😂
@AsturMahamed
@AsturMahamed 12 часов назад
Team sundusdeeyda quruxdabadan one like❤😊
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 11 часов назад
Cumeer please 🙏 intay koko maqan tahay dhaf dhaf babi please 🙏 800K icain wait ❤
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 12 часов назад
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuhurArab
@SuhurArab 10 часов назад
Cumeer sundustena waka qaldan tahy waina rali galin kabixisa 😢
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 12 часов назад
Gbdha mizkiinta aad mar wlba ku ciyaar ciyaaareyzid izka dhaaf oo iyaduna ku aaaminayza mar kazta cumeeerow💔🥹😭
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 10 часов назад
Anoo AMIIRA layaaban oo caloosha isoo xanuujisay hadane SUNDUS iigu darsantay🙄 maxay tahau noloshan pinkiga ahi nabar xaqdaro alle haydinka dhigo gabdho😢😂aarsada iska celiya nimanka shidh❤❤
@UBAX-8
@UBAX-8 12 часов назад
Sundus iyo Cumeer barakallah dhaha guys 😂😂
@ZucdiAli
@ZucdiAli 12 часов назад
Sunmer❤❤❤❤ waan islakiin jecelnahay
@AmiiroMuhumed
@AmiiroMuhumed 11 часов назад
Cumer maxa ka qaldan 😢😢gabadha maxa ka u galee walalasha cml.ka so qad dee😢😢
@kawsarmaxames-dt3oe
@kawsarmaxames-dt3oe 9 часов назад
Alle hakaga jaro miskinta inta dhibtay way xanunsanay markasa ku ciyartay uf qof latagero matihid 😢
@saharwafa7539
@saharwafa7539 5 часов назад
Qof intaa gadaayo ineysan jirin waa la ogyahay ayadu ma iska aruursee?!.
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 12 часов назад
2daan inta ila jecel ismuu jiya❤
@IQROJAAMACHASSAN
@IQROJAAMACHASSAN 11 часов назад
Sundus io amiiro cawa walga ohiyeyy masakiin😢😂
@AyuubAbdi-c5l
@AyuubAbdi-c5l 11 часов назад
Cumeer nio waxaan cml kadaa inantu way xanuusanysaa legend
@bilandahir
@bilandahir 11 часов назад
Sundus sorry 😢😢😢 cumeer wax qaldan ayaa sameysay
@rayaanabdiize
@rayaanabdiize 12 часов назад
Sundus cabaayada wa ku shidantahay wlhi
@shukriita4206
@shukriita4206 12 часов назад
Allla wlhi waa oyay cwa saa uqoslayay video ka qosol badan Kan nolosheyda madawan alla cumeera waa isawirned tan😭😂😂😂😂😂😂😂😂
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir 12 часов назад
sundusa fany wye wllhi💗😘✨️
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 10 часов назад
Team cumeer one like 😂😂🎉❤
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 12 часов назад
Cumeer wxa sameesay wa qalad runtii
@CadeCadnaan
@CadeCadnaan 11 часов назад
Cumeer xayawan cadiya thy bro😭😭
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 12 часов назад
Bad an ku jirin hay galin Kulaa funyy wye cumerko😂😂😂
@Nadwa-s5o
@Nadwa-s5o 8 часов назад
Inaalilaahi war cumeero sidaad u gashay inanta bisinkee waxasi wa doqoniime qof dhan oo xanusan ka farxisay hadN ka xanaajisay😭
@Fattidiamond
@Fattidiamond 11 часов назад
Cumer wllhi wxaa kaayeelinmyno sundusteena wey xanuusanusaa. Wey murugsanthy adi maalinksta maiskaga ciyaaree gabdha. Wxs kaayeeli myno. Uff cumeer. Raali galin kaarabnaa. Isla intaa ayqadaty weli waainaad ugadaa sundus daacad waaye kwrn waa laxumaady wllhi malagu sameeye
@NouraHassan-tr1wq
@NouraHassan-tr1wq 10 часов назад
Waxan hda run maa moda ay micro phoneka sii sidato weliba 😂😂😂
@king______diini2777
@king______diini2777 9 часов назад
Ree gobol adi ma dhashay yeli meno kulhaaa😂😂
@Fattidiamond
@Fattidiamond 4 часа назад
@@king______diini2777 shaqo aan shaqdaada ahyn inaad soo faro gasho to maahn. Laxiyey.
@Fattidiamond
@Fattidiamond 4 часа назад
@@NouraHassan-tr1wq xoolo maathy. Qofka soo mrkata looma dhiibo micro phone ka
@Caliya529
@Caliya529 12 часов назад
Cumar doqon waye gbdha sas muxu ugu le nefka
@Thebeutyher
@Thebeutyher 8 часов назад
Dadkaan cumeer ku dhagan kafuqa wiilka waxan waxa layirahda jiliin shopping wa isla ogaayen ee cumeer saan ma yeeli laheen sundus 😂😂
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 10 часов назад
Cumeer xoolo ayu sii noqonaya wlhi haa wuxu bilaabay dhaqan xumo habalaha ah
@zamaralastqueen3162
@zamaralastqueen3162 10 часов назад
San in sameso ma aheen cumeer sundisten cashaqa wad ka qaldantahay waa in rali galisa am tiim suundus wee ka xanqayan 🥺😌
@king______diini2777
@king______diini2777 9 часов назад
Hadey u xanqan maxey ka badalayan marka yaab badana😂😂
@SaaraYusuf22
@SaaraYusuf22 12 часов назад
😢lee maxaa sidaas usameyse cumeeroow balanTa ooFi
@nafisoaxmed9991
@nafisoaxmed9991 11 часов назад
Cumer gabadha ma ugu ciyaare sidan wax fcn ahan
@Mako-u2k
@Mako-u2k 10 часов назад
Sorry sundus cumeer waxa sameesay waa qaladan wlhi 😢😢😢
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y 11 часов назад
Awalbo inaa wxaso dhan gadayn waa ogaye mxad maskinta ka dalisay 😂😂😂 ar cumera 😂
@FaadumoYusuf-ir8zo
@FaadumoYusuf-ir8zo 11 часов назад
Cumeer aboowe waxa ciyaar umalay naysi ayaa dadka qalbigoda dhawici kara teeda kle gabadha mad ka naxayn wllo 3 day ka hor ayaa lacag laga dhacay adigana sana ku samaynaysaa ka waran 😢😢 sorry wlhi sundus 😭😭
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 5 часов назад
Cumeerow hada kulataliyo pro koko intay maqantahay babi please 🙏 800K ICA ,INT WAIT❤
@Shucaybchannel05
@Shucaybchannel05 9 часов назад
War cumeerow gabadha raali gali xuuno❤❤
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 12 часов назад
Warya cumeer mijo dhuub hada gabadha so raali gali 😂
@KiinMohamed-eh7de
@KiinMohamed-eh7de 8 часов назад
Sundusey cumeer oo bakhiil ah miyaad isku aminty😂😂😂😂😅
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 часов назад
Cumeyr saan qalad waaye gabadha so rali gali wee xanun santahay wala dhacay ina ku dhedhesha qalad waaye
@naciimamuse663
@naciimamuse663 12 часов назад
Cumeer balanti maxad uga baxday miskiinta way xanuunsantay😢
@PHEIYJUNIOR
@PHEIYJUNIOR 12 часов назад
Team cumeerko wan idiin salaame
@ZimraanZiman
@ZimraanZiman 12 часов назад
Alla gbdha mxa sas ugu gashey😢😢😢
@MaryamNoor-r9y
@MaryamNoor-r9y 11 часов назад
Alaa calosha ihanunteee wllhi maskiiin😢
@MaaidoMaaidoyuusuf
@MaaidoMaaidoyuusuf 12 часов назад
M.a ilaah haku xafido Aboowe mcn ❤❤❤
@marwomukhtaar
@marwomukhtaar 11 часов назад
😂😂 caadi ma tihid cumeer sidaaad uga farxisey alleh hakaaaga frxiyo❤
@AbdullahiHaret
@AbdullahiHaret 7 часов назад
😂😂😂😂
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 12 часов назад
Wllhie wn kanaxay cumeer sidani dadnimo ma ahan waxyaabaha qaar ciyaar magalaan wllhi
@MunoxaajiMunoxaaji
@MunoxaajiMunoxaaji 9 часов назад
Sundustena mxa saan dhan niyada ugu jibisey😭😢
@AmiinJeebey
@AmiinJeebey 12 часов назад
Saan qaladwaaye cumeer Hamigaakaridy
@sihaamjaandhay2086
@sihaamjaandhay2086 10 часов назад
Cumerko waxfican masamen aabaha allaha janeyee sundus seyeshay😢
@FihimaIlkacas-wk2zr
@FihimaIlkacas-wk2zr 10 часов назад
Wllhi cumeer waad khaldan tahay sundus way uga ohin 😢😢😢😢😢
@Aliina-sr8sf
@Aliina-sr8sf 12 часов назад
Halka uu cumeer dahar ukaday sundus Iyo amiiro cayda uu oga oysiiyay
@hamzaM17
@hamzaM17 11 часов назад
lakala gobsan marka lagu dhahaayo been maaha ceyda waa uquuri waaye 1 minute xita inuu kamaqnaado isla seconds kadib wuu ulaabte laakin ninkaan gabadha ayadoo xanuunsan markey muuqaalka duubayeen hadana murugeysneed maalmihii lasoo dhaafay ayuu inta farxad u bilaabe aaqirkii naag asaageeda horteeda ku ceebeeyay.
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh 10 часов назад
Cumer big fan keep going insha llah 800k ❤❤❤❤❤❤
@MaariyoFaarax-tv2vr
@MaariyoFaarax-tv2vr 12 часов назад
awwww sundus farxadeda❤
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 5 часов назад
Cumeerow babi bahalka wllo sad ugarto 1m dadkiyo dhan 1m baykaarene😢
@Hamdaqurux2009
@Hamdaqurux2009 11 часов назад
Abowe gabadha qalbigeeda 😢 wallhi waa ooya😢
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 10 часов назад
Waryaa gabadha saan maxaa ugu gashay doqon yahow reer baadiyaha ah 😢😢😢😢
@IssackHassan-r3f
@IssackHassan-r3f 12 часов назад
My fav youtuber cumer
@AaminoAbdullah-im7or
@AaminoAbdullah-im7or 12 часов назад
Sundus ❤❤❤❤❤
@falisShiikhDooncabdi
@falisShiikhDooncabdi 10 часов назад
Cumeròw dhimo inañta yarta maxaa uga òhisay😢😢
@calicabdullaahi
@calicabdullaahi 10 часов назад
Umeer big fan legend
@NajmaAli719
@NajmaAli719 12 часов назад
Team sunmer one like 👍 ❤
@faiza9553
@faiza9553 12 часов назад
Keep going
@AN-oh1lm
@AN-oh1lm 11 часов назад
Team cumeer ❤one like😢❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 12 часов назад
Way isla ogyihiin waxan wiilka iskadaya 😂😂😂😂
@fatmina08
@fatmina08 10 часов назад
Intaa dhihi rabayba adigaa dhahay😂
@Asadhagia27
@Asadhagia27 12 часов назад
Tema 27 Wlal profileka soo fiiri 😢❤
@XAMSEJAWHAR
@XAMSEJAWHAR 11 часов назад
Wllhi aad baan ugu farax ney dhamaan teen wllhi zxp cumeer wax la beeryo wax ugu fican bil aadan Marka zxp as xaab taada sida aad uuga far xisey aad baad uugu mahad san Tahay 🙏🥰😊❤️❤️❤️
@ahmettak1
@ahmettak1 11 часов назад
Dhameyso videoga horta walagu qiyaamay😂😂
@hanihassen6686
@hanihassen6686 9 часов назад
😂😂😂​@@ahmettak1
@NouraHassan-k3d
@NouraHassan-k3d 11 часов назад
cumeer sidan waa qalad wllhi
@Samiiro.sayid.
@Samiiro.sayid. 9 часов назад
Gabadha masa ugugashay cumeer
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 5 часов назад
This can’t be a joke 🥺 Sundus I’m sorry sis 😢
@CanabMohamed-q1j
@CanabMohamed-q1j 10 часов назад
Team sundus one like 😢
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 11 часов назад
🥰🥰 legend ❤😊🔥🔥
@QuruxsanInaadeen
@QuruxsanInaadeen 3 часа назад
Cumer qof xuntAhy wlhii😢uff
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 12 часов назад
Cumeer gacan geed 😂😂😂😂
@HiigsiHiigsi
@HiigsiHiigsi Час назад
Cumeer gabadha si XUN BAAD U gashay
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 11 минут назад
Team cumer❤ team sundus😊😊 like😊
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 11 часов назад
Team cumeer big fan ❤😊🎉
@salmahaaji1403
@salmahaaji1403 9 часов назад
Wan ka naxay wllhy sundus 😢
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 11 часов назад
Caawa live soogal please 🙏
@NasriMuxumed-td3bo
@NasriMuxumed-td3bo 9 часов назад
Wah way gabadh sa ugu gashay xasidsanida walahi wa la oyay😢
@faiza9553
@faiza9553 12 часов назад
Never give up
@XamdaMaxamed-wf1pm
@XamdaMaxamed-wf1pm 9 часов назад
Wllhi maskin Waka.naxe cumeero wax isku fal nio😢😢😢
@SundusCqaadir-d9c
@SundusCqaadir-d9c 11 часов назад
Cumer gandhaa maxa sas ugu galesaa 😭😭😭😭cumer mardanbee gabadhaa waxan camalhala imanineesoraligali gabdhaa😢😢😢😢
@NajmaAbdulaahi-le6bm
@NajmaAbdulaahi-le6bm 10 часов назад
Allah waad dhawacde maxad samese cumeerow raligali Cameron gabadha
@Sundus819
@Sundus819 12 часов назад
Sundus waa ka faaiday sane say u aruur saneeso 😂😂😂😂
@fatumahussein893
@fatumahussein893 2 часа назад
Sundus wlhi qosoley igu dishay cumer gabarta noso rali gali😂😂😂
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 8 часов назад
Ala 2 sano dhar ma gadanaayi bey dhahy cumeer sas mx u yeeshay ❤😢 akhiro io adun m cafin aa 😢
@BurhaanoMohamedAli
@BurhaanoMohamedAli 8 часов назад
ala gabadhan raali gali wlhy waan ka naxay caawa
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 11 часов назад
Cumeer caawa live soogal please 🙏 please
@SalmaXamuumi
@SalmaXamuumi 12 часов назад
M.a ku dayasho mudan tihiin❤😢
@faiza9553
@faiza9553 12 часов назад
Nice video
Далее
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23
WAXAN KARIYE CUUNTO UGUBAD OO MACALIMAD II NOQOTAYE???
19:43
RIYADEYDA AYAAN RUMEEYAY 🥹/ A DAY IN OUR LIFE..
13:57
Jacaylka amiira iyo cayda ka dhexeeya
4:07
Просмотров 41 тыс.