Тёмный

SUNDUS OO QOSOLKA NAGA DHAMEESE IYO GAME KII WHO AM I. KU MAAN AHE 

KOKO BULLE
Подписаться 844 тыс.
Просмотров 189 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 6 месяцев назад
War zunduz yaa naga qabta qosol bn u dhiman rabaa diin dhago iyo geeso leh halkay ku argtay😂😂😂she's so funny wlhi m.a❤😊
@ShiyaamaliIbrahim-xo9vt
@ShiyaamaliIbrahim-xo9vt 5 месяцев назад
Wlhi manoli saan uqosley wadaley 😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 месяцев назад
Ugbaad sida teamka ugu so biirtey gabdhihii hijabo barten mashallah koko qurux bad ku tahay hijabka
@masbal9180
@masbal9180 6 месяцев назад
Amiira qurux waligeed ayy xiran jirtay Ramadan walba sofirso
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 месяцев назад
@@masbal9180 hijabka only Ramadan bis miya lo xirta
@AasiyoLadan
@AasiyoLadan 6 месяцев назад
Yes❤🎉
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 6 месяцев назад
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤❤
@Taliso-u7x
@Taliso-u7x 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AasiyaahmedKher-te4wh
@AasiyaahmedKher-te4wh 6 месяцев назад
Koko xijaabka ku qurux badana m.a❤
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 6 месяцев назад
M.A
@IshwaaqMukhtaar-er6wk
@IshwaaqMukhtaar-er6wk 4 месяца назад
Ha walahi m,a❤❤❤
@Zayna-x6n
@Zayna-x6n 6 месяцев назад
Gabdhaha margey isla jogan birnamijka in u shidanyah wa sii ugshy wuw top way
@najmocumar3573
@najmocumar3573 6 месяцев назад
Igula saliya nabigena subana scw❤
@NastehoKher
@NastehoKher 6 месяцев назад
Salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam
@AzmaMahamed
@AzmaMahamed 6 месяцев назад
Koko cawa ciyow noo soo dhigtay manshalah quen qurux❤❤❤
@MushtaaqAbdurizak-tr7zy
@MushtaaqAbdurizak-tr7zy 6 месяцев назад
Team koko bulle one like 👍🏾 ❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 6 месяцев назад
Koko awalaaba qurux aheyd hadana waa sii qurux badnaaty markasta xijaabka soo xiro love you❤❤❤❤
@NimcoCali-z4u
@NimcoCali-z4u 6 месяцев назад
🎉maanta anaa u horeeyAy like isaara pls plss🎉😢😢😢
@ugaasohiirad495
@ugaasohiirad495 6 месяцев назад
Caano qub bn dhahnaa from puntland 🇸🇱🇸🇱
@Waddaag
@Waddaag 6 месяцев назад
Caano Qubtu Waa Ka Shiitada Tana Yar Labadooda
@IzmahaanBurhaan-ui2do
@IzmahaanBurhaan-ui2do 6 месяцев назад
Haa sax caana qubaa dhahna
@faadumomaxamedfaatuuzha2479
@faadumomaxamedfaatuuzha2479 6 месяцев назад
Haa waa sax wllhi rer putland hada nahay
@cudoonmohamed6554
@cudoonmohamed6554 6 месяцев назад
Ma caana qub baa mise xidig dhul
@ramlamousa6085
@ramlamousa6085 6 месяцев назад
War caana qub maahan kani waa mid aad u yar oo kubad yar le eg waxaa la dhahaa xidig dhul.
@Faadumo920
@Faadumo920 6 месяцев назад
Kooko xijaabka waad ku qurux bdntay walaashy❤
@yusufomar82
@yusufomar82 6 месяцев назад
Walahi waa runtaa
@XalimocaraleCarale
@XalimocaraleCarale 6 месяцев назад
Koko xijaabka wad ku qurux badan tahay abaayo mcnto
@deeqoxirsi8531
@deeqoxirsi8531 6 месяцев назад
waarun xabiibti❤❤
@gamilaomar8123
@gamilaomar8123 6 месяцев назад
Maasha allah dhaha
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 6 месяцев назад
Waa run ❤❤❤
@Bilicdumar
@Bilicdumar 6 месяцев назад
Caanaqub ama kashiito from puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@YahyeFarah-kx7zx
@YahyeFarah-kx7zx 6 месяцев назад
Kashiito waxa la dhaha mid weyn oo qudxo badan lee
@umalkhair6891
@umalkhair6891 6 месяцев назад
Caano qub baan nidhaa anaguna somaliland.
@abdirahmaneid1799
@abdirahmaneid1799 6 месяцев назад
Xiddig dhul ama caano qub
@umalkhair6891
@umalkhair6891 6 месяцев назад
@@abdirahmaneid1799 sax gartay
@umalkhair6891
@umalkhair6891 6 месяцев назад
@@Qa.70 haa laga yaabaa inaan badanaa la arag mar mar uun baa la arkaa
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 месяцев назад
Jah❤ gebedheyna zaaid baan kuu jeclahay ❤ always stay happy for us😊 koz we can't see u sad 😢 😞 ❤❤❤❤❤ team koko ismujiya 500k let's go ❤❤❤
@AishaCuud-q6x
@AishaCuud-q6x 6 месяцев назад
Haa wlh team koko Road to haf million❤
@ikhlaasmoha4850
@ikhlaasmoha4850 6 месяцев назад
Koko xijaabka waa qurux badan yahy wlhi ku dadaal sidaa ugu so baxday lee mashallah ❤
@minaHaajibraaHim
@minaHaajibraaHim 6 месяцев назад
koko xijaabka Qurux ku Tahay wllhi🧕❤💋
@mohamednooreymoi-st9wq
@mohamednooreymoi-st9wq 2 месяца назад
Koko keep going.. very interesting 👌 game MashaAllah ❤❤❤❤ need .more ...who Am I
@halimaabdalle4395
@halimaabdalle4395 6 месяцев назад
Ku Sali nabigan Mohamad scw scw ❤❤❤
@Taliso-u7x
@Taliso-u7x 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AasiyoLadan
@AasiyoLadan 6 месяцев назад
Scw
@ayaasincarab9518
@ayaasincarab9518 6 месяцев назад
Koko walhay xijab ka wad ku qurux badanta waxan ka codsadya inad xijabka markast xiro🎉
@MuniiraMasuulsare
@MuniiraMasuulsare 6 месяцев назад
Koko xijaabka waa ku qurux badan tahay Abyo soo qaado wlhi been ma ahan ha iska dhigin m.a hada ka bacdi xijaab soo tolo❤❤❤❤wxaa tahay gabar fiican aniga wxaa ahy gabar waalasha ah ❤❤❤
@MustafeMahamudadan-zu1vd
@MustafeMahamudadan-zu1vd 6 месяцев назад
Koko in the building 🏫 the one and only Queen 👑💞
@UbahRasmi
@UbahRasmi 6 месяцев назад
Cana qub waye masha allah koko xijaabka wd ku nuraysaa❤❤
@Maryama161
@Maryama161 6 месяцев назад
Koko xijaabka mnsha allh wad ku qurxuun tahay wllshy❤❤❤❤❤❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 6 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
@sahraabdi632
@sahraabdi632 6 месяцев назад
koko part 2 soo samee oo gabdhaha ah oo siidaan Lee ah😂😂😂😂😂sundus waa funny wllh beerkee ixanuun jisay wllh waa xiiran yahay kulahaa 😂😂😂😂😂
@TeamSamia27
@TeamSamia27 6 месяцев назад
Nabiga ku sali scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@fatoum4388
@fatoum4388 6 месяцев назад
KUULEY CALI BANJAR , sanaag waxaa loo yaqaana CAANO QUB, guulaysta gabdho masha'allah
@NahiRisak
@NahiRisak 6 месяцев назад
K.c.b=Caana qub ayaa la dhahaa from puntland 🇸🇱🥰
@naimoali5483
@naimoali5483 6 месяцев назад
Sax lkn ani waxa dhaha kan qodaxda leh 😂😂😂
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 6 месяцев назад
Zundus rer puntland waye magaciisana ma taqaano anaga rer xamar waxa dhahnaa kuulay ali banjar😂
@naimoali5483
@naimoali5483 6 месяцев назад
Wxyna ma cunto magaceyd baaaaaaa
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 6 месяцев назад
​@rahmafarah6892 kulaay ali banjar aaa😂😂😂anaka canaqub
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 6 месяцев назад
​@rahmafarah6892 Ani labadaba wa uaqaan koley cali Banjar iyo canno qub from galkio puntiland baan jogaa
@XafsoAbdi-go3sp
@XafsoAbdi-go3sp 6 месяцев назад
Koko waasaxanttihiin adi iyo amiiro kuulay calibanjar ayaa ladhahaa sundus qosolkay iga dhamaysay gabadhaan iyada oodhan waashactiradiyoo qofah keep goin abaayo comson 500k ciida kahor insha,allaah waadgaaraysaa mcnt ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuMayoY
@SuMayoY 6 месяцев назад
Mya caana qub dhahnaa ama xidig rer puntland 😂😂
@CkaafiAbdulahi-wu4pm
@CkaafiAbdulahi-wu4pm 6 месяцев назад
500k aan gaarsiino marwalba aa dhahnaa lkn ficil masameeno pls cayda hadiyadiisa aam aragno iyo asad inta ciida lagaari l.n
@NimcoApdirizak-bm4wz
@NimcoApdirizak-bm4wz 6 месяцев назад
Kuulay cali benjer anaga wxaa u naqanaa caanoqub from dhulbahante 🐎😂😂😂😂
@NimcoSakariye-dq2cw
@NimcoSakariye-dq2cw 6 месяцев назад
Haaa aniba caano qub😂 from 🆎️🙌😂
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 6 месяцев назад
Dhulbahante hadanahay caano qub😂❤❤
@fatimaabukar4926
@fatimaabukar4926 6 месяцев назад
Iiso duceeya muraad leyehe 😭🤲🏾
@Abdirahman-m2n
@Abdirahman-m2n 6 месяцев назад
Koko walashey qali xijabka wad kuqurux bdn thy eee Haa iskadigin abayo mcn❤❤
@NAAJIGAMING-se9dd
@NAAJIGAMING-se9dd 6 месяцев назад
Kusali nabigaa Scw ❤❤❤
@AzmaHassan-w3m
@AzmaHassan-w3m 6 месяцев назад
Sundus funny waaye waa Xiiran yahay kulahaa😂😂😂
@KunkaMudan-jm9el
@KunkaMudan-jm9el 6 месяцев назад
Vaar amiira intaan loogu dhajin bay aragty saamiyo waxba ma aysan qarin😅😅
@imaniimaan5429
@imaniimaan5429 6 месяцев назад
Walahi qosol iguma harin 😂😂😂😂😂😂😂😂 wuu xiiranyhy ar sundusaa 😂😂😂
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 6 месяцев назад
Masha allah Koko maanta qurxdaada aa baxooso😊❤
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 6 месяцев назад
Sundus mid maaha diin dhago leh xagee ku aragtey😂😂
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@Amirafan1
@Amirafan1 6 месяцев назад
Amira is not easy 😂😂❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 6 месяцев назад
Ani xita kuley calin banjar u aqana koko youtubekada le manto daan dawada i hopr ina wax badan iso digto😊
@Xanan-qurux
@Xanan-qurux 6 месяцев назад
Anaa ugu hotel manta❤❤❤ Koko ii soo jwap❤
@Najax-abuukar
@Najax-abuukar 6 месяцев назад
Masha Allah kookoo xijaabka waa ku qurux badantahay xiro markasta❤❤❤❤❤❤
@HawoLuul-kk5rt
@HawoLuul-kk5rt 6 месяцев назад
Rer puntland waxey dhahan xidig dhul
@kawsarmaxamed6523
@kawsarmaxamed6523 6 месяцев назад
Caanaqub ama kashiito from puntland🇸🇱🇸🇱
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 6 месяцев назад
Hhhhhh😂😂😂😂😂😂😂kulaha Waxan xiran 😂😂Amiira iyo sundus is not easy
@axmedsuud3365
@axmedsuud3365 6 месяцев назад
Barnaamijka xaywanada Kadhig asaga lfahmaa fanaaninta kdhafaa walaalo ❤
@MuzbahabdishakurMahamutt
@MuzbahabdishakurMahamutt 6 месяцев назад
Cana qub dhahna anaga from puntland🇸🇱❤️
@hanaaa5389
@hanaaa5389 6 месяцев назад
Reer puntland Kashiito u naqaaanaa❤❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 6 месяцев назад
wlhi msh alh koko aad iyo aad bay ugu qurxbdnthy xijaaabka msh alh❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@SouadIsman-u5y
@SouadIsman-u5y 6 месяцев назад
Sunduseeey ,wlhi calosha ayaad ii xanuunisay 😂😂😂😂,barakaatuhu Allah calaykum wllayaal ,aad iyo aad ayaan nijecelahay horay uu socdaa ❤❤❤
@XamdiQasiin
@XamdiQasiin 6 месяцев назад
M.a allh 😘 💋 ♥️ koko xabiti wlhi xijabka wad ku qurux badnthy wlhi M.a allh sidan ku soco abyo insh allh 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@zunduzqueen
@zunduzqueen 6 месяцев назад
Caano qub from puntland
@miiganeyoung6408
@miiganeyoung6408 6 месяцев назад
Koko wllashay qali wallahi sida wllashay okale ku jeclahay markasta wnku so DUCEYA farxadku nollow
@SacdiyoCabdiraxmaan
@SacdiyoCabdiraxmaan 6 месяцев назад
Sandus fany waye😂 wlhi❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 6 месяцев назад
Koko iyo asxabteda waan salamey🙌 xbbti horey usoco barnamijka waa xarabo 😂 Eid mubarag mel walba aad jogtid iyo cafimad qab insha allah❤️👏
@HalimaSalad-z1r
@HalimaSalad-z1r 6 месяцев назад
Kusaliya nabiga Muhammad salalhu caleyhi wasalam xadad ujodo saliga nabiga leik isar
@Khaliff_999
@Khaliff_999 6 месяцев назад
Rer puntland wxay uya qaanan kuuley Cali banjar (caanoqub)❤
@ZaaraahmedZaara
@ZaaraahmedZaara 6 месяцев назад
Maunaqano anaga cana qub badhahnaa
@MuhiimMaHamuut
@MuhiimMaHamuut 6 месяцев назад
anagu wxn unaqaana caano qub form reer waqooyi 😂😂😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад
The Most Beautiful Somali Girls Macha"Allah Keep It Going 👏👏👏✌️✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘😘😘😘😘🌹
@QadarSalaad
@QadarSalaad 6 месяцев назад
Quen koko qurux ❤❤m.a xijabka ku nuree m.a❤❤❤nolow inta ay nolol jiro payo koko bulle ❤
@NajmaJama-p4v
@NajmaJama-p4v 6 месяцев назад
Kuulay cali... = Gashiito ama caano Qub only somalilanders💚🤍❤️😆
@naimamohamedaa1731
@naimamohamedaa1731 6 месяцев назад
😂
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 6 месяцев назад
Caano qub waaba ilaaway xidig baa la dhaha taagnaa mahadsanid
@munajama6042
@munajama6042 6 месяцев назад
​@@peacenharmony2034 alla haa xidigbaa ladhahaa
@Amalhennadesings
@Amalhennadesings 6 месяцев назад
caana qub from sanaag
@XabiiboReermudug
@XabiiboReermudug 6 месяцев назад
xiddig ama kuuley cali banjar weeyaan
@MalapMalapoh
@MalapMalapoh 6 месяцев назад
Anaga xayawnka sundus igu dhagn wxan dhanaa Kashiito😅 from jigjiga❤
@zeytunmoha8242
@zeytunmoha8242 6 месяцев назад
Kuleey cali banja ldxaa from mdr😂😂😂😂😂
@IdilnuurMoyow
@IdilnuurMoyow 6 месяцев назад
Koko bule,meekudheheen,wllh,aduunka,adaan,kuu,jeclahay,bls,abaayo,lanbarkaaga,iisooqor,sxb,noqoneenaa,alle,dartiis,walaashaa,ookalaa,ahay,iqiimeey,❤❤❤❤❤
@FatimaAden-j1w
@FatimaAden-j1w 6 месяцев назад
Koko xijaabka qurux ku thy m.a❤😊
@bushraaxmed4285
@bushraaxmed4285 6 месяцев назад
Team on like ❤❤❤❤❤
@Supr93
@Supr93 6 месяцев назад
The I’m a 😢it hurts was me watching it this I think I
@AyaanaliIsxaaqAyaanaliIsxaaq
@AyaanaliIsxaaqAyaanaliIsxaaq 6 месяцев назад
Ala Sandus funny waaye wallhi 😂😂😂
@EidoHaibe
@EidoHaibe 6 месяцев назад
Yaah xasusta 😂 qoslkii adunka amiira 😂
@MaxamedMahres
@MaxamedMahres 6 месяцев назад
Koko waynaga walaysaa parti 2 soo samee wiilasha pls ❤❤
@haniitaqalbi294
@haniitaqalbi294 6 месяцев назад
Taas sundus waydiiseen waxa la idhaa dhido from soomaaliland ❤🤍💚
@NimcoSakariye-dq2cw
@NimcoSakariye-dq2cw 6 месяцев назад
Mahan hdhe cano qub wye from somaliland
@smile2567
@smile2567 6 месяцев назад
Reer putland ba la waydiiyay
@AyaanApdirahmaam
@AyaanApdirahmaam 6 месяцев назад
Reer burco waxey dhahaan gashiito wah😅
@SuMayoY
@SuMayoY 6 месяцев назад
Wxaa kadhaa Cano qub ama xidig😂rer puntland
@Wadaniga178
@Wadaniga178 6 месяцев назад
Saamiya saxan qarandi baanu odhana re Borama
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 6 месяцев назад
Cano qub from puntland ❤❤
@SahroAadan-m3p
@SahroAadan-m3p 6 месяцев назад
Xidig dhul baaladhahh koko from buntland ❤
@zahramohamudp8619
@zahramohamudp8619 6 месяцев назад
Aaad iyo aaad 😂
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 6 месяцев назад
Amiira is not easy❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 6 месяцев назад
Koko bulle keep going sister
@rukiamaalim1953
@rukiamaalim1953 6 месяцев назад
Team koko bulle one like❤❤😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 6 месяцев назад
Maashaa allaah koko xijaabka bay ku qurux badanthy abaayo iska wado
@IlhanFarxan
@IlhanFarxan 6 месяцев назад
Koko xijabka wadku quruxbadantahy mashallah ❤❤❤
@osmansokorey-yv7mu
@osmansokorey-yv7mu 6 месяцев назад
Koko xishabka waa ku qurux bdn thy🥰🥰masha Allah 😊😊
@NewFadumo
@NewFadumo 6 месяцев назад
Anagu waxa u naqaan cano qub reer pudlan❤
@mohansayid7233
@mohansayid7233 6 месяцев назад
waa haysaa wali waa la cunaa dawo ahaan 😂😂😂
@SamsamAbdiali
@SamsamAbdiali 6 месяцев назад
Hakabaqin kudhagnow😂 waasax
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 6 месяцев назад
Haa ❤
@sumeyaharun2142
@sumeyaharun2142 6 месяцев назад
Amira marki logu dajinaye ayey aragtay😂😂😂
@macalimfarax2786
@macalimfarax2786 6 месяцев назад
Kooko xajeebka waa kuqurantahay mashaallaa❤❤❤😊😊
@KhadraAxmed-r5e
@KhadraAxmed-r5e 6 месяцев назад
Caano qub Aaladhaha guuley cali banjar
@Fardawsaa093
@Fardawsaa093 6 месяцев назад
Reer puntland hada nahay cano qub baa dhahnaa bahashaas kuley cali banjar kulaha ar reer xamaraaa😂😂
@MiskiMaxamed-y1g
@MiskiMaxamed-y1g 6 месяцев назад
Caaano qub ban dhahnaaa from puntland😂❤
@user-kj2pm9vh5o
@user-kj2pm9vh5o 6 месяцев назад
Ayyy anaa uguu horeye koko
@JamiilaAbdirahman-u2e
@JamiilaAbdirahman-u2e 6 месяцев назад
Koko anaga ciyaal xamar leenahay guuley cali banjar Lee unaqanaa xayawaanka kali ee aftirsada waaye❤❤❤
@FortuneOmar
@FortuneOmar 6 месяцев назад
maqosli karii😂😂
@hope5124
@hope5124 6 месяцев назад
Manooli soo badiya barnamijkaan sundus iyo samiyo gamekaan qosol kadhigeen😂
@NadiirocismaanBiinale-yu7nm
@NadiirocismaanBiinale-yu7nm Месяц назад
Kuuley cali banjar from puntland
@SihaamXajixasan
@SihaamXajixasan 6 месяцев назад
Koko Dhar ciid ii gad
@AyaanCumar-dx4ov
@AyaanCumar-dx4ov 5 месяцев назад
Koko xijaabkaad ku qurux badan tahay inta igu racsan like
@IBRAAHIMABDULAHIGeele
@IBRAAHIMABDULAHIGeele 6 месяцев назад
Koko dumaashu gooormaa nabaraysaa😂😂😂😂
@IqraAbokor-b7m
@IqraAbokor-b7m 6 месяцев назад
Naa bal ridan daya
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 6 месяцев назад
Armaan Lee maahinoo
@najahhasanali2247
@najahhasanali2247 6 месяцев назад
Xidig dhul baa dhahnaa samia aaba kadaran qarandi kulahaa qarandidu waa bahal libaaxa kaweeyn 😭😭😭😂
@RaqiyaShukrijama
@RaqiyaShukrijama 6 месяцев назад
kokoooooooooo❤
@asiyaabdle2067
@asiyaabdle2067 6 месяцев назад
from puntland caano qub aan unaqana
@yusracabdiraxmaan9964
@yusracabdiraxmaan9964 6 месяцев назад
Koko Bismilhi mashallah ❤❤❤❤xijabk le sa ugu shidantahy hdda ogaa lehd wligaa mdhigten wllhi ❤❤❤❤❤
@hodancumar2619
@hodancumar2619 6 месяцев назад
Masha allah koko xijaabka haba bixin wad ku qurux badantahay❤
@AminaanfacAaminaqurux
@AminaanfacAaminaqurux 6 месяцев назад
Mansha Allaah koko xijaabka waa Ku qurxantahay
@ShsjsjaShsususs-oo9jk
@ShsjsjaShsususs-oo9jk 6 месяцев назад
Koko pls Aaan gaarsiino 50k asxaapta yala❤❤😊
@caashabintusaalax9239
@caashabintusaalax9239 6 месяцев назад
Sundas ayaa niga saxan waxar aa ladhaha
@Ciyaalkayaryar1234ll
@Ciyaalkayaryar1234ll 6 месяцев назад
Koko xayawaankaas waa kashiito iyo kuuleey Cali banjar labadaba
Далее
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
NAH UH
00:17
Просмотров 2,2 млн
MAALINTEEDII BAYDHABO
10:51
Просмотров 211 тыс.
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31