Тёмный

SURPRISE AMIIRO AAN GAARI QAALI AH HADIYAD UGA DHIGAY WEY AAMIN WEYSE😱…? 

King Ceyda
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 382 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2 тыс.   
@najmocali6389
@najmocali6389 11 дней назад
Amira iyo ceyda ine is gursadan yaila jecel😍🫶🏻🫂
@hiliyow_officials2253
@hiliyow_officials2253 11 дней назад
Aniiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii😂❤❤😮😢😊🎉
@hamdiabdillahiali1247
@hamdiabdillahiali1247 11 дней назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😊
@XabiiboMacalin-wq5bk
@XabiiboMacalin-wq5bk 11 дней назад
Aniiiiiiiiiiii
@XabiiboMacalin-wq5bk
@XabiiboMacalin-wq5bk 11 дней назад
Aniiiiiiiiiiii
@user-ek4dh2qu6p
@user-ek4dh2qu6p 11 дней назад
Mee❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 11 дней назад
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😢
@XaliimoCadilaahi-ng3kg
@XaliimoCadilaahi-ng3kg 11 дней назад
Koko manshallah❤😢
@xabiiboibrahim151
@xabiiboibrahim151 11 дней назад
Scw Scw Scw scw ❤❤
@HasanMoalim
@HasanMoalim 11 дней назад
Qofkan koko mahan​@@XaliimoCadilaahi-ng3kg
@munaesmail1815
@munaesmail1815 11 дней назад
Scw❤
@munaesmail1815
@munaesmail1815 11 дней назад
Koko im come malysa you Wlcm me sis i m from Ethiopan
@FadxiyaCilmi-y6w
@FadxiyaCilmi-y6w 11 дней назад
Masha allah ceyda amiira hadey cadow lahyd waad ka buustey amiira kaliya kamad farxine anaga dhan waad naga farxisey
@hayaat1311
@hayaat1311 11 дней назад
Ha wallhi dad badan ayaa qalbi xanuunay oo ka xun farxada amiira
@CabdinaasirCabdiraxmaan-g9x
@CabdinaasirCabdiraxmaan-g9x 8 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿
@SowdaAhmed-cv3my
@SowdaAhmed-cv3my День назад
Haa wllhi xaada i istagty farxad darted m.a ❤🎉
@ahmetbidhi3181
@ahmetbidhi3181 11 дней назад
Kusaliya Nabigii ugu qiimaha badnaa wax koonkan Alle abuuray NABI MUXAMED NNKH
@maryan.shooble22maryanshoo49
@maryan.shooble22maryanshoo49 10 дней назад
Scw Scw Scw scw scw
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy 9 дней назад
Scw
@NadiifoNalka-t6b
@NadiifoNalka-t6b 7 дней назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
@yahyemaya1082
@yahyemaya1082 3 дня назад
Scw
@RuunOsman-q1b
@RuunOsman-q1b 11 дней назад
Amira farxadeda wa teena thnks ceyda ka bdn u qalantaa amira qurux sidad aga farxisay allaha kaga farxiyo abowe
@user-po2kc1ge7m
@user-po2kc1ge7m 11 дней назад
Cayda wa mahad santhy anaka dhana naga farxisay Team amira
@DeeqoXersi
@DeeqoXersi 11 дней назад
Xbzsgehv x badge jshxjs
@Abdirizack_ar
@Abdirizack_ar 11 дней назад
Maqal beenta
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 11 дней назад
Alla Cayda maxa sameysay surprise lama dhihi karo 😢 Waligiina sidaas isku garab joga Amiira qurux way uqalanta gaari❤ King Ceyda isn't easy 🤴
@user-lj7zj6qx4m
@user-lj7zj6qx4m 11 дней назад
Hadaa nahay team amiira waku faraxsanhy wey uqallantaa intaan iyo in kabadanba ❤❤🎉🎉Princess 👸 😍 miiiraa
@user-ei5iq8ui6i
@user-ei5iq8ui6i 11 дней назад
Wllhi been igamaha riyadana been lagama sheego xalay waxaan ku riyooday Amiira iyo ceyda oo isguursaday
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 11 дней назад
Ceyda walaalkey Allah hakuxifdiyo adiga iyo maalkaaga isha xaasidka iyo nacabka rabi hakaaxijaabo tanlabaad amiira farxada aadkafarxisay rabi hakaa farxiyo aduun iyo aakhiro wallahi aniga ayaaba ilin iga imaatay markaa furaha gudoonsiisay ooy faraxday ana waanfarxay Allah haubarakeeyo ayadana gaariga laakin halbaay ilaawday inaay bisinka kubilaawdo marka uhore ooy furaha galineysay sikastaba allah haidiin xifdiyo 🤲🤲🤲🤲
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 11 дней назад
Anoo video kale fiirsanaayo bu iso dhacay waa soo orday wllhi waa Aamini waayay inkastoo ceyda deeqsi yahay oo wax walbo wanaagsan Amira u keeni karo hadana lama filaan bay igu noqotay❤ waraa Amiira shaqaa kuu taala gaariga wax yariis eh baa kuu arsanaa waa inaa si 100% eh u barataa cabsidane si 100% is kaga saartaa 90% iyadoo eh baan ogaa cabsidaadu 10% kaasne iska saar Queen ❤😂
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 11 дней назад
anba wlhy sidan ufarxay lee ❤❤
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 11 дней назад
Filim aya fiirsanyy waso orday😂😂
@jabriilcabduqaadir-ej7jq
@jabriilcabduqaadir-ej7jq 11 дней назад
amiira intan in kabadan way uqalanta inti igu racsan like sar
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 11 дней назад
Waa boqorad wax walbo ayada ka qalisan miro dheman🥺❤️‍🔥🫶
@SuhuurcaliSuhuurcali
@SuhuurcaliSuhuurcali 11 дней назад
Asigaba dhahya inta ka badan aya is Taahisha
@jabriilcabduqaadir-ej7jq
@jabriilcabduqaadir-ej7jq 9 дней назад
​@@Gosha-rercaralewarunta
@jabriilcabduqaadir-ej7jq
@jabriilcabduqaadir-ej7jq 9 дней назад
​@@SuhuurcaliSuhuurcaliwlo maxad isledahy
@MulkiSheikh-b5q
@MulkiSheikh-b5q 11 дней назад
Ceyda iyo amiira shaxdina wafahanay anaga lkn waa kufaraxsanahy inaaa saan isku garabtagnatiin kuweyga weligiin saan isku garab istaga
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 11 дней назад
Shaxdu mxay
@CuradaReerShuceepCalikamiin
@CuradaReerShuceepCalikamiin 11 дней назад
⁠@@Juusto-o4bHaa wll dhaxda waxy
@LoukmanLuis
@LoukmanLuis 11 дней назад
ceyda wa gesi wa deqesi wa barii walid allaha ha ku xafido aqriro iyo adun baa inshaallah guulayso boqor mashallah tabarakallaha
@Suusaanomar-x7u
@Suusaanomar-x7u 10 дней назад
Really wllhi keep going my familiy
@MuftahabdiSamad
@MuftahabdiSamad 11 дней назад
Alx ceydow 😂67 video ayad idhaftay in tuu talefan iga halabay alx manta soo af jaray san u soo dawanay iga tag dheh in ay wax idhafan maba jecli sida musalsalki ugu xidhanahay adiga iyo amiiraba❤😂
@NatashaQueenss
@NatashaQueenss 10 дней назад
Much love❤❤
@SacduuXasuu
@SacduuXasuu 10 дней назад
wllhi shaqaa heysaa😂
@Salmonella12
@Salmonella12 11 дней назад
Wan ka helaa ceyda siduu marwalba amiro uga farxiyo ❤aad baa umahdsanthy our king 🤴 ♥️
@YASH______YARR
@YASH______YARR 10 дней назад
Illahi haku siyo ceyda cml 😮😊
@najmocali6389
@najmocali6389 11 дней назад
Team ceymir hada tahy like haiga xasdin😭🫶🏻🫂💗
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 11 дней назад
💖👸🤩
@JacfarNur
@JacfarNur 11 дней назад
Camiir madaxiisa kugu masinin ogaw 🤣
@najmocali6389
@najmocali6389 11 дней назад
@@JacfarNur he ya igu siise😂
@ikraam_72
@ikraam_72 11 дней назад
Alla see ku aamina😂😭wax gaari supprise inuga keenaya maxa u weyna team faqiirin 😭😂😂ceymir gar io gardaro waa nii wata love u❤️😂
@maxamedaxmedaadan8489
@maxamedaxmedaadan8489 10 дней назад
Waxan cml.marka aragto is ku dhax markee lagu soo qabtana xagee ka keenta nmbrkyga😂😂
@SharmarkeShako
@SharmarkeShako 11 дней назад
Jah walaal tinimada laguu sheegayaaba waa intaa alle wlltinamida ha barakeeyoo❤🎉🎉🎉
@FalisFilsan-n9q
@FalisFilsan-n9q 8 дней назад
Ceyda dumaashi amiiro adaa ugu farxisay❤❤❤
@FarduusSalax
@FarduusSalax 11 дней назад
Heesta dharka gaadhiga wuxuba waa isleyiihiin hanbalyo queen ❤🎉😂
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 11 дней назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@sovasomalia4737
@sovasomalia4737 11 дней назад
🎉🎉🎉❤❤❤😢😢😢😮😮😮😅😅😅❤❤❤❤
@ZeinabMuhamud
@ZeinabMuhamud 11 дней назад
❤❤❤❤
@XaiiboShariif
@XaiiboShariif 11 дней назад
Waa runtaa zxp qaali ah hecelka kadhexeye😂😂😂😊😊
@MaslaxMideeye-o3g
@MaslaxMideeye-o3g 11 дней назад
Scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕
@IsmahaanArwaax-cj7ky
@IsmahaanArwaax-cj7ky 11 дней назад
صلى الله عليه وسلم
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 11 дней назад
Omgtttt amiira ninki u qalmy hde heshy wlhi m.a ceyda boqor thy wlhi😩😩😩😩😩
@Samia5-v8w
@Samia5-v8w 11 дней назад
Ceyda hada team ceymir nhy wuu naga farxinaya😭💋💋
@FadowsoYuusuf
@FadowsoYuusuf 11 дней назад
Aad iyo aad mashllh ❤❤
@TheReal_Man
@TheReal_Man 11 дней назад
Ayada oo saas ay tahay dumarka waxay jecel yihiin ragga dhibaateya ma jecla ragga ceyda oo kale ah
@Rumaanabdilhi1122
@Rumaanabdilhi1122 11 дней назад
@@TheReal_Manala walalo ben hanaga shegin raga naxrista badan wlhi wa jeclnhy nafta mesha uron unba jeclata 😢
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu 11 дней назад
Walhi waa runta❤​@@TheReal_Man
@Najma_mohammad
@Najma_mohammad 11 дней назад
Next arooskina Ilahy haka dhigo ❤😭🫶🏼ilahow isha cadowga niga haay mine’s 😍
@MldMouktar
@MldMouktar 8 дней назад
@@Najma_mohammadmasha
@123mohamedh
@123mohamedh 11 дней назад
ceymir ciyaarta xaadda kadaayah soo gabgabeeyga guurka❤❤❤
@SalmoDirie
@SalmoDirie 11 дней назад
Aan kuwada salino xabiibkeena muxammad scw ❤
@ApdifataH-n7u
@ApdifataH-n7u 11 дней назад
Scw
@FaizaMacalim
@FaizaMacalim 11 дней назад
Scw scw scw
@aminaomar6306
@aminaomar6306 11 дней назад
Scw
@habonmusse7893
@habonmusse7893 11 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-po2kc1ge7m
@user-po2kc1ge7m 11 дней назад
Amiira si wacan ugu mahad celi cayda wu uqalmaa wlhi waa wax yaro wanagsan MN Sha Allh
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 11 дней назад
Masha Allah isna guursada waan isla kiin jecelnee king 👑 Cayda iyo Amiira 👑 qurux.❤
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 11 дней назад
2025 Lagursanaya amera
@DRMOHAMADMUUSESHARAF
@DRMOHAMADMUUSESHARAF 11 дней назад
Inshallaah waxan rajaynayaa wakhti ka dhow
@MalyanQurux-k8w
@MalyanQurux-k8w 11 дней назад
Boqorka wax walba o qaali ah waxa ugu qaalisan thy boqoradisa m.a 👸🤴❤
@user-dm6ih5ww9b
@user-dm6ih5ww9b 9 дней назад
Ceyda boqoradisa waa amiirada
@fatmamohammed1701
@fatmamohammed1701 11 дней назад
Ishaa dadka xasidka alaha idinka qabto ceydow adna gabdha arooos dagdag cadowgu ha jabo ❤
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 11 дней назад
No way. Waa hadiyad aad u qiimo bdn ba siisay M.a🥳 Thanks ceyda eebow cade🫶😻
@salaadoaxmed1460
@salaadoaxmed1460 11 дней назад
Weey uqalaanta amiira gari waa qoofta galiya ee 1m ceyda gaarsisay you tube gabar laa aan manuraayo🎉🎉❤❤
@munamaanka8020
@munamaanka8020 11 дней назад
Magaarsiin lkn wee isgarab qabteen😂😊
@salaadoaxmed1460
@salaadoaxmed1460 11 дней назад
Saax weey is garaab istageyn​@@munamaanka8020
@ashaoali8020
@ashaoali8020 11 дней назад
Magaarsiin laakiin waa isla sheqeeyeen congratulations for Amira
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 11 дней назад
Way wada shqeyen cid cid kle wax gaarsin karta ma jirto👍
@salaadoaxmed1460
@salaadoaxmed1460 11 дней назад
@@ashaoali8020 yees
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 11 дней назад
duco hooyo iga xanuusan oo maanta kooma gashay ilaahow ka saar yaa rabi caafimaad sariica sii ilaahow cimri dheer iyo cibaado suuban murugo saa ida ihaysa igu duceeya hooyo Cayda please pin 📌 igu qabo
@MabsudAbdirahman
@MabsudAbdirahman 11 дней назад
Allah haku caafiyo wll hooyo
@RaxmoMaxamed-ws9dq
@RaxmoMaxamed-ws9dq 11 дней назад
Alle hakucaafiyo wll
@maryanhussein8419
@maryanhussein8419 11 дней назад
Hooyo caafimad taam ah alaha siiyo xanuunkana dambidhaaf allaha oogadhigo Aamiin🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 11 дней назад
Alle hakuu cafiyo wll hooyo waa lama huraan inshllh cafimaad degdega❤
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 11 дней назад
alle ha kucaafiyo
@nuramohamed6086
@nuramohamed6086 11 дней назад
Videoga faraxad ayan ku dhamaystay.wuxuna aha kii igu faraxda badna❤❤yaa ila jecel inay isku yacan Amiira iyo cayda?❤❤❤wayo waa dad isku qalama oo isku qurux bdn
@fatimaibra3819
@fatimaibra3819 11 дней назад
Masha Allah team qab qab hadaa nahay wxaan cml waaba farxadeena manoo dhibna Amiiro wxii lasiyo ee kufaraxdo anakane sideeda ookale ayaan ufaraxsannahay horay usocda cadow Allah niimatusiyo
@MohammadOmar-i7h
@MohammadOmar-i7h 11 дней назад
Ana kuwada salino nabiga maxamed scw
@MasbalAbdi-sj5yu
@MasbalAbdi-sj5yu 11 дней назад
Scw scw scw
@Kadarba3
@Kadarba3 10 дней назад
Scw❤
@shaymanura5389
@shaymanura5389 11 дней назад
Way uqalanta amira wlhi xafladiisi way uhagar baxday wixi cuna aha ayaga kariyay🎉❤
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy 11 дней назад
AMIIRA Bismilaah wey ilowdy😩 Anaa kuu dhahy akhwanteey🥹❤ Ilaahy haku barakeyo❤ Ceyda jazakallah
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 11 дней назад
Wlh anigaba qalbiga kala dhahay
@Simaneyy
@Simaneyy 11 дней назад
Farxadaa kabadatay wey ilowday lkn anaga udheheeno😂
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 11 дней назад
Tnxx Qalbi wanagsaney❤
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy 10 дней назад
@@YahyeHazen-qp2ji ❤️
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed 11 дней назад
Strong woman 👩 💪🏻 🤍🖤 Ninraged oo istaagilo in lalasabixo wlhi ceyda waa wiil wngsn oo leh saxiptinimo iyo walalanimo ixriram illah haiikaa xafido apwh mcn😢 Illah wx niidhibo niima tuso dhamantiin😢❤
@Kowtharkiin
@Kowtharkiin 11 дней назад
Masha allah illhow caydo kale nasii yaarabi iyagana isku barakee🎉😢😊
@deeqocraxmandagan5663
@deeqocraxmandagan5663 11 дней назад
Allow asad laxaadkiisa udhameystir yarabi 😢😢😢😢😢
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 11 дней назад
Aamiin Ya Allh
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 11 дней назад
Allahuma amiin
@AliaMahammed
@AliaMahammed 11 дней назад
Aaamiin yaa rabbi😢😭
@AsmoAbdulahiGabow
@AsmoAbdulahiGabow 11 дней назад
Aamiin yaarabi😢
@Xaliima35Hasan
@Xaliima35Hasan 11 дней назад
Aamiin ❤
@quenazuu6580
@quenazuu6580 11 дней назад
Amiiradeena farxdeeda inta ila jecl one like 😂❤🎉
@Sofiacendada-d5t
@Sofiacendada-d5t 11 дней назад
Jacaylkii uu uqabay tartariib uu soo baxayaa🎉😂❤
@SadiacadeYy
@SadiacadeYy 11 дней назад
Soo mhm😂😂
@hafsaAli-x3w
@hafsaAli-x3w 11 дней назад
Dhibka dhaf😂😂
@NazhatNiishuu
@NazhatNiishuu 11 дней назад
Ha wllhi😂😂😂
@Faatmac
@Faatmac 11 дней назад
Ala run badnidaa ani maa ku dhaley qalbiyyy 😂❤😩😭🤣
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 11 дней назад
Masheeegee marka 😂😂
@FadxiyaClaahi-ev3yt
@FadxiyaClaahi-ev3yt 11 дней назад
Amiirka manta amiiradiis wu ka farxiya m.a Ilaahayow calaf iskugu dar aamin m.a kuwaygiih
@Afnaanquruxcali
@Afnaanquruxcali 11 дней назад
Ceyda thank you anaka dhan naka farxisay hada nhy team amira ceyda amiiradenna no ilaali😊😊
@WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo
@WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo 11 дней назад
Ceyda iyo amiira hambalyo guurkiina guur kheir ceymir ❤🎉💋
@ikraam_72
@ikraam_72 11 дней назад
Alla lkn cawa amiira nacabked qalbada jabte ceyda waa iskadaba qor qorta aa meeel walba ka tagneden 😂😂dahab gaari maxa ku xigo diamond suga wax badan qalbada nii jabi donto😭😂😂
@user-wg4rc1ni2d
@user-wg4rc1ni2d 11 дней назад
wlhi waa runtaa
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 11 дней назад
team ciilan balan waye iney naxdin udhin taan asaladode amiiro wey kahari wayene😂😂😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 11 дней назад
Xaasidku darbiyada ha jiiro😂❤
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 11 дней назад
Saaxiibadii isku qaaliga ahaa walaalihii isku garabka ahaa is dhiirigaliyayashii is jeclaa Caymir waan idiin taaganahay anigu ❤❤❤❤
@cqaadircali-xs5hu
@cqaadircali-xs5hu 11 дней назад
Amiiro xitaa sikamada udanbeeyay waa is iloowday farxad darteed mhdsnid ceyda❤❤
@NALEEYCali-ve8ty
@NALEEYCali-ve8ty 11 дней назад
Masha alaah ceyda waa gob gob dhadhay walahi dad isfah may marana walalo ah ceyda ilaasho amiiro waa saxiib wanag san wax sin kaliya ma ahan ee waa wiil fican❤❤❤❤❤❤habalyo amiradena ❤❤❤❤❤
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 11 дней назад
Cayda amiradena wadkafarxisay tnkiz weuqlanta quruxbadanteda❤😢🎉😮😊
@DahaboFaarah
@DahaboFaarah 11 дней назад
1
@NaciimaSihaam
@NaciimaSihaam 11 дней назад
Boqolal qof oo ka xun aya soo cawadi doona oo isku jira nin iyo nag magaca amiira dhibayo ilahayow ishoda ka qabo aamin❤️♥️
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 11 дней назад
Ilahow ishoda noga ilali boqoradan yar😩
@MaryamaAli-g1h
@MaryamaAli-g1h 11 дней назад
Xaqiiq ❤😊
@munamaanka8020
@munamaanka8020 11 дней назад
Wlhi been waaye soo qorooyaan😂😂😂
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 11 дней назад
Dadkii ka xumaa oo dhan caawa caloosha huraysa😂
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 11 дней назад
Wale waa runta tiktok markii lageeyo comentiga kucaawaadayaan lkn wax makabadali kara 😂
@FardowsoMaxamedGarre
@FardowsoMaxamedGarre 11 дней назад
Masha allah ceyda waxaa tahay qof aad u wanaagsan alle ha ku dhoowro
@hawofarah5577
@hawofarah5577 11 дней назад
Mashalaah Cayda qof adoo lake ah Aduunka Alaha kubadiyo Amiira waa istaahidshaa gaari iyo wax labadanba guuleysta team 27 l love you guys ❤
@NasriFarah20
@NasriFarah20 10 дней назад
King cayda waad mahadsanta saa amiiradeena oga farxisay anagana waad naga farxisay mahadsanid Amiira gaariga ilaali yaah cayda lee qaad sundus iyo macalimoow iyo aj gariga yey jabin ilali😂kaftan
@MuhaCumar
@MuhaCumar 11 дней назад
Inta og kayda inuu amiira jecelyahy like 👍 iisara ❤🎉😊
@ChaabIlyaas
@ChaabIlyaas 11 дней назад
La badooduba way isjecelyihin❤
@MuhaCumar
@MuhaCumar 11 дней назад
@@ChaabIlyaas been maaha walhi
@Abdullahimahamed-t3f
@Abdullahimahamed-t3f 11 дней назад
Team Amiira qurux one like 😊
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 11 дней назад
O my God wr kuwani lamaano waa dhaafen waa zxbo waa walalo waa lmaano qeyz iyo leylo lbadan baa noo badalay❤️‍🔥🥰king ceyda iyo qu een amiira top youtubers❤️‍🔥🔥
@user-nw3yi9fx1o
@user-nw3yi9fx1o 11 дней назад
Amiiradeyna xabibti il xun kuma aragto intaan kabadan wad u qalantaa quruxey shukran ceyda abowe 🎉🎉🎉
@foziaali7610
@foziaali7610 11 дней назад
Waan idiin fahasanahay Amira iyo Cayda 😂😂😂bt we are happy for you Amira she deserves this and much more ❤viva to all single mothers ❤
@AbdallaAbshir-y8c
@AbdallaAbshir-y8c 11 дней назад
Cayda zxb mahadsanid amiira waad ka farxisay amiira dareewalad cajiiba
@nafisaabdullahi8462
@nafisaabdullahi8462 11 дней назад
Ani shaxdan ma fahmin dharka iyo gariiga 😭😂😂waxiina wa fahmona anaga😢😢
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 11 дней назад
Aroos wcn 💖🤩
@RaxmoMaxamed-ws9dq
@RaxmoMaxamed-ws9dq 11 дней назад
😂😂😂
@Zaarah1234
@Zaarah1234 11 дней назад
Hadana wax badan soo socdo kuhayaan maanta dhan maxaa is leedahay marka 😂😂❤
@hibocuthman6093
@hibocuthman6093 11 дней назад
Afarahaan afrti atrisho bdiyo iyo nurdiin caml wyo iskafahan waagi ay shekesn jiren😂😂😂
@abdinurali4414
@abdinurali4414 11 дней назад
shaxdaa fahantey iga daba gee bal ana
@nimraahmed6367
@nimraahmed6367 11 дней назад
Omg 😲 😱 😲 suprice waali ah wye wlhi sxp jira tahay ceyda jiro oo joog wllke
@MuftahabdiSamad
@MuftahabdiSamad 11 дней назад
Waa warey ceyda iyo amiira san u jeclahay lee in ay mar walbo isgarabtaganadan ma. Illhay adin xafido hadan nahay team amira iyo team ceyda isku faraxasanaada waligin waxabad mooda in la isugu talagay yarabi labadan isu calaf wan is la jeclahaye waliba si qalbiyan ah ala isku qurux badana asxabta amin soo dha in illhay ducadena aqbalo in sha allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋❤😍❣💟
@jiijocabdicasiis3536
@jiijocabdicasiis3536 11 дней назад
Wwwwww wa aamini la ahay wallaahy m.a nolada weligiin iskuwaara 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@samarmohamed4226
@samarmohamed4226 11 дней назад
team ceymir like🔥😭❤️
@user-if5iv7wl4f
@user-if5iv7wl4f 11 дней назад
❤❤❤
@BaninIsmail-e5q
@BaninIsmail-e5q 11 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@user-if5iv7wl4f
@user-ne5vc3ip5z
@user-ne5vc3ip5z 10 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@Mohamedyarisow84
@Mohamedyarisow84 10 дней назад
see wax yeshay qac hhhh
@AbdiAhmed-k5e
@AbdiAhmed-k5e 10 дней назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 11 дней назад
Wllhi marka loo fiiriyo sanad iyo barkan u danbaysay ama laba sano oo wax yar ka dhiman tahay iska dheh siday Amiira ceyda u garab istaagtay u dhiirisay Gaari iyo wax ka badan ba way istaahishaa waayo qof Qalbi wanaagsan daacad eh karti badan xaasidnimo aqoonin oo sida wllsha kula dhalatay cml kuu caawinaysa sida lagu helo way adag tahay wax walbana waxa keenaya is fahamka dabeecadooda oo aad u malayso ba inay hal qof yihiin kolay ani qoraal xataa kuma soo koobi karo is fahamkooda so ceyda waxan ku leenahay hadaan team Amiira nahay aad iyo aad baad u mahadsan tahay❤
@Samia5-v8w
@Samia5-v8w 11 дней назад
ALA CEYDAHEENA SAA AMIIRADEENA UGA FARXISAY❤❤❤😭😭😭😭
@AmiiradaT27
@AmiiradaT27 11 дней назад
Illahey ha isku kiin barakeyo calaf a dhamaad laheyd Illahey ha isku kiindaro ceymiir 😩❤🎉
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 11 дней назад
Ayyyy❤ Team Qab Qab isn't Easy yaqay ❤ Ceyda iO Amiira Allow Noo Dhaaf yarabi ❤
@Cayuni1
@Cayuni1 11 дней назад
Masha Allaho tan wllhi waa hadiyad diii ugu qalisanayd an arko la is gudonsiyo Deeqsi unbaa bixin kara🤴❤️ amiira way mudan tahay wax ka badan❤👸 team Qab qab falaraha raaca 😩😅
@hodanmaxamud6978
@hodanmaxamud6978 11 дней назад
😂 hada maad aamintay
@BadeedBadmaax
@BadeedBadmaax 11 дней назад
cayda waan kufarxay ninka raga sidaas ayaa lagarabaa inuu uqiimeeyo xaaskiisa meherka hoos ayuu udhay maaha maya ha dhihin waycadahay xaaskaaga ayaa wax qaaliya kaa mudan kaliya❤❤❤❤❤❤guuul
@Kafiaali5281
@Kafiaali5281 11 дней назад
Xaaskeee😂😂 wlhi ma aaminsni guur iyi wxs waa saxiibo wlalao ah oo xili ksta is garabtaagan gaadhigina garan mayno cid bixisy run iyo been rabaa naga og that is it😊
@hodanmaxamud6978
@hodanmaxamud6978 11 дней назад
😂😂😂 ma aamintay imika inuu isagu u iibiyay reer RU-vid waa daacad ilayan ​@@Kafiaali5281
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 11 дней назад
@@Kafiaali5281bal car kasooo saar laba gaari iyo dahab iyo hadyado isa siiisa hab walaalnimo iyo saaxibnimo 😂😂😂team27 sheeeko camal la aantu haysa wey Naa qofka wlalnimimo intaas ku bixinaayo asooo qof la socon
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 10 дней назад
Mansha Allah wlldy amiira iyo cayda alaa yaxfid wllo noolada intay nolali jirto mar waliba sidaa isku garabtaagnada oo ku dadaala in mid walba kakale kataliyo goo forward wlldy
@NaciimaSiyaad
@NaciimaSiyaad 11 дней назад
Anaa amini la bee say amira u amini team ceymir marnaba no hoos ceyda tnx yaqeyy🎉❤😊
@almiitaofficial1263
@almiitaofficial1263 11 дней назад
Ayyy qalbiga jacayl jacayl dareemoya inti ila dareemaysa like 😂❤
@Rayaan277
@Rayaan277 11 дней назад
Kusali nabigeena muhammad scw kadib wll iso booqo ❤❤❤❤🕋☝🏼
@MaslaxMideeye-o3g
@MaslaxMideeye-o3g 11 дней назад
Scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕 scw 💕
@user-jn4gt8qp8t
@user-jn4gt8qp8t 11 дней назад
Ayy hambalyo Amira qurux cayda thenks yaqey waxa sosocdanaa wan sugii la ahay❤
@user-sm2ob7wj5w
@user-sm2ob7wj5w 11 дней назад
Walalayalow wadba isjeceshihine dadkuna wa islakin jclyihin mantena waba cadeysate hadana gari hadyad usiise jclkina so bandhigo isguursada wad isku sobaxeysane dhaqsada isguursada
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 11 дней назад
Inshallah 2025❤👩‍❤️‍👨👰‍♂️
@SuhaybXakame666
@SuhaybXakame666 10 дней назад
TEAM KING CAYDA ON LIKE 😮🎉👍
@OMARAHMED-Talyani
@OMARAHMED-Talyani 11 дней назад
Haliimo waligaa hanaga shakin😎 Legend Cayduruus guuleeso bro
@nimcomohamed9857
@nimcomohamed9857 11 дней назад
Dharka cadaanka gaadhiga say isku match garaneyan ❤😭😭omg hambalyo aroos wacan ceymir
@DheemanAbdi-kv4bp
@DheemanAbdi-kv4bp 11 дней назад
Waaw cayda thanks anaga dhan waanaga farxisay amiira wey uqalantaa
@Halazremo
@Halazremo 11 дней назад
naagta mahri niyow zxp,,,,,,,, king ceyda
@Nihal12342
@Nihal12342 11 дней назад
Amira waa u qalanta sis qaali ❤️ wllkwy ceyda Wll yaqaan qiimaha qofka leeyahay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 11 дней назад
ala markay Amiira 1.2m gaarto haduu usoo aadi lahaay gaariga belo ahaan lahaay lkn mar hadii 2M ahayn waxba yaanu kusoo aadin saanaba ku qaadanay gaariga ❤😂
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 11 дней назад
Mrky 1.2m gaarto wxa laga yaaba in waxkle lasiiyo😂❤❤
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r 11 дней назад
Sabb laan gaari qaali liskuma siiyo wx lee jiro ee soo bandhigtaa xidhkeen waxa laqariyoooo qudhab kujira bisnkeee😮😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 11 дней назад
Aar adigaa 😂😂falaaraha raac 😂❤ee kadhac wax walba waa cadyihiine😂
@naimadahir519
@naimadahir519 11 дней назад
Gariga kiro wye waana saaxibdis kabadan uqalantaa aqwan neefso
@SuhuurcaliSuhuurcali
@SuhuurcaliSuhuurcali 11 дней назад
Hesta ka fahan
@Samiira-l8e
@Samiira-l8e 11 дней назад
​@@naimadahir519iska ooya hee
@Munaqaaali27
@Munaqaaali27 11 дней назад
​@@naimadahir519 ma adaa soo kireyay mise waad ogeed na isku xishood haday zxpti tahy iyo haday jacylkiisa tahyba adiga wax kama galine
@MuniirocllaahiMuniiro
@MuniirocllaahiMuniiro 11 дней назад
Ala saan ufaraxnay hdaa nhy team amiiradeena cayda waa mhdsan thy amiiradeena hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
@ChaabIlyaas
@ChaabIlyaas 11 дней назад
Anu labaduba caymir u ahay
@muqtaar1726
@muqtaar1726 11 дней назад
Waligiin sidaan isku garab istaaga ceydana adigana hadalo qurxoon u adeegso gabadha szp nin adag baa tahay amiirana wa qalo ❤
@Somalionelove
@Somalionelove 8 дней назад
Aroos ayaaan sugaynaaaa iyo jecayl iyo waaro thanks waaa iga codsi iyo casuumaad from mogadishu guys come on Amira yes 🎉🎉
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 11 дней назад
Team ceymir one like 👍❤
@Samaroonsiciid-zb2qk
@Samaroonsiciid-zb2qk 11 дней назад
Ceymir waayo😂
@dayibupdullahi7440
@dayibupdullahi7440 11 дней назад
Amiiro iyo cayda​@@Samaroonsiciid-zb2qk
@FaadumoCabdul-s5x
@FaadumoCabdul-s5x 11 дней назад
Wlhy amiro qurux wn la farxy ceyda nin raged baa thy ka badan bey u qalantaaa wa qof qiimo badan
@basrocaliaxmed9336
@basrocaliaxmed9336 11 дней назад
Waan amini wyaya ani xitaah wlhi m.a wlhi waa ka farxisay❤🎉
@Duniaadan-t8o
@Duniaadan-t8o 11 дней назад
Dar Alle idhin jeclhy wlh guys 😍
@Munaqaaali27
@Munaqaaali27 11 дней назад
Ayyyy halkee is keeya amiiradeena ka badan u qalantaa qiimo badanteena❤🎉
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh 11 дней назад
Team king ceyda and amira qurux on like ❤😊❤ Hampalyoh Hampalyoh 😮😮
@inacawil4092
@inacawil4092 11 дней назад
Tolow 😂aniga iyo saxbday gorme nolosha noo kufaysa😂
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 11 дней назад
Omg hampalyo my queeeen🥺❤❤❤❤alla saa ugu farxay lee amiiradayda farxadeeda jecliyaaa❤❤❤
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 11 дней назад
Waaaw sidaad amiiro farxadeeda oga talisay inaba caadi ma ahan waaw kuwaygii waa idin jeclahay 🎉❤
@haninuura
@haninuura 11 дней назад
Way way waxn surprise wey dhaafeen videogn meel sare hala gaarsiiyo asxpta❤
@FarhiaDahir-k6x
@FarhiaDahir-k6x 11 дней назад
Amiiradeena way uqalanta inta iyo jn kabadan ❤
Далее
AFDUUB
51:17
Просмотров 151 тыс.
ЗАБЛУДИЛИСЬ В ТРАВЕ #shorts
00:25
Просмотров 370 тыс.
TEAM 27 YAA UGU DAROWAL SAN// GABAR AMA WIIL …?
10:48
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 126 тыс.
ЗАБЛУДИЛИСЬ В ТРАВЕ #shorts
00:25
Просмотров 370 тыс.