Тёмный

Taakeeye Iyo Dr Qoys ''IFUR IFAHAN MA AHAN, IFUR WAA IFUR, DOOD XASAASI AH ARRIMAHA QOYSKA 

Kaaraamardha Tv
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

This video is about Taakeeye Iyo Dr Qoys ''IFUR IFAHAN MA AHAN, IFUR WAA IFUR, DOOD XASAASI AH ARRIMAHA QOYSKA

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@caliali2324
@caliali2324 Год назад
MashaAllah
@user-ul8nm8cj9i
@user-ul8nm8cj9i Месяц назад
Adeer c/raxmanaw waamaa lagabaxay nin kaligii waxguursadoo waxbixiya hada reerka waalawada dhistaa
@user-ul8nm8cj9i
@user-ul8nm8cj9i Месяц назад
Haye geesi maxaatidhi hooyonimadu waa wax aad udaciifa
@user-ul8nm8cj9i
@user-ul8nm8cj9i Месяц назад
Wax waliba waalawada bixisadaa mrkaa xaqiraada iskadaaya adiyo 4xaasleba
@hamisahassanisbariije2659
@hamisahassanisbariije2659 8 месяцев назад
Ma adinkaa la idinka dhagaystaa inaad meeshaan la soo fariisataan 100% rag reerkooda dayaca ma jiraan ee waxaa jira hooyooyin 100% reerkooda dayacda. Adinku dadka luminina oo walaashaa iyo gabadhaada dambi haka galinina.
@user-ul8nm8cj9i
@user-ul8nm8cj9i Месяц назад
Wariyow laba inamodo dumarka uciil qabad meesha nosofadhiisisee waakusidee
@rodamohamud4115
@rodamohamud4115 Год назад
2 dulayste o is helay
@shukriomarmohamed2076
@shukriomarmohamed2076 4 месяца назад
Waadad waalan
@shukriomarmohamed2076
@shukriomarmohamed2076 4 месяца назад
Shoowite yaal beta dadja kadaayap
@Caliabdi07
@Caliabdi07 Год назад
✊✊
@abdallajama1823
@abdallajama1823 4 месяца назад
Dufoow maxaa belo isutimi
@hhaji6556
@hhaji6556 Год назад
Ilkacasoow waan kutaageeraa fadlan waxanookale mardanbe hanookeenin. Hooyooyinka kaligood caruuraha korsaday ayaa kabadan 5goor inta,aabo kaligii koriyo. Nin haduu koriyo caruur asaguba naagbuu bishaaba doontaa .
@hhaji6556
@hhaji6556 Год назад
Tuugti haweenka dulaystay ee raganimada mooday inay haweenka, uxoogsheegtaan ayaabad ilkacasoow fursad usiisay xaqdarada dumarka, inay ku tiigsadaan.
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Год назад
Yaah caafimaad majitaa?
@hhaji6556
@hhaji6556 Год назад
Labadan nin iyo xaliye kayleeyihiin waxay qabaan cudur haween layidhaahdo gabadh walbaa waa hooyadaayookale markaad nintahay Wiilkuna waa, aabe markay dumar joogo meeshaas. Xayawaankanoo kale mardanbe hanookeenin.
@user-ul8nm8cj9i
@user-ul8nm8cj9i Месяц назад
Been bd iskusheegtay edo
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 Год назад
Oo adeer sufyaanoow soo majiro nin aan isna diin lagu dooran oo dhibku yimaado agga😳
@ibrimzahra2982
@ibrimzahra2982 11 месяцев назад
Waar sufiyan walli cdaymo ma waydissey
@im1064
@im1064 Год назад
xitaa uma qalantid faallooyin
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Ninkan waa jaahil weeyi caruur hoyadood wax u dhama ma jirto
@hhaji6556
@hhaji6556 Год назад
Labadan beenaale dadka hahorkeenin fadlan.
Далее
Standoff 2 is a true horror! #standoff #horror #meme
00:13
PAL PUT WILL MAKE UGANDANS FORGET MICHO - DAN NTALE
2:51:47
WAAR DEG DEG AH OHH!!?
24:52
Просмотров 411