Тёмный

Taakeeye waxuu dilay Walaalkay Wariye Mahad Cadde | Waraysi Ahmed Aadan Hassan. 

SSTV
Подписаться 473 тыс.
Просмотров 261 тыс.
50% 1

Rukumo Channelka Cusub ee Dhabkahadal TV
/ @dhabkahadaltv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like SSTV
Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@sharmarkemaydhane4880
@sharmarkemaydhane4880 3 года назад
Wariye waa garsoorka umada masha allah walalken waa wariye dagan oo masuulnimo ka muqado mudana in lagu daydo sxb hore usoco
@v7awa8v99
@v7awa8v99 3 года назад
Kollay afsoomaali xumo idinka idinku eedayn-maayo
@monahussein4402
@monahussein4402 3 года назад
1991/4/9 waxay ahayd maalin talaada ah iska saxa
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 года назад
Fitnada lala wareegayo waan soo dhoweyneynaa laakiin waxaa hubaal ah ninkaas Habargidir ee Sufyaan haddii wax layeelo oo dhib yar gaaro. Waxaa hubaal ah in Rag badan oo mutacalimiin ah leyska ugaarsandoono. Sufyaan waa Saleebaan ee ogaada. Walaahi maqoslaan
@africanmap2087
@africanmap2087 3 года назад
MADAXWEEYNE FARMAAJO OO 6 BILOOD CODSADAY GUDIGA DOORASHADA BADALAY, HESHIIS CUSUB DAAWO. *ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-IYVWsBDlhSo.html*
@falaqfaluq482
@falaqfaluq482 3 года назад
@@Yusufxasann daaroodkan waxay wadaan qorshe shirqool ah nacalaa ku yaal
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Cabdi Sheekh Cali Cabdlile kooshin Carab'salax We never forgetting Our brother Mahad Adan xasan Xafiduhulaah Ilahow Unaxariiso Ami
@suadali9269
@suadali9269 3 года назад
aamiin aamiin ilaaheey ha u naxariisto aamiin
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 года назад
Asc. Abdifatah osman, waa ku salaamay waa arin xanuun badan,, mana ogayn qasidan xanuun badan,,, xaqa babiiadam qofkii dhiig gala dunida maku sii noolan kara,,
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
@@abshirhassan3848 yes haa walal QagarQabe Gacan kudhiiglihii if'& Akhiro libanimayo Walee Akhiraa WarJiraa Alow ale ilaahaaJira #?lol
@seynabahmed5742
@seynabahmed5742 3 года назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
Waxa yaab ah in Qaatilkaas Dilay 5 wariye uu maanta Kenya joogo isaga oo 4 xaas leh , hadana calanka Somaliyed shaydaan iyo calan gaalo ku sheegaya .. waa in ay Dowlada Somaliyed soo qabataa si cadaalada dadkii uu dilay loo hor keeno Kenyana laga codsadaa in ay ninkaas soo qabato .. xaqa ha loo hiiliyo .. in dhiig somali la daadiyo waa khalad sida aan maqlay wuxu u dilay in uu isagu noqdo wariyaha kaliya ee radio muqdisho waqtigii burburkii
@cashocasho3097
@cashocasho3097 3 года назад
Ilahow xaqa Soo Saar adiga wax og hdii dadkan hdii ay run sheegayan ninkan dhiiga ka Soo Saar adiga awood leh 🤲🤲😭
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 года назад
asc axmadow wallaale illaahay walaale iyo intii ladhimatay samir iyo iimaan jamiila haydinka siiyo dhamaantod insha allaah
@ahmedabdulahidiriye7992
@ahmedabdulahidiriye7992 3 года назад
Mahad Xasan Aadan allaha u naxariisto wuxuu ahaa macalinkaygii sayniska iskoolkii hoose dhexe dhamme yasiin cartan markaas oo ahayd markii uu ku biiray idaacada Redio Mogadisho taariikhdu waxay ahayd 1986 waxaan ku xusuustaa intuusan bilaabin casharka jornal uu wato buu ku matali jiray weriyenimada oo classka ku dhex akhriyi jiray weeddhihiisa waxaa ka mid ahaa madaxweynaha ummada jaale siyaad ayaa mnta booqashi ku tegay meel hebel iyo hebel mahad Cadde wuxuu ahaa nin qalbi wnaagsan markii danbana weriye caan ah oo tvga iyo refioga labadaba codkiisu ka baxaan buu ahaa Allaha u naxariisto mahad mihnada weriyanimada wuu jeclaa markaan qaxnay oo aan tegnay kismayo oo aan muddo jognay baa la ii sheegay in la dilay Mahad xasan isagoo lagala baxay idaacada gudaheed Hadalkaan idhi wuxuu ahaa allah NAxariistee Mahad jeceylkii shaqada ummada soomaliyeed uu hayay buu u dhintay allaha u naxariisto Mahad
@aadameidle6307
@aadameidle6307 3 года назад
Axmadow Alle ha"u naxariisto wlalkay balse warkaagu wuxu kusoo ururay (Baa la'iyidhi sida la yidhi) waxase kuu wacnayd dadkii Khabarka kusoo gaadhsiisay inta kanool ee aad garanayso inaad cadaynta udayso ood Aakhiradaada utudhato SSTv wan idin Salaamay
@abdisaid7694
@abdisaid7694 3 года назад
AC. Taakeeye inuu ka cararo Magaalada hada uu joogo ayaa laga yaabaa hadaad sidan baaritaanka u shaacisaan. Waxaa ila haboon in baaritaankan aad wadaan oo kale aad shaacisaan marka Taakeeye la qabto. Hadana aad joojisaan waraysigan liveka ah oo dambe waayoo inuu daawanaayo ayaa laga yaabaa. Ee rethink sameeya. Mahadsanidiin
@abdisaid7694
@abdisaid7694 3 года назад
Hadane warkan ka saara RU-vidka
@fabdule4845
@fabdule4845 3 года назад
Asc illaahay waxaan waydiisanaynaa Inuu soo qabto ninkaas muduu xaqdaro ku noolaa ku soo ceeshay xaqu ha soo qabto insha allaah
@ifrahali5667
@ifrahali5667 3 года назад
mesha Kaliya uu aadi karo haddu baxsado baa cadaado
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 3 года назад
Oo yuu kacararayaa waxaadu waa 'dabagaale ari dilay maarakteen'
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 года назад
@@ifrahali5667 DHILAA KU DHASHAY DHIIGIINA IYO XOOLIHIINA WAA NOO XALAAL. MEELKASTA AYAAN IDINKU DILEYNAA ANOO KABADAN DILAYAYAA KULA JOOGA MEELKASTA
@elias4499
@elias4499 3 года назад
Weriyahaan waa weriye wanaagsan oo suga jawaabta, su'aal waadix oo la fahmi dadka weydiinaaya.
@abdikanikhalif6611
@abdikanikhalif6611 3 года назад
Kuwo waxaa jiro aanan hadalkaba aanan sugeeyn
@elias4499
@elias4499 3 года назад
@@abdikanikhalif6611 Weiyahaan oo kale ayuu ahaa inuu idaacada qaranka raadiyo muqdisho ka shaqeeyo. Aniga si fiican ayaan u aqaanaa weriyenimada aabahay( c.x. Gobdoon) ayaa ahaa weriyihii ugu horeeyay ee qaaska oo madaxweyne siyaad bare labadoodaba ALLAAH u naxariisto. weriye waa muhiim wanaagiisu waa warsugu, sabar badne, run ku hadle isagoo tiigsanaaya cadeymo............... Aniga jaamacad ugama soo bixin. laakiin dhowr jeer waa arkay iyadoo warar Sonna laka saaraayo .....
@mahamudali1453
@mahamudali1453 3 года назад
These man takeeye has the case to answer and he has ideology same as alshabab and it since he was deported from Canada and USA let him face the music of justice
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 года назад
mahamud ali@ beenta dayuus f u
@amransuper431
@amransuper431 3 года назад
12 qof oo family geyga ah ayaa la diley Yaase loo raacan.maxkamada ilahban u deyney.
@Samawade25
@Samawade25 3 года назад
Waa arin murugo leh in familkaaga la dilay Haddii aad taqaanno ciddii dishay waad dacwaynkartaa
@maxamed7258
@maxamed7258 3 года назад
Waa run Samir iyo iimaan
@alimaow6309
@alimaow6309 3 года назад
Taakeye aa dilay
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
Tii ILAAHAYNA WAA SUGAYSAA .. IFKANA waa in la hor keeno maxkamad eedaysanahan dhagar qabe ah .. ka codsada in dowlada Somaliyed amar siiso kenyo in ninkaas la soo qabto .. oo danbiyada ugu weyn dilka 5 wariye iyo been ka sheegista calanka lagu qaado .. walaal
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 3 года назад
Ilahay ha u naxariisto malin aan maanta aheen ayaa maxkamad la soo sarayaa. 12 waa dad badan ilahay samir ha idinka siiyo 😭😭😭😭
@hodanahmed4188
@hodanahmed4188 3 года назад
Alle hawnaxariisto macalinkeeygii mahad aadan xasan uu laan ahaa markuu macalinka ii ahaa
@nuurmohamed2820
@nuurmohamed2820 3 года назад
Goormuu macalin kuu noqday hodaneey. Iyo iskuulka magaca la oran jiray. hodaneey ii soo jawaab.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 года назад
Abaayo ma taqaaney mahad
@abulabasibnadam622
@abulabasibnadam622 3 года назад
Halkuu macalin kuugu ahaa?
@marianali9559
@marianali9559 3 года назад
Mahad aniga xitee wuu ii ahaa Iskoolka Dhame yaasiin Cartan
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 года назад
@@marianali9559 mahad cade waxaan ku bartay biibito u dhawayd dabakaayo madaw,lkn markaa wariye ayuu ahaa
@cabaascusmaan948
@cabaascusmaan948 3 года назад
Taakeeye balaayo baas ayaa ku furan yaab😂😂
@dahabonoor4285
@dahabonoor4285 3 года назад
Suaashan ugu danmbeeyey waa qalad waayo. Xiligaas. Carada waa isdhadaadsanayd. Maydka. Dhulalka ayuu yaalay. Waayo. Xiligaas waa xili aad uxun hadii aaan xasuusta waan ilmayn xasuustada
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 3 года назад
Allah ayaa xaqiiqada naga og haday runtahay inu dad islaama gardaro ku diley xaqooda Allah haka soo saaro
@nuradenbarre32
@nuradenbarre32 3 года назад
Amiin wllshy
@Salugla
@Salugla 3 года назад
Dhiiga dadka marna isma qariyo haday 100 sano kasoo wareegto
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 3 года назад
Allaa Yaa Raxma. Nin Fur Furan Ayuu Ahaa.
@mahmodadam1757
@mahmodadam1757 3 года назад
Alle ha u naxariisto mahad wuxu aha inaderkay
@hodanahmed4188
@hodanahmed4188 3 года назад
Ana macalin keygii buu ahaa Alle hawnaxariisto
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 3 года назад
Asc walaalo ana wuxuu ahaa Maclinkeyga dugsiga sare
@tamaanabdimahamad2287
@tamaanabdimahamad2287 3 года назад
Ninkaasi hal keeno maxkamadaa
@tamaanabdimahamad2287
@tamaanabdimahamad2287 3 года назад
Dadkeenii dadkii dilay oo bilaa sabaa ku dilay xaqaa soo qabtay
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Mahadsanid Wariye Nuur Sheekh Mohamad Cabdi Nuur'Yare Nurcade Fadlan igusakan walaal Ken Axmad Xasan Ogidanbeysay27years walaal We'never,forgetting'Our'brother Mah
@mu7349
@mu7349 3 года назад
Guutaale waa nin aan aqaan oo walaalkey ah marna aad soo wada kornay mahadna walaal naga weyn ayuu ahaa allaha u naxariisto
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 года назад
Halaaggii dhacay looma kala harin. Aaway Moorgan, Aaway raggii hawiye xasuuqay
@saeedaafiadan5097
@saeedaafiadan5097 3 года назад
Allaha u naxariisto mahad waan ogaay subixii la dilaayey sidan ugu naxay weli waan xasuustaa
@mu7349
@mu7349 3 года назад
@@Yusufxasann hadii cid wax kaa dishay orod raadso
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 3 года назад
@@saeedaafiadan5097 Daris Ayaan Aheyn. Anagaba
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 года назад
Aamiin yaarabi
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 года назад
Wuu qaldami karaa jimco hadeysan aheyn oo isnin ahayd waa Qof walalkii laga dilayy wuu u ekyahay
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 года назад
Waliba walalo waddanku markaa isgaarsiin fiican ma jirin asaguna wuu ka maqnaa meesha soo u sheegayo marka waxaa laga yaabaa inuu jumcihii soo socday maqlay
@asalsomali7745
@asalsomali7745 3 года назад
Haa waxa laga yaba malinku warka gaaray ineey jimca eheyd
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 года назад
Calendar ka fiirisay taariikhaha hore wuu qaldaa ogoow maalmaha Calendar waagi hore Mobil laga isticmaalo maba jirin
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 года назад
Waa xaalad adag wll in la xasuusto anaa adeerkey ladilay oo nalaga watay meydkiisa aan aqoonmeel lageeyay ayagaaba nasiib leh oo aastay .very painful 💔 😢
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 года назад
@@saynabdaye7382 oh I'm sorry qaali Alle ha u naxariisto😭😭😭😭
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 года назад
Walalayal igu so ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Yedo25254
@Yedo25254 3 года назад
Sxb subscrib iisaar waan kuu saare
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 года назад
@@Yedo25254 wan ku saray wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan guuleso waligaa
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 года назад
Wixii somaaliya ka dhacay dagaal qabiil ayey ahaayeen. Ragga dembiga galay hala soo wada qabto
@Tasmiim_musalsal_elif
@Tasmiim_musalsal_elif 3 года назад
Kuu saaray adna soo booqo channelkayga
@Ruuxiz28
@Ruuxiz28 3 года назад
Waxa maqli jire wax wax ku shego ma weynesid lakin wax wax kusiyo aya weynesa
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 года назад
Maaha sidaa wll. Waad is dhaafisay.
@nimonuura8474
@nimonuura8474 3 года назад
Waxa weeye wax wax ku siiya waad heshaa lakiin wax wax kuuu sheega ma heshid
@xidigahobyogodan5156
@xidigahobyogodan5156 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Q6LePS81rog.html flowing in the RU-vid channel to see nice videos enjoy your friends to share with everything please don't forget like share comment thank you for watching this videos everyone all my friends good lucky
@mohamedmohamud8571
@mohamedmohamud8571 3 года назад
Sax maahmaahdu say ahayd ee aan ku wareersanaa waad saxday
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 года назад
Alle ha u naxariisto wlalkaa iyo intii kale ee xaq darada lagu diley oo dhan.... Cadaaladna Alle hortiisa buu ka heli doonaa wlalkaa.
@mohamedharunkassim9192
@mohamedharunkassim9192 3 года назад
Check calendar well date 8 April 1991 it was Monday not Friday.....
@justnow7263
@justnow7263 3 года назад
hhhhhhhhhhh exactly
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 3 года назад
You right it was Monday.
@ahmedesse2341
@ahmedesse2341 3 года назад
Waxuu dilay nimanka inta u dhaxeysay 6-8.4.1991 waxayna eheed bil ramadaan wayna soomanaayeen. Maalintu micno ma sameyneyso. Ninkan taakeeye waxaa ku marqaati furay dad badan oo gaaraya ilaa 30 qof. Taakeeye weli ma keensan dad u marqaati fura oo dhaha ninkan waqtigaas waan isla joognay kumana luglaheen dembigan
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
1991kii 30year Ago Wa Cold Case 30year Wabalan in Anu kasoqabano Halka ukudhumanayo ee Xeyaha xaQotiga Dha'dhab KENYA WA Balan in'u dhadhamiyo Cadalad We never forgetting Our brother Mahad xasan'
@life5674
@life5674 3 года назад
Fadlan cadaalad darada layma tuso. Dhibana yaashaa na idinkaa iiga dhow waa idinku waajib in aydan ka harin si dag dag ah na aad usoo qabataan una dishaan intuusan baxsan. 30 Sano cadaaladay dhibana yaashaa waayeen maantay gacantiinay ku jirtaa ee qaata jaanis kiina intuusan jaaniskaa idin dhaafin.
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
@@life5674 Me too Cadaladarda la imatuso Nabsi iyo Qubo wa eysobax
@life5674
@life5674 3 года назад
@@abdifatahosman6299 Xaqiiq
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 3 года назад
Nairobi uu jooga isliii
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 11 месяцев назад
Hada gacanta dowlada somalia ayuu ku jiraa waana la maxkameeynayaa inshaa alaah waxaa u sii dheer dacwada shabaab khawaarij ayu taageeraa
@salilcade
@salilcade 3 года назад
8 April 1991 waxay ahayd maalin Isniin ah fadlan iska hubso , qofki xajiiiqin ubaahan fadlan haka fiiriyo calender ka sanadkii 1991. inti ila xaqiijisana like 👍 isaar..
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 3 года назад
Calanka buluuga ee sharafta badan iyo Calankaas kale kala qaad fdln
@salilcade
@salilcade 3 года назад
Kenya wa wadankeena 2 sxb
@furboos4161
@furboos4161 3 года назад
T
@furboos4161
@furboos4161 3 года назад
Asc
@salilcade
@salilcade 3 года назад
@@furboos4161 wcs
@Gahtaan.
@Gahtaan. 3 года назад
4 xaasle oo 4 wareiye dilay 30 sano ka dib la ogaaday Subxaana Allah dhiiga Muslim ma qarsoomo walee.
@abdishakuurshako8846
@abdishakuurshako8846 3 года назад
Hhhhh
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 3 года назад
Allaa Waa U Egyahay Walaalkii. Mahad Cade. Daris Ayaan Ku Aheeyn. Xafada Madiino. Ceelka Dheer..Iskuulka Xaaji Xuseen Giire.
@abdirahmandahir6984
@abdirahmandahir6984 3 года назад
Wlahi waa u egyahay soo yaaca ciyaal xaaji xuseen giire iyo sare baarbe
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 3 года назад
@@abdirahmandahir6984 Ciyaal Mac Macan. Ama Dabakaya Madow. Mahad Geeridiisa Waxaan Maqlay. 1993. Dariska Lee Iisheegay. Wuxuu Ahaa Qofkii Ugu Horeeyey Ee laga Dilo Dariskeygii Macaanaa. Mahadna Wiil Fur Furan Ayuu Ahaa. Alaa Yaa Raxma. Asaga Iyo Intii Dhimatayba. Amiin.
@abdirahmandahir6984
@abdirahmandahir6984 3 года назад
@@farhanhusen4959 fartuun waxa nahay isku xafad macanka iyo xafdena waa isku dhaw yihiin alla ha unaxariisto mahad cade qofkii 5 nin oo somaliyeed xaqdaro kudilay asaa naga ayaan daran wlhi 4ta naag showgii uku dhigayay ayaa soo saaray xaqa hadii afka laga qabto feeraha ayu ka dilacaa kuliheen magaciisa un ba maqalnya taakeye aragti ma anaga naqiin
@farhanhusen4959
@farhanhusen4959 3 года назад
@@abdirahmandahir6984 Haduu Dilay Iyo Haduusan Dilin Illaahey Baa Naga Og. Xukunkedana Alley U Taala.. Anaga Basha Baanahay. Waaruntaa. Qofkii Dhiig Islaan Qaba. Asgaa Naga Dhib Badan. Intii Dhimatayna Weey Uqorneyd. Allaha U Naxariisto. Amiin
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@farhanhusen4959 haduu afartaa nin dilay illaahay baa kala xisaabtamaya maalin uusan dafiri karin baa danbaysa oo xaqu uusan qarsoomayn waa maalinta qiyaame laakiin farhan walaal mahad marka la dilay adigu ma xamar baad ku sugnayd hadeerse xagee ku nooshahay
@Samawade25
@Samawade25 3 года назад
Abdullahi Ahmed Taakeeye ayaa kadhihi jiray 1991 radio muqdisho ayuu joogay
@africanmap2087
@africanmap2087 3 года назад
MADAXWEEYNE FARMAAJO OO 6 BILOOD CODSADAY GUDIGA DOORASHADA BADALAY, HESHIIS CUSUB DAAWO. *ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-IYVWsBDlhSo.html*
@abdirashidgesod5433
@abdirashidgesod5433 3 года назад
asc ahmed aadan hassan fadlan dalbo tv si muuqaal ah iyo dhamaan ehelkaaga waa muhiim si aad cadaalad u heshaan soo bandhig sawirada mahad cade rabi ha unsxariisto iyo macluumaad kiisa
@abdiali2249
@abdiali2249 3 года назад
Daarood dadka riwayada kadaaya morgen oo latiliye u ah farmaajo waxaa ku maqan shacab ka qaxaya duqaynti hargaisa uu ku laayey geed goble duleedka hargaisa ilahay yaqaan cadadkooda halyeey baad u taqaanan hala is wada xisaabiyo ama cadalada allah aynu wada sugno
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 3 года назад
Kaalay qari nin xaqu soo saaray qabiil maxaa keenay nacas ayaad tahay Siilanyo iyo Muuse imisay dileen?
@nuurmohamed2820
@nuurmohamed2820 3 года назад
Dadka qaarbaa si fudud qoraal iska soo dhigayo, wax badan aanan ogeyn.
@lulahmed4161
@lulahmed4161 3 года назад
Xasbuna allaahu wanicmal wakiil Ina lillaah wa inaa ileyhi raajicuun Walaal illaah ha unaxariisto walal kiin iyo kuwi kale samir iyo iimaan illaah ha idinka siiyo 😢 Anageeba qalbiga naxanuujisey 4 gabdhood oo sumcadoodi ku dheelay oo uu social media wejiyadoodi soo galshay asagoo magac ku raadinaayay ayaaba nadhibeysay Ee haddana waxa soo baxdey dil aad u fool xun una xanuun badan oo uu geestey illaah xaqa hasoo iftiiniyo 😢😢😢😢
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 11 месяцев назад
Waa shabaab khawaarij diinta ayuu been ka shegaa subxaanalaah
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 3 года назад
Waa in maxkamad la soo taagaa isaga ayey u taalaa in qirto ama inkiro.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 года назад
Ali abdi@ KKK ey dhintay kasoo qaad
@rooblerooble2061
@rooblerooble2061 3 года назад
Runti waa wareysi miisaman Ruxaas muslimka ladilay allah haunaxariisto Lkn meshaan kuma cada qofka dilka geystay, araktidayda
@aminafarah1457
@aminafarah1457 3 года назад
wiilka walaalkaa ilaahey ha u naxariisto aniga ayaa ku dhashey isbitaal rabbic ee shabeele harareehadaa ku koray bilaajo carab iyo boondheere, maanabooliyo.
@Haybe75
@Haybe75 3 года назад
Wow qof yahay dadkii beesaaniyiinta ayaa ka mid tahay, haddaan koynay ma tihid haddiiba zone kaa aad ka timi.
@abdullahiereg3502
@abdullahiereg3502 3 года назад
Walee taakeye godkiisa biya ugu soogaleen
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 3 года назад
Kkkk intuu islahaa bulshada somaliyeed tusaale unaqo ayuu kashifmay tuug inuu yahay indhahiisa ayee ka muuqataa tolow afarta xaas arinkaan mala socdeen ....allahu aclam
@aminamohamed847
@aminamohamed847 3 года назад
Kkkkk was runtaa godkiisa ayaa biyo ugu so galeen.
@abdirahmanmahamed6071
@abdirahmanmahamed6071 3 года назад
1991 ilaa intaan halkee ayuu ku maqnaa waxaan qurafaad waaye nagala taga sufyaan keep going
@footballtime680
@footballtime680 3 года назад
Soo maaha hadda ayay leeyihiin 10 buu dilay, maxay hadda ka hor u sheegi waayeen. Kaadibiin lacag la siiyay.
@husseinaden4509
@husseinaden4509 3 года назад
War nairobi ku qaaraji haduu walaalkaa dilay, waraysi waxba kuu tari maayo,madaxa ka toogo ayga
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 года назад
Dee waaba say tahsy hadaad hub to maxaabad ka dacwayni yaase arkayay markuu dilayay
@mohamedismail5330
@mohamedismail5330 3 года назад
Xulinka qofki gacntiisa kuma fulin Karo, takale wax cad oo ninkan lagu haya ilaa hada lama hayo. Wax aanad ogayn ha iska xulumin fadlan Allah ka cabso
@haniadan4776
@haniadan4776 3 года назад
Subxana Allah qofusan cadeyn uhaysan miyaad dhiigisa fareysa adaaba qofcadiya aheeyn eeilahay ulabo Ninkan ilahada tuhun unban aragna cadeeyn dhaba malagahayo xageed dhiigisa dadka ufaraysa ilahay baa kaweyn yaahuu
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 года назад
Oo ka waran haddanu dilinba?Tuhunkuna waa Xaaraan markaa illaa laga cadeeyo oo lagu qiro isna qirto markaas ayuu danbiile noqonayaa laakin ILLAAH ayaa og xaqiiqda.Haddii ninkaas isagoon waxba galabsan sidaas lagu dilo saw ma ogid adiga iyo ka dilaa inaad isku danbitihiin oo aad gacan ku dhiigle tahay qaba qof muslim ah dhiigiisa?
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 года назад
@@haniadan4776 hani aadam wll anigu waxaan ka wadaa hadii lagu cadeey inuu isagu dilay dee waa in la dilaa ama diyo laqaataa ma danbi baa taasi mise waa xad gudub waa sida xaqa ah ee ilaahayba yidhi
@drssacdiyojamaalxuseenxasa1139
@drssacdiyojamaalxuseenxasa1139 3 года назад
Alle ha unaxariisto wll
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 года назад
aamiin aamiin aamiin
@marianali9559
@marianali9559 3 года назад
Alle ha u naxariisto Macalin buu ii ahaa iskoolka hoose dhexe Dhame yaasiin cartan. 1984-1985.
@abdirahimissaq2350
@abdirahimissaq2350 3 года назад
Ar maxaaan kubad kudhax dheeley 1999-02 . Dhama yaasiin Xasuus wanaagsan .
@dalmarhassan3925
@dalmarhassan3925 3 года назад
Aniga kubad waxan ku cayaarayay 2013/ 2015
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 3 года назад
Asc anigana wuxuu ii ahaa Maclin 87
@ismailnoor7998
@ismailnoor7998 3 года назад
08 April 1991 waxey ehed malin isniin ah maeheen ayaanta jimco sas darted warkan waqalad
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Ilaahay dulmi ma jecla qofkii qof dila alle wuxuu sheegey inuu ku waari doono jahanamo
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
Sida la sheegayo Taakeeye , qaatilkan 5 wariye buu dilay .. laakin wali waxan fahmi laayahay Sobota uu u dilay dadkaas , iyo sobabta haduu uu calanka somaliyed shaydan iyo calaamad kiristen ugu sheegay .. isaga oo waliba wadaad iska dhigaya guursadayna 4 dumar ah .. walee yaab
@SinwarX
@SinwarX 3 года назад
@@Somfox1 sababtu muhiim ma aha. Dilaa waa dilaa diintana kafog. Soomali badan baa diiniyan iska dhiga oo dad badan soo dishay badanaa waxay noqdaan siyasi.
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
@@SinwarX waa runtaa .. laakin Ninkan in tuu dadkaa dilay waxa kaliya ee lagu cadayn karaa waa maxkamad .. waxa fiicnaan lahayd in dowlada Somaliyed codsato in ninkaas loo soo gudbiyo Somaliya si fal danbiyeedka lagu eedaynayo maxkamad loogu saaro .. maxay kula tahay .. qof dhiig somaliyed soo daadiyey koley tii Alle baa sugaysa .. ifkana in maxkamad lagu cadeeyo way fiicnaan lahayd
@SinwarX
@SinwarX 3 года назад
@@Somfox1 wa runtaa lakin dhunkeena hadda cadaalad fiican kama jirto, lacag iyo qabiil ayuu isku difaaci karaa sida dadkan wax kubsanaya. Waa nasiib daro ummada Somaliyeed oo dhan haysata. Xitaa ma lehin maxkamad dastuuri ah. Mooriyan ayaa hortaagan in la sameeyo maxkamooyin tayo leh.
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
@@SinwarX walaal xataa hadii uu walaal kay yahay .. ninka dilay 5 wariye waqtigi burburka iyo dagaalkiii sokeeye .. ninka xataa calanka been ka sheegay .. cid difaaci karta ma leh .. kuwa qabiil ku difaaca la arki doone .. waxan dhawaan arkayey nacas kale oo ahaa General dowladii milateriga oo xataa wax cadow odhan karin ku doodaya qabiilkaas waa boqol kiba 18.. hadaan nahay SOMALI GENERAL GALAAL IYO ninkan Taakeeye waa isku danbi .. waayo rag ku faanaya dhiig somali iyo qabiil .. walee cadaalad ilahay agtii bay taal .. laakin anigu shaqsiyan cida umada somaliyed danbi ka gasha .. xataa hadii uu yahay walaalkay wa in maxkamad la hor keeno .. sida aan arkayo GENERAL GALAAL WAA NACAS KALE OO DHIIG SOMALI IYO QABIIL WADA .. TAAKEEYE WA NIN QORI AFKII KU Dilay 5 wariye somali .. marka nin kasta oo danbi ka gala qoomiyada Somaliyed wa in sharciga la hor keeno ... ciduu doono ha ahaado walee
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 года назад
😪😪😪😪 Takeye Afar xas leh halaso qabto wa dhagar qabe
@mubarakgurey7198
@mubarakgurey7198 3 года назад
Wll ha dambaabin ILLAHAY ayaa oge.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 года назад
farhiya m ali @ ma tii 5naad baad u aheyd uu aniimeystay
@shemsoomer4976
@shemsoomer4976 3 года назад
Alle ha unaxariisto aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
@v7awa8v99
@v7awa8v99 3 года назад
Ilaahay caddaalad ayuu ina faray... Markii aan eegay warsysiga ugu horraynba waxaan arkay in 23. 09. 1411 in aanay ahayn maalin jimce ah, qofka markhaati furayana waxaa looga baahanyahay shuruudo. Marka weriyayaal aan xirfad badan lahayn, diintooda aqoonta ay u leeyihiin ay yartahay, qaarbadan oo kamidahna afsoomaaligu kuba adagyahay, waxaa wanaagsan in wax la hubiyo oo dadku aanay iib noqon. Midda kale wixii dhimasho ah waxaa qofka dhintay, diinta, tacsida, iimaanka, dhaqanka suuban (sunnaha) in la waafajiyo oo aynu ku taariikhayno xataa denbi baadhista hijriga la inoo sunneeyey si ay dadku diintooda ugu soo noqdaan, aniga hadafkayagu waa ka waynyaha wax iska kooban... ilaahay kayaaba... Qofku marka uu halkan ka markaatifurayana ha ogaado markhaati beenalahaas inuu ilaahay la hortegayo... waxa aad iibisayna waa jannadaadii adiga oo qaadanaya furaha naarta. .
@theworldstarchannel3824
@theworldstarchannel3824 3 года назад
War taakeye hada kenyo yuu jooga intuusan dhuumanin hada la qabto si loo gu cadeeyo danbiyada dilka wiilsha wanaa in cadeen kufilan Lagu helaa ma ahee warka ninkaan ma fadhiyo balse wariye Cabdi salaam wiilka la dhaho ayaan warkiisa iqanciyay oo runta u dhaw balse in loo dadbadsado oo xog fican lahelo waa lama huraan ileen dil masahlano wllalayaal
@mmdbasha334
@mmdbasha334 3 года назад
Ninkan aad shegaysan kenyah bu jogah mad dacweysan waa kah tv ka hadlayah ninkan so qabtah waa moryan
@daudafrahalasow5516
@daudafrahalasow5516 3 года назад
Allha hau naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😭😭😭
@marianosman2515
@marianosman2515 3 года назад
war waxaas joojiya hoos hawsha uqabsada hadii kale wuu dhuumanaya, nimanka dowlada ku jira ee soomalida ah ee xidamadaa waa inay ilaliyaan ninka yaanu baxsan markale
@malmo4235
@malmo4235 3 года назад
Absolutely haba lawaayo dheeh sida gaari okale haloo furfurto
@ashafarah4621
@ashafarah4621 3 года назад
Arintan Ilaahay baaog inaytahy Run iyo been
@amalaralle2407
@amalaralle2407 3 года назад
Ninki xaq shegaa magacan kudhiiglaa suf Yan lagumahaysto Dil ee waxaa laguhesta calanka sheydaanka
@amalaralle2407
@amalaralle2407 3 года назад
Sufyàan intusan calanka wax kasheegin maxaa loodhihi wayay dad ayuu dilay
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад
Subxanalah ilahow dhiig islamaka hanagalin
@northpolelogisticslimited3394
@northpolelogisticslimited3394 3 года назад
8 April 1991 is Monday Not Friday.
@yasinadan9500
@yasinadan9500 3 года назад
Something fishy there 🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭
@zahrasaid1888
@zahrasaid1888 3 года назад
Waa Monday ee jimce ma ahayn waa runtaa
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 3 года назад
Malintaa dilka dhacay maalin jimca 8 march ayeey eheyd kaliya wuxuu qalday bisha Oo April kadhigay
@salehthab5798
@salehthab5798 3 года назад
anigana abtigey.. xamar.. lagu dilay.. maxamed. maxamed leyli siigale.. oo korneel ahaa beesha ogadeen ahaa حسبي الله ونعم الوكيل..1991 oo nin haliyey ahaa.. muxtaram ah oo ciidanka xooga dalka soomaliyed
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 3 года назад
Allaha u naxariisto. 30 sano dilikii Abtiga wixii keenay maanta way taagantahay wali Nasiib darro.
@mukhtarkhalif1483
@mukhtarkhalif1483 3 года назад
Markaan eegay waraysigii cabdi xaafi siduu ugajawaba taakeeye wayku cadahay inuu dilay wariyayaash ninkani wajidhagar qabe wuuleeyahay
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 года назад
Wariye Waa codsi warerysi maa kaa qadi kartaa wariye abdisalan? Sidoo kale
@malmo4235
@malmo4235 3 года назад
Khyr allahaa kusiiyo walahi afkaygaad kala baxdey 😢😢😢😢
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 года назад
@@malmo4235 waalala mahadsanid ducadaa allah ii aqbalo
@abdikariimmohumed7571
@abdikariimmohumed7571 3 года назад
Ninkan dhahaaya walalkey ayuu dilay ,haduu walalkaa uudily maa dacweysatid marka aad tvga kahdleysid
@mohamedmohamud6053
@mohamedmohamud6053 3 года назад
Wax yar oo correction ah : 1991 April 8 ma,ahain malin jumca ah waxay ahaid Isniin.
@hawosalad9148
@hawosalad9148 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 wagaas jimco ayey aheed adiga wad yareed aduunkina majirin
@saraja6278
@saraja6278 3 года назад
Sax
@hadew1418
@hadew1418 3 года назад
Does fucking matter which day it was.fuck you all dad baa ragoodii maqanyihiin shut up.
@fatimaomar9016
@fatimaomar9016 3 года назад
Alaha u. NAXARIISTO. Macalin And wariye. Mahad Cade Si. Fiican Ayaan u. Aqaanay
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 3 года назад
Walashay anigu qiyaastii 1990 10 sano ayaan jiray lkn waxaa igu xasuusa in aan maqli jiray wariye mahad iyo wariye afgooye ayaa daadihinaya barnaamijyo saabsanaa arimaha khaliijka intaas kasib 1991 kii waxaan maqlay wariye mahad hayb sooc ayaa loodilay. Amarka ilaahay 1993 wariye afgooye duqayn ayaa lagu dilay maraykanku ay ku bartilmaameed sanayeen jeneral caydiid lkn odayaal badan oo wariye afgooye kujiray ayaa kudhintay. Mahad cid uu ahaa ma aqoon lkn waxa Aan gartay kadib dadka koonfurta in uusan kasoojeedin. Wlhy ma aqaan waxa iga dhigay curious hada ayaan iswayydiiyaa waagaas in Aan saxaafada jeclaa waayo anoo aad uyar ayaan aqaanay mahad iyo afgooye eebe haunaxariistee. Waxaan daganayn agagaarka warshada caanaha iyo isbitaalka xooga waxa noodhawaa guriga wasiir shareeco.
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 3 года назад
Wuxu yidhi waan xasuustaa maalin jimce ah 8 april 1991 waana been,8 april jimce ma ahayn.
@asmaahmed6082
@asmaahmed6082 3 года назад
🤣🤣🤣8 April monday bay ku beegnayd
@xogtacaalamka21
@xogtacaalamka21 3 года назад
8.jan.1991 ahyd
@xogtacaalamka21
@xogtacaalamka21 3 года назад
@@asmaahmed60828 January 1991 weeye
@whome4851
@whome4851 3 года назад
Tuesday ayuu sheegayaa talkeeyga kolka dee weeynoqonkartaa Jimco
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 года назад
8dii APRIL 1991 ISNIIN ayey ahayd saaxiib taariikhda isla sax ALLAHA U NAXARIISTO Weriyayaas aamiin
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 3 года назад
Bisha ayuu qaldayaa waa march maalin jimce eheyd April maheyn
@amiirgaashaanabdulahi7714
@amiirgaashaanabdulahi7714 3 года назад
xog ogaalku waa allah ani ahaan warkan xaqiiq buu iila muuqdaa
@farhia1405
@farhia1405 3 года назад
Xaqiiqda Dhabtaa Allah Ayaa og 😢 cadeyntii dhan waxe noqotay waa igumaqala. Subhanallah Inta dhimatayna Alle ha unaxariisto✅
@maryamaali1938
@maryamaali1938 3 года назад
Waa calolxumo Walhi I’m sorry xaqiiqi wllka oo wax ugalabsaday jirin inlayska dilo kiidilayna wali 30 sano aduunka u kolba meel caloshiisa kabuuxsan 😭😭😭😭😭😭 ilmo anan ogayn meelay kadimid ayaan ooyay 😭😭
@fartunabdi9612
@fartunabdi9612 3 года назад
Dad badan bu layey ba layiri darood ahan lee u layey bey leyihin ala wax og
@abdihakiinabdosiidow5809
@abdihakiinabdosiidow5809 3 года назад
Allah u naxriisto wariyahaa xaqiisa allaha u soo daahiriyo ayaan leenahaya
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 3 года назад
Wariye dhameystiran sxb sidaad wax walbo u baahi tirayso adigoon dhinac ahayn masha allah
@abdurahmannur4077
@abdurahmannur4077 3 года назад
Beentu lug gaaban bey leedahay. War dadyahow waxaad ku hadleysaan HUBSADA
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 3 года назад
Cademihii ayaa iska soodaba daadanayo soota iskaalo, allow xaqa u hiili yaarabi
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 года назад
Ninkaan asagaa banaanka iskeenay oo idaacadaha iyo hala i arko la yimid. 4 naagle iyo calanka waa sheydaan heestu waa ibliis.?????????
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 3 года назад
8 April 1991 malin jumcaha ma ahayn waxay ahayd ama ku beegneed maalin isniin ah marka malada Halayska daayo cadayn buuxdana hala keeno somaliyey
@ayanmohamoud3599
@ayanmohamoud3599 3 года назад
Dadkabilaamicnodaraaloodilaayeydadkadadciilqabaadilayeycidkastaaaog
@davidjok552
@davidjok552 3 года назад
Ad iyo ad isniin bey aheyd hadaye ban barey marka warkaasu ma bisla waa is burinaya caddden rasmi ah ma noqon karto
@mohamazzari3092
@mohamazzari3092 3 года назад
warkan wale war bisil iilama eko.
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 года назад
@@bossman1024 maya haddaba waa la fiirin karaaye lakin wax micna ah ma samaynayso waxa laga yaabaa inuu asagu jumcihii maqlay waayo waddanku is gaarsiin fiican malahayn!
@husseinaden4509
@husseinaden4509 3 года назад
Maalinka wuu qaldami karaa,lkn dhiig yacab taakeeye ilaahay ma qarin,waa kashifaad ilaahay amarkii
@mohammedyonis2581
@mohammedyonis2581 3 года назад
8 april 1991, wxy ahayd maalin isniin ah.
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 3 года назад
Sirdoon maa lagaa rabay 😂😂😂😂😂
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 3 года назад
Ninka bisha ayuu qaldaya waa march arintan waxay dhacday 8march maalin jimca ah April wuu ku qaldaya
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Wariye Xaage oo Ladhashay wariye Juurile Alaya Raxma ilahow unaxaris
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 года назад
NINKANI INUU WARIYE AHAA OO RAGII MOORYAANTA KAMIDAHAA ISAGABA SHEEGAYA EE WAXBA YUUSAN MARYO IDIIN SOO HUWAN
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
ha hor tago maxkamad Somaliyed hada wa eedaysane ..loo haysto dhiig somali iyo been ka sheegiska calanka QOOMIYADA SOMALIYED
@hassanabshirawale1181
@hassanabshirawale1181 3 года назад
8/April/1991 Maalin Jimce ah maahan ee waa maalin Isniin ah
@mohaalimire2231
@mohaalimire2231 3 года назад
waxaan wa wax la isku aadinaayo siday u badan tahy lkn runta ilah ba og
@Samawade25
@Samawade25 3 года назад
Jimco iyo isniin middii ay noqotaba kama difaacayso danbiga qofka galay
@hassanabshirawale1181
@hassanabshirawale1181 3 года назад
Waa sax lakin danbiga media lagama naadiyee maxkamadaha lala adaa hadiba wax la hubo jiraan
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 3 года назад
Walaal wariyayaalow, khayr Allaha idin siiyo. Waraysi ma garanaysaan! Maxaad u waydiin wayday walaal in uu hayo wax xog ah oo aan wali la sheegin oo ku saabsan Taakeeye?
@mukhtarkhalif1483
@mukhtarkhalif1483 3 года назад
dadbadan ayaa soqoraya Apri.waxay ahay monday qofku maalinta wuukhaldi kara
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 3 года назад
Sax walalo qofka ayanta wuu qadikara maadaama ay waqti fog aheyd
@abdurizaqmohamed213
@abdurizaqmohamed213 3 года назад
08.04.1991 calendar ayaa uso firiyay 08.04.1991 waxay ku adantahay malin isniin aah 😱😱😱😱 ninkane jimco ayaay ahayd ayuu leeyahy.. baal miyaa talo khaldan. Illahay ayaa og.
@mohamedabdulqadir7177
@mohamedabdulqadir7177 3 года назад
Inla Maxkamadeyo Walina Muqdisho Kadibna Tiirka Afisioni Loogasoharo Ayaanqabaa Intii Uxaqdarada Kudileyna Ilahey Hownaxariisto OO Janada Geeyo Aamiin
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 года назад
Ma adigaa goob joog ahaa, adigane waa in tiirka afasiyooni lagaa soo deldelaa
@jamalmaligahmedaligees998
@jamalmaligahmedaligees998 3 года назад
8 April 1991 waa Monday. Sorry iraah tuhunkaa maahin mid Tixraac leh
@muniiralpa1343
@muniiralpa1343 3 года назад
Xaqa afka hadii la qabto feruhuu ka dilacaa unukaa yaap aragni🤣
@shukrinuur1953
@shukrinuur1953 3 года назад
Wali waxaan ku qanco oo cadeyn ah uma jeedo
@Twa917
@Twa917 3 года назад
As c soomaalida Aad baan idiin slm Soomaali duu qofka haldorka uu ah ayay Xumihiis radiisa Madaxaweynaha wadanka iraq. Wuxuu yidhi Libaxyadina. Eyda siya Marka Ninka waa libaxa umada somaliyeed
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 3 года назад
Illaahay haka soo saaro xaqooda misaakiinta
@daaaddeeq2062
@daaaddeeq2062 3 года назад
Beenale tuug tug dhalay xasiid waar ninka sheka xumada kala taag
@abdirizackshaqalla
@abdirizackshaqalla 3 года назад
8 April 1991 mey aheyn Jimce ee waxey aheyd Isniin.
@mohamedharunkassim9192
@mohamedharunkassim9192 3 года назад
Correct
@amransuper431
@amransuper431 3 года назад
Taakeye hadi larabo in ladilo hadda waa easy wayo nairobi wa magalo ogaden Wala dilokaraa isagoon maxkad la geynin. .
@xaqiiqtv4983
@xaqiiqtv4983 3 года назад
Ninkaaa moiriyaan waa u egyahay. Laakiin 1991 April 8 dii waa maalin Isniin ah ee Jumca ma ahan.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faruckahmed4390
@faruckahmed4390 3 года назад
8 april Maalin Isniina bay ahayd 1991-ki jimco ma ahayn.
@mulkiahmed2002
@mulkiahmed2002 3 года назад
Wa run wa isniin
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 года назад
It’s my birthday 🎂 😩
@fuadyare6
@fuadyare6 3 года назад
Waa maalin isniin ayey ahayd 8 april 1991
@sadia_844
@sadia_844 3 года назад
8 kumuu dhihin wuxuu yiri April maalin Jimce ah but it doesn't matter sanadkii iyo bishii iyo maalintii hadii laxasuusan yahay, maalintaasoo kale yaa wax qoraya
@malmo4235
@malmo4235 3 года назад
Intaa maxaa kasheegaysaa dad buu laaye
@ahaiban1
@ahaiban1 3 года назад
Wariyaha SSTV Md. Nuur halkuu wax ka weydiinayo waxay ahayd inuu u daayo ninkan walaakii la dilay ha warama'e, markuu dhameeyana weydiiyo wuxuu doonayo!!!.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Hadiise magaaladii looga tegey maxaa daba dhigey dadka maxaase dadkii loo bililiqeystey maxaase xumaanta la isugu raacay hadaad dhagar qabe u doonaan waad la wadaagtaa danbiga
@zahrahasan234
@zahrahasan234 3 года назад
Somaliyey horta cuqdada laga fican aniga 3 wiil oo dad igu xiga sun aya xunto loogu qasey iyakoo biyo biyo ku qaylonaaya aya naftu kabaxdey dadkina dawanayaan weyna isla dhasheen waxaana saas yeeley daarood marki qaran dumo o dagaalo dhacaan waxkasta la arkaa marka samirka badiya qabiil gooniya yaan loo gafin
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 года назад
@@zahrahasan234 Allah unaxaristo. Anigaba wax badan ayaan u so jeedey.
@yasminaxmed844
@yasminaxmed844 3 года назад
Allhaa ha u naxariisto wllkey somaliyed
@mohamazzari3092
@mohamazzari3092 3 года назад
sheekadan ma fahmin ninkan cid dacwad u qabto oo maxkamadaha ka dacaweyso maxa loo la'yahay?.🤔🤔
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 3 года назад
Maxkamad xagee ah?
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 года назад
Yaaba gacan ku hayey
@xusnimoha8352
@xusnimoha8352 3 года назад
Sxb waa propaganda (been) Mr allaala mrkuu calanka musiibada🇸🇴 Wax ka sheegey ayey weerar kusoo qaadeen Maxkamaddu caddeymo ayey rabtaa
@liiboy0
@liiboy0 3 года назад
hawsha hada ayey bilaawatay iska sug marki gacanta kagu soo dhiga ayaa la soo sarayaa
@cabdiwahab9766
@cabdiwahab9766 3 года назад
@@user-jb5ce6nm7j vb
@abdullahiabdi8953
@abdullahiabdi8953 3 года назад
Maashallh sxb su.aaalo adag ayaad kala hadashey wariye fiican aya tahay
@alphamale7173
@alphamale7173 3 года назад
tillabada aad qaadeeysid in aad halkaa ka sheegta ma aheen
@daaaddeeq2062
@daaaddeeq2062 3 года назад
Abril 1991 jimce ma ahaynba beenale
@fartunosman1375
@fartunosman1375 3 года назад
Kuligood allaha u naxriisto wariyayaasha dadka dhamaantood samir iimaan allaha ka siiyo
@cimraanahmed
@cimraanahmed 3 года назад
April 8, 1991 Jimce ma ahayn ee Isniin ayay ahayd
@mohamedismail8430
@mohamedismail8430 3 года назад
Maalintu waxay ahayd waa irrelevant.
@zakikubad6137
@zakikubad6137 3 года назад
Waa arin murugo leh bismilaahi raxmaani raxiim allaah ha u naxariisto
@abdifatahmohamed3297
@abdifatahmohamed3297 3 года назад
Asc walaal axmed walaal daris ayaan ceeldheere ku aheyn liibaan deeqo tell nasii arinkan qabiil ma ahan
@adanakalb8708
@adanakalb8708 3 года назад
Alle haku ciseeyo adeer. Waxaan dareemay inay ilaa hadda jiraan dad soomaaliyeed oo leh dareen iyo damiir wadaninimo oo leh karti ay ku dhihi karaan MAYA QABIIL. ALLE HAKU CISEEYO ADDUUN IYO AAKHIRABA ADEER. WAA IGA FARXISAY RUNTII.
@abdulahiabuukar5119
@abdulahiabuukar5119 3 года назад
waan kusalaamay mahat cade walaalkiis oo macalinkayga ahaa iskuulka baarbe boowe hooyadaa iigu salaam maamo
@hibofarah2014
@hibofarah2014 3 года назад
30 sano ka hor xaa raadsan waysay, hadaad kanada ku ogayd. Illaahay ha u naxariisto way u qornayd inuu xiligaas iyo sidaan uu dhinto.
@hadew1418
@hadew1418 3 года назад
Nacalaa xaa daada iyo awoowgaa ku taal YAAHUU why asking stupid question xaaran yahay alow may kasoo wareegto 50 still waa dhiigoodii ok fuck you.
@nafisonafta6555
@nafisonafta6555 3 года назад
BEEN BADANAA KAN 8APR1991 WAA MAALIN ISNIN AH 12APR1991 MALINKA JIMCA AH FAARKAAS ANAA SOO QABATAY WALLAHI BILLAAHI
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Qabiil bu u dilay raggi kale maxa uu u dili wayay Mida kale wariyihi hore wuxu yiri marki u horaysayba qabiiladooda ayu qortay
@niyaaladem
@niyaaladem 3 года назад
2ba ka mid ah waa ku qabiil.
@suleekhamaxamed957
@suleekhamaxamed957 3 года назад
Alle ha u naxariisto aamiin
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 3 года назад
08 april 1991 maalin isniina ayay ku beegnayd lkn wuxu yiri jimce ayay ahayd
@forgiveyourbrother2426
@forgiveyourbrother2426 3 года назад
Somalia oo waga jogtay ninbaa afar wariye dile...Wana la ogaa lamana dilin Bal studioga ayuu kashaqa bilabay hhhhhh shekadas Ani koley igumasocoto...wariyaha sifican ayuu uwareystay m.a .
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 года назад
Caruuro agaanteeyey, dumarna asaay buu u saaray 4 taadii dumar iyo caruurtaadii bay joogtaa. Qisaas baakuugu soo socoto. Ustaad Michael or taakeeye ama tobaneeyada magac taad doonto isugu yeer, hurdo mindhaa ma seexato. Nairobi baa laguugu imanayaa hadaan laga horeyn...
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 года назад
Qofkii denbi galaa waa xaq in la maxkamadeeyo haddii loo hayo marqaati dhihi kara anigaa indhaha saaray markii weriyayaasha la dilaayey, tan labaad walaal Nuur ninkaan aad wareysaneysid wuxuu yiri walaalkeey waxaa la dilay 8 aprill 1991 maalin jimce, bal taariikhda dib u fiiri maalintaas uu sheegayo ee ah 8 april 1991 waa maalin Isniin ah, ma aha maalin jimce, ninka aad wareysaneyso markhaati ayaa laga rabaa oo ah aniga ama hebel baa indhaha saaray markii dilku dhacaayey ka dibna dhaartii ALLAAH la marsiiyo marqaatigaas. ..
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Starman🫡
00:18
Просмотров 12 млн
RGC Forum 2024
1:25:16
Просмотров 4,4 тыс.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00