Тёмный

Taariikh been & mala Awaala ayuu Buur madow sheegtay Yaabka Jamac Gallad 

Daljire News
Подписаться 95 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@Light-q3r
@Light-q3r 25 дней назад
Isaaq was slave by British empire
@hassanhirsi1958
@hassanhirsi1958 21 день назад
Mansha allah
@axmedsiciiddhiif6345
@axmedsiciiddhiif6345 25 дней назад
Hhhh❤❤ odayga buur madow wuxuu u socdaa Hargaysa iska dhaadhicin buu bilaabay
@user-ni9el5ev3s
@user-ni9el5ev3s 24 дня назад
Kuwa beenta isu sheega odayga waxba Uma arko sida adagan cuqdadaysan
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 25 дней назад
Waa uun rag dhintay oo maanta aan u jawaabayn ragaa uu hafal hayaa
@Shucayb-vt1wn
@Shucayb-vt1wn 22 дня назад
Horta gargaarkii siyaad bare cawki Uganda horayn
@ibrahimshekh1083
@ibrahimshekh1083 25 дней назад
Nuur maanta adbu u qoslay aniga laftayda wan u jogay tarikhdu samaysstay mr jaamac
@alijama6723
@alijama6723 24 дня назад
MASHA ALLAAH GALAD CAAWAANBA KUU BOGEY BOGALA MUD YOOW FULUHU WUU BAYDA DAHAYAA GEESIGA BOCOOD LÀGA HELAY BILI KARAAC DAA
@axmedsiciiddhiif6345
@axmedsiciiddhiif6345 25 дней назад
Boqorka iyo garaadka siday maanta gumaysiga u kala yihiin bay horena u kala ahaayeen
@afbile1
@afbile1 25 дней назад
Caràb dheer wuxu u shaqayn jirey Gumaysigii Ingiriiska, ma noqon Darwish weligii
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o 25 дней назад
Jaamac galad nin wax badan og sxb waan ku kalsonahay xaqiiqada adiga hayo sxb runta ayaad sheegtay odaygan weyni buu magalo kuyimid mana aha nin waxbartay oo wa nin faan jecel waaye
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 25 дней назад
Sheekh bashiir waxuu ahaa nin macquula.. oo ka mid ahaa ragiibilawgii kasoo hor jeestay gumaystihii caddaa
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 19 дней назад
Asc, Daraawiish ingiriiska ma Jabin ee markii Geelii Miin Alle Laga dhacay ciidankiina maleeriyo ku dhacday ayuu Jabay sayidku,
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 19 дней назад
Asc, idaa jaa taariikhda wax badan oo run ah ayuusan qorin oo uu qariyey intii wanaaga iyo magaca lahayd ayuu qoray,
@dayibdheeg7418
@dayibdheeg7418 25 дней назад
waa bocor been madaw kani
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 19 дней назад
Asc, taariikhda Daraawiish waa in sax Laga worin, oo xaqiiqada Laga sheego, Daraawiish waxay habt’s markii ay Dielen Sheekh Aways dheere,waana tan keentay Ilaa maanta 2024 Somali Galbeed gumaysi gasho oo Dili ay ku noolaadaan. Dhaanto iska tuntaan.tack.
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 19 дней назад
Asc, maad ka hadashay oo sheegtaan waxii Eyl ka dhacay oo Daraawiish gaysatay.Ilig daldali,waa xaruntii darwiish.
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 25 дней назад
Waa run jaamacw waxooga xoolo ah ayuu oodwayne ku taageeray suldan nuur amaan wax se ciidan ah oo la sheego kama Hellingly deegaanada iidoor waxaanu ahaaba markaa below..
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 25 дней назад
Jabkii laasacaanood kaga dhacay iidoor buu buurmadow kuwaashay daraawiish baan ahayiin dhowur oday oo gabadho dhulbahante ah qaba oo inan la yaal ahaa buu daraawiish ka dhigtay oo leeyahay daraawiish baan ahayin
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 25 дней назад
Odayga Buur Madow Khamri dhacay buu cabay malaha kkkk
@BilemaxamedCigaal-le1xe
@BilemaxamedCigaal-le1xe 25 дней назад
Inti aan dhihilaa Odagaa idoor Jaamac Xassan Galadba yiri Buur madowna waxbadan oo beena ayuu shegay
@alijama6723
@alijama6723 24 дня назад
ALLA BEEN BADANAA BEERKA CÀARA HA GOOYSO
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 19 дней назад
Garad jamac aya dhaqan yaqan Burmadow o ah benale tug ah
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 22 дня назад
😂😂😂😂😂 wlhi waa qoslay reerkani ayagaa waxkasta isla raba wlhi waa qoslay jaamac galad waa balaayo
@kbushra-lg6et
@kbushra-lg6et 25 дней назад
Ma skarta oo dh baa la qori lahaa
@Gmaaad
@Gmaaad 25 дней назад
Jamac tariqda haka been sheegin reer baa darawish la dhahaa waana dhulbahanta dadkale hal iyo labo qof ayaa uga jiray marka murmadow tariiq been ah ayuu wadaa
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 25 дней назад
Boqortoyadi ifaad ee besha ciisse ee borki galada habashida dishay muxu uu shegi wayay
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 19 дней назад
Kol bakis iman lawe ah p lita o munafaq ah weye Bur madow
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 25 дней назад
Taareekh been ah buu sheegtey
@abdinasir7998
@abdinasir7998 22 дня назад
Cuthmaniyinti islamka Aha hadey ba la diri ren saw tasi cadayn kale ma oho iney waligodba gala racyo ahayeen ka awow ka awow elen sayidku tarikhdodo dhanbu hayay marku laha sidatan: ina walan wal wilkisu wilku dhala galadu weheshan donaye.. wa niman walala ah taniyo waga Aakharae wadku intu ka heli galadey weheshan donanee,,,
@aliabdul6581
@aliabdul6581 25 дней назад
Raali noqo Awowga mahan darawish lakin geelu dhici jiray
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 25 дней назад
Ader jaamac waxaa buuradaw ka sheekaynayo lamaqabno sandalada uu sheegee cismaaniyiinta la dagaalantayna garan mayno... Anagaa ah sandaladii ugu faca waynayd ee isaaq ahoo sandaladaasina gumaystihii ingiriiska lamaanu dagaalamin laaknsuldaanku wuxuu ka saxeexay in aanay naagaha saancadku ku dhalin dalka ayaa ka mid ahayd
@user-ni9el5ev3s
@user-ni9el5ev3s 24 дня назад
Taariikhda beenta ah ee ay daarood isu sheegaan waa laga daba tagay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
BUURBEENA HALOO BIXIYO 😂. BOQORNA MAANTA LAGUMABA TILMAAMIKARO OO SHARAFTIISII BAY BEENTIISU DISHEY😂.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
BUURMADOW WAA MAGAC MASKAXDII BOGORKA MUGDI KA DHIGTAY😂. MUU ISKA AAMUSO HADUU TAARIIKH HEYN 😂?
@jamalaraya9038
@jamalaraya9038 25 дней назад
Eshcalaa qiyaas wlee cafimad idinka dheer Halkasi iska hubso
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 25 дней назад
😂😂😂😂xage darawish ogaden iyo dhulbahante unbey ahayen somalida kale inyar bakaga jirtay hoganki darawishna ogaden ba ubadna wa markan runta kahadhalna
@hodanc6255
@hodanc6255 25 дней назад
Run madan shegin darawish dhulbante bay ahayen ogaden shaqo kuma leh aniga og ah
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 25 дней назад
Waa beenaale Iidoor afminshasr ah boqorna ma ahee waa Conman
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 19 дней назад
Asc, dadka in Sayid sixray waxaa daliil u ah Islaan faarax oo uu walaalkiis dilay ayaa gabar Lagan’s bedeshay Daraawiish coin gaboon oo uu sayidku jeclaa.nin yelling lahaa ma jirin.tack
@salahsaid1494
@salahsaid1494 21 день назад
Carac dheere ingiriiska ayuu u shaqa Ub jirey sarkaal buu ahaa waa ninka Ismaaciil mire u tirinayo Gabayga ragoow kibirka waa lagu kufaa ee kaa ha la ogaado markaa Nin Daraawiish shaqa kulahaa ma ahayn.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
BUURMADAW CEEB UMA DHINTO 😂. INTA GOOR OO UU BEEN SHEEGEY LAMA TIRINKARO😂. KARAAMADII IYUU ISKA QAADAY😂
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 25 дней назад
Odayga Buurmadoow ma taariik yahanbaa? Waa jaahil ku sheekeeya wax uu meelaaahaasi ka maqlay. Qof aan waxba baran oo taariikh ka sheekaynaya Somalil uunbaa lagu arkay.Jaahil la dhegaysto Somalida ayaa lagu arkay. Aduunka jaahilnnimo ka wayn ma jirto waxa ay Somalidu ka sheekayso.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 19 дней назад
Darawish dad islam ah o galo iyo Munafaqin la dagalay ayay ahayen mel walba way tal rarikhdodu
@luulluul1427
@luulluul1427 25 дней назад
jaamac galad boqorka unbuu leeyahay e boqor ALLAAH ayaa ah waxan odaygan waalan inaad ka sheekaysaan ma'aha ee iska aamusa
@luulluul1427
@luulluul1427 25 дней назад
Qaabkii muuse biixi uu ugu yeeri lahaa ayuu wadaa kkkkkkkjjkj agaaaaaaaa idinka laftigiina waxaad ka sheekaynaysaan waa wax kale iidoor land ayaad u sheekaynaysaan ee iska cadaysta??????????
Далее
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
QARAXYADA MUQDISHO 3 August 2024
25:08
Просмотров 7 тыс.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.