Тёмный

Taariikh-nololeedkii Iyo Waxqabadkii Maayir Cawl Cilmi Cabdalle 

SAAB TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com
Category

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 года назад
illaahow unaxariiso Cawl iyo Lixleba aamiin
@juggin365tmg4
@juggin365tmg4 4 года назад
Waa taariikh jazaaka allah khair inamada soo habeeyey
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 года назад
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
@shaaficidabaare1883
@shaaficidabaare1883 4 года назад
Illhy hawnaristo muj cawl cawil cabadle qof taarikhdaa qorta ninkii waxqabtaana taarikhdaa qorta dadkiisuna way uga markhaati Muj cabdikaydsane bulbul alle cimriga hakuu barakeeyo adr
@moegreenback6854
@moegreenback6854 4 года назад
Lixle ha loo duceeyo
@cabaasmuztave9328
@cabaasmuztave9328 4 года назад
Alle ha u naxariisto lipaxiinti qaranka dhamaantod🤲🤲🤲
@sahraibrahim1472
@sahraibrahim1472 4 года назад
Alle ha unaxariisto janno fardawsana alle ha warabsho
@HardTalk1
@HardTalk1 4 года назад
Inankaa ugu dambeeya waa runtiiye waa la xaadhijiray, salada horena xaajiyad dawlada hoose leedahay ayaa wareegi jirtay oo ay ka daaran tahay hees aanan Dib u maqal oo odhan jirtay somalilaaaaand dalkayga. Ilaahay janatul firdawsa haka waraabiyo. Cigaal in uu wax qabad doonayay waa u markhaatiya dadka wax qabanaya ayuu uruursan jiray.
@sahraibrahim1472
@sahraibrahim1472 4 года назад
Alle ha ha unaxariisto
@samsamcabdi3750
@samsamcabdi3750 4 года назад
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 года назад
AHU 🤲 AWIL ELMI CABDALE RAADADKII WAX QABAD EE ILAA MAANTA LA XASUUSTO 🛩TAALADA DIYAARADA UGU MUDAN OO AH MID BUD DHIG U AH IN AY XASUUS U AHAATO TACADIGII IYO DHIBTII DAWLADII RAJIIMKA AHAYD AY INOO GAYSATAY SI AYNU ULA NOOLANO QURUUNTII INAGA MIDKA AHAYD EE KU LE ATAY TACADIGAAS
@moegreenback6854
@moegreenback6854 4 года назад
adaruz Mohamed traffic light buu xataa magaalada wada sudhay ee daryeel xumo awgeed bay u baaba’een
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 года назад
@@moegreenback6854 aad iyo aad wll waliba markii uhoraysay taariikhda AHU tariikh nool oo lagu majiirto Laguna xasuustu katagay
@abdiqanimohamed2650
@abdiqanimohamed2650 4 года назад
Alle Naxariisto Muj qaran
@khadarking429
@khadarking429 9 месяцев назад
adku haa ale haku naxariisto ❤
@shiinedoller4736
@shiinedoller4736 4 года назад
Ilahy haku naxaristo .ujahid 😢😷
@cabaasmuztave9328
@cabaasmuztave9328 4 года назад
😥😢😥😢Alle ha u naxariisto lipax qaran ayu ahaye
@nuuribrahim3131
@nuuribrahim3131 4 года назад
alle ha ku naxariisto sow cukuse uma cod eeka
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 4 года назад
Haa walahi
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 года назад
AHN Lixle walahi libaax ayuu ahaa caqli badan AHN Mujaahid Cawl
@juggin365tmg4
@juggin365tmg4 4 года назад
Allahuma arxamhu
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 4 года назад
2000 dalku eber ahaa ayuu caasimada wax ka dhigay tolow kuwan 2020 ka fadhiyaa maxay qabteen waxay qabteen . Boob musuq maasuq wadooyinkii caasimada oo ay wada cuneen sakhraanimo .dadka ku nool caasimadana waa abaalkood oo iyagaa dabaajiirtii Hargaysa doortay
@baradhobaradho6586
@baradhobaradho6586 4 года назад
Wlhi markastoo lixle maqlo waan ooya ilaahow ku naxariiso geesi geesi buu ahaa
@abdrizaakmohamed6506
@abdrizaakmohamed6506 4 года назад
masha ala ale haw naxaristo mayarki markan dhashay axmadow wll wa tarikh dhaxal gal ah
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 года назад
Alle naxariistii jano haka waraabiyo cawl cimi cabdalla geezi dadkiisa iyo dadkiisaba wax uqabtay ayuu ahaa 😭😭😭😭
@ahmedtajer6485
@ahmedtajer6485 4 года назад
Alle haw naxariisto.🤲
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 4 года назад
Alleh ha u naxariisto muj cawl cilmi Cabdle
@siciidmaxamed1323
@siciidmaxamed1323 4 года назад
Alle haw naxristee halyeey ayuu ahaa
@guleidofficial4498
@guleidofficial4498 4 года назад
Alleh ha unaxristo
@museadan2109
@museadan2109 4 года назад
saab tv maxad u sii wadi waydeen barmnaamijkii snm ta please
@Hallas51
@Hallas51 4 года назад
IlAAHAY HAW NAXARIISTO
@apdalahothman
@apdalahothman 4 года назад
Allaw kuu naxariiso🖑
@ayaanlesuldaan6979
@ayaanlesuldaan6979 4 года назад
Runtii odhaahdiisaa katurjumaysa tarriikhdiisa iyo tacaabkiisa aadbaan u amaanayaa muj cawl,cawl muu dhimaan intey tarrikhdiisu noolshey
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 года назад
Ninkan cawl cilmi garxaajis yuuvka siiyahy tolow ma habaryoonisba mise waa ciiifagale
@g..3619
@g..3619 Год назад
H.yonis isaxaaq care
@mmhassan8596
@mmhassan8596 4 года назад
Jamac Shabeel oo timo madow
@fowsiomar9245
@fowsiomar9245 4 года назад
barigaa waxaan doonayn nabadgalyo calancas oo wareerisay somaliland
@nabiilosman6368
@nabiilosman6368 4 года назад
Habartas waxba udhiman sidan filayo qdw ilacdoohoda dhawr jeer arkay iyado ka hadlysa hDana diyardu waxy nag rCysY kulah ilaa xududka
@riyo_kunoole3189
@riyo_kunoole3189 4 года назад
Ciil badnaaa 😥
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 года назад
saab tv waakan subcinayee ma garxajisbaa
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 года назад
Cuqdadbaa ku dishee ninka wax qabtay wixuu doono ha ahaadee maanta cidba maaho waa marxume lakiin qofka wax qabtay waa in la sheega wuxuu galay iyo wuxu guday
@hamsehassan83
@hamsehassan83 4 года назад
De 2010 wixi ka horeeyay garxajisba wax ahaa
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 года назад
@@hamsehassan83 samaroon baan ku ogayn anagu
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 года назад
@@caliculinhochanel5445 dad aan ahayn Somaliland ayaa commetiyada isku soo dhex tuura iyakoo wax ka sheegaya beelaha si ay halka xasarad iyo afxumo la isu dhafsado ha ujawabina waa iga codsi,
Далее
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 25 млн
XUSUUS REEB DR MAXAMUUD SH XASAN TAANI PART 1
33:48
Просмотров 54 тыс.