Тёмный

Taariikhda Degsiimada Ceerigaabo 

Sanag Productions
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 лет назад
Cerigaabo waxa iska leh h.jeclo muuse abokor gaar aham #udurxmin iyo #biciide 2 waxa h.yonis 3 waxa ah dhulbahante 4 warsengeli alx
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 4 года назад
Anigu wacan tahay Naaaye Axmed, Bacabdalle . Ceergaabo ayaanna kudhashay.Imminkana Australia ayaan kunnoolahay.Reer innama deeqo.Reer Sanaag ha midoobaan.Waa wada qaraabiyo hilbo iyo habarwadaaggiis...
@garaadsoomaaliyeed460
@garaadsoomaaliyeed460 5 лет назад
Ceerigaabo waa magaalo naalaye ahmed
@1fil-san
@1fil-san Год назад
Waa maakhir costii la degey dadkii xadaarda iyo xeeb mareenada warsengeli reer magaalo🇸🇴🐎👑
@somaliland-geologicalconsu3612
magalada cerigabo wa magalo wacan lkn tariikh aahaan waxan maqlay , inay ugu horeyeen cid wax ka dhisataya laba nin oo ahaa darawishtii oo la odhan jirey ismcl aadan iyo , ibraahim dhalamure , hadana mardanbe waxan maqlay inay u horeysay , nin la odhan jirey cali aamus , inkastoo labada ninba ay isku hayb ahayeen dhanka kale xiligii hore waxa magalada degan qabiil nalaye ahamed ka mid ah oo la odhan jirey , reer cilmi , inkastoooy iminka laascanood degan yihiin sida cawil baraar oo kale ,, dhanka kale ,,, magalada cerigaabo way dib dhacday waxa loo baahan yahay inaan iska kaashano saqiir iyo kabiir , sidi loo horumarin lahaa
@jaamachusen4068
@jaamachusen4068 6 лет назад
Magaladda Ceerigabo waxa ugu Horeyey oo Canaha keenay Waa Muuse - Ismacil iyo Dhulbahante Warsengeli iyo Habarjeclo Waa Hadda iyagu
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
Been badanaa, taariikh been ah inta la waraystay waa kuwo, aan waxba ogeyn' Qabyaalad waraysi...... Dadkii ugu horeeyey ee dega ceeri waa la garanayey''' '' '' '' cidii ingiriis wax weydiin jirey waa la garanayaa... Taariikh been ah
@cabdiraxmaandigaale139
@cabdiraxmaandigaale139 4 года назад
Munaafaqad biloow iminka kuwayagu ma biyaa godorka yaa yaal
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 7 лет назад
inader suldaanka guud ee muse iscmcill suldan rahiid inoso waray odaygasa warna hya aqoona lehe
@hodanahmed5718
@hodanahmed5718 7 лет назад
Masha allah asc Abdullahi xuseen durweja aad aad iyo aad baan idiin salamaya adiga iyo maayirka iyo odaydeenba I love Ceergaabo waa magaladaydii aan ku barabaaray I miss I will comeback soon insha allaha
@essamohamoud77
@essamohamoud77 7 лет назад
Ceerigaabo ninkii ugu horayay ee Guri ka dhistaa wuxuu ahaa Cawed Baraar, waxaa ku xigay oo iyana gurya iyana ka dhistay Ina Cali Aamus iyo Aadan Siyaad, weriye dhinac uun baad waraysatay si qabyaaladaysan, layaab se ma laha waa cudurka idin aafayay sanadahan dambe ee
@gamingboystm4149
@gamingboystm4149 6 лет назад
Horta marka caadifada laga saaro magaalada waxa iskaleh beesha gadhweyn (musa ismaciil) waayo waxa kuu cadaynaya afarta dhinac koonfur woqooyi bari iyo koonfurba waxa ka degan musa ismaaciil intaa waxa dheer waxa ku aasan magaalada cerigaabo muusa ismaaciil oo sii mootanaa ugu yaraan 500 sano inta aan ka ogahay magaalada cerigaabo waxa ugu horeeyey aqal laga dhiso sekedda ina xaaji nuur fooqa ka dhistay marka kor loo raaco laabadka maqsinka qaadka inta aan la gaadhin waxana dhisay ibraahin dhalo mure oo ahaa cabdi xaamud iyo inaadeerkii oo dhisay gurigaa waxan filayaa inaadeerkii feged aabihii ayuu ahaa ama awoowgii waxa kaloo kuu cadaynaya markii sayidku ka soo guurey magaalada taleex ee uu doonay in uu dego buuraleyda degmada cerigaabo waxa uu yimi magaalada jiidali wuxuna weydiistey in uu dego nimanka gadhweyn haddii aad doonayso iyadoo uu ka waramayo aw jamac cumar ciisena waatan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-9KjoPL3FZRQ.html haddii habar jeclo ama warsangeli ama dhulbahante leeyahay ceeri waxa wax ka weydiin lahaa sayidka ee halaga taayo taariikhda gacan ku rimiska waana in aydin magaaladan uga danbaysaan muusa ismaaciil (gadhweyn) haddii kale waxanu idiin aqoonsanaynaa marti edaab daran
@savageboy1844
@savageboy1844 5 лет назад
GaMiNgBoYsTM adeer beenta iskada anigu waxa ahay dhulbahante lkn magalada waxa leh warsangali oo uguna badan waxa ka shekeyneysid ma garanayo oo ah konfur waqooyi bari galdbeed muse ba dagan adeer benta iskada ceergaabo wa lisla daga lkn magalada ya ugu badan wa warsangali kaso gudub degaanka hoos imaada ya leh wa warsangali marka naftada Been ha u sheegin
@Brightone1
@Brightone1 4 года назад
Beenta iska daa galbeedka magaalada waxa daga basabuur, koonfurtana waxa ka daga uduruxmiin Dayaxa.
@Looshane
@Looshane 4 года назад
Ma Jiidali baa Gadhweyn degtaa??? Waxaad doonto noogu sheekee. Adeer Jiidali iyo Ceerigaababa oo deegaan Dhulbahante
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@Looshane ciyaarta meesha ka da
@hoobaan8674
@hoobaan8674 6 лет назад
Asw Oday weyni waxuu ii sheegay ninka Makhayada Geedka ka furtay ee ugu horeyey waxuu ahaa Aduruxmiin waxa la Oran jiray Jama Guray waa makhayada uu Ismail xaji nuur leeyahay waa Geed kuyaala halkaa istaanka Xamar halkaas makhayadaas ayaa ugu horeeyey anyway Magaalada Degaankeeda ninkaas ayaa Helay xitàa ninkaas kale waaka sheegaya ninkaas Biyaha magaalada helayna waa Udurxmiin sikastaba ha ahaa tee Taariikha yaan been laga sheegin illahayna halaga cabsado anigu miihi reeraa aan sheegay laakiin reer ceergabo waan ahayn dadkana waan waraystay Dhulkana illaahay ayaa leh laakiin waalagu kala horeeyey
@shirwajama2066
@shirwajama2066 7 лет назад
Olol Jama 30 minitues: Olol my great uncle.
@orodyahanfaraskacadorodyah7603
Mnshaa Allah ceerigaabo magaalada aan u dhashay
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
Darwiishkani goormuu yimi ceerigaabo.. Dadkii bilaabay ceeri waa dadkii ilbaxa ahaa ee xeebaha deganaa oo ahaa reer laydh iyo reer xiis... Taariikhda qabyaalada ka daaya
@minamoha6505
@minamoha6505 6 лет назад
Ismacil xaaji nuur baa tarikhda magalada soo dhaweyey
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 4 года назад
Ceerigaabo waxaa laga helayaa dadka soomaali ugu da' weyn.
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Waaaar Dadkaan la waraysanayaa Maxay ahaayeen waaaar Ceerigaabo waa magaalo Warsangali Suldanate of Warsangali mooyee Talis kle wali Ceerigaabo kama talin adeer walhi Ku waani been ayey shubayaan Gow waaaar Magaalada Warsangali ayaa leh e la joojiyo Edab darada iyo huuhaada
@HH-yh3ri
@HH-yh3ri 7 лет назад
Magaalada Aduruxmiin baa lahaa , masjid jaamaca sh. xuseen axmed darwiish baa dhisay, dhakhtarka iyo jeelka , iyo riiga antony maryano baa sameeyay isagaa diisay ka haa diisay.kaljinaabo bay ka cabi jireen antoni hortii.
@Looshane
@Looshane 4 года назад
Marka laga hadlayo Degmada Ceerigaabo waxaa ugu deegaan badan Dhulbahante
@savageboy1844
@savageboy1844 5 лет назад
Ceergaabo wa magalo harti khasatan warsangali ba ugu badan degaanka hoos imadana iyaga daga
@HH-yh3ri
@HH-yh3ri 7 лет назад
kamkii u horreeyay waxa ka dhisay Jaamac Guray oo XIL. Ilhaan awowgeeda oo ingiriiska u shaqayn jiray . markaasuu ingiriiskii yidhi meesha ha la magaaleeyee dadka u yeedh markaasuu caaqiladii deegaanka u yeedhay oo cali aamus ka mid ahaa. oo lagu amray nin walboo caaqil ahi inuu guri ka dhisto.waxaan u garaadsaday fooqii ceerigaabo uGu horreeyay waxaa lahaa caaqilka reer iidle.
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 лет назад
maxaad hadaad ceerigaabo sheganayso marti ugaga tahay qabiilka cabdale xaamud maxaad wax ugu lahaan wayden beenaale yhow aqalki ugu horeyey oo cariish ah waxaa dhistay caynab cali amus oo cabdale xaamudo diiriye aadana maxaa gudmo biyo cas iyo dayaxa kugu meeriyey meel wlba anaga leh baad tidhahdan idinkoo minorty ka ah
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 6 лет назад
Somalida Daartii ugu horeysay ku caloowday
@2011BARO
@2011BARO 7 лет назад
Darwiish waa dedaalay laakiin haĺ dhinac buu waraystay, waxaan sugnaaba waa Weriye Darwiish oo waraysta dhinaca Hartiga.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
Xishood
@maxamedgalbeedi6092
@maxamedgalbeedi6092 3 года назад
M.a
@xiisxassan7213
@xiisxassan7213 6 лет назад
Is me maxamed xassan cawed duale
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 6 лет назад
Ceergabo waxa leh majerteen
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 лет назад
Fadumo nuur naya riyada kakac wa leh somaliland viv sanaag warsangali iyo dhulbahante💙💙💙🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💋💋💋💖💖💖💖💖💖
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
Habar yoonis baa leh
@jamacsalaaad9910
@jamacsalaaad9910 4 года назад
magaalada ceergaabo iminka waxaa dega dad badan lkn magaalada waxaa iskahaa deegaankeeda habar yoonis gaar ahaan muuse ismacil waxaa soo raacijiray dhulbahante gaar ahaan naalaya axmed waxaana cadayn u ah afarta jaho muuse ismacil waa ka degaan
@Brightone1
@Brightone1 4 года назад
Been naftaada ha ku qancin Miyaanay Dayaxa uduruxmiin dagin? Miyaanay Yufle basanbuur dagin? Laba jiho labadaas beelood baa daga
@jamacsalaaad9910
@jamacsalaaad9910 4 года назад
@@Brightone1 kkkkkk madegaan muuse tuurwaa baa dega ku waa aad shegaysaa waa ladegaan
@Brightone1
@Brightone1 4 года назад
@@jamacsalaaad9910 Waa la degaan maxaa la dhahaa? Afar qof oo idinka ahi waa joogaan lkn koonayaasha magaalada waxa daga labaad beelood ee basanbuur iyo uduxmiin
@jamacsalaaad9910
@jamacsalaaad9910 4 года назад
@@Brightone1 kkkkk wll hadii aanu afar qof nahay maxaanu golaha deegaanka 11 xildhibaan u helay kuwa aad sheegaysaana 3 xildhibaan u heleen
@Brightone1
@Brightone1 4 года назад
@@jamacsalaaad9910 Mid wan cadaynayaa magaalada gudaheeda HY baa u badan, lkn ta aan kaa diiday waxay tahay afarta koone ama afarta jiho ee magaalada HY kaliyaa dagta taasi waa qalad. Hareeraha magaalada basanbuur iyo uduruxmiin iyo idinkuba waad dagtaan, raga libintooda ha qarin waligaa
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 4 года назад
Barnaamij wanaagsan.
@kaydenhank852
@kaydenhank852 3 года назад
I realize Im kinda off topic but does anyone know of a good place to watch newly released tv shows online ?
@barkhadwalaal6830
@barkhadwalaal6830 7 лет назад
waar ceergabo gadhweynbaa leh magalo haparyonis yaaan lagusoo wareegin ader ninmankaa bari nagagamaqan
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Barkhad Walaal Waaar been RU-vid laga Sheego wax laguma yeesho E jooji niicda adeer Ceerigaabo Waa magaalo Warsangali Idoor meesha waa ku marti
@orodyahanfaraskacadorodyah7603
Horumar wcn
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 лет назад
Guudomyi - Cawke jaabne dadkisi ceerigaabo wa joogan carda iyo ciida ba wey ka batiian
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 лет назад
coodka gabayga ninka qaday wxan jeclahay inu yahay aw dahiiar afqarshe allaha ha unxariiste
@ahmedcrypto3531
@ahmedcrypto3531 6 лет назад
Dhinac kaliyaad soo waraysatay Lkn waxan ku Oran lahaa soo dhamaystir muse ismaciil kaliya taariikhda mahayan Lkn dhinaca kalena soo warayso
@m.a.asports2409
@m.a.asports2409 5 лет назад
Qiso run ah Ceergaabo waa Magaalo muuse ismacil
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
Ismaaciil xaaji nuur weydiiya cidii ugu hor degtay ceeri. Waa wax cad, ciyaalkan soo galay dagaalada, xaabo iyo ahmin keeni jirey baa hadlaya,
@alijama7018
@alijama7018 6 лет назад
WAA ADUUNYO DEEGAAN HADII LA SHEEGO WAXAA IS KA LEH NINKII DHULKA LA HAAN JIREY ....SHALAY BAAD ABTINIMO IYO XIDID KU SOO DEGTEEN BANAANKA ....... EE LEASE BAAD KU JOOGTAAN HADAAD HABARJECLO GADHWEYN IYO WARSANGELIBA AAD TIHIIN
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 4 года назад
Waad ku mahadsantahay wall sida fcn ee aad noogu so gudbisay warkan.
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 лет назад
انظُر وتعجب وقول ياسلام ، هاداون ادو سُعنايه يادن كُفينه hhhhhhhhhhh
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
Gurigii mukhtaar cali cigaag buu ku qornaa, fooqii u dhowaa yaq lahaa. Ka hadli maayo ka ina xaji nuur hada dhistqy.
@hikmaharchivess
@hikmaharchivess 7 лет назад
cariishkii u horeeyey waxaa lahaa awoowgey cali maxamed faarax (cali aamus) hada Dad soo galay ha sheegtaan
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 лет назад
waa runtaa walahi ceerigaabo cabdale xaamud baa leh dadka kale wa ku marti
@fardusali5547
@fardusali5547 5 лет назад
Gadhaweyan iyago qaxay baay yimdan kaa soo qaxay galbeedka togdheer marku reer cayeensha xasuuqan HY kaal waad carartay baay sacad yunis iyo gadhweyan laa soo degan muuse Aboker
@runsheeg5740
@runsheeg5740 4 года назад
sheeko caruur weeye waxas ya kugu sheekeyay.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 года назад
Gadhweyn iyo sacadyonis sanaag iyagaa sal u ah. Markii hore baa la jabay oo daraawish bay ahaayeen gadheyntu. Iyaga iyo dhulbahantuhu isku sibay u jabeen oo ingiriiska la dagalaamy. Markii nabadi timina ceergaabaa laysugu yimi. Muuse abokor meeluu ka diwaangahsanyahay ma jirto miyiyaduu wax ku leeyahay. Burco,laascaanood,ceergaabo iyo berbera midna ma degaan lkn goboladaas miyayadoda bay ku nool yihiin. Reer ka tiro badan oo ka saamayn yari ma jiro.
@HH-yh3ri
@HH-yh3ri 7 лет назад
gg
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 5 лет назад
Odayga maanta ma yeeli maayo inuu ubadkayga taabto, waayo isagiibaa xashiishka cunaya.
@Certified-k4j
@Certified-k4j 5 лет назад
qofkii ugu horreeyey ee korantada iyo telefishanka haysta wuxuu ahaa aabahayga iyo qofka ugu horreeya ee haysta baabuur waa aniga iyo ugu dambeyntii qofka ugu horreeya ee musqusha lahaa
@moma3272
@moma3272 7 лет назад
ceergaabo wa meesha aan ku dhashay ❤❤ laakiin dadkeeda ayaa habsamay . waxaa sidaa ka dhigay dadkeeda oo garan waayey maslaxadooda ,Maalin walba nin hargeysa ka yimi ayeey soo dhoweysaa markuu kursiga doonayo dib looma soo eego.
@elizaar9424
@elizaar9424 5 лет назад
Ceerigaabo ilaa lagu kala boxo oo Nin walba daan tiisa maamusho oo khad cas loo yeelo mooyee guuxu waa soconayaa aakhirkana waa laysku leynayaa ama kuwa boobka doonaya ee galbeed kasoo hanka kaaray ayaa u hadhaaya.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@elizaar9424 cidi minority ka ah ayaa ka tagi
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 года назад
@@elizaar9424 Runbaan kuu sheegayaa. Sanaagbaa lawada leeyahay oo khad cagaaran la dhigi karaa hadii la rabo lkn ceergaabo gorgortan kuma jirto waa goob habaryonis. Ee nin walba tuuladuu ka yimi ha qabto hadii aan dawladnimo iyo nabad lagu wasa ceeshin.
@alijama7018
@alijama7018 6 лет назад
ADUUNKAN AAD ARKEYSO WAA GIIRAAN MARBA QOLO BAA CALANWEEYSA ......MARKAA WAXAAN LEEYAHAY QOLYAHAN BUURAHA KA SOO DEGEY DEGAANKA HA INAGA KHARIBININA DABEECADIISA ILAAASHA ,MARKA LEASKU DHAMAADONA BUURIHII SI TARTIIBA ISA NOQDA WAX FARSAMADII QORYAH A JARA BAA LA WAAYEE..WEYNU IS GARANEYNAA ABTIYAAL.... GADHWEYNTA KUWA ASALKA AH EE MAGAALADA WAX KA BILAABAY WAA LA YAQAAN KUWA NAALAYE AHMEDNA WAA LA YAQAANAA....WAXA KALE WAA HUU HAA ......WARSANGALE NA MAGAALAD DHISMAHEEDA WAXBA KMA BILAABIN ,HABAJAECLANA ISKABA DAA OO IYADOO CAMIRAN BAY SOO DEGEEN......SULDAAN OO GAAL KU SHAQEYSANAYEY MAGAALO MA LAHAAN KARO......HABARJECLANA TAMAR MAGAALO KU DEGAAN MA LAHEYN WAQTIYADAA.....OO CIIDA BAY CUNAYEEN..WAXBA YAAN LAGA CADHOON WAA XAQIIQ.....XOGOGAAL BAAN AHAY ..KU DHASHAY CEERIGAABO.........SAAMALEY SARE KA SOO BAXAY .......SAAMALEY SARENA WAXA UU KU TAKHAKHUSAY HISTORY OF ERIGAVO....NINKII YAQAANA BAA YAQAANE....
@جمهورةصوماللند
@جمهورةصوماللند 6 лет назад
Magaaladan.waxaa 1 warsageli 2 dhulbahante 3 Habajeclo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
Beenta jooji
@hassananwar9493
@hassananwar9493 6 лет назад
BIYHA MACAAN IYO BEERTA XURIYADA WAXAA DHAISAY ILMA MICHEAL AMA ILMA MAJABE---AABE WAXAAN KA MAQLAY CERIGABO OO AAN GURI LAYHAN BAAN ISTAAGAY
@cabdiraxmaandigaale139
@cabdiraxmaandigaale139 4 года назад
Odaygaasu wax waa ka ogyahay
@ibraahimali9338
@ibraahimali9338 7 лет назад
Qamar Taleex Been Bey Ka Sheegtey Daarta Ay Ku Qorantahay Because Waanay Ku Dhalan Magaalada Ceerigaabo Taasana Cadeyneysa Hadaba Daarta Ay Ku Qorantahay Undur Watacjab Waqul Yaa Salaam Adoo Soconaya Hadaawan Yaad Kufine Waxaa Ku Qorey Oo Leh Guriga ilaahay Haw Naxariistee Alxaaji Macalin Maxamud Waxana Uu Kamid Ahaa Culimadii Jaamacatal Azar Wax Kusoo Baratey Wakhtigii Inguriisku Uu Wadanka Xukumayey Xuriyada Kahor Oo Qiyaastii Ku Beegneyd Sanadku Markuu Ahaa 1946 Islamarkaana Wuxuu Kamid Ahaa Alxaaji Macalin Maxamud Tujaartii Magaalada Ceerigaabo Ee Xadaarada Iyo Aqoontaba Xiligaa Ehelka U Ahayd Ee Kusoo Kordhisey Wuxuuna Kasoo Jeedaa Xaajigu Oo Uu Ku Abtirsanayaa Reerka Iskalehaa Aasaska Magaalada Ceerigaabo Ee Taladeeda Looga Danbeeyo Oo Ilaa Maanta Aynu Joogno Qarnigan 21aad Loo Ogyahay Iney Leeyihiin Deegaanka Magaalada Ceerigaabo Taariikhdana Kugalay Islamarkaana Wax Laga Weeydiiyo Reerka Balaadhan Ee Cabdale Xaamud Maashee'allee ilaahay Naxriistii Jano Haka Waraabiyo Awoowogey Macalin Maxamud Wuxuu Ka Dhashey Qabiilka Balaadhan Ee Cabdale Xaamud Hadaba Su'aashu Isweydiinta Mudani Waxay Tahay Weriyihu Muxuu Wax Uga Weeydiin Waayey Reerka Magaalada Ceerigaabo Aasaskeeda Loo Tiriyo Marka Laga Reebo Meyorka Magaalada Ceerigaabo Ismaacil Xaaji Nuur Mooye Dadka Kale Ehel Uma Aha In Wax Laga Weydiiyo Taariikhda Magaalada Ceerigaabo Because Waa Dad Dool Kuyimi Oo Aan Udhalan Magaalada Ceerigaabo Oo Iyagoo Soconaya Soogalay Anigu Waxaan Ka Soo Jeedaa Reerka Loo Tiriyo Deegaanka Magaalada Ceerigaabo Kolkaa Waxay Ka Sheekeynayaan Maaha Wax Awoowayaashey Laga Sooweriyey Islamarkaana Aan Aabahay Iyo Adeerayaasheyna Kamaqlay Waxaan U Arkaa Uun Iney Tahay Taariikh Laga Beensheegayo
@naciimacabdi1836
@naciimacabdi1836 7 лет назад
Ibraahim Ali qabyaladba ku samaysay kaa dawoow cudurka
@ibraahimali9338
@ibraahimali9338 7 лет назад
Aduunka Dadka Kunool Waxaa Ugu Been Badan Dalalka Kala Ah Italy Iyo Sudaan Labadaa Dal Ee Aan Kor Kusoo Xusay Qofkii Lasoo Dhaqma Wax Allaaliyo Wax Laga Dhegeyto Majirto
@somaliland-geologicalconsu3612
hadaad hada leedihiin iyo hadii horeba waad la degteene horumarkeeda aan iska kaashano
@elizaar9424
@elizaar9424 5 лет назад
awoowayaashaa beenaalayaal ayey ahaayeen doolaalo kuyimi ceerigaabo waxayna soo daba raaceen tuugii ingiriis! kkkkkkkqoraal kaagu waa akhas walaahay wax wax iaku faleeysa uma ekkid Qof hide xunoodhul boob ku korey ayaa tahay isaaq shaqo kumaleh ceerigaabo.
@user-do3ow4xj7k
@user-do3ow4xj7k 4 года назад
Ibraahin waa tuu lahaa tiirshe ereg soogelisayee kasaar wuxuuna u jeedey warsangeli cabdale xaamud buuna ahaa tiirshe ereg inaadeerkiisna wuu u jawaabayey oo uu lahaa warkadaa hasoogelin warsangeli magaalada habarjeclona hadalkoodba daa
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 6 лет назад
Ceergabo iyo baran ya weeyn
@anisaduale8126
@anisaduale8126 6 лет назад
FAADOMO NUUR kkkkkkkkkkk waad iga qoslisay madhan iyo ceergaabo kee ween kkkklllkk
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 6 лет назад
Anisa Duale wall hees ba ku maqlay waligey ma arag cidna iigma waramin wali
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 лет назад
Aniga rer sanaag ah waxa wayn badhan
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@jiyaafromsanaag3865 ceerigaabo weyn
@asiyafarah2987
@asiyafarah2987 7 лет назад
waax ka jiraa ma jirto sheekadaa waa dhinac kaliya sheekadu markaas waa huuu haaaa
@mikereizz
@mikereizz 7 лет назад
Asiya Farah kkkkkk taariikh kabadho ah bay reer hebel samaysanayan ee u daa meel gaadhi maysee
@2011BARO
@2011BARO 7 лет назад
Asiya Farah Aasiya waa runtaa sheekaddu waa dhinac keliya, annigaa ku dhashay wax badan baa ka khaldan waraysiggan.
@lordshaxx3228
@lordshaxx3228 4 года назад
Waar kaalay waaba ceebe sidani, dhulbahantow iyo habarjeclo maanta leh anaga leh ceerigaabo? Waar sanaag bad qaxooti ku tihiin labadiinba. Waa la wada yaqaan ragii magaalada dhistay, nuux cumar iyo muuse ismaaciil
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
Kkkkkk. Ilaahay baad been u sheegtay....
@lordshaxx3228
@lordshaxx3228 4 года назад
abdi cash xaafad Kaliya dhulbahante iyo habarjeclo leeyihin ii sheeg waa kaase
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
@@lordshaxx3228 Imisa jir baad tahhay, hadaad tahay kuwii dagaalka ka dib yimi ma wada hadli karo
@lordshaxx3228
@lordshaxx3228 4 года назад
abdi cash reer ceerigaabo oo dhalad ah ayaan ahay sxb. Hadaad dagaal ka hadlaysid, labada beelood ee ceerigaabo isku laayay waa la wada yaqaan
@abdicash8787
@abdicash8787 4 года назад
@@lordshaxx3228 Dagaalkaan ka hadlayaa madaa fahmayba sidaas bay iigu cadahay inaad tahay dhowaan soo gal mar hadaad beeloba ka hadashay
@hassanahmedhassanahmed6908
@hassanahmedhassanahmed6908 5 лет назад
Sanaag waa gobol somaliya ka mid ah
@abdirizakmahamoud3485
@abdirizakmahamoud3485 5 лет назад
gabayga ninka qaadaya waxa layiraahdaa maxamed cali guray magaaladan awoowahay shirbayaa samayey maantase waa taa huuhaada odayaasha reer miyiga ahi akhriyayaan lagana saari kari maayo haday kooyaane haloo daaayo
Далее
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 599 тыс.
Taariikhda Gobolka Sanaag
39:51
Просмотров 27 тыс.