Тёмный

TAARIIKHDA QURUXDA BADAN EE SOOMAALIDA IYO SIDAAN AHAAN JIRNAY 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 551 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

MAHAD CELIN GAAR AH CABDULAHI HANTI-WADAAG OO KA MID AH WARIYA YAASHII RADIO MUQDISHO IYO WALIBA MAAREEYIHII TIYAATARKA QARANKA SOMALIYEED

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@abdihassan3836
@abdihassan3836 День назад
Abdilaahi Hanti Wadaag aragiisa iyo Maqalkiisa maanta ayaa iigu horeysa. Sheekada ee qoray (( Ayaan Daran )) waxay ahayd 1980s kii . Sheekada ama qoraalkaas Waxaa lagu soo qori jiray Wargayskii (( Xidigta October)) ka dib buuga ayaa soo baxay
@aliawad2288
@aliawad2288 День назад
ILAAHAY ha u naxariisto oo janatul fardowsa ha geeyo,..Aamiin.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. (AABO SIYAD)
@sareedo8184
@sareedo8184 День назад
Masha allaah waxan rajaynaynaa in abdilaahi Iyo inta warka haysa aqoonta u lahayd kacaankii buugag Ka qoraan Dadka tariikhdooda waa halowday waa inay ogadan waxay ahaan jireen Iyo dowlad nimo waxay tahay Wall abdixafid noso badi❤🙏
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 День назад
Waaw!! Waa barnaamijkii ugu qiimo badnaa ee dhegeysto10out of ten🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 14 часов назад
Ilahay ha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre sharf iyo dowladnimo kama dambeeyn
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 День назад
maasha alaah waan soo joogay waqtigaan cabdixaafid maxamuud jaamacoow dowlad nimo waan soo, aragnay hadana sidii waraabihii bey 8s cunaayaan aloow soomaali weyn u soo gurmo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
@Adamhagler
@Adamhagler День назад
Walaahi waa wax lagu farxo dalkeenu siduu ahaa iyo maanta siduu noqday, Legendary Hantiwadaag noolow 🫡
@dualeelmi371
@dualeelmi371 День назад
Afweyne tariikh fool xun ayuu ka tegey adiguna wanaag ayaad u taqaan naar Allaha ha ku sii fogeyo Amin
@reemali6728
@reemali6728 День назад
subxaanalaah alaha ku tuso xaqa li anoo naar iyo jano adigu mahaysid ee ogoow
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 День назад
Adna adeerka caydid muxu kaga tagay hh bal raci cawan bad tahay reerkina kuwa ku jiro ha hilmamin
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 День назад
Yaa ku baray in wax la qoro?? Ma haysaa waxbaradho caafimaad bilaash dawo bilasha laydh bilaasha iyo passport aduunka lagu tago uraayow
@hooyomcn8690
@hooyomcn8690 День назад
Walahi quf wayeel oo hadalka dhib ku ah ayaan u malenaye masha allah adeer cimri dheer iyo cafimaad ku rajena
@kingMoha707
@kingMoha707 День назад
Alaah AUN aamin abo jalle major general Mohamed Siad Barre halyay qaran oo geesi ah buu ahaa
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 День назад
Maasha alaah habbo anagaa ugu horeeyey caawa
@dualeelmi371
@dualeelmi371 День назад
Wasaqdii Dalka burburisey ha noo so qadan
@siradaden5830
@siradaden5830 День назад
Dualeelmi371 maxaa kaquseya Somalia Adiga haday islayso iyo kale Rufyan yohow oromka
@abdihashi9863
@abdihashi9863 День назад
Waxad mooda inu tafsiirka quraanka bartay oo uu ku faanayo subxaana Allah weli beentii ayu aaminsanyey oo uu faafinaya😢😢
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 День назад
Maxaad maanta tahay??? Isweydii Qaxoonti??mooryaan?? Ashayaadiin? Budhcad baderd?? Xata fartaad ku gudbinayso dareenka isaga ku baray siyaad
@Aadane1
@Aadane1 День назад
Hanoolaato iyo Engineer Abtidon halaga qariyo warasigan yay dhimane
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 День назад
Siyaad bare waa nin kii sharaftii iyo Gobanimadii somali 🇸🇴 burburiyey
@CabdullaahiCilmi-k8v
@CabdullaahiCilmi-k8v День назад
Waxaas oo horumara waxaa burburiyay xaasidnimo,qabyaalad,eexqabiil iyo diinladirir,ayadii ayaana karsantay aaqirkii oo dalkaan halkaandhigtay.
@CabdullaahiCilmi-k8v
@CabdullaahiCilmi-k8v День назад
Hanti wadaag waxlagufaano maaha ee jariimadii diineed dadnimo ee dalkaan kudhacday ayeey sabab u'ahaayeen,waxqabad lamadhihikaro waayoo habartii xarigasoohday misana dib ufurfurtay amaanmaaha ee waahabsaan dalkaan iyo dadkaan kudhacday oo maanta wadamadii aanxoreeynay ciidan na'ilaaliya noosoodireen sida caruur lagardaadinaa inaan noqono ayeey sabab unoqdeen ayaan qabaa.
@faizaali2889
@faizaali2889 День назад
Daarood 21 October buu iimaankii karaacay
@AxmedCabdimataan
@AxmedCabdimataan День назад
Cajiib
@gamercookieplayz3513
@gamercookieplayz3513 День назад
Asc waa barmaabij aad u qiimo badan sharaf kama danbeyn October 21 1969
@abdirahmanaadan5431
@abdirahmanaadan5431 День назад
Dowladi kacanka iyo sayid bare dadka somaliyed 90 % way amanan wanag badan bay kashegen Lakin waxaa jira nin xuman kafafiyo ninkas waa Ayanle Hussien abdi ayanle hanoolato
@hodanc6255
@hodanc6255 День назад
Wa runta ayanle waxan xuman ahayn kama shego
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 День назад
21 October waa malin madoow
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 День назад
Ruuxan dadka u bahad naqani rabigiina uma mahad naqo debigii mmsiyaad laga galay waa kaas soomaali lawada dhutinayso oo taladii ay farahoodii kz baxday rabbi ha u naxariisto m/m siyad barre dawladi noogama danbeyn soomaalina siyaasiyiinta bilaa sharftaa rsbi ha ka dul qaado kuwa wanwanaagssna rabi ha ugu badalo
@gooondabiit6176
@gooondabiit6176 День назад
Ilaahay h unaxariisto aabe maxamed siyaad bare aabihii horumarka dalka
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 День назад
Taariikhdu dadkay bartaa waayihi lasoo maray ninna maddiiddo nina ma doonto mashllah cabdullah ihantiwadaag. Maanta ayaa araggiisa iigu horraysa. Maqalkiisase waa igu badnaa..
@Bilan-d1o
@Bilan-d1o День назад
Somalia horta ma la quraan saaray arma sixir madaw lagu aasay ? SALAAMAD CALA KULI AAFAT
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 День назад
Dameero u sheeg daaquud yahaw
@subraarm4381
@subraarm4381 22 часа назад
Warshadiiba waxaa u shaqa tegi jiray 3 kun ama 4 kun oo soomaaliya Warshada baastada warshaduhu habeen iyo dharaaba waa shaqaynayeen. Waxaad Ilawday Bacaad Celintii kaas oo Kala goynayay Afgooye iyo Marka aasayayna beerah iyo Shalanbood jimco walba wasaarado,jaamiciin,Xooga dalk, waxaa lagu beeray geedo iyo Tiin waxay isku badashay buuro geedale.
@FarhiyoSharifAbukar
@FarhiyoSharifAbukar 22 часа назад
kacanka 21 sano kaliya ayuu intan oo waxqabad ah bal wax matarayasha 34 nala meeraysanaya maxay qabteen?? Walaahi waa rag iyo ragla,aan kuwa hada nala meeraysanaya iyo ragii kacanka hoogaminaya 😭😭😭
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 День назад
Shame on you adeer Wax taariikh madoow 21 October
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 День назад
Culimadiii aya la dilay Diinta ayaa la rabay lagu bedelo h wadag iyo shuuciyad USA
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid День назад
Bari baan dameer lahan jiray. Waxa dhaama hadan digaag leehay. Somaliyey
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev День назад
YAA NOO SO CELIYO DOWLADI HORE
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 День назад
Walahi wa runtis ninkan wax yar oo been ah kumu darin
@qaareeyqaarey9139
@qaareeyqaarey9139 День назад
Sxb Wan ku salamay talo ayaa ku soo jeedina madama aan kamid ahay dadka kugu xiran talada ku siinayo waa inaad is kaa fogata siyasada somalia wayo hadad runta kashegto tageero ayee ku male naayan somalia neh waa dad qabiil qalbigoda dagay
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 День назад
Siyaad bare waa awrkii heeryadiisa bilyanis dayn ah iyo dadkii oo qabiil la iska horkeenay .culamadiina wuu laayay gobalada waqooyina diyaarado ayuu ku garaacay
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 День назад
Maxaa looga reebay sawirkii aadan cabdulle cismaan .3 nin oo isku reera sawirkooda ayaad soo saaratay kkkkkk
@hodanc6255
@hodanc6255 День назад
Anigu waxan la yaba dadka caqligoda qabil ku salaysan yahay
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 День назад
kacaankii guul darada ee ay hogaaminayeen askar u bukta xukun dabadeedna baabi iyeen dowladnimada soomaaliyeed ee bilowga ahayd. kadibna aybaa bisay wax alla wixii soomaalidu rabtay. ilaa maantana loo dhisi la yahay wixii laga dhexley taliskaa foosha xumaa.
@abdulkadirabdi102
@abdulkadirabdi102 День назад
Masha Allah mahad sanid run ayuu sheegay odeyga
@A3v-w7q
@A3v-w7q День назад
AYAANLE=AYANDARO A U BIXIYAY 5SANO FARMAAJO WA MAREEXAN VILLADA KA SO BAX naag Daarood na wu qaba HANOLATO kan labaxay
@abdirahman2340
@abdirahman2340 День назад
Dal u ka tali jirey Kalidii taliye oo aan ugu dambaynta burburin wu yaryahay Caalamka. Bal eeg Somalia bal Eeg Ciraaq Bal eeg Liibiya Bal Eeg Yemen bal eeg Midowgii Sofyati iyo qaar badan oo kale. Hadaba haduu is yara qurxiyey kacaan ku shegii Siyad Bare 5 tii sano ee hore wakii dib u bilaabay Qaraaba kika iyo dad miyi qabiil ahaan looga keeney oo lagu taxay darajooyi ka qaranka lahaa.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 День назад
CAAWA WAA 21 OKTOOBAR WAXAANA QIRAYAA INAAN DAWLAD KA HOREYN KANA DAMBEYN DAWLADII KACAANKA EE UU HOGAAMINAYEY (AUN) MOHAMED SIAD BAREH.
@gooondabiit6176
@gooondabiit6176 День назад
@@abdisharif8315 waaruntaa ina adeer soomaali nabsi baahaysta
@NasMuhumed-y5i
@NasMuhumed-y5i 23 часа назад
dawladii dhacday ee afwayne ayaad sii hadal haysaa
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 День назад
Aabahayba geel laha waxa kafiican anigaa Dameer leh
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 День назад
Maxssd maanta tahay tahriibe?? Dawarsade jaahi ......
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 День назад
kacaankii askarta wax laga dhexley oo wanaaga ma jirto aduun iyo aakhiro.
@abdulkaderyousefaden7161
@abdulkaderyousefaden7161 День назад
Faqash is waraysanysa
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev День назад
TAARIIQDA BARO EE QABIILKA KAA GUUXAYO KUMA FIICNO 😂😂😂😂
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 День назад
21 oktoobar waa maalin madoow oo soomaliya ay ku habsatay masiibo wayn oo ilaa maanta xa loo la yahay.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 День назад
Qof waa danbiil dawladii Somali decmoratic ahayd baa military ku in qilaabtay asar jaahilna qabsatay afweyne madax u ahayd somali 🇸🇴 manta halkaas dhigtay miraheedii ban guraneeyna xumaantii dawladii kacaan ku sheeg 👎👎👎
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 День назад
Malaha Mr hantiwadaag malaha ilaa iyo hadda ma yaqaano waxa hanti wadaagu yahay. hadduu og yahay wuxuu garan la haa in hanti wadaagii 70 sano uu burburay.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 День назад
qaraaba kiil ka wayn tii ina siyaad barre cid sheegi kartaa ma jirto.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 День назад
21 October waa malin madoow
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 День назад
Waa malintaa heshay inaad wax qorto keliya
Далее
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 7 млн
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14