Тёмный

TAARIIQDA AHMED GUREY & QABIILKA UU KA DHASHAY OO SAX AH HALKAN KA DAAWO 

somali heeso channal
Подписаться 278
Просмотров 13 тыс.
50% 1

TAARIIQDA AHMED GUREY & QABIILKA UU KA DHASHAY OO SAX AH HALKAN KA DAAWO

Опубликовано:

 

9 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 10 месяцев назад
Somali is Somali no matter which clan.
@abdikadirnur1388
@abdikadirnur1388 Год назад
Wax cusub ma aha,Ahmed grey waxuu ahaa nin karanle hawiye Kana sii ah Seexaawle wanna beel weeyn on degta dhulka soomaali galbeed.tan kale karanle waa afar wiil fracooda. Seexaawle karanle Gidir karanle Kaariye karanle Waadeere karanle(Murusade)
@najmaraage2760
@najmaraage2760 Год назад
Thnky you abdiikadir nur si saxa ayad uga hadashay
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 месяцев назад
Beenaale 😂😂😂
@Canada-1958
@Canada-1958 10 месяцев назад
#AXMEDGUREY IS A #SOMALI HERO PERIOD! I STUDIED IN MY ELEMENTARY SCHOOL IN 1950'S I CARE NOT HIS SUB-CLAN OF SOMALIA.
@cabdullahixaaji9656
@cabdullahixaaji9656 4 месяца назад
Fadlan Taariikhda yaan godob laga galin Axmed gurey nin marreexan ah ayuu ahaa
@bashirsheikabdibashircabdi2559
@bashirsheikabdibashircabdi2559 10 месяцев назад
Wad mahadsantahay walasheen .wa sidas ad usheegtay somali qoyska u imam Axmed Gurey kaso jeedo. Hase ahaate goobta uu kudhashay ma aha zaylac e wa hubat o ah meel 30 km magalada harar kaga beegan dhanka bariga una dhaw daganka baabili.❤
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 5 месяцев назад
Runbaad Sheegtay Suldaan Axmed Guray wuxuu ahaa Nin Karanle ah oo weliba Seexaawle Karanle ka sii ah, Soomaalida inay guusha wada sheegato way iska jecel yihiin.
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv 10 месяцев назад
Mahadsanid ax gurey waa karinle hawiye
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 месяца назад
Maya riyada iska daaf
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 3 месяца назад
Kkkkk maninka daarood hos torigiisay kutaala
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
@@somaliano99kingkonghimself75 Noo sheeg adigu cadeentana raaci ileen gabadha caddayn bey sheegtay
@Historicalinsight-ti7iz
@Historicalinsight-ti7iz 4 месяца назад
Here a proud karanle 💪
@abdimuse7911
@abdimuse7911 6 месяцев назад
Halyeey Ahmed Gureey Waa Hogaamiye Soomaali ah, Oo Kasoo Jeeda Samaroon Lafahiisoo Cadcad baa Layaqaan .... Taariiqda Meel yaan looga leexleexan
@dahir504
@dahir504 9 месяцев назад
You are right sister❤❤
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Год назад
Ahmed Gurey was Somali warrior 🪖. That's enough for me. My family also told me he was directly related to us. Then I learned every tribe and every country wants to claim him as theirs. I am so happy that he was a Somali. Alhamduli-lilaah. Karanle not Karanle, it doesn't matter. Let's not look everything in the prism tribalism. I am not Karanle and he is my Somali warrior and awowe as the sister Hana said. What would it tell us about the use of tribal system If we can't agree the tribal affiliation of warrior that died over 467 years, and we want to debate about it. Ahmed Gurey could use our Du'aa, the correct name of his tribe would do nothing for him now. Unity, please!
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 10 месяцев назад
👌🙏🇸🇴
@Khadijachannel10
@Khadijachannel10 6 месяцев назад
Sallam sister. Ahmed Gurey was somali. His clan was Hawiye, Karaanle. Karaanle and Habargir are brothers. Thanks sis
@maxamedjaamac3134
@maxamedjaamac3134 10 месяцев назад
Asc waa karanle,waana hawiye
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 3 месяца назад
Riyo dhaaf
@MahadTaakow
@MahadTaakow 5 месяцев назад
Asc gabadha warkeda warun mahdsanid walal
@sahra4091
@sahra4091 Год назад
She is right.
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 10 месяцев назад
She is right Thank you bery much
@cabdikariincabdulle1989
@cabdikariincabdulle1989 3 месяца назад
Xiligaa 1400 sano waxaa katanayey boqortooyada ajuuraan Dad kaan tayaaniga iyo ingiriika Kahor afka soomaaliga looga hadlo ajuuraan katanayey Hanan yee kuwaalin Soomaalidaan Qabaailada taariiq uraadinaya
@user-te4mg1eb2v
@user-te4mg1eb2v 4 месяца назад
War soomaliyey Azmad Gurey Soomaaliba ma ahayn waxa uu ahaa Nin carab ah oo waliba Yameni ah, waa ceeb anaguu na ahaa iyo anaguu na ahaa, akhrista taariikhaha caalamku ka qoray
@Xudeyfa
@Xudeyfa 10 месяцев назад
Adeer xaqiiqdii Sheekh Axmed-Gurey Hooyadii Soomaali bay ahayd laakiinse aabihii Carab buu ahaa.
@user-te4mg1eb2v
@user-te4mg1eb2v 4 месяца назад
Anigu waxaan idin leeyahay raadiya taariikhaha iyo buugaagta laga qoray,eega magaciisa, iyo kan xaaskiisa, Axmad ibrahi Qaasi, xaaskiisuna, waxay ahad Ibnu Wingal, waxaad tihiin dhalinyaro ha u hadlina sida jaahiliintu uhadlaan
@zakarianahaan432
@zakarianahaan432 Год назад
Sax waaye
@RaadRaac1484
@RaadRaac1484 5 месяцев назад
Inaad qaldantahay waxa kaga filan KARANLE lama baxaan IMAAM ninkaas wa AJUURAAN gareen REER IMAAN magaca IMAAM ayaa kaga filan Wa qoyskii BOQORTOYADA rer IMAAM
@abdikanimohamed7169
@abdikanimohamed7169 Год назад
Sheegatadu way badatay wlhi. Inuu gadabuursi ahaa gaalkuu ladagaalamayay og huuno
@user-te4mg1eb2v
@user-te4mg1eb2v 4 месяца назад
Asc soomaaliyey, waxwalba inaan iska sheegano waa ceeb, waana jaahilnimo ,cidkasta oo taariikh kuleh Dunida way qorantahay taarikhdoodu Axmad Ibrahim Qaasi,xaaskiisana last oran jiray Ibnu wingal ,intaan array soomaali Qoys aan sheeganaynin warn waayay, aniguse warn usheegaa Axmad grey waa Nin yamani ah oo halgan diimeed uyimid taariikhdiisuna dunida meelkasta aad kaheli kartaan soomaaliyeey,
@user-te4mg1eb2v
@user-te4mg1eb2v 4 месяца назад
Waa Prof ,Abwaan Urur page kayguna waa dambarkiisa maashaye Soomaalaay Qabiil door maleeyahay?
@cabdikariincabdulle1989
@cabdikariincabdulle1989 3 месяца назад
Asc hanan walal abaayo Yaan laguqaldin Axmad gureey waxaa layirahdaa Axmad gaeen Iska yaa luqdin waa boqortooyadii Ajuuraan
@abwaanjookar
@abwaanjookar 6 месяцев назад
Waa sx awoowe ahmed gureey waa halgamaa soomali balse hadii yara hoos loo daadago waa nin karanle hawiye ah siixawle kasii ah
@RaadRaac1484
@RaadRaac1484 5 месяцев назад
Walaley waxba ka qaldan tariiq adiga ka facweeyn ha isku dayin inaad so koobto it's not karanle its Ahmed Garen if you don't know GAREN its part of ajuuraan empire AHMED GUREY family garen Rer IMAM
@alshifa2673
@alshifa2673 11 месяцев назад
Iimaam axmed guraye geri koobe shiikh garaad aboolla gaaraad shirsheere suldaanada adala
@adalmedia4291
@adalmedia4291 6 месяцев назад
Sxb samroon,maxamedcase ,abrayn ayuu ahaa dadkii uu dhalay ayaa ku abtirsada wllo
@user-vp6xv2xv5r
@user-vp6xv2xv5r 5 месяцев назад
Adiga xageed ka keentay sheekadaada marjacaaga sheeg mise waa iska dhe uu waxaagu, karinle weligii salayc ma iman ee bahasha biyo nagaga dar
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 21 день назад
Naahooy anigaaba ku abtirsado axmed xasan idiris birinbire baalcad absame kuumade kablalax daarood ismaaciil weeye hadaan hoos oogusoo dhacana waanin binuhaahimi ah
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 4 месяца назад
Ahmed Gurey Wuxuu Ahaa Arab Qureish People Original Nations Al Karamw Looking for History Articles Original From Arab People Saylac+Awdal Good 👍 Lady From European 🇪🇺 Arab+Al Hebel Karame Waa Arab
@cabdullahixaaji9656
@cabdullahixaaji9656 4 месяца назад
Xaajo nin aan awoon baa indhaha karida Taarikh qof aan aqoon ayaa marin habosmwsha sida bilcaantan Muslim iyo Gaalba wey ogyihiin weyna wada qireen Imaam Axmed gurey inuu Nin Marreexaan Sade Daarood ahaa
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
Yaa ka mid ? caddeen mahaysaa ?mise waa iska hadal
@ayantumohammed80
@ayantumohammed80 Месяц назад
walaashay waad khaldantahay cadayn mahaysaa?
@yusufabas4506
@yusufabas4506 11 месяцев назад
ALL GOOD Leaders of somalia are somali fathers,therefore no one xal claim alone.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 5 месяцев назад
Axmed gurey,ahmed ibraahim al gazi non Turki ah ayuu ahaa.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 5 месяцев назад
Kii dhisay gidaarka Harar " Amiin nuur" Mareexaan ayuu ahaa,wax badan Maa aadin baarin Xanaaneey.
@Canada-1958
@Canada-1958 10 месяцев назад
ALL JEWS ARE ONE- REGARDLESS WHERE THEY ARE FROM , SO WHY ARE YOU ZOOMING ON HIS CLAN (KARANLE HAWIYE)(BABILI )
@footballpage7
@footballpage7 5 месяцев назад
yaa isku haysta waa lawada ogyahay school kana waa lagu dhigaa inuu nin gari ah oo xassan gari ah baa lasheega
@user-bt1bk1vj1g
@user-bt1bk1vj1g 8 месяцев назад
❤❤❤❤walal imaamku mahA qaris waxa ❤uu latagay taariq ❤ssidal ❤dayaxa hadana waxa❤ lajoga ❤waqtigi ❤dib_❤soonoqoshadi awodidadki❤ imam ❤axmad gurey❤
@buleebaree6618
@buleebaree6618 2 месяца назад
imamuu Ahmad ibrahim Al Gazi Waa Nin Ethiopia Kasoo jedaa Qomiyadaa Oromo Kunaa dhasheyii Degankaa Oromiya garaa muldhataa hidaabaa Umaa Lihidiin inad Fardoo dhaqatan geelaa moyanee Waxasoo Cidanaa Uwateeyii imamkuuu Maa Somali baa Anagaa Yab Aragnee😂😂😂😂
@umumucaad3298
@umumucaad3298 5 месяцев назад
Murusade ayaa mursal karanle la yiraa ama wa adeere karanlena waa la yiraa
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 10 месяцев назад
Karaame ma aha ee waa karanle hawiiye waxa ay degaan ilaa itoobiya
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 5 месяцев назад
Axmed gurey nin walba ha sheegto Ninkaas Taariikhda ayaa koobtay oo sheegtay in uu ahaa Karanle Hawiye, ilaa haddana Baal dahab ah ayuu kaga qoran yahay taariikhda caalamka
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 3 месяца назад
Axmed wuxuu ahaa arab
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Год назад
Axmed gurey ma'aha daarood iyo iril ee waa ajuuraan, karanle waa maxamed cabdulle xasan
@ibrahimrascidabdulfattah258
@ibrahimrascidabdulfattah258 7 месяцев назад
Asc Walaasheey Somagaciisa ma aha Garan=Garen Oo Ajuran ah. Jaa Jiraa.
@maryanigal3349
@maryanigal3349 5 месяцев назад
Waa sheeko cusub naa axmed gurey mawuxuu now day ku qabso ku qadimayside naa axmed gurey qabiilkiisa waa la yaqaaneeya karanle aad sheegayside Isla aamus
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Год назад
Waqtigii axmed gurey xukumaayey waa waqtigii ajuuraan waddanka xukumaayey sidaas darteed axmed gurey waa ajuuraan
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 7 месяцев назад
Maxaa kenry in la isku qabsado axmed gurey wayo waxjiro ma ahan awey ehelkis .mida kale maa la isku qabsafo seyd maxamrd cabdulle xasan.wa nin absame ah Oo ogaden ah bahgeri ah ku dhshy sool ku korey sool .marka absyo qaraxda sacab lagumo qarinksro .
@MahadTaakow
@MahadTaakow 5 месяцев назад
Mahad
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 5 месяцев назад
Axmed gray wuxuu ku dhashay dhulka soomaalida itoobiya Lama yaqaano qabiilkiisa
@havilahkuush7110
@havilahkuush7110 9 месяцев назад
Habr Makadoor reer saylicii
@nimcocabdi4954
@nimcocabdi4954 Год назад
Imaan ahmed nasabkisa wuxuu ahaa aalo timacad wiil aalo ayuu ahaa aalo timacad oo asalkeda kasojedo maxamed Gargaarte qabiilada hadda layaso waagi horayna ahaa boqortoyada geesayaasha soomaliyeed qofki suaal kaqaboow aalo hadda waxay kukala firaqin somaliya nimanka hadda aalo ladhoho waxay k7dhex jiraan oromo io itobiya
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Год назад
Carab waa cunsuriyiin dadka madow neceb ee iskajira.
@user-bt1bk1vj1g
@user-bt1bk1vj1g 8 месяцев назад
Ciduu❤ noqonba❤war❤ jiraba ❤cakarnuu iman❤ somali❤ nasta
@saadocabdi5860
@saadocabdi5860 7 месяцев назад
Naayaan umada caalamku inilayabin siiba bortuqis iyo turki axmadguray waa nin samaron maxadcase abrayn anaa hada jooga qalcadiisii herar aamusa taariikh mahaysane
@Somali450
@Somali450 Год назад
Waa geesigii kulmiyay hindi iyo masar turki wada kulmiyey
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 7 месяцев назад
Karinle iyo saylac lol Ciise ama samaroon hadduu noon waayo odeygu turki ayuu noqonayaa.
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 9 месяцев назад
Whichever tribe/clan he was doesn't matter to me What matters to me and of which I am proud of is that he was a great somali warrior and hero the rest is bullshit !!! 😂
@kamelgroups7674
@kamelgroups7674 Год назад
Imaam axmed gureey inuu beesha Direed ka dhashay cidna daah kama saarna taariikh aadan lahayn dusha ha iska saarin I.a sharaftii awoow yadeen waan soo celin doonaa
@Nimco.nashaad
@Nimco.nashaad Год назад
Wajigaday..naabeenta.jooji.axmad.guray.waa.gari.koombee
@yusufabas4506
@yusufabas4506 11 месяцев назад
Hawiye somali xaguu kasogalaaa???
@donomar8517
@donomar8517 9 месяцев назад
Futuh al habesha.. harari scholars book badhann ii ku qoreen tahay, book yasha harar ii yeelaan..harar ..karanle iyo oroma aa dhigaan..iyo bariga harar karanle kaliya dhigaan...qabilka oromo af somali Bari waye
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 6 месяцев назад
Daarood waliba waa mareexan
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 6 месяцев назад
Qabiilkiisa saxdaa
@ogaal66
@ogaal66 Год назад
Imaam axmed wuxuu ku dhashay magaalada harar ee hada ah dalka itoobiya awalna ahayd somali
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
Hhh abaayo waa qabiil kayga uun baad meel lasoo isdagday ok qabiilo badan baa isku haysda waxaana loo badiyay inuu mareexan ahaa marka ilaahay hawnaxariisdo ciduu ahaba wax masoo kordhinaysee
@ibraahimyare9427
@ibraahimyare9427 Год назад
sax weeye waa mareexan
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Год назад
Gabadha reerkeeda xitaa wuu ka mid yahay reeraha sheegta OO ayadaaba sheegtay inuusan eheen reerkeeda ee uu yahay reerkaa karanle
@najmaraage2760
@najmaraage2760 Год назад
Ayaan wll my muu ahay darood lkin wuxu aha hawiye waliba curadka hàwiye karanle hawiye wuxu ka ahaa siixoowle karanle wuxuna ka aha beesha ahmed garaad sa u ogoow
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
@@najmaraage2760 adna masheekadas baad keenday hh waxuu Rabo ha ahaado dhimay ba ee naga daa
@runtabixiye
@runtabixiye Год назад
@ayaanabdulkhadir5363 gabadha videoga soo duubtay ayaa darood ah weliba harti, balse waa aqoonyahanad cilmi baaris sameeysay adigana bal inaad taariikhda soo baartaan laydinka rabaa ha iska hadlinina qofka wax sheegto ha daliishado waa xadiis nebi csw
@maryanmohamed9902
@maryanmohamed9902 6 месяцев назад
Waa karanle
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 3 месяца назад
Waa arab
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
​@@bookhaxmed6583 Axmad gurey waa halyey soomaaliyeed qolodiisu tahay ( hawiye / kasii ah / karanle Wax soo baro laguuguma karo😂😂😂😂😂
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 3 месяца назад
@@abdullahiali6093 hawiye koonfurta soomaaliya ayey dagaan markaa see buu ku noqday hawiye axmed gurey waa laandheere isaaqa oo araba ee labada adigaan waxba garaneyn hawiye oo bilaa taariikha ah ayaad rabtaa inaad taariikh u sameyso hawiye taariikhdoodu waxey ka bilaabmataa 1991 taariikh ka horeysa malaha hawiyuhu.
@jamalcumar249
@jamalcumar249 7 месяцев назад
Beenta mahaboona horta baro taariikhda iyo cida uukadhshah iyo halku ukudhashaba axmad guray wuxuu udhshay gadabuusi wuxuu ku wuxuu kudhay itoobiya waliba magaalada herer waqtigii sandalada adal ee gadabuusigulahaa aqtigaa udhashay herer baykadhisnad haku hadlin wax aanan jirin
@cawobilan5721
@cawobilan5721 7 месяцев назад
gadab guursi buuka dhadhay ❤❤❤
@umumucaad3298
@umumucaad3298 5 месяцев назад
Curadka hawiye ayaa karale hawiye la yiraa
@user-dk9nu3fv6n
@user-dk9nu3fv6n 7 месяцев назад
Wadmahadsantahay
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 21 день назад
Subxaanalaah subxaanalaah naa hooy waxbo kuma hadleeyside iska aamus axmed gureey nin dhalashadiisi iyo dadkiisiba joogaan weeye adigana hada taariikh uma sameeyneeysid hawiyena ma uusan aheeyne goormuu hawiyo xornimo soomali usoo dagaalamey xukunba waligii ma arage hadana wakaa wadanki baabiyaye walaahi waxaa wax lagu qosla ah waxa eey naagtan lasoo shir tagtay 😂😂😂😂😂😂 halyeey axmed gureey waxa uu ka dhashay dadkii adiga xoreeyey waligoodna wadankan aad kuheeyso unukaa iskaleh xoreey ee isku sheex qof taariikh uulaheeyn adiga uma sameeyn kartide 😂😂😂😂
@user-di7st7vj7v
@user-di7st7vj7v 9 месяцев назад
Wuxu ahaa hawle
@cabdiraxmaanaxmed8305
@cabdiraxmaanaxmed8305 5 месяцев назад
Dee iminka qabiil may sheeginee
@seanjogn
@seanjogn Год назад
Loook in at books when was Hawkeye in zalac
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg 5 месяцев назад
Mahooyadabaakadhigtayhawiya
@ahmedhadi6851
@ahmedhadi6851 Год назад
Boqortoyada adal yaa iskalah waa samroon
@najmaraage2760
@najmaraage2760 Год назад
Imaam ahmed gurey wuxu kadhashay beesha karanle hawiye o ah curaka hawiye uma kala baxda 4 tab belod gidir karanle kaariye karanle siixoowle karanle o uu kadhashay imaam ahmed gurey iyo wadeer karanle oloyaqano murusade 4karale hawiye ayana layirahda wexey degan dhul ahan itopia dhowr magalo sida babiili harar ito dhowr magalo okale dhanka keenya sidokale wey degaan dadka ey la degan ee somalida ah aya uyaqan qarkood hawiye xadiid o loola jeedo hawiyaha xaduuda xiga madama uu gudaha itopia kujiro u somali ka fogyahay somalia waxeey ka dega sido kale meelo badan ugu horeeyn galmudu garahan gobalka galgaduud ceelbuur galhareeri jacar wabxo dari towfiiq coosweeyne bargaan ceel caafi cagacade koofur shaveelada hoose sida afgoye qoryooley shalanbood buulo mareer kofur galbeed baydhabo waliba siixoowle aya degan muqdisho wexey kuleyihiin mansab layaqano weyna kadegan hodan howlwadaag wardhiigley bulo xubeey gubta iyo degmada deeyniile o ey caanka kuyihiin mamulka gobalka bandi wexey ka yihin kalina labaad gudoomiye kuxigeenka gobalka ayeey leyihin karala hawiye plz kadaya dadka belaha ad usarineysan dad dakii ku abtisanayay jogan miyaa la in kiri kara
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 7 месяцев назад
Adigu hanan maxad evidence haysaa
@mudugboy7227
@mudugboy7227 Год назад
Hhhhhhh family kisaba joogah hhhhh wuxu ahaaa Garikoombe
@asadaxmed4054
@asadaxmed4054 9 месяцев назад
Adi Maka dhigaye
@mudugboy7227
@mudugboy7227 9 месяцев назад
@@asadaxmed4054 yaad ku maqashay sxp
@omaari155
@omaari155 8 месяцев назад
Beenta dadka danbiba ma modaan iska dhaaf ninkaa cidduu ahaa waala yaqaana
@abdifataahabdalle3787
@abdifataahabdalle3787 Год назад
Dadka been ta ka dhaf Axmed gurey waa lawada garanay waa niin isaaq ah oo Arab sheekh is xaaq bu ah walib Arab barsug ee tariikhda dib uu badh
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 месяцев назад
Adigaa been shegaya sad ledahay been jojiya garaad ka ad shegeyso reer kiisa bal raadi cida ay yihiin wey jogane bal ayaga weydii garaad aboon dadkiisi bajogo xaged ku aragtey saldanada garaad OO Hawiye ah naga joji beenta
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Месяц назад
Nin wa hore dhintay inlaysku heysto ayaba khald ah! kuwi noola aya bila xal ah!Somali maryolay🤣🤣
@mowliidnuraxmed2729
@mowliidnuraxmed2729 6 месяцев назад
KARANLE HAWIYE IRRIR SAMAALE
@Abdale_Atar
@Abdale_Atar Год назад
War Lee Haysaa axmad guray wa Dir somaron ah
@ibrahimmouhoumed9033
@ibrahimmouhoumed9033 20 дней назад
Horta gabadhaa maa waax baa uu dhimaan mise ilmi ayaay saan lahayn kkkk waaxaay sheegaysaa awdal inu boqortoyadeedaa ah waaxay naa kuu tilmaamaysaa karinlee kkkkkkk boqortooyadaa waax iskaa lahaa waa samaron ee karinlee awdal boqor kaa maa noqoon kaaroo kkkkkk ee waa nin samaroon ah oo abaraayn kaa ahh weeyii tarikhdaa sii ficaan uu soo eeg .
@Seatbelt120
@Seatbelt120 Год назад
Axmed gurey hoobad buu ku dhashay ilaa hada karanle ayaa dagan in adeerkiis waa garad abun cadaadshe buugaagta taariikhda aqriya xaasidnimada ma fiicno
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 7 месяцев назад
Seat belt Kkkkkkk wa iga qoslisiisey kkkkkk Axmed binu ibrahim alqasimi miya hawiye ah wa wonder full .taasi wa been aan raad laheyn.goormu karnle carab noqden hadryse geesiysl yihin oromo ma gumesaten malinti oromo kuma hadlen habenkinA somali. Axmrd gurey wa carab somali shawo kuma laheyn xiligii cusmamiyinta ayuu halgankida jirey marka carab ks yimif midlr east ayuu ahaa ma 2023 miyaa jarnle carab noqden.qorax sacab lagumo qarinkaro marbo qabol ha shegto. qarinkaro
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
​@@warsamemohammed9422 Adeer soomaali galbeed oo qabiilo badan ay dagaanba waa lagu maystaa waxaa dago Daarood / isaaq/ hawiye/ iyo kuwa kale waana lawada gumaystaa Caasimadi hore ee dowlad degaanka aaway ( Dira dhaba ) Allaah soomaalida haw gargaaro😢
@medabdillahirahma-en1vh
@medabdillahirahma-en1vh 6 месяцев назад
Benalay
@abelsaid1932
@abelsaid1932 8 месяцев назад
Jarso invader
@umuCigramo-ls8rp
@umuCigramo-ls8rp 10 месяцев назад
Abaayo dad aad lahadleyso doqonimadadi waxad ka garaneysa faaladoda
@seanjogn
@seanjogn Год назад
Hahhaha
@donomar8517
@donomar8517 9 месяцев назад
Kitaabyasha harar iyo Addis Ababa ii Tala... dadkisa willi harar ii babile ii diginihin Wana curadka hawiye...walalo waye somalida Dhan...tarikhdaan waa la oogi
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Год назад
Maxay ubaryootamaysaa gabadhani hadday wax runa sheegayso.
@hamzaidress
@hamzaidress 9 месяцев назад
Axmed waa samroon
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 8 месяцев назад
Baaritaan fcn sameey waxba yeeysan caadifad ku qaadin, midna ogow Alle agtiisa nasabku waa wax culus in laga been shregana waa lagu cadaab mutaa. Allaha ku waafajiyo xaqa.
@hamzaidress
@hamzaidress 8 месяцев назад
@@dulmidiiddhagaweeyne7537 Yaa ka talinayey Saylac xilligaas?
@bilan9135
@bilan9135 10 месяцев назад
100%90 Dadku waxay isku raaceen in uu ahaa AUN. Ahmed guray Beesha karanle hawiye oo ah Curudka hawiye sidaan ku maqley, Dhibka waxa keenay Hawiye dadkiisa kuma faano Bari dhow waynu maqli doonaa iyadoo Mujaahid Mahamed Faafax Caydiid oo cidkale sheeganayso,Arki maysid hawiye oo qof taariikh leh sheeganaya ama kufaanaya war dadkii taariikh ku dara ama Bililaqaada ku jira madaxdiina la bililaqaysanayo☝🤔👈
@allahisthegreatest390galbe3
@allahisthegreatest390galbe3 10 месяцев назад
wuxuu kudhashty meel ladhho shimbira quree degmada jalddessa
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
Kkkkkk been baa sheegtey gadabuursi ayuu ahaa axmed gurey
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 Год назад
Gadabuursi gabar ayo kaqaway carurtisa ilahada gadabuursi ayeh kudhax nolyihin lkn dadko kashashay Aya jooga oo ah siixawle karanle
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
@@yusufbuulo8725 kkkkkkkkk ninkan axmed gurey gabadhisu mareexan ayey ahayd taarikhda beenta ka daaya ninkaas nin samaroon ah oo beesha maxamed cass ah oo abreyn ah ayuu ahaa
@najmaraage2760
@najmaraage2760 Год назад
My wall wuxu aha curadka ĥwiye karàle hawiye wuxuna ka aha siixoowle karanle wuxuna kasii ahay beesha ahmed garaad karanle wuxu ukala baxa 4 belod gidir karanle kariye karanle siixoowle jaranle o ukadhashay imaam ahmed gureey iyo wadeer karanle o murusade loo yaqaano barasho wacan
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 Год назад
@@deeqsi_films kkk marixan kulaha wagas darod xiita Dalka majogin wll waxad sobarata aftirka SEXAWLE karanle adiga qanci doone oky
@deeqsi_films
@deeqsi_films Год назад
Jago ama dhul ayaa la isku qabsadaaye ma axmed gurey oo gadabuursi ahaa ayaa la isku haysta dhul miyuu noqdey axmed gurey nin samaroon ah oo maxamed casa ah ayuu aha abreyn ayuu ka ahaa karanle abreyn ah wakiba
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 11 месяцев назад
Axmed guray soomaali . Maba ahayn ee beenta iska daaya
@ahmedhadi6851
@ahmedhadi6851 Год назад
Hhhhh
@user-cv6id1ns9t
@user-cv6id1ns9t 11 месяцев назад
adgu taariikhdadu waba gaban tahay
@spxmy.___3zzy277
@spxmy.___3zzy277 11 месяцев назад
Garikoombe buu ahaa 💯
@seanjogn
@seanjogn Год назад
He habr makadoor
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 7 месяцев назад
Beenbaa shegesa was nin akisha
@abdiomar282
@abdiomar282 Год назад
Qabxa
@habiboahmed7079
@habiboahmed7079 Год назад
Darood hada tihiin caytin taqanin iyo tuugnimo
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 7 месяцев назад
Hada ka hor waxan firsadey nin masri ah oo ka hadlsyo axmedgurey oo oranayo wuxuu ahaa marexan somali marka aan eegey wax la soo sameyey buu ahaa Marka axmed bknu ibrahim alqasimi somali ms aheyn ku sexo wa carab carabi dhshey .
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
Haddii la dhihi lahaa axmad gurey qolodiinu ka soo jeeda waad yeeli lahayd 😂😂 axmad gurey waa halgamaa soomaaliyeed qabiilkiisu waa ( hawiye/ kasi ah ( karanle)
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 месяца назад
@@abdullahiali6093 Wey ficnanlaheyd axmed gurey inu somali noqdo hawiyo noqdo lakin nasib daro illahey kama dhigin ma adigaa ka dhigi oo dibaad u dhali mida kale hawiye geesi gurey ookale kama dhalan.lakin hada kadib iska baara
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
@@warsamemohammed9422 Cuqdada ku buuxisay aad ku tiri hawiye qof axmad gurey oo kale ma lahan / horta Allah kaa saaro taariikhda iskuulka maad kudhigan bay ila tahay ( halyeeyada soomaaliyeed ee kasoo jeeda hawiye waxaa kamid ah ( sh xasan barsane ) Oo talyaaniga la dagaalay / iyo axmad gurey aad inkirtay laakiin dhib ma lahan xaqiiqda gabadhaan baa noo sheegtay //
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
@warsamemohammed9422 Teeda kale qabiilka dambi ma ahan waxaa dambi ah qabyaaladda // Marka annigu hawiye ma ihi waxaan ahay daarood/ kasii ah leelkase/ laakiin hawiye waa abtiyaashay gaar ahaan / xawaadle Marka cuqdada iska saar taariikhda run ka sheeg walaale
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 месяца назад
@@abdullahiali6093 Aniga hawiye hg sacad ah gureyna hawiye ma ahan u sheg naftada
Далее
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
Asalka Suldaan Axmed Guray! 🤔🇸🇴
5:52
Просмотров 5 тыс.