Тёмный

Tafsiirka Darsiga 269aad QAMAR 01 ilaa... 

Sheekh Dirir Official Channel
Подписаться 376 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadashay: 🍃Faaiido Guud: 🍃Soodegitaankeeda waxay udhaxaysay سورة الطارق iyo سورة ص 🍃Nebigu salaada ciida wuxuu ku akhrin jiray سورة ق rakcada hore ta danbena سورة القمر . 🍃Sababtay usoo degtay : Waxay gaaladu nebiga ka codsadeen inuu keeno calaamad muujinaysa nebi nimadiisa waxayna codsadeen inuu dayaxa kala dilaaciyo waxay is lahaayeen tasi suuroobimayso marka nebigu illahaaybuu ka codsaday allena waa uyeelay dayaxiibaa kala dilaacay wayna arkeen reer makka markaasbay yidahahdeen waa sixirkii ibnu abii kabsha dhulka wuu dhaafay cirkuu gaadhay. 🍃Waxayabahay suuradu ka hadlayso: 1.gaalkii hore ceebtiisi iyo cadaabkiisa halkuu mariyay iyo gaalka hada jooga oo loo digayo iyo tusalayal uu ka bixinayo oo ah 6 umadood oo la halaagay . 2.suurada dhexdeeda cabsi gelinta cadowga ayuu ku soo celcelinayaa . 3.ugu danbayn suurada wuxuu ku soo khatimayaa jaclaysiin uu jeclaysiinayo awliydiisa inay khayrka wadaan iyo janadiisa uu ku abaaal marinayo ayagoo illahay ka ag dhaw. 🍃Faaiidooyin aayadaha laga qaadanayo : 1.xikmada quraanka way xeel dheertahay oo halkeeday dahacaysaa. 2.kelmada نُذُر marna digniinbay noqotaa marna kii digayay ayay noqotaa. 3.Balamaha muhiimka hadii lasheego macnaheedu waa waa muhiim ee udiyaargaroowa. 4.iiman laawe ayaa illahay diintiisa diida oo ku canaadtama. 5.wax ku waaniya oo wax kuu sheega waxa uugu fiican waxyaabaha uu illahay aayadihiisa inoogu cadeeyay. 6.kolba intuu kibirkaagu leegyahay ayaa duligaaguna leekaanaya. 7.qofka marka diinta loo bandhigo oo uu diido uu daliil ku difaaco haysan wuxuu sameeya dagaal iyo hanjabaad . 8.Baryada qofka ladulmiyay illahay gidaar uuma sameeyo ee horuu ka aqbalaa. 9.xikmadaha uu illahay quraanka usoo dejiyay waxa ka midaa: 1. in Barako ka helaan. 2.inuu waano u noqdo . 10.kalmada تَمَارى marna shaki bay noqotaa marna muran 11.illahay naxariistiisa iyo dulqaadkiisa dadka diida kuma degdego haday diidaana wuu baabiiyaa. 12.wax la baasaysto waxa uugu horeeya macsida. 13.Hadaanu illahay bani aadamka u fudaydin kalaamkiisa aanay jirteen kalaamka illahay cidiba may akhrideen . Ibnu cabaas. 14.Qofka cadaalada diida ee ka doorta dulmiga iyo xad gudubka waxa uugu horeeya ay dulmiyaan waa naftooda. 15.ummadaha uugu waaweyn markuu illahay doono waxa ku filan dhawaaq keliyaa . 16.illahaybaa wuxuu udoortay awliyadiisa inuu badbaadiyo waqtiyada uu ducada aqbalo . 17.sabaha nabad gelyada waxa kamidaa :mahadcelinta alle. 18.illahay balankiisa kama baxo. 19.Xiliyada ducada la aqbalo waxa kamidaa marka dagaal loo baxayo . 20.Qofka waa inuu ku cibro qaataa cidi ka horaysay intaanu isagu noqon cibro . 21.Dadka camalkooda ayuu Illahay eegaa ee maaha ciday yihiin. 22.illahay awliyadiisa waxa kamidaa siyaabaha uugu hiiliyo inuu cadawga ka indho tiro taasi waaxay kuu sheegaysaa inaad ilaalinta illahay ku ididiilato. 23.Qof loo balan qaaday inuu beri noqonaya majiro ee qof waliba ha baqdo. 24.Qofka haduu cuskado awoodiisa itaal daradiisa loo wakiishaa. 25.meesha uugu qalisan oo wejiga ah hadad illahay ku caabuda illahay wuu kuu badbaadinayaa hadaad illaahy diido inaad ku caabudana illahay wuu kaa dulaynayaa . 26.waxyaabaha uugu weyn waxa ka midaa inaan illaahy qadarkiisa inaan rumaynaaa taasina waxay ku siinaysaa inaad raaxaysato waana waxa mu'minka kaga duwanyahay gaalka. 27.Hadii arinka alle yahay ilbidhiqsi waxba ha fogaysan inuu alle wax walba ku siiyo dhibtana kaa qado. 28.waxkastaa way qoranyihiin oo camalkaaga ah markaa wanaaga ku dedaal wixii xuna iska daa .
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Год назад
JazaakaLLahu khayrran Jazaa
@WardaMuxumed
@WardaMuxumed 9 месяцев назад
Mshalh sheekh Maxamed cumar dirir alle haku barkeeyo
@sahroali1967
@sahroali1967 3 года назад
Masha allah allow janadaad nageliyo nagu arsaaq yaa rabi yaa raxmaan
@king.celtic.wembley.harles4955
@king.celtic.wembley.harles4955 3 года назад
MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHEEYR Adeer ALLAHA kudaayo aamiin yaarabi
@hodanabdimohamed6440
@hodanabdimohamed6440 Год назад
Mansha Allah Sh Dirir Alle ha ku xifdiyo aduun iyo akhiro Amiin
@Aj__2891
@Aj__2891 Год назад
Mashallah
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 года назад
Maasha allaah ilaahay ha ku xafido sheekh dirir jazakalah qeer aduuun iyo aakhiro
@AxmedMaxmedibrahin
@AxmedMaxmedibrahin 10 месяцев назад
Masha alha ❤
@saynabosman5823
@saynabosman5823 Год назад
Maasha aalaah
@abdullahimkhalifladane1379
@abdullahimkhalifladane1379 6 месяцев назад
mashaalaah
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 года назад
MashaAllah
@hafsaali6083
@hafsaali6083 Год назад
Shukran yaa sheikh muxammad sh cumar dirir
@mohamedaden5074
@mohamedaden5074 3 года назад
Surah
@Easyway101
@Easyway101 3 года назад
جزاك الله خيرا
@iidmohamed9618
@iidmohamed9618 3 года назад
Jazaakaaallhu
@bashiirmahdi8810
@bashiirmahdi8810 Год назад
Alle ayaa mahdle
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 года назад
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@shiineyare9939
@shiineyare9939 3 года назад
Masha alah ilaahay haynugu anfaco shiikhana ilaahay haka abaalmariyo
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Jazak allah sheekh maxamed dirir
@fartuuncabdiaadan9610
@fartuuncabdiaadan9610 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HappyAutoRace-up9oi
@HappyAutoRace-up9oi 5 месяцев назад
Alaa maxaa dad ajarkooda laguranyaa maalinta qiyaame sheekha caayayaa❤
@saidajama9543
@saidajama9543 Год назад
Jazllah kheyr sheikh
@zhugriahmet8377
@zhugriahmet8377 3 года назад
Mnazha allh
@sahroali1967
@sahroali1967 3 года назад
Sheekh maxamed alla haku xafido jazakallahu kheyr
@aminaqali1182
@aminaqali1182 3 года назад
Mnsha allah shekha alle ha ka abaalmariyo angana ku wa ku camalfala ha nga yeelo o u qabtooda dago
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 года назад
Aamiin Aamiin
@mariamabokor5071
@mariamabokor5071 3 года назад
jazaka allahu khayran
@nuurali5702
@nuurali5702 3 года назад
Allah xafdiyo sheekha cafimaafka ha ubarakeeyo Aamiin
@kaltuungaasofficial4444
@kaltuungaasofficial4444 3 года назад
🤲🤲🤲🤲
@saadiaahmed7975
@saadiaahmed7975 3 года назад
Masha Allah
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 года назад
Allaahu Akbar kabiiraa jasakallaahu khayiir shiikh qeena Allaah hanookaa xafido Aakhiro iyo Aduunba
@daadir3042
@daadir3042 Год назад
Asc shiikh meel si khaas ah lagula soo xeriiro ma aqaano lkn waxan codsan lahaa shiikhu inta uu nool yahay daruustiisa oo idil in halkaan lasoo galiyo ayado playlists lagu darayo in sha Allah khyr Allah siiyo waxan uga xeranahay muqdisho
@habiboabdullahi8955
@habiboabdullahi8955 11 месяцев назад
😮1❤ti😢or🎉😅😊😊😮😮❤❤❤
@abdukadirhashi3748
@abdukadirhashi3748 3 года назад
Mashaa alaah
@raxmoruun3770
@raxmoruun3770 3 года назад
jazaakalaahu khayr ilaahay haku xafido sheekh dirir
@husseinabdi6159
@husseinabdi6159 Год назад
MAsha Allah 😊❤
@ferhanaliahmed
@ferhanaliahmed 10 месяцев назад
Masha Allah tabaara kalah jasakumulaahu khayran illahay janafarduusa haka waraabiyo sh,maxamed sh,cumar dirir
@ferhanaliahmed
@ferhanaliahmed 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@ifraahahmed3656
@ifraahahmed3656 3 года назад
الله يبارك عمرك يا شج
@AshaNoor-st5hq
@AshaNoor-st5hq 2 месяца назад
ma
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад
Alahu akbar 🥰 ♥
@abdikaadir6896
@abdikaadir6896 3 года назад
mashaa alaah
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 года назад
Alxamdu lilah
@kylianjrhd243
@kylianjrhd243 3 года назад
Keep going my mular
@rahmamohamed-yj6lg
@rahmamohamed-yj6lg 3 года назад
Adeeeer beentaaa joooji🙏✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️✝️🙏❤️ggood bless you ✝️amen 😀 Wax kaasta allaahu aclaaam🤔🤔
@asiyaalihussein182
@asiyaalihussein182 3 года назад
Naa aamus saqajaamad yahey kaafitada ah sheekh afka ka jeedi.naagtan ka tuura meesha.
@rahmamohamed-yj6lg
@rahmamohamed-yj6lg 3 года назад
@@asiyaalihussein182 saxiib isdaajii🤬
@iidmohamed9618
@iidmohamed9618 3 года назад
May God give you his hell. You crazy figure.
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Hadaabad quraanka diideyso sidaad u odhaney allaahu aclam hadalkaagu isaagaba is dabo marayee. Takale sheekhu amaan iyo cay midna kaagama baahna ee adigu naftaada naar ka badbaadi
@walqiyedubeye4870
@walqiyedubeye4870 Год назад
Aamu nijaasad yahay mala taagnida ba lagugu dhale muslimka afka kala bax
@CabdiXaamud-q8i
@CabdiXaamud-q8i 5 месяцев назад
Beenaale
Далее
Tafsiirka Darsiga 270aad RAXMAAN 01 ilaa...
48:50
Просмотров 57 тыс.
Tafsiirka Darsiga 298aad INFIDAAR 01 ilaa...
58:46
Просмотров 46 тыс.
🖤
00:18
Просмотров 134 тыс.
Tafsiirka Darsiga 288aad AL-XAAQA 01 ilaa...
1:03:48
Просмотров 69 тыс.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 1aad
2:53:38
37 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:17:34
Просмотров 18 тыс.
Tafsiirka Darsiga 159aad MARYAM 51 ilaa...
59:10
Просмотров 29 тыс.
Tafsiirka Darsiga 291aad JINNI 01 ilaa...
1:00:20
Просмотров 53 тыс.
13  TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:44:13
Просмотров 35 тыс.
Tafsiirka Darsiga 81aad Acraaf 01 ilaa.....
1:03:35
Просмотров 44 тыс.