Тёмный

Tafsiirka Darsiga 281aad AL-JUMUCAH 01 ilaa... 

Sheekh Dirir Official Channel
Подписаться 376 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@maryamaali1938
@maryamaali1938 3 года назад
Manshallha Manshallha Manshallha ilaahayoow naku shuub inashallha
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 3 года назад
Ilaahay Cimri Dheer iyo Cibaado suuban hakusiiyo Sheikh Mohamed Sheikh Cumar Dirir Ilaahay hanokaa xafido shar oo dhan na hakaa ilaaliyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@munyus9865
@munyus9865 3 года назад
Allahuma Aaaaaamin
@sahraaxmed4457
@sahraaxmed4457 2 года назад
@@munyus9865 ⁰
@sahrocusmaan4443
@sahrocusmaan4443 Год назад
​@@sahraaxmed4457 allahahakuilaaliyo😊
@amalgamute1289
@amalgamute1289 3 года назад
Maasha allah tabaraka allah jazzakallah kheyr sheekh
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 3 года назад
مشاء الله تبارك الله يا الشيخ محمد الشيخ عمر درر 💫👍💐❤
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 3 года назад
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh dirir ilahay baa k!a abaal marin inshal!aah
@farxaancabdi6028
@farxaancabdi6028 3 года назад
Jasakumulhu kher🤲🤲🤲🤲🤲 rabow noo naxriiso
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 года назад
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@fay6834
@fay6834 2 месяца назад
ماشاء الله تبارك الله شيخ محمد الله يبارك 🤲🏾
@hawanur6454
@hawanur6454 3 года назад
Scw scw scw scw
@hawanur6454
@hawanur6454 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw
@user-ug5xc7go9z
@user-ug5xc7go9z 3 года назад
Maansh Allah Allah cimrdheer iyo caafimad aakhiran jana fardows alaah haku geeyo aaaamiiin isha Alaah yaasheekhanaaa
@nimomohamed358
@nimomohamed358 3 года назад
Alxamdulilaa
@falxadaahmed2944
@falxadaahmed2944 3 года назад
Xafidulaah sh idiris
@abdirizackibrahimnoor7482
@abdirizackibrahimnoor7482 Год назад
Sheekha Alle haka ajar siiyo casharadan muhiimka ah ee uu nosoo gudbiyay❤
@nimomohamed358
@nimomohamed358 3 года назад
Masha Allah
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 2 месяца назад
Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Waxyaabaha Guud ahay ka hadlayso سورة المنافقون iyo faaiidooyinka Aayadaha laga qaadanayo: 💥Waxyaabaha Guud ee Suuradu ka hadleyso: 1.Cudurada munaafiqiinta ayey aad usharaxeysaa si aan uuga feejignaano. 2.illaahay wuxuu Aqoon inoo siinayaa Cadawgaaga ka dhaw iyo ka dheerba inaad Barato. 🍃Sababta ay suuradani kusoo Degtay : Rasuulka isagoo safar ku jira ayaa labo saxaabi ayaa is qabtay markaasbaa midna yidhi : Tolay Ansaray kii kalana yidhi: Tolay muhaajiriiney, Munaafiqi C.lahi ibnu saluul oo meesha marayay ayaa yidhi ma sidaasay dheheen: waxay ka dhigantahay maahmaahdii ahayda: Aygaaga Naaxi haku cunee , wuxu uula jeeda waa nebiga iyo asxaabta ,markaasbuu yidhi looma dulqadanyo muhaajiriintan inagu soo qaxay hadaan madiino tagno ka qaxoontigaa ee dulaysan kan deegaanka leh ee sharfan ayaa ka saari doona ,Kuwa dulaysan nebiga iyo asxaabtuu ujeedaa,ka sharafta lehna isaga isku sheegaya , markaasbaa asxaabi yar oo Zayd binu Arqam ladho ayaa hadalkaa markuu maqlay adkaysan kari waayay Nebiguu usoo sheegay oo yidhi ninkaasi waxaasu ku hadlayay , Rasuulkuna wuu uyeedhay ninkiina wuu ka dhaartay inaanu odhan, odayaal xaafadiisana ahina waxay yidhaahdeen:Rasuul allaw laga yaaba inuu inanka yari is mood siiyay , markaasa illahay aayadahan soo dejiyay suurada ku jira inankii saxaabiga aha war kuu sheegay ku rumaynayo , wiilkii wuu ku farxay Rasuulkuna wuu ku farxay kiina waa la fashiliyay. Markii Arinkii quraanka lagu soo dejiyay aya munaafaqii wiil uu dhalay oo uu iimaanku qanjaha joogay odaygiibuu ku yidhi : madiina gelimaysid ilaa Rasuulku ku fasaxo nebiguna waa casiis adna waad Dulaysantahay, markii madiina lagu dhawaaday wiilkiina seef isla taagay ayaa odaygii Nebigii Ergo uugu tagay oo yidhi : iga fasax si aan magaalada ugalo, ilaa uu Nebigu fasaxay ma Gelin. 💥Faaiidooyinka Aayadaha: 1.meel lagaa xidho Qalbigaa uugu xun. 2.munaafiqiintu waa fulayiin waayo waxay sameeyeen ayay ogyihiin halka qofka muminkaayi xasilanyahay. 3.kelmada قاتل xaga illahay markey ka Timaado waa nacdal uu nacdalayo cidaa uu kelmadaa raaciyey. 4.munaafaqu inuu marwalba joogo ayay aayadahu inoo sheegayaan. 5.munaafaqu waa qof wanaag muujisanaya Baalayana Qarsanaya. 6.Waxyaabaha uu illaahay ku Eedeeyay munaafaqa waxa kamidaa: Dhaar badnaanta. ‼️Carabkaaga dhaarta badan ka ilaali waayo waxay keeni kartaa mararka qaar iney Been kaa noqoto. 7.kolba sidaad noqoto Ayuu illaahay kuula Dhaqmayaa markey iimaankii ka tageen illaahay qalbiguu ka diley. 8.Qofka muminkaa Aayaduhu waxay u tilmaamayaan inuu denbigiisa qirto,Tawbadana udegdego . 9.waxay inoo Tilmaamayaan ineynaan ku kedsoomin qofkastoo hadalkiisa iyo hab labiskiisa fiicanyahay. 10.Aayaduhu waxay inoo sheegayaan in cadawga Gudaha kadaran yahay ka Dibada waxaana lagu Garanayaa hadaladiisa iyo mawqifyada uu qaadanayo maalmaha adag siduu muslimiinta ukhilaafi doono. 11.Aayaadku waxay sheegayaan inay munaafiqiintu Naftoodi ku kadsoomeen oo kibir badani galay waana waxyaabaha keena inaad Tanaasuli kari weydo oo Tawbadna unoqon weydo. 12. Munaafaqnimadu waa labo nooc: 🍃mid camali ah = sida inuu Been sheega / xaqdaro ku dooda... kani faasiq ayuu ku noqonayaa. 🍃mid caqadi ah= waa qof Gaalnimo qarsanaya. 13.munaafaqiinta iyo Gaaladu waxay ku Dagaalamaan Cunaqabataynta. 14.Khasnadaha Arsaaqada ee cir iyo dhul illahay gacantiisay ku jiraan . 15.Ciso iyo sharaf illahay iyo Rasuulkiisa iyo muminiintaa leh. 16.munaafaqa maslaxad Aduunyaa ku sababtay munaafaqnimada. 17.munaafaqa wuxuu ku caan yahay Bakhaylnimada. Bakhaylka waxa ladhaha qofku ku gacan adeega waxyaabaha waajibka sida: zakada.. cibaadooyinka maaligaa .. sunaha wuu la socdaa. 18.Fursadan aan haysano Aan ka faaiideysano. 19. Qofka aan zekada bixin xajkana dib dhiga waxqtigaasu warwaraa ) ibnu cabaas aya ayidhi. ‼️Wa axiliga geerida ku timaado. 20.Qofka munaafaqaa naftiisu manasato ilaa uu dadka dhibo cida dhibaysana usoo waarido . 21.Dadka muminiintaa waxay utaaganyihiin inay Dadka nooleeyaan . 22.munaafaqa hanjabaadii iyo yabooh beenaladiisa ha dhegaysanina wax inooma hayaan illahay ayaa wax walba inoo haya. 23.Munaafaqa hankiis ayar haduu dadka la xidhiidhayo wuxuu kaga Raali noqonaya waa Aduunyo /Haduu la dagaalamayo waa Aduunyo/.... 24.Munaafaqu sharaf ayuu sheegtay mana hayo sharafta halkuu kasoo Qaadan lahaa. 25.cisi = Qofka oo Garta Naftiisu Xaqa ay leedahay. Kibir =waa Qofkii Oo Naftiisa ka jaahilaa. 26.Cadawgaagu waa qofka kaaduwa illahay xaquu kugu leeyahay haba noqdo dadka dad kuugu dhaw. 27.Dadka iyo Duunyada waxa laynoosiiyay inay xaqa inoogu saacidaan oo diinta iyo wixii dan u aha inoogu taageeraan ,lkn maaha inay illahay iyo cibaadad ina weydaariso si aan qaafiliin unoqono. 28.Aayaduhu waxay ina Barayaan inaan Geerida xasuusano waxay faaiido ka tahay inaad sahay Qaadato.
@falxadaahmed2944
@falxadaahmed2944 3 года назад
Scw
@abdikaadir6896
@abdikaadir6896 3 года назад
mashaa alaah sheikh dirir 30 sodansano ayuu jirsaday
@cabdinuur9568
@cabdinuur9568 2 года назад
Masha allaah alle haku xafido sheikh maxamed cumar dirir♥️
@maxamuudcllaahi1309
@maxamuudcllaahi1309 11 месяцев назад
Mansha allah
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 года назад
Maashaa allah jazaakallah qayr allah aakhiro iyo aduun liibaan allah haku siiyo anagana allah hanagu anfaco
@abdinurkosar8602
@abdinurkosar8602 3 года назад
mansha Allah
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 17 дней назад
❤❤❤
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 3 года назад
Maaaash allh Alle cimriga hakuu bararkeeyo sheekh habalyo 30 sano ood khayr soo waday
@fardowsaabdulahihassan5635
@fardowsaabdulahihassan5635 3 года назад
Mashalh waxaan nasiib u yeeshy inaan labadaas sano si toos ah kuugu xidhnaado. Alle haku xifdiyo oo janada hanugu kulmiyo inagoo dhn.
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 года назад
Mansh allah shekh dirir alle hakuxafido alle ayaa mahadlehinagusimay labadaa sano inaganadhigay intakafa idaysanaysa ilaahada mansh allah intahadhayna alle ha inagusimo dhamaadkeeda
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Waxyaabaha Guud ay ka hadlayso سورة الجمعة iyo faaiidooyinka laga qaadanayo: Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadlayso: 1.Deeqda Diinta iyo Nicmada uu illahay siiyay ummadda islaamka waxyiga oo ah quraanka iyo sunada iyo sida wanaagsan ay u gudoonteen asxaabtu ay u aqbaleen,iyo ummadda ku dayatay Amaana way ku leeyihiin illahayna wuu uugu mano sheegtay oo Badhaadhe iyo Barwaaqo uu waafajiyay weeye. 2.Nimankii yahuuda ahaa ee kitaabkii Tawraad ee lasiiyay uumay Aqbalin siday Asxaabtu u aqbaleen lkn way ka Been sheegeen wayna Dayaceen. 3.Illahay wuxuu soo bandhigay ceeb waxay yeesheen iyo Tusaalahooda xun . 4.Dadku Derajo waxay ku yeeshaan Diinta illahay siday uugu Dedaalaan iyo cibaadada . 5.waxa xaga Danbe suurada lagu sheegay Dhiiri gelinta jumcaha iyo waajib nimadiisa . 6. Dadku Haday Aduunyo kaga mashquulaan cibaadada illahay wanaag inaanay yeelayn Taana illahay ummadda waa uu uuga Digay. ‼️Qaybta hore suurada waa sida cilmiga samaawigaa loogu dedaalayo, Qaybta danbena waxay sheegaysaa sida cibaadada loogu dedaalayo iyo kuwii Dayacay ceebta ay leeyihiin. 💥Sababta ay kusoo Degtay Aayadaha 3 da ee suurada uugu danbaysa: waxay kusoo degeen nebigu maalin asagoo khudbad ujeedinaya saxaabada ayaa waxa lasoo garaacey durbaanadii ogeysiiska u ahaa in safarkii magaalada yimi si ay dadku isugu soo baxaan, waxaana jirtay baahi markaa saxaabadii waxay ka fakareen intey salaada tukanayaan iney suuragal tahay iney caruurta Raashin uwaayaan,way baxeen 12 saxaabi ayaaa Nebiga kusoo hadhey oo uu أبوبكر iyo عمر ka mid yihiin Nebigu wuu dhamaystay khudbada iyo salaada صلى الله عليه وسلم markaas ayaa aayadahan soo degeen kala hadlaya booska iyo qiimaha ay leedahay salaada jumce xumunka jumcahana uu waajib yahay aduunyo in lagaga mashquulaana ay xaraam tahay iyo baayacmuushtar,Asxaabtuna milgihii uu nebigu ka mudnaa aanay yeelin ayuu illaahay sheegay. 💥Faaiidooyin: 1.illahay waxa utasbiixsada khalqiga samada iyo Dhulka ku sugan waxa caqli leh iyo waxaan caqli lahayn waxana badan inta bilaa caqligaa . 2.illahay wuxuu leeyahay sifooyin qiimo iyo qaayo badan. 3.fadliga illahay ee faraha badan waxa idiin muujinaya inuu illahay ummadda ka soo dhex saaray Rasuul iyaga ka midaa Arinkaasina danbay utahay . 4.ummada carabta xiligii nebigu soo baxay ummadd aan waxna qorin wax Akhriyin ayay ubadneed. 5.Faaiidooyinka uu nebiga aan ka helnay waxa ka midaa: 🍃quraaanka ayuu dusheena ku akhriyay. 🍃Nadiifin =waa sida qofka loo dhiso. 🍃quranka iyo حكمة ayuu ina baray. 6.Quraanka nebigeenu jibriil ayaa u waxyooday jibriilna alle ayaa usoo dhiibay saxaabaduna nebigay kasoo qaadeen jiilba jiilbuu kasoo qaatay ilaa uu aynaka ina soo gaadhay. 7.Axkaamta Tajwiidka quraanka waa in culimada laga qaato afkooda sida nebiguba uu afka malaga uuga qaatay quraanka suura gal kuma aha inuu qofku yidhaahdo anaa iska akhrisanaya quraanka hab dhawaaq gaaruu leeyahay oo la barto. 8.macalinku waa inuu Ardayga ku odhan soo qayb quraanka ee wa inuu asagu u akhriyaa . 9.kelmada الحكمة waxaa lagu fasiray: 🍃waa sunnada nebiga . 🍃waa faaiidooyinka quraanka ku jira. 10.cumar binu alkhadaab wuxuu yidhi: ( macaanka islaamka waxaa garanaya qofka jaahiliyada soo maray) . 11. Waxyiga iyo Risaalada nebigu kumey koobneyn carab keliya ee ummadda oo dhanbaa nebiga loosoo direy ilaa inta qiyaamaha laga gaadhayo. ‼️Culimada islaamka ee waaweyn iyo ducaadiiba waxay ubadnaayeen cajam. 12. Suurada فضل liga lagu sheegay waa: 🍃in nebiga la rumeeyo oo la Raaco. 🌸waxaan haynaa Quraankii iyo sunadii hadaan ku dhaqano waxaan noqon doona kuwa soo gala فضل liga aayadu sheegtay. 13.xanbaarida kitaabka tawraad reer bani israaiil loo xanbaariyey macnaheedu maaha in dhabarka laga saarey ee waa in xilkii kitaabka lasaaray iney ku dhaqmaan ummaddana gaadhsiiyaan iyaguna way tuureen , illahayna wuxuu ku shabahay Dameer kitaab sita shabahaadaasina waa xaga ku intifaac laanta . ‼️Qofkii aan diinta ku dhaqmeen illhay dameerkaasu kala mid dhigay . Faaiidooyinka kale ka akhiso comment ga hoose
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
‼️Yahuuda isla weynibaa heysay waxay yidhaahdeen: Anaku inamadii illaahay iyo kuwuu jeclaa baanu nahey. Waxay Aaminsanaayeen shacabkii illaahey doortey iney yihiin. 14.wixii illaahay Abuurey dhamaan illahaybay utasbiixsanayaan wuxuu alle inooga digayaa inaan ka hadhno. 15.Sharafta iyo Gobanimadu waa cida kuu Barwaaqeysa inaad umahadnaqdo bal kawarama illaha aan marnaba nicmadiisa aaney inaga kala go ayn . 16.illaahay wuxuu u mano sheegtay ciduu nebigu kasoo dhex baxay : 🍃intay halawsanaayeen kadib ayuu hanuuniyay . 🍃intay jaahiliin ahaayeen ayuu Aqoon siiyey. 🍃intey Dulaysanaayeen Ayuu Islaamka ku Ciseeyay. 17.Manhajka ummadda waa in waxyiga lagu bilaabo oo lagu Ababiyo markaasbuu caqligu wanaagsanaanayaa. 18.Dadka dadka khayrka gaadhsiinayaa dadka wacdiga waxay uugu darayaan in diinta dadka la baro waayo wacdiga wuu qiiro gelinayaa waana la ilaawayaa aqoontaa muhiimaa oo mudo dheer ayey dadka Anfaceysaa. 19.ummaddu waa xalqad isku xidhan si kastoo waqtigoodu ukala duwan yahay hal mabda' keliyaa ayay ku socdaan waa sida iyagoo isku waqti jooga oo kale. 20.Aayadu waxay inoo muujinayaa inay sharaf weyn lahaayeen saxaabadii sida uu nebiguba inoo sheegey in qarnigiisa uu ahaa qarniga uuga sharafta badan waa in lasiiyo fadligooda waana cidda nebiga Rumeysay. 21.sharafta Diinbaa lagu helaa Qolo laguma Helo. 22.Qof Amaanada cilmiyeed loo dhiibey khiyaameeyey Derajada xayawaankuu udaadagayaa. 23. Calaamada weliga illaahey waa inuu jeclaysto lakulanka illhay calaamada cadawgu waa inuu ka cabsado lakulanka illaahay . 24. Yuhuudu waa kuwa dadka uugu jecel nolosha. 25. Illahay wuxuu ummada ku celcelinayaa inay illahay caabudaan dikriga badiyaan ogaadaana wuxuu illahay uqoray inaanay dhaafeen, marna camalka Aduunyo marna Camalka Aakhiro. 26.Aadaanka jumcaha waa ka danbe wanaa ka aayadu sheegayso Aadaanka hore waxa soo biiriyey cuthmaan binu cafaan xiliguu khaliifada muslimka ahaa waa sune waayo dadka Rasuulku wuxuu amray waxay 4ta khulafo soo kordhiyaan in la qaato oo la fuliyo waxaana Aadaankaa hore loo sameeyay markay dadkii bateen in loo Aadaano si ay uyimaadaan goor hore. 27. Marka Aadaanka danbe la Aadaano ama marka khudbada la Akhrinayo in wax la iibiyaa waa xaraam waana laysku waafaqsanyhay, waxana laysku waafaqsanyahay inay xaaraam ka tahay Raga jumcaha ku waajibay Dumarka musaafiriinta Dadka buka caruurta iyo Adoomaha kuwaasi kuma jiraaan waa Raga qaan gaadhkaa caqliga leh xorta aha . ‼️Dumarka way shaqaysan karaa xiligaa laga xaaraantimeeyay Raga lkn waa inay tahay ciday wax ka iibinayaan Ragii aanay jumcadu ku waajibin . Haday Rag jumcaha ku waajibtay ka iibinayaan iyagana xaaraam ayuu ka noqonyaa iibkaasi. ‼️Salaadaha faralkaa iyagana marka la tukanayo hadii qofkan wax iibinayaa yahay miduu jamacu ku waajibay ama isagaba kumuu waa jibinee qof uu jamacu ku waajibay ayuu ka iibinayaa taas haduu saladii kaga mashquulayo iyana lama ogola . ‼️Baycaa jumcaha la iibiyay xaraamba ha noqdee ma Ansaxayaa? J: cimadu labo qawl ayay ka leeyihiin: 🍃kuwo yidhi wuu ansaxayaa. 🍃kuwo yidhi ma ansaxayo. ‼️Haday halakaa marayso iskadaa sidaa waxa yidhi sheekh Dirir. 28. Jumce waxaa jumce loogu magacaabay dadka soo ururaya ama Nebi Aadama ayaa illahay ruuxdiisi iyo jidhkiisi jamciyay. 🌼Nebigu wuxuu yidhi maalinka jumce waa maalinkuu illahay nebi Aadam Abuuray waa maalinkuu janada geeyay waana malinkuu janada kasoo saaray wanaa maalinka qiyaamahu dhacyo. 29. Nebigu wuu diiday in salada adoo ordaya aad tagto ee waa in loo degdegaya oo loo heelanaadaa. 29.Amarka hore ee ah salaada u degdega wa Amar waajibaa lkn Amarka ah in dhulka la maro oo irsaaqad la raadsado oo uu shaqo tago markuu salaada dhamaysto wa aAmar mubaaxaa . 30. Markaad shaqo tagto illahay ha ilaawin ee wa inaad illahay xustaa . 31.saxaabadu markay nebiga asagoo khudbadeenaya ka tageen durbaanmii la qaraacayay iyo ciyaar uumay carareen ee ganacsigay u cararayeen. 32.Gaaladu inaanay Geerida doonayn, qofka muminka markuu leeyahay ilaahayaw aayamo idaa wuxuu raba inuu sahay qaato ka gaalkaana wuxuu rabaa inuu iska noolaado. 33.Maalin walba dadbaa dhimanayee adna diyaar garow haday geeridu noqon lahayd waxa uugu danbeeya arinku wuu sahlanaan lahaa lkn xisaab iyo Abaal marinbaa dabo taagan . 34.jumcaha nolosha muslimka derajo weynbuu ku leeyahay waa maalin looga sahay qaato maalmaha usbuuca , khudbada Rasuulka waxay ubadnaayeen dadka inuu qaflada kasaaro Aakhirana xasuusiyo . 35.faaiidada Aduun iyo Tu Aakhiro ayaa jira ta Aakhiraana qiimo badan. 36. ( Adoonku wuxuu noqon karaa mid illahay xusa jiifka fadhiga iyo joogaba illahay ku xusa ) imaam mujaahid. ( اللهم إني أجبت دعوتك وصليت فريضتك وانتشرت كما أمرتني فارزقني من فضلك وأنت خير الرازقين Illahayaw Amarkaagi waan qaatay oo faralkii Gutay , sidii aad ifartayna yeelay oo waaniga suuqa ubaxay oo raadinaya Arsaqadaada illahayaw ii balaadhi ) waxa sida aodhan jiray Ciraak ibnu maalik. 37. Marka masjidka lasoo Gelayo waxa la odhanayaa اللهم افتح لي أبواب رحمتك marka masjidka laga baxayana waxa laodhanayaa : اللهم إني أسألك من فضلك .
@abdirisaqahmed803
@abdirisaqahmed803 6 месяцев назад
Mahadsanid wll
@SahroAbdikarim
@SahroAbdikarim 3 месяца назад
Quraan kariim❤❤❤❤❤😊
@hamseabdi9071
@hamseabdi9071 3 года назад
MANSHA ALLAH ALLOW Dhowr sheekh maxamed DIRIR
@hamdaibrahim172
@hamdaibrahim172 3 года назад
manshallah tabarakaraxma sheikh huna
@hibaaqhappy5976
@hibaaqhappy5976 10 месяцев назад
Janada alalha kugu abaal mariyo ❤😢
@azizaomar4672
@azizaomar4672 2 года назад
Allah hakaa fadliyo sheekh
@nasradahir2692
@nasradahir2692 2 года назад
Mashaa Allah jazaakalahu khayr
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 3 года назад
1918 bishii 3-aad. 😇😇
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
جزاك الله خير شيخ
@sahraaxmed4457
@sahraaxmed4457 2 года назад
Ļ
@sadia2947
@sadia2947 Год назад
Surah munafiqiin waxay ka bilaabmee 46:7....
@afnaanedabo7489
@afnaanedabo7489 3 года назад
Miisan ka xasanaadka Allaha kuu saaro
@muusahassan8142
@muusahassan8142 Год назад
1£ 60
@farxaancabdi6028
@farxaancabdi6028 3 года назад
Scw
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 2 месяца назад
Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Далее
Tafsiirka Darsiga 260aad FATXI 01 ilaa...
1:00:33
Просмотров 32 тыс.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Tafsiirka Darsiga 279aad MUMTAXINAH 01 ilaa...
1:02:30
Просмотров 29 тыс.
Tafsiir Casharkii 131aad Suuratu Racad 1 - 11 Sh.Dirir
1:01:34
Tafsiir Surah 62 Al-Jumu`ah - Sh Maxamed Cabdi Umal
51:28
Tafsiirka Darsiga 291aad JINNI 01 ilaa...
1:00:20
Просмотров 53 тыс.
Tafsiirka Darsiga 286aad MULKI 01 ilaa...
58:23
Просмотров 111 тыс.
Tafsiirka Darsiga 289aad MACAARIJ 01 ilaa...
1:00:53
Просмотров 64 тыс.