Тёмный

Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022 

GULLEDSIMBA
Подписаться 609 тыс.
Просмотров 12 млн
50% 1

Waa Hees aanu Hadyey’nay Farxaan iyo Safaa Habeenka Arooskooda Nabiil Bulle Iyo Gulled Bulle
Blue moon
Heestan waxay ku jirtay Albumka Janna dunia Erayadii iyo Laxankii Waa Abwaan Talasame iyo Nabiil Bulle
Music Studio.M KARAAMA LONDON
Recording Studio.Sulle FINLAND
Duubistii .ROCK STONE SWEDEN
Decoration.MUNIZA EVENT SWEDEN
Dress .BILICSAN EVENT FINLAND
All socials Down below
📸 / rockstone
📸 / bilicsan_events
📸 / gulledsimba
📲 / gulledsimba
👤 / gulledsimba
🎧✅ SPOTIFY open.spotify.c...
🎧🍎APPLE MUSIC / gulledsimba

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,2 тыс.   
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Hees si walpa oo ay u macantahy kalamka alle aya ka macan ya igu raacsan ❤🙏, nabiga halagu saliyo ﷺ ❤
@Jiiroow
@Jiiroow 2 года назад
ZxP like lee ma radiNe zubxnllh 🙄
@Bedri174
@Bedri174 2 года назад
@@Jiiroow waa mid aan kayaaabay 😂
@Jiiroow
@Jiiroow 2 года назад
Wa bastaR 😂
@cismaanmaxamed9766
@cismaanmaxamed9766 2 года назад
@@Jiiroow comment ku lacag ka sameya ninkan
@lightningside45
@lightningside45 2 года назад
it's just 2 minutes you are here😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋
@leylaosman9219
@leylaosman9219 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰
@n-dhamac2123
@n-dhamac2123 2 года назад
Mxd mgaca nabiga kla soodeene heesta comments keeda magaca nabigu misdaas oo dhan buu kuulu yaryhy 😢
@Barnibilan
@Barnibilan 2 года назад
Salla Allahu Calayhi Wasalam 🤍🕊
@achraf9l545
@achraf9l545 2 года назад
@@n-dhamac2123 like raadis wye
@osmanismail4355
@osmanismail4355 2 года назад
Just looking for like’s come on sister don’t write our prophate name here
@maxamedqanciye834
@maxamedqanciye834 2 года назад
Hees Kasta Oo so Baxda wxa Ka macaan Kalaamka alle 🥺😭🤲
@ifrahmoha4334
@ifrahmoha4334 Год назад
Maxaa isu barbardhigi hadalka alle iyo kii adoonkiisa iska aamu wll
@feisalaress900
@feisalaress900 Год назад
@@ifrahmoha4334 JJ
@abibbilan8499
@abibbilan8499 Год назад
Wa runta
@MohamedHassan-cm1qd
@MohamedHassan-cm1qd Год назад
Zah wllhi
@Xaredosheeqnuur
@Xaredosheeqnuur Год назад
Been ma Alan
@warsamebashirwarsame2918
@warsamebashirwarsame2918 2 года назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@mfayz980
@mfayz980 Год назад
@amalhirsi2883
@amalhirsi2883 Год назад
Scw
@MaxamedabdiraxmanMaxamed-ju8et
Scw
@aishomoha
@aishomoha 11 месяцев назад
Scw scw scw
@AadanShariif-kh3zw
@AadanShariif-kh3zw 7 месяцев назад
Sax❤❤❤❤❤❤
@kafinhobou9013
@kafinhobou9013 Год назад
Dunida maso marin ruux ka sharaf badn nabi maxamed ❤️💯
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 11 месяцев назад
Scw❤❤
@carabotawa
@carabotawa 2 года назад
-Arooska siwaliba oo qarash ugu bixiso -Si waliba oo aad isku daydo inaad ufarxad galiso xaaskaaga -Siwaliba oo aad ujisho inaad nolal qurxan kujirto __Marba haddii xaaskaaga aad u ogalaato ineey iyadoo madaxqaawan rag kale arkaan wlhi waxbaa nolasha kaaga dhiman🥲. Gabarwalboo Asturan waa walasheey waxaana leeyahay abyo Alle haikaa dhowro oo waligaa ii faraxsanow🙏.
@queenamuun2372
@queenamuun2372 2 года назад
Alla yaczik 👌🏾🙈
@sabreinmohammettnourhassan359
@sabreinmohammettnourhassan359 2 года назад
M.a nin rageeed
@ikkimahamed3721
@ikkimahamed3721 2 года назад
Nin rageed ba tahay bowe 🥰
@salmaabdulahi9862
@salmaabdulahi9862 2 года назад
Masha allah wll aad ayaa umahadsanthy Asturka waa wax wanagsan
@zarasalah3488
@zarasalah3488 2 года назад
U right bro😍👌
@diraacofficial1659
@diraacofficial1659 2 года назад
One Week One Million Welcome back , Fanan Aan wadda Jecelnahay gulayso walal
@Chadmali
@Chadmali 2 года назад
@Akram Official 😂😂😂kadaa ninka haku qarxine sxb
@zackboy2989
@zackboy2989 2 года назад
Thankz
@zajuupea1043
@zajuupea1043 Год назад
Kabax
@deeqmahad1473
@deeqmahad1473 Год назад
@@zajuupea1043 . Vvvvvv
@ahmedzaki2723
@ahmedzaki2723 Год назад
Been maaha walahi waan wada jecel nahay
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 2 года назад
2 Month 2M. Legend Simba.🎤
@sayidcali9665
@sayidcali9665 Год назад
2 Bay Siii Ordaysa 😂🤍🖐️
@hamdaahmed9854
@hamdaahmed9854 Год назад
Way gadhy 😂
@mfayz980
@mfayz980 Год назад
2.2M buu marayaa 😅
@zacki001
@zacki001 Год назад
Wee dhaaftay legenow liketana wa iga haysata ka fiirso 😅🤦‍♂️
@cubaydmahamed2257
@cubaydmahamed2257 Год назад
Way gaartay😁😁
@ilyasdjkd
@ilyasdjkd 8 месяцев назад
I was born overseas, I don’t know about you, but when I listen to this song and whole Simba collection 4 that matter, I feel very Somali and very patriotic..❤️❤️❤️ my Somali people, may allah protect you all🙏🏽🙏🏽-love one another 👌🏽
@user-kq9by1hc9s
@user-kq9by1hc9s 7 месяцев назад
😊?😊😊😊😊
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 года назад
I'm from China 🇨🇳 I love somali people and songs 🎵 💕 💗 War somali ayan ahay like saara 😂 from 🇰🇪
@janathirsi97
@janathirsi97 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@Toosan9
@Toosan9 Год назад
😂😂😂😂
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 Год назад
Cadi ma tihid🤣
@yupyura9566
@yupyura9566 Год назад
我的天哪
@ummudaaim3788
@ummudaaim3788 Год назад
😂😂😂😂
@opdopdp
@opdopdp 2 года назад
He comes back when the world needs him most ❤️🥰
@nourdennk1599
@nourdennk1599 2 года назад
Hehehe you have my word prozki❤☑️💪
@abdirahmanabdirashidhurie7414
@abdirahmanabdirashidhurie7414 2 года назад
Alle ka cabso walal
@moorganyare2501
@moorganyare2501 2 года назад
He's best Somali singer god blesse him
@euniceimaliisale6674
@euniceimaliisale6674 2 года назад
Love it
@UsmaciilcabdiDhowow
@UsmaciilcabdiDhowow Месяц назад
😂🎉😢😮😅😊❤sslaafo
@mumtaas3905
@mumtaas3905 2 года назад
Safa & farxaan ❤️💍🤵🏻👰🏻 Aroos labo sano socday mashaallh mi sissy allahuma barik 🥰💍
@barkhadsahardiid4150
@barkhadsahardiid4150 2 года назад
Wa lamaane qurux badan ❤️
@user-ox8ty4su5w
@user-ox8ty4su5w 3 месяца назад
But am not Somali but I love Somali musc so much God bless this man
@saiddiyad2957
@saiddiyad2957 2 года назад
Quran is the most enjoyable poet in the world 🌎???
@maankaproduction7857
@maankaproduction7857 3 месяца назад
Well said bro but this is not the right place to mention it
@notyourtypicalfarah7194
@notyourtypicalfarah7194 2 месяца назад
​@@maankaproduction7857 what's with fobs bringing religion here loool 😂😂😂
@FarxiyaaaMohamed
@FarxiyaaaMohamed 2 года назад
The video was so beautiful and well put together it got me teary eyed 🥺Mashaallah may allah bless their marriage and guled somali music is not the same without your unique beautiful voice🤴 ❤️🥺
@izackabdiaziz5474
@izackabdiaziz5474 2 года назад
Gulled Simba Wlle Fankii Geed baa ku xiratay Sanadkii 2 Hees oo Gilgila Quluubta Shacbkga🖤🦁
@apshirdaahir8312
@apshirdaahir8312 2 года назад
Madaxa dushiisa
@Azores_aljassmi
@Azores_aljassmi 2 года назад
Love you my Somali brothers from Syria 💕
@khaalid8059.
@khaalid8059. 2 года назад
Heesta 100% Codka 100% Laxanka 100% Music 100% Taageeraha 100% The legend guuled simba
@jacfarbile9173
@jacfarbile9173 2 года назад
Laxnk 30
@siidcalimohamad1166
@siidcalimohamad1166 2 года назад
Lxanka 100% waa leh mulaxankii weynaa ee napiil pule mul🤘
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Год назад
% 500 wye wllhi 🖤🥺
@Ionsavage234
@Ionsavage234 Год назад
LAXANKA 100000000% 😉
@yaye_officail_3747
@yaye_officail_3747 2 года назад
Gulled simba Waxan Is Leeyahy Wuxu Noqnyaa Ninka somali Oo Dhan fanka Ugu haysTa liKeTa Saara 💫💞
@fadumomohamed1681
@fadumomohamed1681 2 года назад
Proud to be Somali. Most kind people in the world 🌎
@theosantana7750
@theosantana7750 2 года назад
Why are u lying... only 2%
@fadumomohamed1681
@fadumomohamed1681 2 года назад
@@theosantana7750 why are you even here. Seems you are somali hater 🤣
@endworld2048
@endworld2048 2 года назад
@@theosantana7750 mxaa ku gubayo marka adi 🥺
@theosantana7750
@theosantana7750 2 года назад
@@endworld2048 comment kas wa been sxp.. been ma isku sheegeyna.. Reality hadan sas nahay wadan keni awaay.. Qabyalad iyo Cunsurinimo Somali uugu imow
@thisguy2372
@thisguy2372 2 года назад
@@theosantana7750 waa dad ba ay walahi intaas qabyaalad bey meelkasta lataganyihin dhul iyo diin iyo dhaqan wacan beynu lahayn aaway
@iamnaso668
@iamnaso668 2 года назад
Am not a Somali person but I really love Somali people only Somali music I listen even if am angry I love Somalis so much… but this guy is my best Somali artisti as women is Kiin Jaamac
@suhail3laweizy
@suhail3laweizy 2 года назад
So, Where are you from
@Milani__
@Milani__ 2 года назад
Stop the cap we know u somali 😂😂🤦‍♀️
@Khiiaa
@Khiiaa 2 года назад
Taste is what you have👍
@diririlleeye4033
@diririlleeye4033 2 года назад
Jaahilnimada intaa gaartay bal arka. 2022 RU-vid Soomali uun ayaa dad kale iska dhigaya oo comments isu qoraya! 🤡
@adenogram
@adenogram 2 года назад
Bal waayahay
@khadarmohamedahmed3678
@khadarmohamedahmed3678 2 года назад
The best wedding I have ever seen good luck both safa and farxan I wish you all the best 🎊💯❤️
@Chanhagaf
@Chanhagaf 2 года назад
Somaliland : Gulled Simba we love you. Jubaland : He is Our king 👑. Puntland: His our crown is prince 🤴. Galmudug: He make us fall in love ❤️. South West : We Love his vocals. Somali Galbeed: He was born in the studio. Kenya 🇰🇪 : We Don't listen to Somali but We love his music. Djibouti 🇩🇯 : This song makes me feel so happy. Anyways hit the Like 👍 bottom to show him Some Love ❤️.
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 года назад
Ww is amazing❤️🥇
@zarasalah3488
@zarasalah3488 2 года назад
Galmudug speciall for me 🥺😰❤️
@ciiloowjookar4850
@ciiloowjookar4850 2 года назад
Muqdisho neh😳
@cahil6216
@cahil6216 2 года назад
We dont knw him in galmudiug he is faqsh
@monahassan809
@monahassan809 2 года назад
Maxaa ku luray Somali kaliya maa ku ekeysid?
@updirahmanbidhiq9127
@updirahmanbidhiq9127 2 года назад
Cod halaasi ah 1.1 million maryza heestani mrkay 2 million gaasho love ta igu sarfa heestani samayn igu yeelatee🔥🤍🥺
@sakariyesaakir
@sakariyesaakir Год назад
"Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !! "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😳🥰
@amazing1w
@amazing1w 2 года назад
Noqo qof adag si aad nolosha guulo ka gaarto mar walbana alle sweet talosaaro 🤲 ❤☪️ ilove you mom
@hoodoibraahim2512
@hoodoibraahim2512 Год назад
The best person ever the most knowledgeable and most shine all created prophet Mohamed scw ❤️❤️❤️
@ahlamomar2098
@ahlamomar2098 2 года назад
🙌Heestan waa dab 🔥😫🖤Guuled Simba fanan loo xiisay 🥰 like ta Ha ila dhaafin
@farxanmohammed6917
@farxanmohammed6917 2 года назад
My Brother keep going 💜💜
@xamdishukri1234
@xamdishukri1234 2 года назад
Wedding family
@israbintucabdullah9369
@israbintucabdullah9369 2 года назад
Fananka kaliye sii guud somalidaaa u jeceshy.. anaa sii qaas baan u jecelhy mar un inaan gulled simbaa la kulma jeclaan laaha ..hal bad hees walbo qadoo..like ha ilaa dafina I inta so boqon dontaa
@mesutyaaash488
@mesutyaaash488 2 года назад
Please people do not mention our beloved prophet PBUH in the name of looking for a like
@AmY-gm2qs
@AmY-gm2qs 2 месяца назад
mahadsanid commentkaaga waan ku farxay. waan ka daalay comments kaa
@XasanBaray
@XasanBaray Месяц назад
Tfb
@XasanBaray
@XasanBaray Месяц назад
Mhyjnmo88n
@XasanBaray
@XasanBaray Месяц назад
Kk
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 2 года назад
Masha-Allah gobtii garaxajis baa is gursadayna, farxan iyo safa isku waar ubad khayr qaba kala helan❤️❤️❤️
@sumaya-jx2gc
@sumaya-jx2gc 2 года назад
Gabadhan safa sow mahan oo danan heesta arooskeda 2021 uu kaqaday ee walalnimo ehed
@faatimamahamed4999
@faatimamahamed4999 2 года назад
0
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 года назад
Simba Always Comes Back When The Most Of World Searching his Name🥰✌
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 2 года назад
Heestan Cimamadeda Wa Tuuray Another level 🔥🔥🔥🔥
@jayniekim6149
@jayniekim6149 Год назад
Inaaba Cadi mahin heestani,,, very beautiful wedding Masha Allah ,,,hadu carooskan oo run yahay labadii isku raaga Ilahay ha niiga dhiigo amiin,,,
@randomeology2063
@randomeology2063 2 года назад
I believe Somali music will be globalized and cherished thanks to its authenticity, amazing vocals, and rich lyrics
@Adamchestemuzaahim
@Adamchestemuzaahim Год назад
Exactly dear
@MurtidaTv
@MurtidaTv Год назад
If Somalis have strong country their music could be reach every home in this world...
@maywalomaywalo7505
@maywalomaywalo7505 Год назад
Definitely
@amaracadey2244
@amaracadey2244 Год назад
​@@Adamchestemuzaahimou68i8
@amaracadey2244
@amaracadey2244 Год назад
​@@MurtidaTvlkkooo9l)k kopp lllo 1:33 [9kkmoo7 ipm mk mlm kk kopp in the 😊765 moo😮
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 2 года назад
Dumashi farxaan zida guled zimba ayu u jilaya heesta msha allah Hamblayo inabti safa👸🏻❤🥂💍
@itzurbutterfly3091
@itzurbutterfly3091 Год назад
Am not Somali but I love Somalis and your music😍😍😍❤❤❤❤❤
@abdulkadirali7057
@abdulkadirali7057 Год назад
WAXAS YAA USHEEGE😅😆
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 года назад
laxameystaha weyn ee nabiil bulle iga gaarsiya salaam hees uu laxan saaray aan kala kaceyn ma jirto
@jayniekim6149
@jayniekim6149 Год назад
This wedding Masha Allah beautiful nd well done , well organized, beautiful, well maintained, well designed, most of it beautiful decoration, no annoying peoples disrupted .
@islamicmanner3945
@islamicmanner3945 2 года назад
Messenger of Allah (ﷺ) said, “Who guides someone to virtue will be rewarded equivalent to him who practices that good action”. [Muslim] .
@Suldansaid
@Suldansaid 2 года назад
Boqorka fanka gulled simba🔥😍
@gavi3225
@gavi3225 2 года назад
😍😍😍
@Samiade
@Samiade 2 года назад
Haa sxb
@Cabdicasiismataan-nj4ph
@Cabdicasiismataan-nj4ph Год назад
صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم 😊
@arawelloali5815
@arawelloali5815 2 года назад
Guled is truely gifted fanaan..his so underrated but his music continues to reach great heights..brave 🙌🙌👏👏👏
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 года назад
Guleid zimba hees uu soo saarey Inay madhax noqoto haka sugin Fanaanka geeska go forward ustaad🙏❤😍
@Arafat_1148
@Arafat_1148 2 года назад
I am from Sweden i dont understand somali but i like it hhhh waar soomali weyn ayaan ahay like isaara 😍
@xafsamohamoud703
@xafsamohamoud703 2 года назад
Dhintaaaay😂😂💀
@Arafat_1148
@Arafat_1148 2 года назад
Maxaa dhacay 😂
@xafsamohamoud703
@xafsamohamoud703 2 года назад
@@Arafat_1148 funny tahay noooh😂😂
@ridwaanmaxamed7469
@ridwaanmaxamed7469 Год назад
😅😅
@jihaanwarsame674
@jihaanwarsame674 2 года назад
Heesa guuled simbaa waa jclhy hees walpa waa wataa guuled simbee leyhy another level❤🙏
@ibtisamnur9991
@ibtisamnur9991 2 года назад
Masha’Allah walashay Safa Qurux iyo Farxaan, kuwii barwaaqiyo bashbash ku noolaada ilaahay ha idinka dhigo Insha’Allah😘❤️❤️❤️❤️
@manker6445
@manker6445 2 года назад
singer is Simba❤️‍🔥
@jabibashabkax2349
@jabibashabkax2349 2 года назад
Proud to be a Somali boy, love you my people, let's embrace peace somalinimada dadka kaga sareyna
@Billefarah12
@Billefarah12 2 года назад
Benalow yaad ka saraysa
@jabibashabkax2349
@jabibashabkax2349 2 года назад
@@Billefarah12 adiga kaa sareeya Runloow
@nabila.ibra1213
@nabila.ibra1213 2 года назад
@@Billefarah12 😂😂😂 anaga dad ka ugu lidano ma ledahy
@kamal-hassan
@kamal-hassan Год назад
@@nabila.ibra1213 hhhhh haa wlhi weliba sagxada joognaa
@neymar.senior
@neymar.senior Год назад
Man I love Somali music 🇰🇪
@najmaali8137
@najmaali8137 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 года назад
Anigu ninkan waxan ku tilmamo garan waayey, hadalkn aan hda ku hadkayo hadi Laxan lo saaro oo u ku heeso waxy noqonysaa heesti adduunka.😆 Best singer ever Gulled❤ guuleyso boowe👏👏
@axmed.xassan.246
@axmed.xassan.246 2 года назад
Sow ma'aha😆
@mohamet__siraaj
@mohamet__siraaj 2 года назад
😂🤣
@anisoibra1805
@anisoibra1805 2 года назад
🤣 😂 🤣
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 2 года назад
Sirta waa ninka laxanka usaaro nabile Buule his big brother
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 года назад
Intii an dhihi laha ada yiri lkn xasuusnow hees mcan hadi aad aragto wa laxanka wlkis u sameya wuna u hagar baxa❤
@eeshcalaainan1521
@eeshcalaainan1521 2 года назад
Woof Inaderkey simba 🇱🇺🩸💗
@omaradan6225
@omaradan6225 2 года назад
My favorite artist ever am so proud to a somalian
@callmetuuney6078
@callmetuuney6078 2 года назад
It’s somali
@Trusfrated02
@Trusfrated02 2 года назад
*Somali
@fs6617
@fs6617 2 года назад
@@Trusfrated02 what difference bt somali and somalian
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 2 года назад
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم
@mahadsaidwarsame4307
@mahadsaidwarsame4307 Год назад
Fanaan soomaali kii ugu sareeyey oo ugu cod macaanaa oo ugu cod macaanaa xataa qaaraamida gulled Simba love you sir. The one and only ❤️❤️❤️
@Somali122
@Somali122 2 года назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all greated prophet Mohamed scw ❤❤☪️
@tawxiidnuur5129
@tawxiidnuur5129 2 года назад
Legend of the Legend ninlawayayba sodhacay iyo laxanki musjisada
@forless7511
@forless7511 2 года назад
I dont know Somalian language but I love listening all Somalian music specially guled is my favorite artist 🙌🏾 love you ❤ and respect 🙏🏽
@hamdacadeeyhamda3629
@hamdacadeeyhamda3629 2 года назад
Thank you enjoy❤💯
@yasminamoha7681
@yasminamoha7681 2 года назад
Welcome
@yurubkhalif1145
@yurubkhalif1145 2 года назад
@@yasminamoha7681 aksn
@yurubkhalif1145
@yurubkhalif1145 2 года назад
@@yasminamoha7681 enndn
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Год назад
Adeer waxani cod wuu dhaafay magac kale haloo bixiyo 😂 GOAT SIMBA 👑👍
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 2 года назад
This guy's songs touch me deep,long lasting life to the young fam and guul wcn to simba🥰
@CRSQ17
@CRSQ17 Год назад
Cool
@mustafecabdiraxmaan
@mustafecabdiraxmaan Год назад
Lambarkaga wllo 😢
@hamdraabi5239
@hamdraabi5239 2 года назад
Guuled sinba fanankayga ♥️🦋wooooow taaj maal
@asmaanjalii1226
@asmaanjalii1226 2 года назад
OMG fanan aan si qaasa u tagero guleso wll mcane Simba Army please like 👍 💜 ha ila dhaafin
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 22 дня назад
Aug 19 2024 labo sano kadib, nairobi, kenya 🇰🇪!!
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Год назад
🥺heestaan anoo ka helay lkn aan saaid ku eheen aaa qof aa jeclaaday isoo diray 🥺waasii jeclaaday heestii iyo qofkiiba lkn jacayl kaligaaga ah dhibkiisuu wataa 😢 Waa rajeynayaa maalin inaa wada dhageesan doono 😣ilahay waxba kuma ahan
@muniitamohaa9590
@muniitamohaa9590 Год назад
Insha allah abyo 🥺🥺
@faizah6433
@faizah6433 Год назад
Mashala! Beautiful couple, nice music. Congratulations on your marriage, wishing you a lifetime of love happiness and friendship may Allah bless your marriage Amin.
@gypu9869
@gypu9869 Год назад
Proud to be Somali. Most kind people in the 🌍😊😢❤
@farahali6399
@farahali6399 2 года назад
It is me sending my congratulations to the couples, after I have listened this song a 10,000 times for the last 12 hours. MABRUUK CALEYKUM CALA ZAWAAJ.
@suhaanahmed9493
@suhaanahmed9493 2 года назад
Yes what a beautiful wedding and beautiful song
@farahali6399
@farahali6399 2 года назад
@@suhaanahmed9493 indeed
@cibaadoaxmed557
@cibaadoaxmed557 Год назад
Akusyvkf nfufjhvn
@samirasaidmohamett3504
@samirasaidmohamett3504 4 месяца назад
Guuled bulle 2024 hees maso wadid miaa team simba army wn kuxjisney😢❤
@abdihalimmohamedhussein7267
@abdihalimmohamedhussein7267 2 года назад
Maanto ah Arbaco 17 Aug heestu waxay mareysa 261k 2 days ayey taala 1 million markey gaarto isoo xasuusiya Like iguso xasuusiya❤👍👋
@zakidhaqane1378
@zakidhaqane1378 2 года назад
Wax arag hee
@mohamedbrown2621
@mohamedbrown2621 2 года назад
The song deserve more than 1million♥️woow so sweet
@amalomer2853
@amalomer2853 2 года назад
Esh calaa hees Gulled Simba wa na waaloosaa walaalow🥰🥰
@abdirashidahmed1145
@abdirashidahmed1145 2 года назад
❤️ I am from pakistaan✌️ i love somali songs & somali people
@Gaashan1
@Gaashan1 11 месяцев назад
Wajigan maa pakistani kutahy wll? 😂😂😂😂
@zahrahassan728
@zahrahassan728 21 день назад
😂😂😂 waa somali afrikaaani ah​@@Gaashan1
@user-cd6zs9pf9r
@user-cd6zs9pf9r 3 месяца назад
Qur,aanka hala xifdiyo guys
@abousaleh9110
@abousaleh9110 2 года назад
Simba armee💥💥💥🙏
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 года назад
Our Guleedkena Mar la arag ❤️Fankaba adaa fahansan 😁❤️🔥keep going 👏🏽
@ifraaxcabdullahi4519
@ifraaxcabdullahi4519 2 года назад
Half million coming son❤😭🤴our king
@Ionsavage234
@Ionsavage234 Год назад
GULLED SIMBA THE ONE AND ONLY GULLED SIMBA 😈🔥🎧🎤😉
@muhamahdi6059
@muhamahdi6059 2 года назад
Insha allh arooskayga ayaad ka heesin guules simpa coming son from hargeis 😩❤️🔐🤴🏻
@Afnanita
@Afnanita Год назад
😭😩 will definitely be playing this song at ma wedding inshallah 😫🫶🏼
@canabmuumin8271
@canabmuumin8271 Год назад
Can i get your snap chat 🎉
@muniiraaxmed1090
@muniiraaxmed1090 Год назад
Scw scw scw Scw ❤
@carays.
@carays. 2 года назад
Qofkii ugu horreeyay ee fiirsada heestan cusub waxaan mar kale iman doonaa halkaan markay 1m views kor udhaafto muddo kooban gudaheed . Guuled keep up bro
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 2 года назад
🥰🥰🥰
@aminatoohe5419
@aminatoohe5419 2 года назад
Magaca aad kugu qoran Wa magacydii ilhy mid kamid ah Adigana adoonkiiza tahy Apdi ka horeysii wll Ama A.rahman
@carays.
@carays. 2 года назад
@@aminatoohe5419 baayo magaca ilaahay waa Al-Raxmaan anigana kaygu waa Rahman marka isku mid maaha mahadsanid .
@naastehaadan7657
@naastehaadan7657 2 года назад
Anah wan suga malinteyda
@suhaybidiris248
@suhaybidiris248 2 года назад
Guleed simpa ilahay codka haku barakeeyo aabona allah Ha u naxariisto walal 🙏🙏🙏
@Naima90900
@Naima90900 2 года назад
Mashalah lamaand aad uqurux badan rabbi haysukiin daayo wllo mcn safa iyo farhaan❣️❣️
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Год назад
Guleed simba fananka qarniga hobalka sanadka bilad sharaf ayuu is taahilaa🎤🎧🎵🎼🎙️🔕
@ibtizaamkhadar5518
@ibtizaamkhadar5518 Год назад
This song touches my heart wxn ku hasuusta gabadh best freind aan aheen manta way iga hoosaYsa oo ifka way igu cidlaysay ilahay haku naxariisto shptaydei aan jeclayey😢🥺😭
@moharoba3474
@moharoba3474 2 года назад
and again he's back our own STAR SIMBA 🌟 👑🇸🇴
@kingkorNel77
@kingkorNel77 Год назад
2023 hadaad daawanayso Like iisaar mahadsanid❤
@jocker_poy
@jocker_poy 2 года назад
One year one music another level 💪
@feysalxasan7900
@feysalxasan7900 Год назад
Guuled waa fanaanka kaliya sanadkiiba hal hees sooqaada oo ilaahay kabaqa waxaan ookale masameynkaraa gabgab bey kusocdaa walahi ilahay haku dhaafo
@mustaphe301
@mustaphe301 Год назад
12/07/2023 ya ila dawanaya hestan dhameystiran iyada dhamanted ❤❤ Gulled simba wn ku salamay wll🙏
@kingmaanoh460
@kingmaanoh460 2 года назад
GuuLed Simba 🔥 Best Song 😮🤗🔥❤️
@Bedri174
@Bedri174 2 года назад
Sanadkiiba mar soo dhac Guuledow 😁✌️
@boodbodesgmailmohamed
@boodbodesgmailmohamed Год назад
Libaax waa kuwata legend ka somali dhanka fanka
@ahmedyussuf9512
@ahmedyussuf9512 2 года назад
Hyh hyh hyh hyh hayee hayee hayeee hayeee sidhaa👌♥️🥰
@jamaladan4599
@jamaladan4599 Год назад
❤❤love this song wlhi proudly somalian
@handeeq
@handeeq 2 года назад
Mar la arag guuleed simba❤️🙌
@khadraomar1
@khadraomar1 2 года назад
Heestiii safa nuuriya iyo farhan xidig guurkiinu guur khayr wlaaladey💍👰🏻‍♀️🤵‍♂️🫶🥰🥰
@maryanomar8771
@maryanomar8771 2 года назад
Hees mr away 28 coming soon 🇱🇺❤💪💪
@kjadarhamdi3186
@kjadarhamdi3186 2 года назад
Hamlyo safa iyo farxaan dhashii hargeisa cadeey .....❤😍🥰🌏🌏
@abdifatahfoodcade5981
@abdifatahfoodcade5981 2 года назад
Get up its our time #SimbaArmy🦁
@hodanguray8593
@hodanguray8593 2 года назад
Fanankayga respect ku hayaa🙏😍
Далее
Uma Qalantid (OFFICIAL VIDEO )2021
5:27
Просмотров 15 млн
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Просмотров 192 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 8 млн
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00