Тёмный
No video :(

Talada Dhaqtarka Ayaa Sidan Ahayd 

Kafi Abdi
Подписаться 372 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q Месяц назад
😭😭😭 man take responsibility for kids please 🙏🙏
@thefunfamily720
@thefunfamily720 Месяц назад
Right wlhi talo fican aya sisay namber 1 carurtada ayu illahay masul ka taray ee ayaga masuliyadoda qad
@Suaad-ls7nx
@Suaad-ls7nx Месяц назад
Waxaan loo dhibtoon lama dheefsado Hazaal jeceelkii ay udhibtootay wey heshay ALLAH ku adkeeyo
@hanihassan3448
@hanihassan3448 Месяц назад
War kudaawan meeyno nahordhaad doqoyahow ilmahisii baa qabow jifaan banaanka loso ruuray ixiii kuyeh wlhi nin ama naag waxii ilmahoda dayacaa waa necbahay wll iska dhimo adoo nool ilmahaada dad sadaqo u aruurinayaan subxanalah nolosha qaar geeri AA dhaanto waligaaba kheyr arkimesid intaa ilmahaas masaakinta dayaceeso
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz Месяц назад
Alaaah ☝️dadkan soo hadeeyo wllo😭😭😭
@canabyusuf8320
@canabyusuf8320 Месяц назад
Naa atoorana waxkama ogeee caruurtiisa udir doqonkan sharaftii buu nooga ciyaaray warsida isku dhaan orad caruurtaada banaanka yaalo sida udhaaan
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q Месяц назад
Allah haskikiindayo maanshaa Allah cadowgana Allah idinka qabto
@user-ix7dn8nu7x
@user-ix7dn8nu7x Месяц назад
Alla ani kuwaan saa u jeclahay ilaahow isku daa ❤
@princcessabdi7031
@princcessabdi7031 Месяц назад
caruurtada ka war doon xoolayahow 😭
@ikranhassan2348
@ikranhassan2348 Месяц назад
Oo cada. 😅😅😅😅
@canabyusuf8320
@canabyusuf8320 Месяц назад
Asc war aaway caruurtaadii ceebtaaada banaanka taalo doqonyahow caruurtaada umaciin
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he Месяц назад
Waaruntaa nabsiiigu magabobo 😢
@AaminaMaxamuudMuudeyUmuAragsan
@AaminaMaxamuudMuudeyUmuAragsan Месяц назад
Kaafi nasiiba ayaa leedahay hasal ad ayee ku jaceshay ee ilasho isha xaasida alha idiga qabto❤❤❤😊
@dearmushtaaq
@dearmushtaaq Месяц назад
Caruurtisina daahir baa caawinaya yaab 😔😟
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow Месяц назад
Akhas jeceel maahe waa niiinlay oooysow
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Месяц назад
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 Месяц назад
Dhaqanki buskut iyo muniira😂😂😂ku kala tagay
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@user-ng5sn9qz3e
@user-ng5sn9qz3e 29 дней назад
Labadan walhi wa jeclahy ale ha ikindayo ❤
@hodanmohamedmohamoud6977
@hodanmohamedmohamoud6977 Месяц назад
Alla kan ma iska noolyahay caruur tii siina gaajo bay banaan la fadhiyaan inkaar kugu dhacday
@somalifood6935
@somalifood6935 Месяц назад
Waa iska sidaan naag qar iskatuur nin naag qabo kadaba orodo waa kujeclaa dartiis baaan nerobi u imid wabaa wajigiisa waligey jacayl kama arkin adna maalinbuu sidaa kaaga oohin doona
@CapdiOsmaan
@CapdiOsmaan Месяц назад
Adeer ciyaarta mad naga daysaan Hadu alle is iskiin jecleesiyay Qarso gabadhaada waxay gabadhan is walaaqaysa
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 Месяц назад
Jaceelkee wee shaqeesanooyiin saxib
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q Месяц назад
Maashaa Allah
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Месяц назад
Wiil jamaale iyo gabdho jalaqsan Og udaa allaha idin xiftiyo aduun iyo aakhiraba
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 Месяц назад
Gabadha mj miyad qadanaysaan
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Месяц назад
@@zahraabdullahi3008 maya walal anigu wiilka uunbaan ula jeeda gabadha wan aqaana cidey tahey qisadeeda Ridwaan isaaq baan kadaawadey
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j Месяц назад
​@@zahraabdullahi3008nag ninkede kuqawil tahay
@Janaa323
@Janaa323 Месяц назад
Alla wadadan 2021 ku lugayn jiray
@user-ng5sn9qz3e
@user-ng5sn9qz3e 29 дней назад
Noso badiya yakhi ale ha isu kin dayo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Месяц назад
Baby ciyaal miyaa ala somali macno daranaa 😂😂😂
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@qadrabilan2255
@qadrabilan2255 Месяц назад
😂😂😂
@QamarQaali-ys8sy
@QamarQaali-ys8sy Месяц назад
Masha allah Hawaro jaceylka ❤❤
@UmaRayaan146-rf2mq
@UmaRayaan146-rf2mq Месяц назад
Yan la Nolan laha may dhahday mise ana mooda awal yay la Nolan jirtay huno
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 Месяц назад
Jacayl hakuu damberyee aaway caruurtaadi hore waa ceeb in caruurtaada oo baahan aad jacayl iyo wax kahadasho
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
Zahromacalin Carur bahan majirte wa been ee maserbaa hayo kafi oo hazal wadwado ayey arragtey maserba hayo oohinta oorgiga ka weyn.hadey run shegi 4 ciyal inta qado guriga ha ugu geyso .isna hargeyso ayuu geyniyo dhin maleh iyanna hoyaded ba ubahan hala jogto .maxey la calacali hada 4boqol ba loo turey maxey tari .3 qolbu deganyah aroos ku yahy ha u geeyso ciyalka
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Месяц назад
Inay masayrto xaq bay u leedahay Inuu caruurtiisa dayaco xaq uma laha Nin caruurtiisa dayacayna naagtii wax ka raafiso. Waa loo fadhiyaa
@KhadraMaxamed-rv3bw
@KhadraMaxamed-rv3bw Месяц назад
M.a guulayste
@Qaali786
@Qaali786 Месяц назад
Masha allah jeceelki hirgalay❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn Месяц назад
Macaaaaac mabaxnaaa miciiiiic haaaa akhas
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o Месяц назад
Kkkk
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Месяц назад
Naa walahy reerka dhexdodu kumaqado naga daa dee 😂
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Месяц назад
😂😂😂😂
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar Месяц назад
Mash allaah ❤❤❤❤❤❤
@ubahali3170
@ubahali3170 Месяц назад
Mnsha allh ilhy hyskukiin dyi❤
@aliissack6400
@aliissack6400 Месяц назад
Lamanaha an jeclahy❤❤❤iskuwara abiid
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc Месяц назад
Mashallah
@FatushMoha-sn6el
@FatushMoha-sn6el Месяц назад
Alaa sanijcle family manshallah❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад
Iskuwara abid
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik Месяц назад
Gabadhaan too much waaye.cid miyee leheen jac dhahaan.wiilka baa kaxishood badan. Jeceel wuu jirey balse tan wee xanuunsantahay.
@ayanabdullahi333
@ayanabdullahi333 Месяц назад
Hhhh
@qadrabilan2255
@qadrabilan2255 Месяц назад
Hhhh😂
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Месяц назад
Baby maxaa la dhahaa war af soomaali ku hadla
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin Месяц назад
War waniigu soo biiraa time ka iso sheega
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Месяц назад
Milash u buurna dee hhhh❤❤🎉mashalah
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j Месяц назад
😂😂 naa libax libaxaga mahane haka bad badin odayga ee jacayl qaar meel dhigo hadi kale wuu kaadhamanayaa😂😂😂
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow Месяц назад
Akh naag nin an jecleen soo jeclaaatay oo usooo safartay naa magacaagu waa siiil safriya
@user-pr2iw1pp2t
@user-pr2iw1pp2t Месяц назад
Mshlla❤
@gamer5Real
@gamer5Real Месяц назад
Ilaheey haku caafiyo
@mustafaabdi6101
@mustafaabdi6101 Месяц назад
Hada ma waxana video noga dhigaysan
@degayassin
@degayassin Месяц назад
Maashalaha
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢 يا رب
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
Naaguhu aqli bey is dheeryihin hazal wa romance afmaccan iyo jecel bey ninkeda tusaa 24hrs lakin xaski hore wa dhagaxoos .ragga wala sasabtaa oo dhulka la isu dhigaa oo aboowe xabibi ilahy igama kaa qado ayaa la dhahaa kadib wala furtaa lakin dagal iyo aflagado wax loogamo qado nag socialmedia timidna waa kaa dhimatey iyada kumabo jirto ..
@lulahmedmoge8308
@lulahmedmoge8308 Месяц назад
Mj iyo og guleysta❤❤❤❤
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Месяц назад
sidaas umban rabay allah ha.iskuki daayo
@user-jg7cv9yr5d
@user-jg7cv9yr5d Месяц назад
Naa ninka naagaha ayuu eegayaa ma aragtid miyaa 😂😂😂
@fadumodegan2884
@fadumodegan2884 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@user-us7ku8gp7r
@user-us7ku8gp7r Месяц назад
Jah walee jeclkii dhaxal galay igadheh m.a
@FahmoWabiin-uz1yf
@FahmoWabiin-uz1yf Месяц назад
Famil quruh badan ❤❤
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q Месяц назад
Isku waara wiilal khayrle hela
@KhalidIsmail-yq1om
@KhalidIsmail-yq1om Месяц назад
Dhaadhaamadiiii idin dhashay waseee xamar dambo waa kaaa xaaaraaan garacow Yahuuud Adi Kahor majirin
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@issowficjr7802
@issowficjr7802 Месяц назад
Hope here is thika Am I wrong
@hibaqxasan9340
@hibaqxasan9340 Месяц назад
@umu2600
@umu2600 Месяц назад
Mashalaaa wallady iskuwara abid ubad khayrqab kalhela
@khalidabdikafi-ow2uh
@khalidabdikafi-ow2uh Месяц назад
Gabdhii hore ba sas buuk ahaa
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz Месяц назад
Saas imika ilbaxnimo miyaaa😏😏😏
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z Месяц назад
War gbdha dadkii dhalay.hakaga ciyaarin
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
User Akhlaq malihid sheydan baatahy rufyana ka dhexbax familiar is jecel.hadey xaskisii hore ooyneyso maad cawisid maxaa ooga shegi kafi .wuu furey wuuna nacey iyadey utaal ha utuugsato hadey rabto .kafi nolo cusub buu heley ilmana wuu dhali .kuwan naagta walan dhshy looma baahno wuna ku saxanyahy . Adiga ka fuq kafi kuwaagii xaged ku ogeyd daalimyahow looserka ah imisad dhshey oo ka dhaqaaqdey ya ku shegshego
@dekasaleban6763
@dekasaleban6763 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤ isku waara
@HamdiMuse-i4i
@HamdiMuse-i4i Месяц назад
Agtinan farxad kasoradsatha😂madama aan islakin jecla inad isheshiin haigu xumeynina oo farxadha kordisadha i.a jira oo jogoo oo isku,agduqowa ducadha idhankukalmeya aniga marwalba waad igu dirtihine mansha,Allah Isha cadowga alle haidnka qabto
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
Kaafi iyo hazal horey u socda cadow badan baad ledihiin .cadowgina ha jabo lamaano is jecel dadbaa shaqo ka dhigtey oo rabo inay lamaanaha is jecel kale dilaan.
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Месяц назад
Waxan ookele. Waqti lumisa. Uarka. Hda mad so can baxden yotub idinkuma arki jirine ?????
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Месяц назад
Anaba. Kahelaya. Waxay. Awal. Kamad heleeen???
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h Месяц назад
masha allah ❤
@isninosheqismail3805
@isninosheqismail3805 Месяц назад
Kuweygii ❤
@qisoiyowaano
@qisoiyowaano Месяц назад
Subscribed Isar wllshy
@HibaaqMohamed-wv5dh
@HibaaqMohamed-wv5dh Месяц назад
Niiinkas shamuuri mayaanu ahyn suprmarkd hortagan 😂😂😂🎉
@fatimahooda5507
@fatimahooda5507 Месяц назад
biyo uun isticmaal mrka lugayneyso
@somalifood6935
@somalifood6935 Месяц назад
Maqribkiiba jidkaa ku cunteen ilaa matukataan
@ubaxhassan801
@ubaxhassan801 Месяц назад
Mashaa allah familiga kali yee aan katagaaro RU-vid ka horay usocda my famili is jecel😊
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 Месяц назад
Wadadan xusuus igu ledahy sidin o kle galb walba adi jiray
@user-xd8zk2lc3i
@user-xd8zk2lc3i Месяц назад
Ku wan camal bay waayeen
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 Месяц назад
Akhas balo ku ursatay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
War hooy ka jooga maxamad buskit iyo munira aayaad ku socotaan. Kabad badiska iyo xaasidiin is biirsaday ayaa idin galaaafan aayar qarso gabadha dumashideen ah
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 Месяц назад
Lamaanahaygii
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
Hazal wan ku qanacsanhay wa qof nool oo karti badan oo axlaaq lagu soo korshey wa nasab nasb dhaley oo mj ah . Hazaleey duulaanbaa la idinku yahy ee gurigina ilaashada .cadowbaa idin soo werarey oo naagti walneet socialmedia ku soo celiyey si kafi sumacadisa loo dhawCo.
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN Месяц назад
Marna lugeeya marna iscuna
@LadanSiciid-oi1ml
@LadanSiciid-oi1ml Месяц назад
Naa iminka waad fool xumaty ee iscaatee baruurta waa foolxumo
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 Месяц назад
Masha allah ilhy ha idin barakeeyo wll
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Месяц назад
😂😂😂😂
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
Malmahan maxed buskut baa la heystey walaga soo godoomey kafi baa la hestaa isna lab malmood baa laheystaa .
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Месяц назад
Maxa laga hista 40 jiirka ilmahisi dayaci
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Месяц назад
@@HodoAyan-is4fw Ma adigaa hoyadis ka dhaliyey gumesyahy raga somalida ee carurta dayaca ayu ka midyahy maxad u heysata
@GeudiHibo
@GeudiHibo Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤🫂💯💯💯💯❤️❤️
@ayaanbillan8634
@ayaanbillan8634 Месяц назад
Eheeeh Kulaha 😂😂😂
@deqalula9707
@deqalula9707 Месяц назад
Yaab😂😂😂
@user-fr1uo7eb6y
@user-fr1uo7eb6y Месяц назад
Ina adeertay iyo dumaashigay farxad iguwaara❤❤❤
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q Месяц назад
Jidka wax lagumacuno
@usernimco
@usernimco Месяц назад
Ama no so weedaan mark luween jirney waxa bajaj ku racno ma heeysnin hal Mar ba wax cuni jirney😂😂
@UmuSara
@UmuSara Месяц назад
Hhhh walalo ma urki miye qadi wayday mise adiga waxbo Mel Garsin waye hhhhh kaftan
@ubahosmanabukar7325
@ubahosmanabukar7325 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад
Iskuwara abid
@SaynabCali-zf6rq
@SaynabCali-zf6rq Месяц назад
❤❤❤❤❤
Далее
REFLEX CHALLENGE vs FOOTBALL MACHINE 🙈😱
00:24
Просмотров 3,5 млн
Galabtii Sidan Ayaan U Lugaynaa Qosol Iyo Qaraaxo
10:10
Chalange Shukaansi Qof U Codee Qosolkii Aduunka
18:15
KALAMAAN 24 AUGUST 2024
11:11
Просмотров 25 тыс.
"Iskaabuladu waa darbijiif." Dayax
54:10
Просмотров 67 тыс.
REFLEX CHALLENGE vs FOOTBALL MACHINE 🙈😱
00:24
Просмотров 3,5 млн