Тёмный

Taladii Salaad Gabayre Ka Diiday Cabdullaahi Yuusuf Iyo Caydiid | Dabinkuu Siyaad Barre Ugu Dhacay 

Qaamuus
Подписаться 187 тыс.
Просмотров 88 тыс.
50% 1

Qisada Qorshihii Maxamed Siyaad Barre Ku Muquuniyey Saraakiishii Sarsare ee Soomaaliya | Ma Dhabbaa in Salaad Gabayre talo digniin ah ka diiday Cabdullaahi Yuusuf & Jeneraal Caydiid

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@abdifarah4775
@abdifarah4775 2 года назад
qaranka,soomaliya
@hassansiyad7164
@hassansiyad7164 2 года назад
Good report
@applehealth1440
@applehealth1440 2 года назад
Buugga Halgan iyo Hagardaamo buugan waxyaalo run ah iyo qar caadifay iyo nacayb qabiil oo maldahan baa ka buuxa
@xamarey8143
@xamarey8143 2 года назад
waxaan maqlay siyaad bare inqilaabkaba kuma jirin mzrkey inqilaabka sameeyen ayagaa u yeertay oo yiri adigaa noogu weyn ee madaxweyne noonoqo asaguna yiri aan kala saxiixano heshiis ninkii ka gudba uu dil toogasho ah lagu fulin doono oo saas logu toogtay qolyihii inqilaabka sameeyey intaas ayaan maqlay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
inqilaab aan taliyaha ciidanku ogayn sidee u suurtoobi karaa
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Год назад
Taasi run ma aha,Siyad Bare ayaa ka danbeeyey Inwilaabkii 1969 kii
@cheyyene
@cheyyene Месяц назад
Mid waad ku qaldaneyd oo Inqilaabka isaga ayaa hogaaminayey. tan kale Yara ku saxsantahey balse markuu Balanta la galaayo Golaha Sare ee Kacaanka ee Ceynaansho iy Gabeyre ku jireyn waxa weeye dhamaadkii 1971. Ceerigaabo ayaa aheyd bilo ka hor halkii ugu horeysay ee Kacaanka looga Mudaaharaado Iyada oo Waraaqo Kacaan diid ah lagu daa'diyey Magaalada dhexdeyda waxaana ka Masuul ah Beesha Warsengeli oo markaas Saraakiil Sarsare ku laheyd Dowladihii Rayidka iy Kacaanka sida Beelaha kale walow la sheego in Beesha H/Yoonis oo Jaamac M Qaalib kasoo jeedo ay wax ka ogaayeen, isku doo duub oo dowladu waxey arintaas Shaqadii ka ceyrisey Sarkaalo ka tirsan Beesha Warsengeli. Sidoo kale Taliyihii Booliska oo ku jirey Waqtigii Inqilaabka Jaamac Qoorsheel ayey Dowladu ku eedaysay Eedeymo Kacaan diid ah, Markaas weeye marka Golaha Sare ee Kacaanka ee ku jireyn Gabeyre iyo Ceynaanshe ay codka u qaadeyn waxa laga sameyn doono Qoorsheel, Halkaas oo intoodii badneyd oo MSBare ku jirey isku raaceyn in Xabsi/Cafis loogu bedeo Dilka balse hada ka dib Mas'uulkii lagu helo lagu Xukumo Dil toogasho sidaas ay Warqadiii uu saxiixday u dishey Salaad Gabeyre, Salaad Gabeyre mudo ayuu ku jirey Inqilaabka Dowladuna ogeyd una direty MADAX/EHEL/SAAXIIBO si uu u joojiyo balse lagumA guuleysan, Ceynaashe iyO Ninka kale ee lala diley ee MJ u dhashey iyaGU Dembiyo ma gelin balsu Kacaanku wuxuu Shacabka tusinayey inuu Xataa u joojineyn oo uu ka Awood badan yahey Qabiilada ugu waaweyn Wadanka ee Hawiyo, MJ iyo Isxaaq.
@cheyyene
@cheyyene Месяц назад
1971 Ceerigaabo noqotey halkii ugu horeysay oo looga Mudaaharaado Kacaankii Cusbaa Iyada oo Xubno ka tirsan Beesha Warsengeli ay ku daadiyeyn Magaaladaas Waraaqo Kacaan Diid ah, arintaas ayey Shaqooyinkoodii ku waayeen Saraakiil iyo Siyaasiyiin Safiiro ku jireyn oo kasoo jeeday Beeshaas, Sidoo kale laga yaabaa in Beesha H/Yonis ee iyaguna degta Ceerigaabo wax ka ogaayeen Maadaama Siyaasigooda ugu Weynaa JM Qaalib ay Abtiyaal u ahaayeen Warsengeli aadna isugu xirnaayeen Waxgaradkooda, isla Sanadkaas ayaa Taliyihii Booliska ee Waqtigii Inqilaabka Qoorsheel lagu soo oogey Kacaan diid ! Golihii Sare ee Kacaanka oo ku jiraan Ceynaanshe iyo Gabeyre ay cod u qaadeyn waxa laga yeeli doono Qoorsheel, In badan Golaha oo MSBare ku jirey waxey soo jeediyeen in Dilka loogu bedelo Xabsi/Cafis maadaama ay tahey markii ugu horeysay balse hada waxa ka dambeeyaa Sarkaalkii Inqilaab lagu helo ay tahey Dil Toogasho ah, waana markaas markii ay ogolaadeyn Gabeyre iyo Ceynaanshe Amarka isla iyaga lagu fulin doono. Gabeyre Mudo ayuu ku jirey diyaarinta Inqilaabka, Kacaankuna la socdey oo u direy Asxaab ku baraarujiya inuu Arimahaas joojiyo balse kama yeelin maadaama uu ka xanaaqsan Xabsiga lagu hayey Sodogiis Aden Cabdule Cismaan iyo Muuse Boqor oo aan wax dambi ah laheyn, Weliba Sodigiis. Ceynaashe iyo Sarkaalka kale ee kasoo jeeda Beesha MJ wax dambi ah laguma heyn balse Kacaanku wuxuu tusinayey Shacabka in Kacaanku u joojineyn cidkasta xataa hadey ka dhasheyn Qabiilada Waaweyn ee Soomaaliyeed.
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Месяц назад
@@gedefletv6049Good point 👌
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 месяцев назад
Mahadsant walaalkey ❤❤❤
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 2 года назад
Halka ka wad hore u soco!!!!
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 2 года назад
Asc sxb waxan ka jeclahay intaad dhaqan galin lahayd kalmada Djmoqradi waxaan ku odhan lahaa Waa kalmar shaydaan afka umada muslinka ah ku tiraye maad tidhaahdo dad islaama oo is jeclaa Adigoo adeegsanaya ((( dalka wada tashiga Umada somaliyed. ))) Halkaad ka odhan lahayd jamhuuriyada dimuqraadiga Somalia si aad u xilaafto ku dhawaaqida shaydaaniga ah sida (( Fadaralkana oo aan u AQAANO fadaraha ))magacaana halagu badalo magacan kor ku xusen Waxana ay sax u noqonaysaa Marka aayaha si dhaba looga WADA tashado Somalina gugdigan ka baxdo at ku jirto iyo kala qaybinta iyo qawlaysato NGO KU SOO QAADATAY DHIBAATAYNTA UMADA SOMALIYEED. EE IIMAANKII KA TAGAY .
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 2 года назад
Keep going thanks 🙏
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 года назад
Keep going
@poolpuul1543
@poolpuul1543 2 года назад
Horay usoco wll
@ibnumohamed9407
@ibnumohamed9407 2 года назад
Sxb waxaad soo sheegta dawladii kacanka darajooyinka siday ukala sareeyen iyo xilka kay kala hayeen salad gabayre Gen qoorshel gen abshir gen caynashe
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 3 месяца назад
Adeer boliiska kaliya ayaa la oran jiray, daraawiishta siyaad barre aasasay oo dhisay.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 года назад
CABSIDA. JOOJI WA aawey XAQUUQA AMIGA BEENTA AH?
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 года назад
Yaab beentu badatee ogow aakhiraa dhow
@SadaamShaka
@SadaamShaka 9 месяцев назад
Hhhhhh
@theLight9481
@theLight9481 2 года назад
Gabayre waxa uu ahaa gaban fudfudud.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 года назад
XAQUUQDA ADMI. OO GOBOLKA SITTI. 5 MAGAALOADA OO LA QAAXIYEY WAR. UMMADAAS DULman. Aya. QAREEN U AH?
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
FAKE NEWS SUXUFI BUG Ah WAX kajira majirto WAA FAKE NEWS
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y Год назад
Been low weeye waaa in report ladhahaa sideedaba reer waqooyigu tareekh beena qoran ayaan dhaweyd sayidkay kanqoreen mid beena
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 2 года назад
Soomaali saxariir ku nool qarniba qarni Kuu dhiib adigoon helin cadaaladaa rabtiyo geesigii ku hagi lahaa🙄 Soomaali silic iyo qabiil qaangaar dhaafay baa ku feentoo lafaha dhuuxa Kaa shubay🙄 Soomaali sahan ma aadoo qaaradaha Aduun ma soo arag🙄 Soomaali sharaftiyo sinaantay ku noolyihiinoo Qabiil ka madax banaan🙄
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y Год назад
Kani been badanaa waxas been ka sheegtay jenetal abshir tuug isaaqa oo dadka ka been sheegin
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 252 тыс.