Тёмный

Talooyin iyo Tusaalayaal ah Sida Loo qorto Trading Journal oo Faahfaahsan (Live Webinar 04-Dec-2022) 

Moalimuu fx
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 3 тыс.
50% 1

Muuqaalkan Waxa uu ahaa Live Webinar aan Galnay 04-tii December 2022✍🏾
Muuqaalkaan badankiisa waxa aan kaga sheekaynayaa Muhiimada ay leedahay in aynu samayno Trading Journal oo aynu qorno taariikhdeedan iyo dhacdooyinka maalinlaha ah ee aad suuqaan maalin walba kala kulmaysid ✍🏾
Muuqaalka bilowgiisiisa hore waxaan kaga hadlayaa Sida ay lagama maarmaan u tahay in aad ogtaatid Generational Influence waxa la yiraahdo iyo in qofka aad tahay iyo awoowayaasha aad kasoo jeedid ay si uun dadaban saamyn ugu leeyihiin qofka aad maanta tahay iyo sida aad nolosha u aragtid iyo caadooyinka kuu fudud iyo kuwa kugu adag intaba ✍🏾
Muuqaalka intiisa kale oo idil waxa kuu ka hadlayaa Hal tusaaale oo aan isla qorayno sida anigu aan u qorto Journalkayga maalin walba marka aan shaqada ku jiro ✍🏾

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
The Trading Routine
38:20
Просмотров 2,2 тыс.