Тёмный

Tani waa qisada Salwa waxayabo badan oo layaableh ayaana kujira!! 

Sawda Qaalib
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka _kadhaca calamka oo afsoomaali ah kadaawo halkan please don’t forget to subscribe my channel thanks

Опубликовано:

 

9 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Haweenka soomaaliyeedoow ogaada in nimanka soomaaliyeed ee la eedeeyaa ay dad badan ka fiican yihiin
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Yaa rabbi heesaha jacaylkoda iga madobe qof kasto qoralkayga arka hayso duceeyo😭🤲
@AsmaAhmed-fd5rg
@AsmaAhmed-fd5rg Год назад
Aamin
@munomanka940
@munomanka940 4 месяца назад
Amin
@hassanadow5596
@hassanadow5596 Год назад
Dr sowda xalol xumada nagadaf walale
@noorabdihaji9195
@noorabdihaji9195 Год назад
wadin la aaan walale
@madinaomar3703
@madinaomar3703 Год назад
Subxaanalaah waa qiso yaab leh jaahilnimada waa wax aad uxun ilaah ayaa ka magan galnay
@adnahaji2020
@adnahaji2020 Год назад
Subxanallaaah Illahay khaatumo wngsn ayaan waydiisanay
@optimisticoptimistic9892
@optimisticoptimistic9892 Год назад
Maxaad ugu haysaan ” carabtu wa sidaan iyo wa sidaan” umad dhan maxad iskugu wada qabaneysaan mu’mun iyo mujrim ba leh??? SubxanAllaah waxas o danbi ah maxad uxambaarsaneysaan Allaah ka baqa. Dadka haisku wada qabanina e axsan “qaar “ dhaha.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Waa iskudhaqan kuli haweenka siddaas ayay ugalaan shaki la’aan. Yemen ilaa morroko kuli waa siddaas 99% ilaa man raximallah.
@user-lt9bf8ss4i
@user-lt9bf8ss4i Год назад
يا سودة حبيبتي جزاك الله الف خير
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
Subaanallh ilaahay indho xumo hanatusii amiin
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 5 месяцев назад
Subxanalah subxanalah subxanalah namaste allahu akbar allahu akbar allahu laxawla waaquwata ilaabalah miiskiin
@somaliqueen7492
@somaliqueen7492 Год назад
aniga magacygu wa salwa gabar asxaab nahay igu so share gareysay muqaalkan lkn markan dhagaystid wa is celin wayay ilmada ilaahay ha u naxriisto walshen
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Subxanallah waaba qisa layaab leh imaanka beela dheh waa umad sharaf kadhuntay Allah kacabsi majiro
@yusufosman5102
@yusufosman5102 Год назад
Allaha kuxifdiyo aad iyo aad Ayan u xiiseeya s xiksayadahada??
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Subxaanalaah sidee loo siiyaa ilmo reer kale waaba dembi in magac waalid kale la siiyo
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Wlhi somalida yaa la qataa
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
Horta carabtu dulmi badna gabdhaha wey silciyan dina kuma dhaqman balyo ini silcsy wx sharaf layira bey ku washen iney gabr diln iyo iney ri bireyan waba iskugu mid soomlidu sas wey dhaman
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Год назад
Walaaleey qisadaan marunbaa mise Waa sheeko Xariiir,? fadland soo jawaab
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
waan ka murugooday dulmiga gabadhaas ku dhacay ax 😪 ala carabtu dhaqan xumaa dil maaha wax kale maba yaqaanan naxariis maba laha kuwaasi qabiil iyo sharaf aan la ogayn wax ay tahay baa madax martay jariimada iyo dhiiga ay daadinayaan danbiga iyo ciqaabta ka dhalanaysa waxba kama galin iyaga sharaf taas ay u waasheen baa kala qiimo badan
@farhiyam3563
@farhiyam3563 Год назад
Waa qiso xanuunbadan
@umurowda6887
@umurowda6887 25 дней назад
waa xeerka ciisaa oo kale
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Год назад
Waxaan Maqlijiray Carab iyo Cadaab yaadaran, lol Subxaanalllaah💞💟💙 Sheeko fiican🥰💖👍
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Subhaallah wa qiso caajiaab bdn
@cabdinasir4610
@cabdinasir4610 Год назад
Sowdo walaal waa kusalaamay
@caashonuur8283
@caashonuur8283 Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن شكرا
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Wiilkii jareer weyne ahaa sowtii intii mindi lala dhacay haddana la gubay
@fathiamuktar1368
@fathiamuktar1368 Год назад
Subxanallah waa sheeko yaab leh
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 7 месяцев назад
Maaxay uraadsatay yaac ya Allah. Qabil idhiroog jahilinyahay.gavadhisi ilmahedhibu rajooyin kadhigay.
@saadiaabdi5966
@saadiaabdi5966 Год назад
Sax saan baa lagaa rabaa manta labo qiso fiirsaday shukran hor usoco
@nuronuro4091
@nuronuro4091 Год назад
Ilaahoow adaa carab iga dhalinin
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Год назад
Waa ximaariin walhi
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
😭😭😭😭
@hufualihaewfhp5661
@hufualihaewfhp5661 Год назад
Walee waa yaab ilaahay hana asturo
@fardowsoabdalla8578
@fardowsoabdalla8578 Год назад
M.a sowdo cadeey
@zakihassan4013
@zakihassan4013 Год назад
Wllhi waa layaab
@user-iv8lx5uo6g
@user-iv8lx5uo6g 11 месяцев назад
سبحان ملك القدوس😢😢😢 سبحان الله😢😢😢 انا للهوانا اليه راجعو😢😢😢
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Год назад
MaashaAllah Soomalidu Illayn jaahiliin maaha
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Carab galada wey ka xuntay berigi horena way aasi jireen markay sidas udhashan
@ayanahmed8433
@ayanahmed8433 Год назад
Mahadsnid 👏
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Xasbo nallaah 🥲 kaa aabe maaha alle ha cadaabee
@xalimokhaliif2408
@xalimokhaliif2408 Год назад
Belaayo idin aragtay Naxariis daranaa Belaayey raadsatey
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 8 месяцев назад
War. Wacan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@filsanabdi218
@filsanabdi218 Год назад
Subxanallah subxanallah subxanallah ilaahay xaqa ha tuso
@cabdisalaanfaarahcabdi5896
@cabdisalaanfaarahcabdi5896 Год назад
Asc wadanaagadAhadayi
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Год назад
@@cabdisalaanfaarahcabdi5896 wac wll
@hufualihaewfhp5661
@hufualihaewfhp5661 Год назад
Maashaa alaah ❤❤❤❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 7 месяцев назад
YaHuu carab ilaahay nagama dhigin
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
😳😱🫢😱😱😱 Acuudu billah min thaalik Subxana Allah waxaasi siday run u noqon kartaa?
@roblehatteyehdahabo5427
@roblehatteyehdahabo5427 Год назад
Walahi wa qiso xun
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo horay usoco Inshaallah
@shukrishiekh1969
@shukrishiekh1969 Год назад
SUBXANA LÀAH SUBXANLAAH
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Год назад
acudubilaah miskiinta sixun ayey yeleen
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Год назад
Subxaan allaah ruti waa qiso xnuun badadn jahilnimo waa dhbato mahadsanid abaaye
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Carabtu dhaqan adaga
@ayanmahadjama6242
@ayanmahadjama6242 Год назад
Asc abyo carabtu qarkod waba axmaqin ileen subxanalah sowda mahad sanid xbbt wn kugu xirnahy tiktok ila ytb
@khadradaad6245
@khadradaad6245 Год назад
Subxaanallah
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 7 месяцев назад
Sharaaf beela dheeh
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Год назад
Subaxanalaha.waçajeeyb
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Год назад
Qiso cajiiba
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Год назад
Cajiib!
@saadiaabdi5966
@saadiaabdi5966 Год назад
Mahadsanid wlsha Mashallah 🫠😉👋👑🌺🌹💯💯……. 4 mins ago
@yusufosman5102
@yusufosman5102 Год назад
Mahadsanid sowda Casey???????
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Год назад
Wcs wll qaali mahad sanid nosodaa
@qaliadenqaliaden4642
@qaliadenqaliaden4642 Месяц назад
Subxanalah.
@qaliadenqaliaden4642
@qaliadenqaliaden4642 Месяц назад
Asc
@nadiiraducale5848
@nadiiraducale5848 Год назад
Mansha allah my queen 🥰
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Thank you alot my dear nadira❤❤❤
@sawdadahir5432
@sawdadahir5432 Год назад
لا حول ولا قوة إلا بالله
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Meesha dawladdii saddaam Hussein ma ka jirin war maxay tahay sidani
@user-mm1oh9my2l
@user-mm1oh9my2l 12 дней назад
Sawda Hadham like ta Sar ha idhihin ano shekadu igusocoto 😂😂😂 hadaba wan si saraye
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 Год назад
Carabta waa dad yaab leh Haweenka aad bey ugh xadgudbaan
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Год назад
Wcs wllo qaali wan dhawnahay mahadsanid 🔥🔥🔥🔥
@farhiyomohamed4776
@farhiyomohamed4776 Год назад
Subxaan allaah dulmi badanaa meeqa jeer baa gabadhaas la dulmiyay
@roblehatteyehdahabo5427
@roblehatteyehdahabo5427 Год назад
Subxanallah
@safiyasacad485
@safiyasacad485 9 месяцев назад
Subaxan Allah 😢😢😢😢😢
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Год назад
Shugran
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Год назад
Fatima
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Год назад
Carrbat waa badowa qashin ah
@sharmakeali4847
@sharmakeali4847 Год назад
Waan Ku Sarey wll surbscrib
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 6 месяцев назад
Smirksa iyo ducadà xoogasaaroo kadaa qisaska iyo dilalka
@umuanas993
@umuanas993 Год назад
Subxanalah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Laa xawla walaa quwati illaah billaah maxay tahay mooryaanimadani oo mooryaantaan la yaabsanaaye
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 7 месяцев назад
Qisada Playlist u samee
@HiboSalad-rr3ow
@HiboSalad-rr3ow Год назад
Asc abaayo
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 8 месяцев назад
Subxaanalaah
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 8 месяцев назад
Maxadsanid wll
@qaliadenqaliaden4642
@qaliadenqaliaden4642 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 Год назад
Carabtu qaar baa cawanin wye wlh bal eeg xiliga jahiliga ah xita way kadaran yihin . Sowday anagu qabil wuu jira lkn sidan ha nugu so miseynin xaad daf wye wwxa , qabilku in lisku garta wye mihimadu
@mahmudahmedibrahim1119
@mahmudahmedibrahim1119 Год назад
Asc
@khadijasamanmohamed6999
@khadijasamanmohamed6999 11 месяцев назад
Abaayo qisooyin kaaga maxaa murugo kawada dhigay
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 3 месяца назад
Asc❤
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 4 месяца назад
Sawdaaslaamucalaykumbaryahanmiyaaniskanaasanaaqosocusukaamahaynomiyaadmaqantahayanigueaxaanahayninaadiyoxoogkuudaawadawaanyarahadalbadanahaymarmakaqaarkoodhadalkaankugubadoyaasidaadarteedanigaopaankuaqoobaaniskakaamaagaaeeraaliinoqoboqlkiibabpqolwakhtigunahalkuuwacnaado❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umurowda6887
@umurowda6887 25 дней назад
dadku abaal daranaa salwi dadkii korsaday miyay iskaga tagtay
@user-ws9ss3ho2t
@user-ws9ss3ho2t 10 дней назад
Carabtu waaba juhlo yaabadanaa
@user-lt9bf8ss4i
@user-lt9bf8ss4i Год назад
😢😢سبحان الله يارب وفقنا لما تحبه وترضى
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Год назад
Carabtu jaahilsanaa
@umurowda6887
@umurowda6887 25 дней назад
carab dhaqankii xumaa ee gabdhaha la drugs jiray ayay wadaan
@umayasin6775
@umayasin6775 Год назад
MashAllah love your storytelling ❤️❤️❤️❤️
@ismaaciiljamac
@ismaaciiljamac Год назад
Xilguntade
@ruqiyahhassan9732
@ruqiyahhassan9732 Год назад
😅😅
@hawamohamoud1229
@hawamohamoud1229 Год назад
Xasbuunallah
@zahramohamud2830
@zahramohamud2830 Год назад
Subxanalaah
@safiyoasan
@safiyoasan 4 месяца назад
Subxaanalaah
Далее
Куда Больнее Упасть с Высоты?
25:11
DAMBI BADHIS KIISKA MURTADAA!@SawdaBillan
30:39
Просмотров 28 тыс.
QISADA LAYLA WAA QARIIB!!@SawdaBillan
34:27
Просмотров 30 тыс.
KIISKA SARKAALKI CIRAAQIGA AHAA!@sawdamqaalib
32:39
Просмотров 25 тыс.