Тёмный

Taraaklayaasha Soomaalida Maraykanka maxaa iska badalay dhaqaalahooda? 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 139 тыс.
0% 0

Taraaklayaasha Soomaalida Maraykanka maxaa iska badalay dhaqaalahooda?

Опубликовано:

 

22 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 209   
@soolmediainc49
@soolmediainc49 11 месяцев назад
Ilaahayow shaqadas isii rerkayga wan caawin laha ana wan isaso sari laha
@cabdullahicusman1366
@cabdullahicusman1366 10 месяцев назад
Wax kafiican kuduceyso
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y 10 месяцев назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh shaqo xaasid😂@@cabdullahicusman1366
@ingodwetrust.239
@ingodwetrust.239 11 месяцев назад
I love brothers Somali I drove 7years are Somali who give me ideas of to be a truck driver from 🇨🇩
@ahlulquranahllulah123
@ahlulquranahllulah123 10 месяцев назад
@ingodwestrust.239 thanks for your big❤ Somali brothers are there for you and All other African family members we are from One Africa and we are always very grateful and proud to be African 🎉❤❤❤
@rashrash4004
@rashrash4004 11 месяцев назад
Am a truck driver for 13yrs. The reason Somalis mostly truck driving bcos we don’t like to go to college to study but we are good at xamali.
@hanifarashid8484
@hanifarashid8484 11 месяцев назад
Exactly true
@xiinfaniin1757
@xiinfaniin1757 10 месяцев назад
DROVE 5 YEARS LAST WEEK WAS MY LAST AND I'M GOIN TO STUDY, YOU CAN MAKE MONEY BUT NOT SOCIAL LIFE
@Haadi2022
@Haadi2022 10 месяцев назад
When you go to college, what do you get? $20 $30 dollars an hour working for somebody all your life
@knowyourhistory6242
@knowyourhistory6242 10 месяцев назад
College is not always the answer as owner operator you can make more money then a doctor.
@libanjama8622
@libanjama8622 10 месяцев назад
Tell the Somalis in Somalia to do Xamali, they will slap you for even mentioning that kind of work.
@rishw2475
@rishw2475 10 месяцев назад
Wxan truck ka shaqynayay 6 years wxan ahy owner wxan tagay 43 state in America, shaqadan wa shaqo ficn wxy bixinesa bilashada dhamaan hadii sifcn aad ushaqysato, Shaqada truckga wxy ka rabtaa masuliyad ogu horeen naftada Ado hurdonayo hawadin Iska hubi gariga xaladisa (pre-trip) Sharciga ilaali sacadaha iyo wxi lamida Ha isticmalin wax maan dooriya ah Inta awoodo iska yare isticmalka telephone marka aad gariga wado Haa wa runta washaqo adag lkn shaqo aan adkeyn majirto walal, wxan rajynaya inu qorol kan qof un cawiyo
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 10 месяцев назад
Ilahay ha idin wada amansado wiilashena somliyeed
@iqraabdisalad2118
@iqraabdisalad2118 2 месяца назад
Alha ku fududeyo abowe 6 Sano wa xnun be bni adana tihin ileene
@nonaxariis661
@nonaxariis661 11 месяцев назад
9 years driving,this year is my last year in shaa allah 🙈😂🤟
@abdiwho4992
@abdiwho4992 11 месяцев назад
Hahaha 😂lacag ficn ayaad ka haysaa iska naso oo raaxayso
@nonaxariis661
@nonaxariis661 11 месяцев назад
@@abdiwho4992 🤣🤣🤣
@mohamedhassan-jl4zk
@mohamedhassan-jl4zk 11 месяцев назад
Mashallah Share magalna zxp 😂
@mohameddeeq7068
@mohameddeeq7068 11 месяцев назад
Sxp dispatch ayn barty shaqo ma igu raadin karta
@Bufle77
@Bufle77 11 месяцев назад
Allah kuu sahlo shaqo ka Fiican trucking xalada ma sahalna bro
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 8 месяцев назад
Good 👍 job thanks C.salaam hereri
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 месяцев назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@edilupdy6438
@edilupdy6438 3 месяца назад
عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️
@user-qc2vt1sg5f
@user-qc2vt1sg5f 11 месяцев назад
Masha Allah
@abdirachidabdirahman972
@abdirachidabdirahman972 11 месяцев назад
6 yrs truck driver, I love this work when I driving state to state and now I am owner
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 10 месяцев назад
Truck dispatcher kawaran bro
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 месяцев назад
Driving isn't easy,especially truck driver.
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 11 месяцев назад
Thanks information
@bashkabashka665
@bashkabashka665 11 месяцев назад
Abdisalam hareri wan kutageera wll always win
@yahya-wadani
@yahya-wadani 11 месяцев назад
Waa shaqo lacag badan lakiin safar iyo silic iyo rafaad badan 6 sanadood ayaan ka shaqeeyay💪
@zakiahassan3844
@zakiahassan3844 11 месяцев назад
Wax igasiibal lacagta walalow 😂
@yahya-wadani
@yahya-wadani 11 месяцев назад
@@zakiahassan3844 zakia dee wallo ilamaad shaqayn lkn waxba inaga xumaan mayaan, ila soo hadal 😂
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 11 месяцев назад
Lacagta Sida adag aad ku shaqeysay Investment Ka gal Cashflow Abuur.
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 11 месяцев назад
Wan ku raaxystaaba anigu dhanka klena dee waaba shaqo dalxiis cml ayaad thybee
@imaamraashid
@imaamraashid 11 месяцев назад
Wllo kawrn maanay lacag laga shaqaysto lahy
@sahal24tv17
@sahal24tv17 10 месяцев назад
Safeway iyo Sacabo weyne waan salaamayaa good luck
@user-qc2vt1sg5f
@user-qc2vt1sg5f 11 месяцев назад
Inan ana kashaqeesto taraga ayaan rajeynaya insha Allah
@jamabashir7390
@jamabashir7390 7 месяцев назад
Masha Allah sidookale aabahay again halkan uga ducaynaya oo chuckle ah in ilahay shaqadiisa ufududeeyo.
@Axmadxadan
@Axmadxadan 10 месяцев назад
Shaqadaan waa shaqadeeyda laakiin waan kasoo daahay in sha alaah mardhaw waan u kala gooshi doodaa maalooyin badan oo dal kaga ah u s.e
@osmanibrahin
@osmanibrahin 11 месяцев назад
Hareri waa ku salaamay Anagu rer uk waalidaa maqabno
@ikhtmm
@ikhtmm 11 месяцев назад
Somalida West London haday bilaaweyn inay bartaan truck. Sainsbury’s pays the most
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 11 месяцев назад
Caydh baad cuntaan waa sababta aad somalida USA North America uga dambaysaan
@osmanibrahin
@osmanibrahin 11 месяцев назад
@@DHAQANMAAL sorry bro You're replying to the wrong person Iam truck driver myself However we go work in the mornings and back in the evening
@ikhtmm
@ikhtmm 11 месяцев назад
​@@DHAQANMAAL dumarka iyo hooyinka caydh qaata dhifdhif, barkii hora haa hada laakin £350 bishii oo caydh ah qofna kuma filna
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 6 месяцев назад
Legend
@hanifarashid8484
@hanifarashid8484 11 месяцев назад
Haya haya haya
@abdulkadiromar6997
@abdulkadiromar6997 11 месяцев назад
Freedom, freedom, freedom
@soolmediainc49
@soolmediainc49 11 месяцев назад
Hh xoriyad ka maqan maxay tahay😂
@muhiyadinhassen72
@muhiyadinhassen72 Месяц назад
Maalinmaalmaha Kamid ah waan wadidoonaa inshallah Canada ama USA
@AlieidMohamedMohamoud-et7fb
@AlieidMohamedMohamoud-et7fb 11 месяцев назад
2500 miles = 4023 km
@Dugziiye8918
@Dugziiye8918 11 месяцев назад
Soo badi barnaamijka taraarklayaashasa noloshda
@IsmailKhan-jy9mp
@IsmailKhan-jy9mp 8 месяцев назад
Haye haye
@haboonabdi1482
@haboonabdi1482 11 месяцев назад
Sheekhada truck soo badi
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 11 месяцев назад
First person
@abdourahmanomar6265
@abdourahmanomar6265 11 месяцев назад
Hereri is the best
@lionbest3998
@lionbest3998 10 месяцев назад
I wish to drive this car when i come AMERICA
@rashiid187
@rashiid187 11 месяцев назад
East to West
@fazimjr8543
@fazimjr8543 10 месяцев назад
Haye haye haye😂😂😂😂😂😂
@MOKING_77
@MOKING_77 11 месяцев назад
shaqo wanaagsan man 👍🏻
@danogeto78
@danogeto78 11 месяцев назад
Somali!
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 11 месяцев назад
Asalamu Alaikum Abdisalaan Hereri Haddaan load sugayaa from Dallas to Los Angeles California,waa shaqo adag Oo risk badan ilahay hanagu xafido…..
@Mulla34
@Mulla34 11 месяцев назад
Ameen
@xiinfaniin1757
@xiinfaniin1757 10 месяцев назад
HAKU RAAGIN
@mx9577
@mx9577 11 месяцев назад
mid-west ga baan ka shaqeyaa it’s not a fun job. alxm wa lagu ladan yahay lkn.
@Qadafi-
@Qadafi- 11 месяцев назад
10 sana wada !!sanadkan igu danbeya bas waya !!wan daalay somalia iska tagaaa 🤔waxan wan ku aduun iyo aqira seegnay
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 10 месяцев назад
Truck dispatcher kawaran bro
@Qadafi-
@Qadafi- 10 месяцев назад
Ebar--hadii ad IT baratay Amazon buuxi somalia 🇸🇴 hadii ad jogta xitaaa
@user-lj9kj3wz2k
@user-lj9kj3wz2k 11 месяцев назад
Asc hdi at rabto online Inat qur,anka ku barato wa diyar ila soxirir hoyo iyo aabo iyo wll
@QadarSahal
@QadarSahal 11 месяцев назад
Asalamu alikum hereri brother how are you traegle is not easy traegle
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 11 месяцев назад
sheeekhada taaraga soo badi
@MohamedHassan-jg9jp
@MohamedHassan-jg9jp 10 месяцев назад
Haaye haaye haaye😂😂😊
@yahyukafilms764
@yahyukafilms764 11 месяцев назад
2500 mile waa 4023.36 km
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 11 месяцев назад
6k miles ayan ku sameye 5 days malmihi wacnaa 😂
@SouadMohamed-vp9ux
@SouadMohamed-vp9ux 11 месяцев назад
Hayee hayee hayee is leng
@Qathar708
@Qathar708 11 месяцев назад
186k umaqalma Hereri. Somalitha waxwalan ayay firsadan lakin waxyaabahan kamahelan mxayeli?? Aniga Hereri postgisa imadafta since 2021
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 11 месяцев назад
Dadka 🇺🇸 ila 🇨🇦 u kala socda warayso 6500 mile socda 15 sano wata
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 11 месяцев назад
15 sano aa 😮
@fathiomer4618
@fathiomer4618 11 месяцев назад
Ma problem jira video wad ka qaden kana hada soo celiseena video hora kusoo darteen waa hore duubtene
@zubairl09
@zubairl09 4 дня назад
Wali waxaan kaa sugaynaa balan qaadkii aad noo balan qaaday in aad 24 hours soo aragtid nolosha trucklayasha America abdi-salanow
@egal1885
@egal1885 11 месяцев назад
Salaan sare Mr Hereri waxaan rajaynayaa Maalin Maalmaha ka mida inaad TRUCKER NOQOTID 🤣🙌🏽👍🏼🙏🙏🙏
@user-dq3nf8mw5x
@user-dq3nf8mw5x 11 месяцев назад
😂
@husukala
@husukala 11 месяцев назад
”Haaye haaye haaye”😁
@laarij682
@laarij682 11 месяцев назад
April 2 2022 maalin ramadaan ay kow aheyd ayaa iigu danbeysay shqadaan safarkii iiguu dheeraa waa Atlanta to Portland.
@shurealiim9996
@shurealiim9996 11 месяцев назад
MashaAllah lacagta wax igasiibal ina adheer 😀
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 11 месяцев назад
Zxp maxaad iska daysay ma caqabaa kugu yimi
@ahmedadowadam3288
@ahmedadowadam3288 4 месяца назад
In this year or next I will be in us insha Allah iam planing to make magan truck transportation insha Allah insha Allah
@Ahmad17056
@Ahmad17056 11 месяцев назад
Darawal wax shaqo laga dhigto maaha
@Abutamer84
@Abutamer84 11 месяцев назад
haayo hayo Waanu kusugey naa Ii aad la safarto taragleyasha
@ins4n1
@ins4n1 11 месяцев назад
Shaqo kale karaadsada Wadada Sii haay waa malga udhawaw lacag kasto ledahay badbaadadiina kudadaala hoyo iyo family idinka danbeeye South Africa iyi track driver ba waa labo dadkeeni laayey
@user-nj5oc4di5z
@user-nj5oc4di5z 11 месяцев назад
Maalin un wan rajeynayaa in an ka shaqeeyo shaqadas o an ku sii raagin ilaa 10 sanno si wacan uga shaqeysto
@ArchMontoya
@ArchMontoya 10 месяцев назад
my company Uzbek
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 11 месяцев назад
2500 miles to km 4024km
@SuhaibAwilmaxamuud-os5uv
@SuhaibAwilmaxamuud-os5uv 10 месяцев назад
Waaar anaa 700 mile jari lahaaaye yaa america igeeya
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 11 месяцев назад
Waar ninkaasi saw sacaba wayne masha Truck gaba baridhawayd buu soo kore muxuu ka ogyahay waa ninka ugu horeeya 😂😂😂
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci 11 месяцев назад
❤❤❤❤😂❤❤❤❤ <a href="#" class="seekto" data-time="298">4:58</a> <a href="#" class="seekto" data-time="299">4:59</a> <a href="#" class="seekto" data-time="299">4:59</a>
@cabdalecabdule8971
@cabdalecabdule8971 11 месяцев назад
Xgee ka soo taribna walalay
@befree9579
@befree9579 10 месяцев назад
Just make sure if your truck driver the things are Halal. Not transporting alcohol / pork.
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 11 месяцев назад
Taraaga waa Howsha Raga. Lkn Yaanan in lagu raago maaha
@abdiwelihassan
@abdiwelihassan 11 месяцев назад
I35 waan ku kaxeeyay wadadaa uu dirawalku sheegayo Waa wado dheer. Dirawal nimada truckga Waa shaqo adag runtii..
@MrFuley
@MrFuley 11 месяцев назад
Ninkaan been buu alle usheegay manta SUUQA truck Waa hooseyaah Sanad ay noogaxuntahy nama soo marin Ee xaqiiqda mahayo Ninkaan ama company Giisa buu xayaysiin Waa I dheh sheeakdiisu😮
@Ragiihore
@Ragiihore 11 месяцев назад
Qof ku cusub ayuu u eegyahay kamana warhayo wax badan
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 10 месяцев назад
Waad qarsaneysaane suuq xumida waxba Haku marmarsiyoonina lacagtina dhulkiina hooyo gashtaan idin odhan laha hadi kale Bank Aya qaadanaya for real!!!
@user-pk5rw9sb6r
@user-pk5rw9sb6r 10 месяцев назад
ManshaAllah 1 weekly 5000 dollar , wlhi lacag baa taal iyo shaqo wanaagsan. Tusaale ahaan bishii waxa weeye 5000×30= 150,000 waa maalin taa jir wlhi , so.aliyana xataa 100 dollar oo joogta bishii ka heli maysid anigu American imaan ama geeri
@skincare4260
@skincare4260 10 месяцев назад
Si qaldan baad u xisaabisay. 5000$ per week waye. Marka bisha waa 4 weeks. Bishi marka waxeey noqoneysa 20,000$. Adiga waxaad u xisaabisay sida asago malinki 5000$ shaqeynayo😂😂😂
@yusufmohd192
@yusufmohd192 9 месяцев назад
Xarfiifow xisaab qaldan isku dhufsaty😂
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 11 месяцев назад
Taraaga Lacag Fiican ayuu leeyahey Lkn Darawalka Wxn kula talinayaa inuu san Mudo 5 sano ka badan aanu wadada sii saarnaan . Real estate waa inuu galaa darawalka si uu cashflow u abuuro Si uugu nasto howsha adag
@abdirahinabdulle9172
@abdirahinabdulle9172 10 месяцев назад
Kandanbe benalle waye Duluth mn to laredo taxes 1560 mile waaye
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 10 месяцев назад
i was driving truck no more truck the rest of my life
@mohamudabdullahimohamed8676
@mohamudabdullahimohamed8676 10 месяцев назад
Asc Soo Badi shaqooyinka marekanka
@Supr93
@Supr93 11 месяцев назад
Stone team cup
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 2 месяца назад
Washaqao lacag badan leh
@CaydaruusMustafe
@CaydaruusMustafe 8 месяцев назад
Waxaan rajaynayaa inaaan maalin baaan uuun trackle ka noqon doono America 🇺🇸
@cabdiraxmaanmazxamed-vw3gk
@cabdiraxmaanmazxamed-vw3gk 11 месяцев назад
Inan yusuf abdi la dhaho oo colofornia kosaar ku jooga qofkii yaqaano reply ha isoo galo waa truck driver in badan war kiisa ma helin aad ugu bahanahy please 🙏
@soloibrahim9673
@soloibrahim9673 11 месяцев назад
Kosar the one I know is from LA he drive for Landstar an owner operator
@cabdiraxmaanmazxamed-vw3gk
@cabdiraxmaanmazxamed-vw3gk 11 месяцев назад
@@soloibrahim9673 asalkiisu waa ree hargeysa wiilka aan ka hdlayo inader
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 11 месяцев назад
Zhp hal tarag uun idhibo
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 4 месяца назад
Haaaye haaye haaye 😂iskada kalmadaas hareeriyoow
@lebansaid6059
@lebansaid6059 10 месяцев назад
Kuligood wax Nolol ay heystaan ma jirto caruurtoda dayacan caafimadkoda aya liita lacag uma dhigmeyso Naag imaanka la ba joogto aqoona ma lahan ayaga iyo caruurtodaba waxayna degan yihiin intooda badan Low income Housing ama guryaha cayrta wa ayna ka qariyan Dawlada.
@abdiganimohamed6692
@abdiganimohamed6692 4 месяца назад
2500 miles ×1.6 kms=4000 kms so 2500m = 4000kms
@hassanai1332
@hassanai1332 10 месяцев назад
I remembered back in 2016 I made 10k a week nowadays I don’t even wanna drive 😢
@livingjoke4463
@livingjoke4463 10 месяцев назад
10k???? I don’t believe
@moahmedmaalin6078
@moahmedmaalin6078 11 месяцев назад
Been badnaa 2500miles from California to Florida rand mcnally masoo baran miyaa beentisa
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 11 месяцев назад
Waa rookie 😂
@user-pq9ug2rr4h
@user-pq9ug2rr4h 11 месяцев назад
Trucks iyo Somali 😂😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 11 месяцев назад
$8 kun oo ay shaqayn jireen intoda badan waxba kama hayaan 20 sano ayay wadeeen gurina kama iibsan xataa gaadhi yar mahaystaan waxay raadiyaan qof tuura yaa ila arkay
@sofiyaomar-ht6fr
@sofiyaomar-ht6fr 10 месяцев назад
Wa qorsha xumo
@user-pq9ug2rr4h
@user-pq9ug2rr4h 11 месяцев назад
Hhh
@limakmohamud9950
@limakmohamud9950 10 месяцев назад
Waa nin lilaahi ah,😂😂 ku kale haduu ahaan lahaa been buu noo aheegi lahaa markii la weydiiyo maxaa kuugu darnaa?😂😂
@amirabukar2913
@amirabukar2913 11 месяцев назад
Wiilka labaad si laab furnaana ayuu u Hadlay masha Allh meesha wiilka kowaad xaalkisa nuuc kale😂😂
@zaaraali1660
@zaaraali1660 10 месяцев назад
nin truck le ah bn ubaahny 😢😂
@rosemarie6347
@rosemarie6347 10 месяцев назад
Naa shaqayso asaagaa wuxu so shaqaystay haku xisaabtamine.
@zaaraali1660
@zaaraali1660 10 месяцев назад
@@rosemarie6347 ma qasbaa🤣🤣🤣
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 месяцев назад
Baburkan ookale aanalagu tahribiyay saririhi waa diidnay afar gabdhod inaa darbalka galno ragbadan jilbahoda hoostoda shaminda dusha nalagasaro aniga uhordiday waa aamini weynay iney wax nasiyan kabaqnay baburkan nolamashegin lagurusala nakenay dhoor mar aaqiski dhuntay baburkalena inujirin nolashegay qayano hishis la aan aqon la aan magalo guri kulahen marka gurigas galeenay uuyiri waanifura labolabo usoogala hadi nilaqabto tuug niidhaha kugalna hadana meel duur kafog magalada cawo xili mugdisaid yahay baburkan midkale niguimanay been ee manto dhan intii kuwa kale lakenay istur garguro baburta jidka mareysa kasocarara
@saidabdi73
@saidabdi73 10 месяцев назад
Wamaxy walidani maxd sooqorty wllo
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 11 месяцев назад
Waxani dhaqo maaha ee noloshiina waxkale ku maareeya. Lacagi markasta xal maaha, dadka kale ma kexeeyaan waa somali keliya.
@AbdullahiYusuf-li6di
@AbdullahiYusuf-li6di 11 месяцев назад
War waxba ma ogid dadka kale sida Jamaican African America cadaan xitaa way wadaan ee waa shaqo somali ay iskula barteen
@moa6189
@moa6189 11 месяцев назад
Somali aren’t even 1%. Hindi iyo cadaan iyo madoow baa ka badan
@nadiir2023
@nadiir2023 11 месяцев назад
Dad ka prison ka soo baxay ayaa ka shaqeeyaa money is nothing life is important this is unhealthy job
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 11 месяцев назад
Zxp nolashada kle eber bay noqonaysaa mrkaa ma shaqaa adoon u noqonaysaa?
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 11 месяцев назад
​@@cabdiwahaabnadaara7945 sy noqon noo sheeg bal sxb
@InfiniteCuriosity1210
@InfiniteCuriosity1210 10 месяцев назад
This is definitely not good for your health, I would imagine you would have to eat extremely healthy avoid any sugar, salt, heavy meals. Otherwise you won't last long in a job like this.
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 11 месяцев назад
WAR BEEN BAAD SHEEGTAY TAKHTAR IYO TARAAGLE ISKU MEEL MA GALAAN TAKHRAR 7.SANO OO WAXBARASHO BUU QAATEY WAANA LACAG BADAB SHAQO FUDUD
@Buraale
@Buraale 11 месяцев назад
Wariye ruug cadaaya cabdisalaan hereri
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 11 месяцев назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci 11 месяцев назад
❤😂❤❤❤ <a href="#" class="seekto" data-time="317">5:17</a> <a href="#" class="seekto" data-time="318">5:18</a> <a href="#" class="seekto" data-time="318">5:18</a> <a href="#" class="seekto" data-time="318">5:18</a> <a href="#" class="seekto" data-time="318">5:18</a>
@runsheegchannel9301
@runsheegchannel9301 10 месяцев назад
Masoo qaban karayo. 😂
@mohamuddirie405
@mohamuddirie405 11 месяцев назад
War waa beentiis 4kun kulahaa war😂dadku markey camera arkaan beenbadanaa war billkii baan kalanahey 12years baan wadnaa maanta maalin aykadaran tahay maleh maalinkasta darawal waxba ogeyn hawareysane owner wareyso geel alle kumasiiye 3days wax aanqaadno baan lanahey
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 11 месяцев назад
Adiga naago badsaty malaaa😂
@mohamedabdimohamedmohamed4063
@mohamedabdimohamedmohamed4063 11 месяцев назад
It’s 4023.36 kilometres common bro
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 10 месяцев назад
Waa runti ninkan idinka been sheegaya waliba saa ey tahay waxbu qarinaya😅😅😅😅
@gouledkaapibka9589
@gouledkaapibka9589 11 месяцев назад
War niyow xaga reer ka dhexa u badadate Somali ma sida rabta inay kugu tageeran😂😂 racism Aya ku socodata koalay iniga dhamman maye
@user-rq7ns3eq9g
@user-rq7ns3eq9g 11 месяцев назад
2500 miles =4023km
@cabdihassanahmed1499
@cabdihassanahmed1499 11 месяцев назад
Ganacsade cumar munie Waraysi kasoo qaad Waa dawarlihii ree holland Abdisalanow ✋
@farhannuh6174
@farhannuh6174 11 месяцев назад
Waxaan kuu sheegayaa wax uun ka daa North america waxba ma jiraan, si fiican baad u qaadanaysaa sida darawalka xamuulka, si kastaba ha ahaatee lacagtu way dhammaanaysaa waxaa jira kharash, cashuuro, darawallo baabuur ah oo dariiqyada deggan oo guri la'aan ah waa sidaas. waxaa xun in somalida ku nool somalia , afrika iyo aduunka kaleba ay ku fakarayaan in ay u guuraan canada iyo america fadlan ha iska joogina oo dib ugu noqda dalkii hooyo ee gobolada somalidu degto. xataa waa xaaraan in galbeedka la joogo
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 11 месяцев назад
Xaran maxaya ma adaa xaran jaangoya😂
@farhannuh6174
@farhannuh6174 11 месяцев назад
Hooyda sheeg@@cabdiwahaabnadaara7945
@farhannuh6174
@farhannuh6174 11 месяцев назад
Khaanis baa tahay@@cabdiwahaabnadaara7945
@user-fj9ki4by3i
@user-fj9ki4by3i 11 месяцев назад
@@cabdiwahaabnadaara7945 khaniis baad tahay maxaa yeelay adigaa difaacaya oo diinta islaamka ku jeesjeesa waa xaaraan Alle ha cadaabo kuwa diinta islaamka caayaya oo diinteena ku jeesjeesa sababta ay reer galbeedku xaaraan u yihiin dadkaaga khaniisiinta.
@abdullahihassan3735
@abdullahihassan3735 11 месяцев назад
Mid halkaas Truck 🚛 driver ka ah ama Taxi 🚖 driver, uun baa markuu yimaado wadanka mansabyada aqoonta u baahan hormood ka noqonaya.
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 942 тыс.
SAAXIIBKEY AYA TARAAG  IIBSADAY
24:04
Просмотров 35 тыс.
Hereri & Kenya qaybta 5aad
24:29
Просмотров 284 тыс.
TARAGA AYA WADADA IIGA XUMADAY POLICE AYA WACDAY
28:16
Booqashadaydii dhufaysyada hubka halista ah ee Norway.
14:53