Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Wareegga 1aad Tartanka 16aad | Bisha Ramadaan. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Wareegga 1aad Tartanka 16aad | Bisha Ramadaan.

Опубликовано:

 

6 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍 Isoo racaa 🎉🎉🎉🎉🎉 🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️ USoo cararaaa kheeyrka ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@amranali6867
@amranali6867 Год назад
Dar alle ayan u jeclhy nasra cdey❤ wlhi wa gbr qalbi wngsn , naxariis bdn ilhy reerkaga haku barakeeyo xppti😊❤
@Maarya884
@Maarya884 Год назад
Ilaahayoo naagahaan yaan soohor istaangin yaahu lablabo uf
@shukri8964
@shukri8964 Год назад
Ma ila argty
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Gabdho wanaagsan weeye Allah hanoo daayo. Ha yasin gabar walaashaa ah.
@raziamohamuod7540
@raziamohamuod7540 Год назад
Wax ley qofka ka shegayan 😏
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Barakallah gabdho.
@Jack_Cadnaan
@Jack_Cadnaan Год назад
Inta muuqaalka u nacday musica saaran like saara 😠
@berity8173
@berity8173 Год назад
Garsorayaasha meeqo siin laheyda 1. Drs idii 10%9.5 2. Nasro Abtidoon 10%8 3. Gabdha kle 10%6 ......
@simonabdi3861
@simonabdi3861 Год назад
malwaxa qaabke u sameysi hafso iyo suqaarkaba waan ka heli ❤❤😊😊
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Год назад
Masha allha tabarikllha hambalyo fadumo Ramadan mubarak ❤❤❤❤
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Год назад
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@shukri8964
@shukri8964 Год назад
Aaamiin yaa rabi iso booqo fadlan
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
​@@shukri8964 Anigaba isoo booqo kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka 💜
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Год назад
Aay fadumo aahaa qoftan macalin axlaam suqarkeda waa keentay hambalyo yaqey 🎉
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Год назад
Ani malawax hafsa dooran laha suqarkana fadumo😂😂
@fihimaahmed565
@fihimaahmed565 Год назад
Mnsh Allah keep going 🎉
@anigaiyada7173
@anigaiyada7173 Год назад
Islaamahaan garsoorka sheeganaya yaa iyaga soo imtixaanay qaabka eey wax u dhedhenshaan kama helin aniga sedaxdoodaba
@Hafza3636
@Hafza3636 Год назад
Astaan barnaamij fic waye Lkn wakhtiga aadba uayrysen at least 45 daqiqo inad kadhigtanba ficnn lahyd 🤌⚘⚘
@amaldeeqa205
@amaldeeqa205 Год назад
Aniga anoon dhamaynba wakhtiga iga dhaman laha😂😂😂
@quruxbadan4094
@quruxbadan4094 Год назад
@@amaldeeqa205 amba kula mid ban ahy 😂 1hour wax kayar igumay filnaanteen
@afnaanwarsame6761
@afnaanwarsame6761 Год назад
Ani malawaxa xafsa qurux ahy on qaatay lkn fatuma suqarkeeda ka helay maşllah hamabalyo labadinuba
@Cismaan1
@Cismaan1 Год назад
Jiiil
@hafsaainte4397
@hafsaainte4397 Год назад
M.a Gul iyo guul daro walo joga🥰🙏
@mahiimmihiimhusseinahmed
@mahiimmihiimhusseinahmed Год назад
Astan hori usoco ❤
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Год назад
Horta mexe marwalba wx isku mid ah u doqdaan gabdhaha 😂😂qofwalba choice kaga ladhehe midba wax gooni ficna lehed ine sameyso😊 anyway hamplyo fadima Hafsa adbad udaashay nasibka un ka hilyay
@mariemadam9279
@mariemadam9279 Год назад
Mid ba mida kale copiyeysey 🤣🤣🤣
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 Год назад
Hanbalyo Fadumo walow Mulawaxa aad samaysay ay budo ka muqatay marka aad dubaysay hadana guushu dhankaga ayay noqotay.🎉🎉🎉
@fardowsosalaad6254
@fardowsosalaad6254 Год назад
Gafuurka maxe la taagaayan gabdhaha mesha wax lee la qiimeenaaya
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Gabshaha walaalahaa caadi weeyaan ee wax xun haka shegin
@naimaamuzal1771
@naimaamuzal1771 Год назад
Naa istusnimada hablaha kala taga idinka yaa idin baray hush Jaaluusin baa tihiine
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Год назад
Ilahay kuwaan imaa horkeenoo 😮
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Gabdho wanaagsan weeye Allah hanoo daayo. Ha yasin gabar walaashaa ah.
@maslahdais1576
@maslahdais1576 Год назад
Where can I contact fatuma please
@faisaabdullahi8522
@faisaabdullahi8522 Год назад
Horta naagahan maxay gafuurka la taagaan
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Cid gafuur taagaysa majirto
@dalkamohamed7589
@dalkamohamed7589 Год назад
Wllyl nambarada kuso qora boor ee kor utaaga faaqidada bandana kadaya dhalinyrada
@nastehosweety922
@nastehosweety922 Год назад
Somalia gabdhaha joogo basal iyo barbarooni jecla la an Ted wax makarin karan miya basasha ani ila EG naga daya
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 Год назад
Basashu cunada dhadhan by uyeesha😊
@nastehosweety922
@nastehosweety922 Год назад
Somali aminsan waxs huno
@user-cp1tf7bc7z
@user-cp1tf7bc7z Год назад
Hilibka cayriinka caloosha yuusan idinka qaban Hilibka marka hore e la saaro hadii horay looga qaado wuu jilcanyhy Hdii xoogaq u saarnaado lakin waqtigii biseylka uusan gaarin wuu adagyahay Hadii uu bislaadana wuu jilcanyahay
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Год назад
naagahaan qaabkey wax udha dhaminayaan caalamka Ayey nagu ceebeyen 🤮
@nainaohaz8640
@nainaohaz8640 Год назад
Adiga calamka nagabarajee
Далее
Муж на час 😂
00:37
Просмотров 1,2 млн
Qado laga sameeyay qamadi  ama sareen sided utaqaano
11:50
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Муж на час 😂
00:37
Просмотров 1,2 млн