Тёмный

Tartanka Cunto Karinta ee Dhadhan Wareega 1aad Tartankiisa 7 aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Tartanka dhadhan wareegiisa 1-baad tartankiisa 7-aad waxaa ku tartamaya Caa’isho Maxamed iyo Fardowso Cabdiraxmaan

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 364   
@mariamaaadamali1183
@mariamaaadamali1183 4 года назад
Anigon qofna cunsuriyeyneyn ninkan carabka waa nin muslim ah bin'adamna wan wadanahay lkn aduunka mel ay kajirto malahan qof an wadankisa jogin ee mel intuu faristo asago macalin iska dhigaayo luqadiisa kuhadlaayo waayo macqul mahin manta gabar ama wil somaliya intey wadan carbed tagan meshu dono ha ahaade chief iney noqdan afsomali jiko carbeed laso fariisan maayan Anagana hada adunka mel ana qaxoti ku ehen majirto lkn luqadahoda ayan ku hadalna wadankan tagno oo wan barana Marka midas kaliya ayan dhalil uhaaya iyo in gabdha ladhira galiyo si xushmadeysan loola hadlo waayo wey dadaalen🇸🇴❤
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 4 года назад
Waxaas wadankeena kama jiraan mida la badaadna anaga ajniba u nacmileeno mafahantay sidiisa kalena xasadmaha 1 darajo ayu giistaa inta ugu badan asba in uu dhib u imado ma jecla lkn ha ilobin in aan anaga jecel nahay ajnabiga ooh schoolkaas waxa dhigto macalimiin ajnabiya waan u oradnaa walidiintana sidoo kale way ku fanan oh schoolka caraba dhigta turkiba dhiga wax barashadiisu wa waaaw ardeyda wax ku baratay wadanka dugsiga hoose dhexe illa masterka waxa laga jecel yhy qof dugsi sare kaliya so dhameyey ee ka yimid kenya anbaba aaan waxba so baran ee ka timid maraykan shaqalo le aha aan qori karin engilishka kaliya ku hadalka yaqano abayo mcn waxaas waxaa noogu wacan waa dowlad la.aanta waxana shaqo lagu hela waad og thy waa qabiil shirkad saxafinimo dukan elebor magareshin askari wax walbo waa in uu qof uun damiin ka yahay adigo wadankagii joogo marka wadankeenii ayaa wadamadii is kameed ka fican oo shaqo iyo wax barasho aan damiin laga rabi oo kaligaa iswadi kartaa iyo allahaga uun u bahan thy
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 4 года назад
Rabil caalamiinka naxariista guud iyo mida gaar ahanba leh hano naxariisto hana naga qabto dhibatada aan is ku heeno sida cad iyo sida maldahanba waayo anaga is dulmina abayo
@mariamaaadamali1183
@mariamaaadamali1183 4 года назад
Walalshey warunta hadalkaga lkn wlhi aniga faan uma arko in nin shisheye meshuu jogo laga dhigo wax fcn oo anagana an isliidno wankaxumahay somali hadaba wadaniyin ahan lehen ooqabyalad mel iska dhigi lahayn wadankena meshuu hada jogo matagnan lahayn ee asaagen ayan wax laqeybsan lahayn carabna aqoon nama dhero waliba waa dadka waxbarashada iyo aqrinta kuliito melaha ay tagana luqadahoda barashadoda wey ku adagtahay marka dadka nocasa in manta wadankena iney gabdhahen bahdilan oo ay intu nin carab jiko somali sofaristo luqadiisaa kuhadlo anaga is badnay somali illaah aya umaqan madax kuwa laso maray iyo kuwa hada jogana intaba waxba isma dhaman mid wadan jecel kujiro malahan midkasta inuu lacag kasameyo qabiilkisana wax kadhigo ayuu kursiga ugu farista intan dad nocasa nahay horumar magareyno
@hewho7993
@hewho7993 4 года назад
@Maryama Cali Waan kugu raacsanahay 100%.
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 4 года назад
@@mariamaaadamali1183 taas baa run madaxdii waan ka dhiman sidoo kale shacabkii waa ka dhimanay oo dad wof walbo asaga lee in uu noolado ayuu raba qofka kale in uu dhinto anba gaajo ku noolado wayo waxba iskuma quurno qofkaan saan muxu u yhy bulsho nuucas ah ayaan nahay marka illahey ha no saqiro
@abdulgee6942
@abdulgee6942 4 года назад
waa dadasheen isku daayga barnamijka lakiin ogaada qaladaadka aad ledihiin 1-is muujiya 2-inaa tahay garsoore nafsada ogaaw 3- hadalkada furfur , hanoqdo mid aan qofka dhawaceyn 4- kalsooni , inaa saxantay waxaad aad sheegeyso 5- ninka ajnabiga sanadka dambe in laga maarmo ama somali laso shartago thanks astaanTV
@nawalnalka4759
@nawalnalka4759 4 года назад
Qeybta dhar dhaqista marka lasoo gaaro haley so waco Astan TV 😅😅
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 года назад
Hhhhhhh ana warida iisoo sheeg marka lagaaro
@lulabdulahi210
@lulabdulahi210 4 года назад
ana feereenta hhhhhhhh
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 года назад
Anne armaaja galida
@khadijahaaji737
@khadijahaaji737 4 года назад
Ana labiska marka la gaaro.
@nawalnalka4759
@nawalnalka4759 4 года назад
@@mishtiimaxamed4803 😅😅 diyaar wye
@kaltunsheikhmahamed3088
@kaltunsheikhmahamed3088 4 года назад
Masha allaah gabadha garsorah midabkeda eey kuqanacsantahay qurx walhi
@omarbarsey2000
@omarbarsey2000 4 года назад
Nin carab inuu mesha imaado waaba qalad swbto ah dadka waxa sameenaayo waa somali waa wadanka waxuu hor mar lagaari la yhy ajnabi lee laga daba wareegaaaa
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 4 года назад
Aad iyo aad ee anaga hadii aan somalinahay ajnabiga ayaa agteena qiimo leh halka qofka somaliga uu qiimo lehen lagayabe in uu hada kalacag badan yhy mishaarka
@cademclin8695
@cademclin8695 4 года назад
Ajnabiga wadnkaagu ka sheqeya ma ahan in lga daba ordayo asigaa ah mid qibrad uleh somalida rgeda ma jclo shaqadas U know
@liban.2249
@liban.2249 4 года назад
Waxaad tahay cunsuri iyo jaahil!!!🤦‍♂️
@mudicade6325
@mudicade6325 4 года назад
Nasra abtidoon my favourite keep going
@maryammohammed4083
@maryammohammed4083 4 года назад
Dhoocisha madow showiste cadi ah waye ninka carabka ayy is tustusee inuu kuistaage hilibka iska dhige ase biyo iskaga dajisay inta ila aragty like dhac haiigu siiso😂😂😂😂😂
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 года назад
Love nasra iyo Cabdi full Respekt ❤❤👑👑
@cayuunii3149
@cayuunii3149 4 года назад
Ninka carabka intuu ku arkay kabaab oo cusbo lagu qurxinaayo 😂😂🤔cunsuri
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 4 года назад
cayuuni ibrahim haa walhi idílna waxay ubadashay kabasar calen
@rkdgaming7179
@rkdgaming7179 4 года назад
Wlhi benta Mahan 😂😂😂✊
@iglanabuka893
@iglanabuka893 3 года назад
@@rkdgaming7179 +++zlzxgfffxpca ??bg f6vm. .. njkm up
@abdirihmanismaaciil9503
@abdirihmanismaaciil9503 4 года назад
Masha allah magaced inanta like iisara
@ismailhassan3316
@ismailhassan3316 4 года назад
Qof kasta siduu doono uu usameen karaa Kababka qasab ma aha inaad Basasha ku shiidid siduu sheegay Chef Beenaadkan oo Carabka ah mesha garsoorayaal uma jeedo
@bilandigriye5791
@bilandigriye5791 4 года назад
astaan tv oo hada carab maa noo keenteen aanan nagu af aheyn
@fariixaguutale6923
@fariixaguutale6923 4 года назад
Well done my sister Aisha keep going sister guula ku rajeyna markasta
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 4 года назад
nasra masha allah iyo wiilka ku xiga xaqiiriin mahin
@murayomohamoud630
@murayomohamoud630 4 года назад
Masha allh aad baan ugu farxay keep going my people love you
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 4 года назад
Nadaafada hablaha somaliyeed waykusoo dhashaan ee meesha nadaafad daro laguma oga hablahaayaga somaliyeed.
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 4 года назад
Wad iga qoslisay ben maha qof somali ah nadafad daro laguma shegin oo gaber ah oo busho dhex timid madhici karto
@xurriyo16
@xurriyo16 4 года назад
Mustapha Rooraaye, wiilkeygan yare ii saaran wallee kuma qasaarin inuu kugu sami yhy wan ku farxay fariintaada nooloow wiilkeyga samigiis❤☺😘
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 4 года назад
kkkk ninka carabkaa iyo idil cuntada weyba isku dal dalaan waxeyna ka sheegan tan kale ninkaaaan carabkaa waaa xaqiir qof aw amaanaayo ma arkin wali tan kale muhiiiim mahan inow asaga ka hello dhadhanka muhiimada waa inow macaanaadaaaa
@gulledgarbac4295
@gulledgarbac4295 4 года назад
aniga waxaan fahmi la'ahay oonan caalamka weligeey ku arkin in uu garsooro u noqdo qof aanan ku af aheyn war qashin baa tihiin astaan tv oo carabta caabudda
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 4 года назад
mashallah gabdhahena aad baan ula dhacay ani ahaan qof walbo si un wax u kariyaa meshii la rabay dhigteen Fardowza iyo Aisha wan idin wataa 👏
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 4 года назад
carabka iyo naagta madow dhalil badnaa niyad jab laga qadaa 😃😃
@umucumar7175
@umucumar7175 4 года назад
Runti waa wax lagu faano in dalkena sida aduunka okale Loga hirgalinaayo tartan cunto karin nasro abaayo thx waxan idiin leyahay keep going
@simansamiitachannel556
@simansamiitachannel556 4 года назад
Masha allah astaan hory usocda
@maimoonmohamoud2529
@maimoonmohamoud2529 4 года назад
Mashallah
@hesamon3374
@hesamon3374 4 года назад
برنامج جميل وفكره جديده
@sagalcabdi3700
@sagalcabdi3700 4 года назад
kabaab carab ayaa taqaan waana siduu u sharax lkn gabdheheena nadaafata waa %100 maasha allah
@farxiyajimcale8715
@farxiyajimcale8715 4 года назад
oo hadane carab garsoori maka noqday somali tv asoonan afsoomali ku hadlin,war tanoo kale aduun weynaha intee ka dhacdaa allah dadka damiir xumaa
@icon9075
@icon9075 4 года назад
😁😁 Alla ku caafiyo Cunsurnimada iska dhaf mxa carabka wecel miya Dad ma ahan mia Teda kle qof marku Luuqada yaqaano u ku hadli kra hadusan aqoon ma iska aamusa
@cademclin8695
@cademclin8695 4 года назад
Qfka qibradiisa e kuso qaateen nin somalia keena bl
@janjano6576
@janjano6576 4 года назад
Farxiya Jimcale ma aragtey somali shisheye jaceyl
@icon9075
@icon9075 4 года назад
@@janjano6576 wlh haaf a tihin mba fikirtiin
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 4 года назад
@@icon9075 war heedhe dalkaga hadaad adigu ka talisid ma cunsuribad noqonaysa talabaaad maxaa inagu dhaxay ee damiirkii inaga qaaday bal waxad isheegtaa wadan carab ah oo somali tvgooda soo fadhisato oo ka taliso alah maxaan somalida daba dhilifnimadoda ka yaabay ta kale somaliyoo jogaye oo ku ceeshaye xitaa naftiisu u qudhi waayey inuu somali barto
@qoorqoor5911
@qoorqoor5911 3 года назад
fadalan mesha waa in la keena muwadaniin naga daaya ajanibtaa nasro abti doon waa mashllaha ayadaba macalimad ah
@najiibnaajis8102
@najiibnaajis8102 4 года назад
carabkaan astaan tv waxeey iskuugu dartay naago,lacag iyo cunto wow astaan tv carabnimada ayaa nigu weyn somalinimada ne weey nigu yartahay.uf caleyk
@farxiyocalifarxiyocali7189
@farxiyocalifarxiyocali7189 4 года назад
Najiib naajis wax kala tahay bro
@najiibnaajis8102
@najiibnaajis8102 4 года назад
@@farxiyocalifarxiyocali7189 kkk waxaa kaaga sii daran asoonan afsoomali ku hadlin oo wax faaido leh aan soo kordhineenin cunto inuu kuu dhadhamiyo mooyee.
@farxiyocalifarxiyocali7189
@farxiyocalifarxiyocali7189 4 года назад
Haa wlh waruntaa
@maryammohammad3585
@maryammohammad3585 4 года назад
Masha allaah ahlan wasahlan aquuya🇸🇴💕💕🇸🇴❤️❤️❤️🥰❤️😘😘
@zahraashhajji6252
@zahraashhajji6252 4 года назад
Carab wadankisaba ha isku xariifiye axsaan anaga noma sameyan markan wadankoda tagna ayagana san ayey ugu raaxesanayan cakuye ciil badana 😏😏😏👊
@ldnh.6300
@ldnh.6300 4 года назад
😮Saxix Somali iyada is bahdisho
@fatimadahir8766
@fatimadahir8766 4 года назад
Hhhhh😂😂😂
@familieali2816
@familieali2816 4 года назад
Fadlan Af soomaliga ilaaliya barnaamijka waa soomali
@farhiyaisse3900
@farhiyaisse3900 4 года назад
ulajeedada maxee tahay carab aan afsomali ku hadlin in garsoori laga dhigo,maxeey dadnimadeena dhimatay.
@barkhadali2968
@barkhadali2968 4 года назад
waa un iidheh wllo carabka
@guulwade989
@guulwade989 4 года назад
Qof muslim ah in cunsuri lagu noqodo wax fiican ma ahan
@dunxx2140
@dunxx2140 4 года назад
Carab badan aa joogto dalka yemen u badan soomaali yaqaanaan maala keeno
@Hunds20
@Hunds20 4 года назад
Somalida ajnabiga hadeysan ugu jirin ma ahan ayey aaminsanyihiin top
@dunxx2140
@dunxx2140 4 года назад
@@Hunds20 saas ma ahan laakiin carabtu cunto kariis nimankooda waa ku dheereeyaan halka rageena shaqooyinka kale ku dheereeyaan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 года назад
🤩🤩🤩wa barmamijki ugu horeyay ee wadankaana laga sameyo wan Ku farxay walahi halka ha laga si wado oo hala qurxiyo siyu inoga barejiyo wadamada kale waaw fikrad fiican weeyan wayo👍👍👍👍👍
@aziizaali5714
@aziizaali5714 4 года назад
Chef cabdirashiid tartanka shurudihisa wuxu ku so darey qaabka ee u soo istaagaan gabdhaha 🤣🤣🤣yaa igu raacsaan like dhac iigu sii
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Waxogu igu sotuur dhadhan waad kanolaaten hadaan kujiri lahaa inta udanbeysa ayaan dhadhamin laha😋🤝🏽🤗😂😂😙
@ابوبكرالراجحي-ج1ب
@ابوبكرالراجحي-ج1ب 4 года назад
Masha allah 👌🏻
@nasroabdi9289
@nasroabdi9289 4 года назад
Aisha sxb hore usoco
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 года назад
Gabdhaha aad ayaan u aragnay ku tartamaayo cuntada well done wiilasha aawey waxaan sugnaa waa shef yaal wiilal ah oo soo tartamo
@husseinhaile5265
@husseinhaile5265 4 года назад
Absolutely qalad wa sidaan in program ka waayo qofkan Arab inuu noqdo marka hore tankale gabadha ayada ayaan aqoonin sida cuntada loo kariyo
@mushtaaqmacalin2084
@mushtaaqmacalin2084 4 года назад
Ciil ajanabiga mesha kujira Ayaan uqabaa mawiil soomaaliya ayaa lawaayey oo meshaas lafarisiyo Allah ku waan waa isbahdileen
@taswiirtaanqalbigajeclayst530
@taswiirtaanqalbigajeclayst530 4 года назад
Wax cunto fiican diyaariyey maan arag xataa gabdhaha gudiga ah bariis biriyaani si qaldan ayay u kariyeen
@mustafhusien3929
@mustafhusien3929 4 года назад
hooooy garso riyasha yan loo gafin cunta doda lama garaanwy siba walshy nasro abtidon
@taswiirtaanqalbigajeclayst530
@taswiirtaanqalbigajeclayst530 4 года назад
@@mustafhusien3929 Cid ku gaftay ma jirto waxaan arkay uunbaan sheegay
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 года назад
Talo Soo Jeedin Nasro Iyo Idil Ku Socota Kow Nadaafadda Gabdhaheena wa Top Laakiin Shakada Iyo tartar Iyo Jalbaabweyn Ma is keeni Karto Please Sida Aduunka oo Kale Jaakado tartamuhu. Ku galo jikada Sameeya Tan Kale Doodiinu ha u badnaato Mid Tartamashaaya niyada u Dhista Masaarigan Chef kastuu Yahay Negative Iyo positiv Wa in uu israsciyo Maaha Kaliya in uu Qaladaadka yar yar Ku Weeraro Tartamayasha Wa Walaalkiin Gamadiid Mahadsanidiin
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 4 года назад
Carab kabaab iska laka soo gaaray Hadlkisaa qaata xaasidnimo ma jirto 😂😂
@mahadomatan552
@mahadomatan552 4 года назад
Qofkan intaa mesha soo fariisi lahyden wiil soomali ku ficnaa qofkan mesha kawsrejiya isku kalsoonada ajaanib waxba idinma tarayaane
@mumtazmuza8449
@mumtazmuza8449 4 года назад
Walaashey mahdiyo waa run abaayo kalsooni ayaanay haysan🤷‍♀️ lkn mash allah✅❤ way fiincyihin
@cabdirashidjeylanimaxamad2822
@cabdirashidjeylanimaxamad2822 4 года назад
Waa intee waxan jeclaan lhaa in aan kaqeeb galo tartanka
@sheymarauuf5364
@sheymarauuf5364 4 года назад
Masha Allah. Fardowza abdirahman saxb waa dadaashay❤️
@istahilcaydid6649
@istahilcaydid6649 4 года назад
Wllshy qali pls subsceribe isaar wllo anigana wan kusaraya
@sheymarauuf5364
@sheymarauuf5364 4 года назад
@@istahilcaydid6649 hye abyo
@raaxocumar6661
@raaxocumar6661 4 года назад
channel u4y44re
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 года назад
Wiilal Ku soo Dara waa Codsi 😊😉
@zaarahussain765
@zaarahussain765 4 года назад
@Hussein Hassan 😂😂😂🙆🏻‍♀️
@My.madka.27
@My.madka.27 4 года назад
Dabaaq nin ah hadii loo baahan yahay waa nala sooxirii kartaan
@aminasharmake6616
@aminasharmake6616 4 года назад
Marki la cunayo halii waco plz intaan dhan ma firsan karee qebta cunowga
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 4 года назад
War kebab ma ehee köfte waaye waxa ay sameeyeen, kebab ka wa inuu dheeer ahaadaa 🤭
@ayaanmukhtar3827
@ayaanmukhtar3827 4 года назад
Shapeka muhiim maaahan
@wiilooyaya9210
@wiilooyaya9210 4 года назад
@@ayaanmukhtar3827 txhcj
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 4 года назад
Masha Allah hamblayo caaisha 😍❤️❤️😍😍
@khadiijaababkey5801
@khadiijaababkey5801 4 года назад
Maashaalaah tabarklah shugran astana waxd kumahad santihin dhirigilinta e gabdhehena Somali
@ridhwanadam1103
@ridhwanadam1103 4 года назад
She is translating wrong
@xurriyo16
@xurriyo16 4 года назад
Nala qaybso waxu leyahay dee
@bellwether1876
@bellwether1876 4 года назад
@@xurriyo16 waxuu dhahay somalia anaa ka taliyo waxaan dhaho ayaa soconaayo.
@safiyacabdikarim2714
@safiyacabdikarim2714 4 года назад
@@bellwether1876 😂😂😂
@sihaamhashi7475
@sihaamhashi7475 4 года назад
@@bellwether1876 kkkkk you are funny
@ldnh.6300
@ldnh.6300 4 года назад
Astaan ninkan carab ka waa inuu af soomali ku hadlaa madaam u Somalia tahay mesha hadi kale waa inad chef Somali ah soo fadhisisaan
@maryanabdi5841
@maryanabdi5841 4 года назад
Fargetada iyo mindida xita mayaqanan sida Wax logu cuno Somalida qaar😂😂😂
@ishowspace1
@ishowspace1 4 года назад
Right 😭😂
@mohanjr
@mohanjr 4 года назад
Dhaqan galed hdeysan aqonin jahilin ma ahn wayo galada bo mayaqanin sidi gacnta logu cuno ee diintena nafareso 😅
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 4 года назад
Afqalaad aqoontu miyaaa maya maya maya maha afqaad aqoonta abayo
@nasromirad4411
@nasromirad4411 4 года назад
anan aqoonin in aan.bartana hayga sugin wayo gacantuu.rabi isiyy aya kawacan.alx
@xurriyo16
@xurriyo16 4 года назад
@@mohanjr xaqiiq intan dhihi lahaba dhahdayba
@xasan973
@xasan973 4 года назад
Idil chef isbadal kamuuqda cunsuriyadii wa iska yareesy
@zuzujama9760
@zuzujama9760 4 года назад
nasra iyo wiil somaligaa jiro jogaa 2 kale kuma haysta
@warsandaganchannel
@warsandaganchannel 4 года назад
Astaan tv ninka carabka ah oo afkena aqoon fadlan garsoro hakadhigina ee keensada mid afkeena garanayo
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 года назад
Carabkan waxay asaga bisinke
@abdisalamhussein8309
@abdisalamhussein8309 4 года назад
Wow
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 года назад
Masha alha 😍😘
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 года назад
Somalida may maqlin weligood guest judge wa garsoor Marti ah oo LA casuumey oo barnamijka aqoontisa Ku so kordhinayo ee naga amusa weligiin tartan meydan Arkine gabadhahan wxa dhibaya cunto aysan aqoon aya lo diray inta bdn somalida wxy yaqanan cunto somali un marka wxn oran laha inteydan showgan so gelin cuntoyinka kala duwan so barta Astaan wa barnamijkan cunto karinta aad ayu uu wanaagsanyhy so kordhiya weliba niman cunto karinaya Ku so dara dadka hotelada ka shaqeeya iyo ninmanka kale ee raba InshAllah
@aziiz94
@aziiz94 4 года назад
Aniga carabta kuso koray sidan u jeclahy cuntadena somaliyed aya u jeclahy cuntada carabta qaasatan cuntada masaarida malukhiya iyo kabsada sacudiga, lkn dunida lagama arag qof garsoore ka noqonayo cunto o aqoon , marka carabkan mesha in la keeno wa qalad ileyn waligeey ma arag qof somali cunto carbeed garsoore ka ah. marka somaliyey isku kalsoonada. teda kle qof cunto dhaqankiisa eheyn sido dhadhankeda ugu hadli kara?. dumarkena yan la niyad jabin cuz dumarkena dunida wx ka cunto mcn ma jiro 🇸🇴💙
@fartoonsaalax8164
@fartoonsaalax8164 4 года назад
Maa shaa alaah walaahi waaku faarxay maar kaan arkaay baarnamij kaa😍😍😍😍💕👍🏾😋
@queenluula2294
@queenluula2294 4 года назад
Soor iyo Muufo iyo cambuulo Lee ii waca ani daqan baa leenahay waa maxay kabab iyo waxas🤣
@munishadheiman4549
@munishadheiman4549 4 года назад
🤣🤣🤣
@muuminad3143
@muuminad3143 4 года назад
Waa runtaa waxay ahayd inay cuntooyinkaa aad sheegtay ay sameeyaan. Ninka Carabka ah kababka ayaa loo keenay waayo waa cunto carbeed
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 года назад
Masha alh hore usocoda
@Faiza_shiiqow
@Faiza_shiiqow 4 года назад
Masha Allah barnaamijka aad ayaa ugu helay.
@mumtazbbekuumumtazbbekiu3623
@mumtazbbekuumumtazbbekiu3623 4 года назад
Qebta kale 🥬 aniga ii Waca
@ahmedabdi5742
@ahmedabdi5742 4 года назад
Mansha allah
@madadaaloshidan5115
@madadaaloshidan5115 4 года назад
Kheybta Jikada Ee Wariyada Istaagsan Wexeyku Fican Tahay RU-vid Waa Ck Mesho Fadhisto O Kale Maila Aragte Derbiga inoo Shidan Yahay Iyo Camerada O Ah 4K
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
masha Allah
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 4 года назад
Aniga muqdisho majogo hada Lkn insha Alaah wan imanayaa waxana ubahanhy inan tar tama yaasha ka mid noqdo siden uga mid noqonkaraa?suaasha labaad ma ramadanka bisaa? Aad ayad umahadsantihin astan TV tiir aan jabin ahaaw 😍😍😍
@yusracompany6393
@yusracompany6393 4 года назад
Somaliyey cunsurinimada iska daya mesha wax barasha loo yimid astan TV ad io ad ayad nogu faidayseen thnks
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 4 года назад
Dulinimada maku siinee garab dadkaa
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 года назад
Masha allaah way dadaaleen
@sumayacali4693
@sumayacali4693 4 года назад
Macaan ee kaa iiryaa masaridan mishaa
@aziizaali5714
@aziizaali5714 4 года назад
Chef idil fadlan carab makuu hadlaayo aa mus sifecan u dhaheeso ka bacdi hadal fadlan asoo hadlaayo wax ha sharxin
@umanas2918
@umanas2918 4 года назад
Sax
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 4 года назад
Showgaan aadbaan uga helay aniga iyo familkayga waa daawana afurka marka cunayno. Laakiin hal codsi baan wadanaa inta ay cunta karinta socoto qof ha hadlo si anagana ay entertainment noogu ahaato. Music haduu iska socdo waa lagu caajisa.
@zahraosmanabdulle2077
@zahraosmanabdulle2077 4 года назад
Cusbo u isticmal quruxda ku yeh idil xita wey la yaabtay wey ku celisay wuba isa sii gar leeyahay somalida waxan ku nacay midibka cad wey qiimeeyan xita kuwa isbitaalada joga plz astaan madama somali tartameyso ninkan naga saara ee chief somali kuso badala
@mahadoragueh6499
@mahadoragueh6499 4 года назад
Asc wahan raba inna tartanka cunta karinta kakebkado inchallah isojawaba
@mulkimahamoud8487
@mulkimahamoud8487 4 года назад
Asc aad ayad u mahadsantihiin ?l lakiin waxaryar oo talo ayan kachin lahaa barnaminjan walalayal anaga iyo carabta isku si wax uma karsano oo wan kaladu wannahey ee Somali kawadadhiga
@tashaaquruxchannel3055
@tashaaquruxchannel3055 4 года назад
2020 aya Cunto karin igu horesay Pizza aya ka bilwey 😀
@caatikashuceyb2364
@caatikashuceyb2364 4 года назад
Carabkaaan Ciilu iguhayaaaa iyo Mida Kuxigto 😡😡😡😡😡inaa kudambaabo ayan kabaqaa kuwaan 🥺
@mushtaqchannel7646
@mushtaqchannel7646 4 года назад
Astan wad mahadsan tihin wasa naga mudneyd tartama yaal guul ban idin rajenaa insha allaah
@zaharahamadu7919
@zaharahamadu7919 4 года назад
Su'al gabdhahan horay tababar malo siyaay wan yabay waayo qabka wax uu sameynayan mahan qab tabar uso qateen kabab sidan Loo sameynayo way ii dhimantahay mideeda kale meshan wax barsho aya Lo yimid mooyane niyad jab warkiisa Lama rabo ninka carbka ah iyo nagta madoow waa dad sifiicn wax uu yaqano nasra ayada niyad dhis ayeey marwalba ku jirtaa wanà ku tagyeranahay lkn qof walba waa in Lo shega qaldkiisa waayo qaladka wax aya Laga bartaa
@shaadiyaqurux6309
@shaadiyaqurux6309 4 года назад
qaybta ragga majiraa rag badan ayaan aqaan
@luulaluula2237
@luulaluula2237 4 года назад
Masha allh
@lelecadey7385
@lelecadey7385 4 года назад
Wllhi caadi mahan
@khadijomohamed758
@khadijomohamed758 4 года назад
Carab wadinkisa ximar kugu dhahay miyaa garsoore ka dhigteen waa duqonimo
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 4 года назад
waa caqliga somalida
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 4 года назад
Masha Allah
@muscababdirisakofficialcha8703
@muscababdirisakofficialcha8703 4 года назад
Chef idil hadalka kulul ha joojiso we at gabdhaha ku himmo jebinayso
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 4 года назад
Carabku kababkiisu uu ka hadlayaa waa kay carabtu ku noqotay over weight lkn meesha kuma tartamayaan salt bae iyo burak ee hablahaayagu waa cunto macaan yihiine orod milixda tolkaa ugu dar carab koow.
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 года назад
Hhhhhh salt bae iyo burak wa Turkish carab maha haku maqlan hhhhhhhhhhhhh
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 4 года назад
@@aliyaasli9165 lkn wllo salt bae Dubai ayuu ka shaqeeya ee kama hadlayo dhalashadooda lkn meeshay ka shaqeeyan ayaa dhul carab ah.
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 4 года назад
@@mustapharooraaye3522 haa sax meelo kale oo bdn na wu ka furtay makhayado wn LA socda ninka lol
@umaabdishakuur7719
@umaabdishakuur7719 4 года назад
masha allaah fardowsa
@malakoslo
@malakoslo 4 года назад
Gudiga halaygu daro xita war diye iiga dhiga si dhadhamiska xata iiso gaaro 🤤🤤waa naaxi lahaa wllhi 😭🤣🤣🤣
@ramloruuxi859
@ramloruuxi859 4 года назад
Ani iyo adi luqa aan u galno 😂😂
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 4 года назад
@@ramloruuxi859 dhuni yaal 😂
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 года назад
Anigan yaigu dara taganahy marka dhadhamiyo ayan dhihi laha sugbo an sifican udhadhamiye
@hodanmohamed8048
@hodanmohamed8048 4 года назад
qaybta makeupka marka laso gaaro hala iso qabto😂❤🖑
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Makeupka ciil waakudayay hadad diyaar utahay waad siixardhi karta hadad dhibsatan waadba kafoldhaqankarta😂
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 года назад
Dad dhargay wax uma dhadhaman reer astanow😂😂😂
@omarbarsey2000
@omarbarsey2000 4 года назад
Walee beentaa maahan 🤣🤣
@shadiyosharf6273
@shadiyosharf6273 4 года назад
isha ka tuurty😆😆😆😆😂😂😁🧐🧐
@KY-vu9yq
@KY-vu9yq 3 года назад
Asxaabtaan meesha cunoow lee maay u joogan.
@buurtinleh4262
@buurtinleh4262 4 года назад
dislike waxaa nii siiyay edeb darada aad wadaan hada nin carab aanan dadkaa ku cunto iyo af aheyn ayaa waxaad ugu dhigteen xeer ilaaliye oo hada waxaas ma wax caqli gelaa dadyaho aan dhaayaha laheyn
@hamdiaxmed5694
@hamdiaxmed5694 4 года назад
masha Allah labada gabdhaba lkn dadka iney kala gacan culus yihin arka labada gabdho mida xijabka xidhan baa saaid active u ah m.a ❤❤❤❤❤❤👌
@ifraahhassan3457
@ifraahhassan3457 4 года назад
Asc barnamijkaan wan daawadaa wana xiiseeya ani ahaan waana markii ugu horeysey ee aan comment bixiyo waxaan layaabey dadkan dhahaya carabka maxa loo keeney war somaliyeey si xun wax u fiiriska iska dhaafa cuntada lagu tartamayo waa cunto casri ah carabtana cunto karis ayagaa ugu heysta caalamka hoteelada iyo maqaaxiyaha muqdisho ugu cuntada wanaagsan waxaa jooga shaqaale carab ah marka iska dhaafa cunsurinimada teeda kale cuntada lagu tartamaayo maaha cunto dhaqameede ogaada🤗🤗
@istahilcaydid6649
@istahilcaydid6649 4 года назад
Wllshy qali pls subsceribe isaar
@ruunali7246
@ruunali7246 4 года назад
Halfikrad idikamaqan taasoo ah somaali shaqadaas kufiican jiraan wllo maweyseen wiil ama gabadh oo soomaali ah Nakadaaya dee sidaan umada soomaliyeed umarooneee
@mariabeauty5975
@mariabeauty5975 4 года назад
Kan cadi waa Mid xaasid ah
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 4 года назад
Sunxanaha iska daaya cunsuri nimada carab cunto way qanana haduu yahay yaman tii wadanka imatay haday waxay khibrad u leeyahiin ay idinku caawiyan lama xasido hada Somali nahay yaa inaga wareeg badan aduunka meesha tagnaba WA taganahay Hal qof na waa cunsuriyadaydanayna
Далее
Caruurta
13:03
Просмотров 1,3 тыс.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 155 тыс.
Faa"iidooyinka Ay Leedahay Sadaqada
11:26
Просмотров 373