Тёмный
No video :(

TEAM 27 YAA UGU CUNTO CUNIS BADAN || ASAD KOKO CEYDA SAAMIY..? QOSOLKA ADUUNKA😂 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 211 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 866   
@Team27s
@Team27s Месяц назад
Amiira abyo carafta badan ad raga ku agmarto iska ilali wayo nabiga scw wuxu dhahay gabdha suqa ulabaxda iydoo carafkaso urayo wuxu la mid tahy qof sineystey 😢
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e Месяц назад
Waa talo wanaag m.a
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Saxiix
@user-nq3vr6tv3t
@user-nq3vr6tv3t Месяц назад
Talo wanaagsan
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
dumarka cafarta jecel kuma filna inay guriga bas ku marsadaan iyagoo xadiiskaas og bay ku baxaan yacni balwad ayayba ka tahay anaa arkay gabdho sxb aan nahay iyo qaar qaraabo aan nahay ba markaa kama ahan inaysan xadiiskaas ogayn waana qalad shaydaan u qurxinaayo
@Fatuush11
@Fatuush11 Месяц назад
@@adoontiallesiman262anaa ka Mida kuwa xadiska og hdne marsada ilahy ha iga madoobeeyo wlhi dhowr jeer isku dayy inaa dhaafo anoo marsan baxy le arkaa
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 Месяц назад
Abayo carafta badan ee aad raga ku hor marto iska dhaaf kuuma fiicna diiniyana danbi ayay kugu tahay guriga markad joogtid is carfi waa sax lkn banaanka kuma wanagzana waayo nabiga scw wuxuu dhahay gabadh is carfisa oo banaanka ula baxda waxay la mid tahay gabadh sineysatay iska ilaali waa talo walaalnimo
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢
@mimia3572
@mimia3572 Месяц назад
❤❤
@YunizYusufOmar
@YunizYusufOmar Месяц назад
Kookob
@Fatmaheehhee
@Fatmaheehhee Месяц назад
Kooko good night 😴 🥱 🌃 🌙 ✨ 💓
@jiinaabukar9423
@jiinaabukar9423 Месяц назад
❤❤❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
😢ok
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. ❤❤❤بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤❤❤❤❤❤اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Ahmedmoha99Ahmed
@Ahmedmoha99Ahmed Месяц назад
😊
@Ahmedmoha99Ahmed
@Ahmedmoha99Ahmed Месяц назад
0
@Ahmedmoha99Ahmed
@Ahmedmoha99Ahmed Месяц назад
00
@ZeinabAden-bc8nq
@ZeinabAden-bc8nq Месяц назад
😢​@@Ahmedmoha99Ahmed
@ZeinabAden-bc8nq
@ZeinabAden-bc8nq Месяц назад
Amira❤❤❤
@user-mx7nw7fh9g
@user-mx7nw7fh9g Месяц назад
Cawa waa dhalashadeda meeqa love uqalmaa😢😢🎉🎉
@Siman-qx9ho
@Siman-qx9ho Месяц назад
adi habeen kasta dhalashada da miyaa😂😂
@qaliahmed5875
@qaliahmed5875 Месяц назад
😂😂
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
😢ok
@KhalidAli-uf4fg
@KhalidAli-uf4fg Месяц назад
😂😂😂😂​@@Siman-qx9ho
@YasminxasanAbuukar
@YasminxasanAbuukar Месяц назад
😂😂😂
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o Месяц назад
Amiira qurux garasho badan gaaridii haweenkaay Gacaladayday gayaankaa baad garasho dheer tahaye guul baad gaartayoo geesiyal baa garabkaga tagane guulihii ku uuma guul daro kusinino guul kuu hibeeyee keep going mcneyy ❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
Noted
@AmiiraFans
@AmiiraFans Месяц назад
jh ❤😊
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@ahmedosman245
@ahmedosman245 Месяц назад
Wow
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Месяц назад
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
Who is Kawthar Mohamed bulle
@SafiyaYusuf-q9s
@SafiyaYusuf-q9s Месяц назад
Scw
@hodanabdinour9688
@hodanabdinour9688 Месяц назад
Scw scw
@user-qy3lr5bi2z
@user-qy3lr5bi2z Месяц назад
Scw
@somaliff6901
@somaliff6901 Месяц назад
Scw❤
@Saabariiniita
@Saabariiniita Месяц назад
Abaayo amiiro caraftaada inay raga carfiyaan dambi waaye iska dhaaf abaayo gurigaaga caadi lkn banaanka marka soo aadaysid ha is carfin tèeda kale caawa funyy aheeden thnaks ❤
@alisalat4363
@alisalat4363 Месяц назад
Dhibka cumeer iyoamiira😂 Naxariista amiira iyo ceeyda Dulqaadka koko iyo asad Baqiilka iamk😂 Dacatnimo samia Xanaaq cumeer iamk Cuntada asad iyo salax😂😂 Dalxiiska koko iyo amiira Nadafada mo ogi🤗 Balanta sidookale mo ogi 🙌 Amiira waqtiyaa iga galay aqri plz😊
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 Месяц назад
Sax waye ❤😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Walhi waqti kagalay m.a😂😂😂
@user-yo4mt2wh7k
@user-yo4mt2wh7k Месяц назад
Xabibti dhib malahan hadey amiro aqrin weyso anaa ku aqriney❤😂
@ismaciilxaaji123-er6wh
@ismaciilxaaji123-er6wh Месяц назад
Balanta waaa fadil dumdum walhi
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 Месяц назад
dhibka cumeer ❤ naxriis ceyda dulqad koo bulle asad hagio ❤ baqiilka iamk dacad nimo samiyo dalxiis ko koo bulle amiira qurux ❤ inta kle maogi❤❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 Месяц назад
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
😮ok
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@somaliff6901
@somaliff6901 Месяц назад
Scw❤
@NimcoAhmed-lz6it
@NimcoAhmed-lz6it Месяц назад
Scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Ceyda Aa Ugu Daacadsen ❤❤❤❤ One Like Team Ceyda 🎉❤❤❤❤❤
@Saalim_Lyrics
@Saalim_Lyrics Месяц назад
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed 🥰 ❤ﷺﷺ
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
Ok
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@khadroosman2519
@khadroosman2519 Месяц назад
Ceda
@khadroosman2519
@khadroosman2519 Месяц назад
Cumer
@NasroCabdicasis
@NasroCabdicasis Месяц назад
Amiiro zaaid ayan kuu taageera wllhine adiga iyo cayda
@Motivation0809
@Motivation0809 Месяц назад
Ninka uga dhibka badan waa team 27 waa cumeer big faaaaaaaaaaan 😂😂
@AdanXasan-u9e
@AdanXasan-u9e Месяц назад
Big faaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan😂😂😂😂😂
@isackbakool7969
@isackbakool7969 Месяц назад
Masham Allah Ceyda daacadnimo xishood iyo Dulgaad isku darsadey ❤❤❤
@user-sn3ry2xr1p
@user-sn3ry2xr1p Месяц назад
Yaan Lagu qadhaaban magaca razuulka scw Inadan ajarkarabin adba waa ogthee
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 Месяц назад
Sax
@sowdo7973
@sowdo7973 Месяц назад
Qurux daydii ku jecelahay wlhi melay amiiri iyo ceyda iyo asada kujiran kuma cajiso ❤❤❤❤❤❤
@user-zs7jg7ry9k
@user-zs7jg7ry9k Месяц назад
Ku sali nabiga maxamed scw صلي الله عليه وسلم
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@NimcoAhmed-lz6it
@NimcoAhmed-lz6it Месяц назад
Scw❤
@adontiialle2748
@adontiialle2748 Месяц назад
Asad iyo amiira wax keliye mar walba isku haystan ada baqayl ah iyo ada😂baqayala ❤😂😂😂
@Rayaan277
@Rayaan277 Месяц назад
Kusaliya nabigena muhammad scw ❤🕋☝🏼
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
Ok😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤❤Scw ❤❤
@NimcoAhmed-lz6it
@NimcoAhmed-lz6it Месяц назад
Scw
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 Месяц назад
Baqiil nimo waa asad hagio 😂😂maskinimo waa ceyda dacadnimo waa amiira qurux ❤❤❤😂😂dhanka xanaaqa waa koko buule 😂😂😂shactirada waxaa iskuheysto amiira qurux iyo sundus 😂😂😂😂dhanka wiilasha shacdirada waxaa iskuhesto cumeer iyo saalax jj😂😂😂😂😂
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen Месяц назад
Amiradeena Coming soon 1.1M I.a🎉❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Team Amira qurux one like 👍 ❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
😮who is kawthar😊
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan Месяц назад
Alla amiroyyy caawo dhan ku sugaaye😢😂❤
@user-tk9wf9je4e
@user-tk9wf9je4e Месяц назад
Amira qosolkeda wa iska jeclhy wlhi❤😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
yaa ugu bakhiilsan markii ceyda la waydiiyay Amiira kulahaa Asad ceyda na sxbkii wuu ka qaleeyay lkn adaa ugu bakhiilsan Asadoow 😂😂 saamiya iyo koko xataa way igu raaceen
@HayatMohamed-c3u
@HayatMohamed-c3u Месяц назад
Amira ,asad,koko,ceyda,cumeer Intas mrky wax isla dubayan yaa ila jecel😢❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar Месяц назад
❤❤
@mahadlink4343
@mahadlink4343 Месяц назад
Amiira ayaa ugu dulqaad badan ana og😢asad khalad kushegtey
@user-vq8qs5pp8v
@user-vq8qs5pp8v Месяц назад
Isaguba kursibu kufadhiya saw dulqad maha
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah Месяц назад
Ninka intas dad kala dabeecad duwan isku haya aya dulqaad badan
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Месяц назад
@@Uqtimuslimahwaan kugu raacsanahay imisa qofbaa gurigaa jooga malaaa 50 dhalinyara
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Месяц назад
Asdaa ugu dulqd bdn oo intzo dad ah isku hya
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Месяц назад
@@user-vq8qs5pp8vkursiga ma ahn e waa inu intzo dhlin yro ah isku hyo
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Amiira ugu daacad iyo dulqaad bdan❤😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
@Miinaahenaaarts
@Miinaahenaaarts Месяц назад
Barafunka waa danbi gabadh inay isku buufisa iska daa abayo waa danbi xun 😢
@abdulkadirhaji6725
@abdulkadirhaji6725 Месяц назад
Aad iyo aad sis, dumarkeenna intooda badan diinta mafahamsano miyaa waan la yaabay
@Thebeutyher
@Thebeutyher Месяц назад
Amiira wllhi gameka xasuusta waku fiicneed maxaa ku helay xalay ma dhafarty waka naxay markii gacanta lagu dhufanay hadaa so dawaday 😢😢
@mssbella-v5y
@mssbella-v5y Месяц назад
Mcnto suuro badnidaa 😂
@FarahCabduqadir-cb6wm
@FarahCabduqadir-cb6wm Месяц назад
@@Thebeutyher oo hadda daacad meeba ka thy 🤣🤣🤣🤣
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
wllhi saaid saaid bay ugu fiicnayd lkn xalay laba jeer bay gaftay ceyda o aan gafi jirin xataa wuu gafay markaa caadi waaye hal mar way kaa hoos bixi karaan
@FarahCabduqadir-cb6wm
@FarahCabduqadir-cb6wm Месяц назад
@@adoontiallesiman262 suuro mee ka thy ama dhadhaan thy wlle saan isku dhaan xee thy bisinkee🤣🤣🤣
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
@@FarahCabduqadir-cb6wm suuro ma iga ahan run baan sheegay Game kan aad bay ugu fiican tahay waanan u qiray ileen ani sidaada qalbiga kama jiraniye teda kale cid kaa dhaadhaandan ma jirto waayo qof aanad garanayn baad iska caynaysaa bal imika adi maan wax kaa sheegay gabartaas baan libinteeda u qiraye maxa ku haya cuqdada iska saar baa ku dhihi lahaay maalmaha yaree aad nooshahay
@Samiaahmedp-3
@Samiaahmedp-3 Месяц назад
Madaxweynaha team 27 Asad hagio 😂😂😂
@user-ee7hh5pp5t
@user-ee7hh5pp5t Месяц назад
Ku sali nabigeena. Maxamed scw😢❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
😮ok
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤de ❤Scw ❤Scw ❤Scw❤
@user-ee7hh5pp5t
@user-ee7hh5pp5t Месяц назад
@@lavieestbelle-neutre3431scw❤😢
@somaliff6901
@somaliff6901 Месяц назад
Scw❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 Месяц назад
Amiira Koko samia waa niijeclahay saan iskufaraxsanaada marwalba❤
@yaasabella4010
@yaasabella4010 Месяц назад
Amiira 1m hadaan gaaro somalia ayaan imaanaa soomana dhihin xapipti beentaa miyey aheed😂😢
@Aragsan4
@Aragsan4 Месяц назад
Sundus habenadan way isku filan noqotay kaliged wax dubata 😂❤️
@Rahma-30-b5y
@Rahma-30-b5y Месяц назад
😂😂😂😂
@user-rz1zg5wi9x
@user-rz1zg5wi9x Месяц назад
Hadaa qoraalka aamusnaan ku aqrineysid like iisaar🎉😂
@user-bm5lu9je4o
@user-bm5lu9je4o Месяц назад
amiirooy sundus nookeen waan uxiisnaye wax islasooduuba
@iftinmohamed1930
@iftinmohamed1930 Месяц назад
Amiro qruxey barfunka wa dambi iska dah adun iyo akhiro kala badan❤
@MunaXaaji-zc4wg
@MunaXaaji-zc4wg Месяц назад
M.a amiiro carfoon quruxey lkn barfunka iska daay xita masajidka naagta hade isku carfiso danbi ba lo qora ine sinesate oo kale marka Allah nowada hanuniyo❤❤🎉
@user-ei8ly6ft8t
@user-ei8ly6ft8t Месяц назад
Wllhi gabdha dhan amiira ugacan furan iyadaa waxbiney iyadaa naxriisbadantahay wllhi amira baqiil maahan ❤❤❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
❤❤❤❤ runtaa waaye gabdhaha team 27 iyadaa ugu deeqsi san uguna qurux badan
@nastexociisemohammed
@nastexociisemohammed Месяц назад
Amira qurux one Like ❤❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
😢ok
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan Месяц назад
Naxariiz DaacadnimoH Dulqaad Amiiira😢❤
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 Месяц назад
Sundus jannal walba ka fiiriyaa😂❤ marka waaayo😢
@Sundus819
@Sundus819 Месяц назад
Kalyan sundus teamka kama Tirsana miyaa wah😂😂😎😎
@KikiT27
@KikiT27 Месяц назад
Waala inkiray😂😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
maxa ka wadaa waaba og tahay inay ka tirsan tahaye
@SokeynoCeydaruus
@SokeynoCeydaruus Месяц назад
Walaahi waad uqantaa iluugaarsiiyo3m iyo inkabadan
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 Месяц назад
Ani intaan ka arkey RU-vid ka: Naxariis: Ceyda, Amira, iyo Koko Dulqaad: Asad iyo Amira Daacad: Amira, Ceyda, Samia Balanta : N/A Cunto : Macalimo Dalxiis: Koko iyo Ceyda Bakhiil: Asad never ma arkiin iso hadyad dhiibaya😂 Allahu Aclam
@ifraaxGeedi-xx3xe
@ifraaxGeedi-xx3xe Месяц назад
Amiira qurux adi ug naxriibadan
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Месяц назад
IMK jcyl ban uqadi raba yaqey naxariis iyo nadafadaa jah mashallah🥺❤️😂
@user-dx5ff5hh6i
@user-dx5ff5hh6i Месяц назад
Dacad meka thy saan😂
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Месяц назад
@@user-dx5ff5hh6i haa qalbi malihiyo maxa🥺😂
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e Месяц назад
Ceyda waa ugu naxariis ugu gacanta furan uguna daacadsan intas isku darsaday markasto wanaaglaga sheegayo teamka asaa ugu horeeyo m.a❤❤❤❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 Месяц назад
Amiira iyo baqiilnima taasa been kusheegtay asad 😂😂😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 Месяц назад
😂😂😂
@KhalidIbrahim-yi1re
@KhalidIbrahim-yi1re Месяц назад
Team Amira qurux one like
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o Месяц назад
Amiiray qalbi inaad sineysatay bay lamid tahay ragan ka ajanibka ah habeen walba urinaya caraftaada iska ilaali 😢
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak Месяц назад
Ceyda wey ka muuqtaa daacdnimada dadna dhibsaneynin Asad rubad shegtay❤
@FarahCabduqadir-cb6wm
@FarahCabduqadir-cb6wm Месяц назад
Amiira abyo carafta bdn iska dhaaf nabigeena scw aad naaga digi dumarka marke banaanka so baxayaan in aysan iso carfanin😢
@leylocabdi9853
@leylocabdi9853 Месяц назад
Team Amira one like👍
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Месяц назад
Samiyo sxb jira kooooko wy uqirty ❤🎉
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Qurux naxariis dulqad intaba adaa isku darsade jcelkeygii mirosssssss🥹🫶💋💞💋
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 Месяц назад
King Ceyda meel walbo alla ka dhamaystiray M.a allaah naagtii hesha ninbay hantiday
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
haa waa raga da,dooda ka wayn yacni caqliga masuuliyada wanaaga uu Alle siiyay
@user-ei8ly6ft8t
@user-ei8ly6ft8t Месяц назад
Wiilashana labaqofayaa unaxriisbadan iyo waxbixinayaan lawadaas qofni waa cayda iyo asad❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
ani intaa idinka1 arkay yaa ugu faxalsan Amiira iyo ceyda 2 yaa ugu dulqaadbadan Asad iyo Amiira 3 yaa ugu dhib badan cumeer iyo sundus iyo saalax 4 yaa ugu miskiinsan ceyda iyo Aamina ugbaad iyo saamiya 5 yaa ugu daacadsan Amira Asad ceyda yaa ugu xanaaq dhow cumeer baa dhowr jeer idinka maqlay lkn ani ma arkin cumeer ee waxan arkay koko tiro maleh intaa arkay iyadoo wax basiid eh ka xanaaqday lkn ma ogi in dadkale na jiraan 6 yaa ugu dalxiis jecel Amiira iyo koko iyo Adna wakaas hee 😂
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 Месяц назад
Naxariiz Daacadnimo Dulqaad Amiira 😂❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Wllhi Asad been buu sheegay Amiira iyo baqayl nimo kala dheer waaba qofta team 27 ugu faxalsan ceyda kuso xiga yacni qof lamid eh ma arkin faxalnimadeeda lkn inuu ceyda nabmbar 2 yahay waa arkay
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e Месяц назад
Adaaba been sheegoosid ceyda 1 eh
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
@@user-go1zk4no3e maaha sxb 1 Amiira waaye 2 ne ceyda
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Maxaa ka ogtahy adi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
@@ubaxcali2067 maxan ka ogaan waayay ilaa iyadoon channel lahayn baan aqaanay ani 6 sano baan aqaanaa so caqlina Alle wuu isiiyay iskuma eeka dadku
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho Месяц назад
Asaa kaayaqan asad 😂😂 adi kliya shashada ka,aragty😂😂
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t Месяц назад
TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊
@Win-Finders
@Win-Finders Месяц назад
Ok😮
@NasriAhmad-cv1xv
@NasriAhmad-cv1xv Месяц назад
🎉
@AishaHassan-r3r
@AishaHassan-r3r Месяц назад
🥸
@AishaHassan-r3r
@AishaHassan-r3r Месяц назад
💀💀💀💀💀
@Beaquen
@Beaquen Месяц назад
Sundus meeday wan u xiisnye no keen 😊
@user-xw4xl6mu1y
@user-xw4xl6mu1y Месяц назад
Waxa ufcn cumerrr big fannn❤ iyaa amiro iyo samiyo iyo Sundus dhantin❤wn idn jchyyy dadkeyka ayaa tihin ay love you amira farinta adigaa ayaa ku rebyy abyo mcntoH😊😩👸🏻💋💋😊😊
@maimoonmohamoud2529
@maimoonmohamoud2529 Месяц назад
Amira dharka wu kugu dhegsanyahay aad iyo aad wllo.iska ilali rag baad ku dhejirta intas.wuna ka gaban yahay.iska tolo mid jirkaga muujin.
@user-iq2gj6ld1d
@user-iq2gj6ld1d Месяц назад
Sundus ayaanle aa ugu dhib badan wanna jeclahay gabadhaas dhibkeeda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ amiira abaayo tanks waan jeclaalahaa 27 wiji ka wiji inaa nii arkaa jeclahay abaayo gabar yarn ahay 14 Sano jir ah madaxaa ii saaran tihiin 27😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ amiira fariintayda inay ku soo gaartaan jeclaalahaay❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤❤
@user-iq2gj6ld1d
@user-iq2gj6ld1d Месяц назад
27 mid dooro hadaa lii dhaho amiira qurux Baan jeclahay magacayguna waa xamdi Abuukar abaayo cadnaan jecaylkaan kuu qabo xitaa waxaa cadaynayo moobilka asad aa soo wacay moobilka cadanaan aawalaashay moobilkeeda farming ugu soo diray jeceelkaa kuu qabo iska qiyaas marka😂😂😂😂😂😂
@Asturan-g6p
@Asturan-g6p Месяц назад
Kusaliya xabibkena muxamed scw❤
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o Месяц назад
Amiiradeyda caashaqa ❤
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m Месяц назад
Amiiradeyda ugu dulqaad bdan❤❤ samiadeydana iyada ugu daacadsan❤❤
@NimcoNadar-m6q
@NimcoNadar-m6q Месяц назад
Amiira carafta iska daay danbi waaye😭
@user-ys1sb5ky7r
@user-ys1sb5ky7r Месяц назад
Amiiro abayo sundus muqalo laso duub wan uxisnay wadajirkina please 🙏🙏🙏sundus waa funny 😂😅😊❤❤❤
@MUSIC-e6z
@MUSIC-e6z Месяц назад
Kusali Nabigeena muxamed scw
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o Месяц назад
Scw❤❤❤
@FarxiyoMacalin-gh9hs
@FarxiyoMacalin-gh9hs Месяц назад
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@user-ef5xv2lp6c
@user-ef5xv2lp6c Месяц назад
War ilhy gabaqa kusali nabiga scw
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar Месяц назад
S.C.W
@zahraomar9359
@zahraomar9359 Месяц назад
Scw
@Jack_cadna
@Jack_cadna Месяц назад
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍
@user-li3ob1bw8v
@user-li3ob1bw8v Месяц назад
Asad baqiil ma ahan waayo gaymamka dhan lacag ayuu kubixiyaa waa qofka kaliya ee lacag kucayaara
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Asi lee ku faaiida o channelka uun waaye lkn qof isagoo wax u hadiyay naayo hal mar lee arkay ani 😂
@user-od2fk8jm6t
@user-od2fk8jm6t Месяц назад
Amiira sundus away wllo blz wax islasoduuba🎉❤😢
@KafeeyoAhmettmohamett
@KafeeyoAhmettmohamett Месяц назад
Cayda io amiiro dulqaadaka waakasinatihiin io wanaaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
5 wax o ay ka siman yihiin baan arkay ani waana 1 daacadnimada 2 dulqaadka 3 funny nimada 4 kaftanka 5 faxalnimada
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed Месяц назад
Wlhi amiiradenna waa saqay mawa taqaano baqiilnimo m.a❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
haa Asad midaas wuu ku qaldanaa 😂
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed Месяц назад
@@adoontiallesiman262 dhubuu kugaare😅😅
@Istaryusufmaxamad
@Istaryusufmaxamad Месяц назад
Amiro waligay repaly iima soo galin waa ku barya repaly isoo gal
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Waxaa Ugu Naxriis & Dulqaad Badan🎉❤🎉 Qeys ❤Leyla ❤ Amiira ❤ Ceyda ❤❤❤🎉😂😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉❤
@SydbdrhmMhmd
@SydbdrhmMhmd Месяц назад
Positively Wlshy Amira Waxan ku so xusuusinaya Inay Gabadhu isa soo carfiso oo Ragu carafteda dareeman inay Arin Fudud Ahayn xagga Diinteenu. Adigoo Dadkale Raali galinaya Ha ku halaagin Naftaada wax aad isleedahay Wax wayn maahan. Miizanka qofka isa saaro wa DIINTA
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 Месяц назад
Yaa ugu dhibbadan cumeer yaa ugu naxariis badan iamk ya ugu dulqaad badan koko yaa ugu faqiirsan makasaayi ya ugu dacadsan amiira yas ugu xanaaq dhaw sundus yaa ugu cunis badan asad yas jecel dalxiiska kokodeena❤ yaa ugu nadaafd badan amiira yaabalanta ku ficneyn makasaaye inta igu raacsan like
@Liverpoolsomaliis
@Liverpoolsomaliis Месяц назад
yaa ugu bakhiil San koko
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 Месяц назад
Asad waaye​@@Liverpoolsomaliis
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
yaa ugu dulqaad badan Amira iyo Asad yaa balanta ku fiican Amiira siday hada ka hor teamku sheegeen Asad baana balanta ku xun 😂
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r Месяц назад
Ya ugu dacadsana koko ayaa ugu naxriis badan samiy ayaa ugu carfax badan koko ayaa igu dulqaada badana❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
naxariis iyo dulqaad iyo caraf qofta looga haray Amiira waaye runtaa fiicane laga yaabe koko ne inay naxariis leedahay lkn dulqaad mslaha koko
@Fatmaheehhee
@Fatmaheehhee Месяц назад
Hay Wllo mcn amiir number one riblay isoogal bay habeen wanaagsan ❤❤❤❤
@AdnoSiciid-nz3fm
@AdnoSiciid-nz3fm Месяц назад
Dhibka: wilsha cumeer gabdhaha sundus Naxariiis: king ceyda gabdhana amira Dulqaad:king ceyda gabdhana amira Dacadna: Amira Xanaaq: faadil dumdum Cunta cunisna: asad hagio Dalxiiskana: koko Nadaafadna: gabdhaha le😂❤ Balantana: cumeer Caraf: Amira❤😂 Team27 amira iga mid noqosisay cawa😂jah
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Amiira qurux bdan my queeen❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan Месяц назад
1cumeer 2 amiiro 3 amiiro 4 sundus 5Fadil 6Cumeer 7Asad 8amiira 9 cumeer 10 amiira
@SacdiyoAbdullahi-i7p
@SacdiyoAbdullahi-i7p Месяц назад
1: dhibka cumer 2: naxaris Ceyda 3 : dulqaad bdn Asad 4: Baqiilka Amira adi 😂😂 5: Dacaad Ceyda 6: xanaaaqa Salax 7: cunto Salax 8: Safarka Amira adi waa 😂 9: Nadaafada Imk waye m.a😊 10: Balanta ya kuxun Cumer😂 11 : Carafta Amira 😂😂 Amira waad iga haysaaa 😂😂😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Wllhi Amiira baqiil maaha abaayo waad qaladay
@Shukrishacni12
@Shukrishacni12 Месяц назад
Kusali nabiga muxamed scw scw ❤
@Sundusmohamuud
@Sundusmohamuud Месяц назад
Amiiro wan ku jeclhy sxbtaa sundus iyo koko samiya iku salan reply isoo gal mcnto❤😊
@naimadahir519
@naimadahir519 Месяц назад
Team 27 shactiro io aqlaaqay isku darsadeen m.a dad aan xaasidnimo io qabiil aqoon kala danbeen io farxad sku darsaty ixtiraam qof dad la dhaqan yaqaan lee kubiiri karo dadkan wlhi m.a somalida ku dhaqan mahan dadkaan wax halaka barto halahaas qof oo hal guri iskugu imaty oo hdana wada faraxsan
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah Месяц назад
Amira carafta dumarka iney bananka ula so baxan waa karaahiyo maybe inadan si fican u aqoon iska day wll waa danbi
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Kokodeydii daacad nimadii oo qof eh ❤❤❤
@KikiT27
@KikiT27 Месяц назад
Bakhiilnimadii oo qofa weeye xita😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
​@@KikiT27maseerka yaa lagaa dareemin ciil baa kuhaayo waa kudareemi karaa
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 Месяц назад
💯💯❤️❤️
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 Месяц назад
👍💯💯❤️
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
​@@KikiT27😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-li3ob1bw8v
@user-li3ob1bw8v Месяц назад
Amiira abaayo carafta lagugu sheegayo isdhaaf please ama yarayso waayo waxaad lamid tahay adoo sinaystay ama xumaan soo sameeyey
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy Месяц назад
Amiira❤❤
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb Месяц назад
Amiira prank ku so same sundus ❤
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 11 млн
ДО ВСТРЕЧИ НА РАЗГОНЕ
52:11
Просмотров 453 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 11 млн