Тёмный

TEAM AMIISH SIHAAM IYO TEAM KOKO SUNDUS BIYAHA YAA LAGAA HOR BUUXIN CIYAARTI IGU ADKEED…?😱 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 223 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 689   
@Thebeutyher
@Thebeutyher 28 дней назад
Amiira marka arkaba vediogeda kawakale wa ka soo cararaa jecl an uqabo ❤
@ifrahmohamedhassan315
@ifrahmohamedhassan315 28 дней назад
Wax la jeclado wa thy amiiro poqord❤
@MuxidiinCalidhuux
@MuxidiinCalidhuux 28 дней назад
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤❤
@AmaalHandulle-d6p
@AmaalHandulle-d6p 28 дней назад
Amiiro nooso badi abayo challenge yada cusub😢❤
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 28 дней назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@HnuraHassen
@HnuraHassen 28 дней назад
Scw
@FilsanYousufYousuffilsan
@FilsanYousufYousuffilsan 28 дней назад
Waa runtaa wallhay 😊❤
@user-ie6gh7me4w
@user-ie6gh7me4w 28 дней назад
Scw scw scw
@Fatuma-qy7yl
@Fatuma-qy7yl 28 дней назад
Scw scw 💯
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 27 дней назад
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@IbtiHosh
@IbtiHosh 28 дней назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊
@MiskicabdiAhmad
@MiskicabdiAhmad 27 дней назад
Scw
@BoqRaD
@BoqRaD 28 дней назад
Amira qurux pdney commentiga waa arkee qalbi sanboorka allaha ka cafiyo mar walpa kuu duufeeya❤😢
@MasturaMohamett
@MasturaMohamett 28 дней назад
Allah hanoo caafiyo poqoradeena😢❤
@SokeynoCeydaruus
@SokeynoCeydaruus 28 дней назад
Amiiradeynii quruxdeenii bilicsaniitii❤🎉😊
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 28 дней назад
TEAM sumirko isn't Easy yaqay 😂 Amiiradeena hada see noqo tahay abyo Mcn ❤ ilahey haku Xafido boqoradeena ❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 28 дней назад
Sundus xaqiraada iyo kibirka jooji this is a game after all...Amira iyo Koko siday ula dhaqmaan dadka waan jeclahay Wallahi ma qursadaan gabdhaha cusub.
@dytffttg6491
@dytffttg6491 28 дней назад
Abyo mayla argtey
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 28 дней назад
@@dytffttg6491 aad iyo aad...abyo wuxu waa competition game, inay kox kox iskula jiiran is dhiiri galiyaan waan fahmi kara o tartan waye lkn huruuf iyo qoodhsiga sundus ka muuqday was too much Wallahi. So fiirso 24.35 Amish markay garabka qabsatay Sundus waxay subisay adiga yaabi doontid. Amira Koko iyo gabdhaha kale wa u hambalyeyeen lkn Sundus xata hambalyo may dhihin. Dhaqankan xumo waaye Subhan'Allah.
@dytffttg6491
@dytffttg6491 28 дней назад
@@safsafsaid7041 exectely wa wax tulo jog ah marka mafahn sana sida dadka lola macamilo yaab wlh nagtas nacybkan uqaddey sababo dhaqankeda ah iska qosol waliba qosol raga kadher af gacn lasareyn uff
@sakiyacabdi9972
@sakiyacabdi9972 27 дней назад
Naayaada sundus waanaag adage naagahan iswaal waalayo baa igudaran uf dheh naa sundus magaadhaandee😏😏😏😏waxlaimaada fataaliin baatihiiindee ufffffffffff😏😏😏🙃
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 27 дней назад
@@sakiyacabdi9972 naa bax rufiyanad yahay bilaa akhlaaqda, adaa fataalad iyo qudhun ba ah...naa aya caayey sundus??? Canaan ma cay moday?? Xor baan u ahay waxan arko inan ka fal celiyo. Adi ma ila leh ikhtiyarkeyga stupid ba tahay jaahilada.
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 28 дней назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 28 дней назад
أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ❤🤲
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 28 дней назад
Amiish waaku wadana qaali no hoos marnaba iyadaba shalaa lokacay bahdilanta mss dhegdheg samia say uhurufaysay bay wax kaqaadi weydey hadeerna amiish 💔😂
@AminaAbey-t8o
@AminaAbey-t8o 24 дня назад
asalda abaha was
@RayaancaliCabdishakuur
@RayaancaliCabdishakuur 24 дня назад
@@AminaAbey-t8o😂😂😂😂
@AmaalDiriye
@AmaalDiriye 23 дня назад
Maantane hayeh😂😂
@mohamedcabdi7209
@mohamedcabdi7209 28 дней назад
Amiish iyo sihaam guuleysta.🎉❤ Waligiin bahdil ha qaadanina💯✅️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 28 дней назад
Masha"Allah Gabdhaheena Team 27 Nii Jecliyaaa Horay U Socda 🎉😂😂🎉
@dytffttg6491
@dytffttg6491 28 дней назад
Naya sundus maha mesha hadi loso kala horeyay in balo layska video bilowgisa wa ujeda gabdha sided kysamenesid qoftan maxa kaqal kuteh samia ku egtey sidas markd argtey kabted inay ku galin dib udegtey farxd ima dhinan donto markey smia 500k kaga hormarto ado 7 bil kujira RU-vid
@Queen_Halima.17
@Queen_Halima.17 28 дней назад
Ccccccc😂
@HoodanAli-e9b
@HoodanAli-e9b 28 дней назад
See wax yeeshay😂😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 28 дней назад
Run badnida usheeg bo mesha walagu so kala horeye moye waxba lesma dheera
@dytffttg6491
@dytffttg6491 28 дней назад
@@Uqtimuslimah hbt wlh ila firso gabdhas wa sida way bahdisha dadka cusub wlh
@dytffttg6491
@dytffttg6491 28 дней назад
@@Queen_Halima.17 coment iga bax bahdil waxa kugu filan ina iLaqabsto ano xarkeyga ka aqon
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 28 дней назад
Sundusna Cuqdad Iyo Isbuufis Ma Dayso, Amiizhna Inay Garaacdo Ka Dayso Amish Forever Guulayso Sister Mar Kasta❤🎉
@Maayo-sj
@Maayo-sj 25 дней назад
mxa orodkas 😂
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 23 дня назад
Amiiish ayaba dagaalkujirta
@BilanCaday-hf3db
@BilanCaday-hf3db 28 дней назад
Amira aan gaarsiino 2m pls 👇
@Rimshoali
@Rimshoali 28 дней назад
One day Insha allha 2m ❤❤❤❤
@BilanCaday-hf3db
@BilanCaday-hf3db 28 дней назад
@@Rimshoali insha allaah
@salmaaliali7586
@salmaaliali7586 28 дней назад
Dhaqsi waanu gaardhyna ❤
@MaxamedJerey
@MaxamedJerey 18 дней назад
Magadh sinayno dhilada😊
@MaxamedJerey
@MaxamedJerey 18 дней назад
Magadh sinayno dhilada😊
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 28 дней назад
Inta team koko iyo sundus wadata like ❤😂 💋
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 28 дней назад
😂😂😂 amiish caadi mhn waa annoying socdo wllhi 😭😭🤚 madaxe ka gashay dadka iyado qoslese ka xanaajine dadka umad mhn cawada team amiish baa noqday wllhi ❤ sunmirko danbe majirto 😂🫶 amiish 4ever
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 28 дней назад
Ma aragtey waa qof furfuran bashash ah gafuur cawo ninkisa dhiba bey tagan thy😅 xita habenki amira dhaheysay ceyda ma yes kaga bahan wey qososhey kaftankey wax ka taqan
@amranhajji
@amranhajji 28 дней назад
Ciyaaaal xamar asal Lee wxs lagu yaqaan😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 28 дней назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 28 дней назад
Dhoocilahan amiish ku naxsan ha ccunina gabadha farxadeeda ka xuntihiin uff 😂😂😂
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 28 дней назад
Ma aragtay inee guulesatay ayee ka xunyihiin 😂 Guul amiish mar kasta🫶👏💋
@xaawoluul265
@xaawoluul265 28 дней назад
@@sihamahmed5632 Haa wey fududahay kulahaa qofka hduu furfuranyhy mhn in laga xumaado
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 28 дней назад
Jh amira deydii telent cusub habeen kasta la imataa walee hurdo ima taal anon 2m kugarsiin boqora deydii😘😚😍
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 28 дней назад
Amiiro laga yaba comment in aad aragto video a so firsady jilinkaga top ayu ahaa wlhi cabsida iska dhaf sas le wax ujil oray usoco wlshy I.a short filim waa ka sugyna😊❤
@IstarAbdirizaak
@IstarAbdirizaak 28 дней назад
Sundus dad aad buuseysid jooji marki youtube loo furana futada aad u dhaqeysay gabdhaha cusub intaa so dhaweyn laheyd xasdee adiba kooko iyo amiiro darteyd ku wadanaa bal kaligey wadan kle aad halagu dawadee markas dad xasdee sida inaa talent leydhy samiyo aad xasdeyse wagee cusbeed wakas manta lagaa jeceyl adna heer waxa laga gareyn xasid nimada qosolka mala yacniga kalsoni daro ku heyso kiliga isku filnoow
@samiraali1882
@samiraali1882 27 дней назад
@@IstarAbdirizaak isku fikir nahay wllhi waa xasid sundus
@amounahmet7240
@amounahmet7240 22 дня назад
Ma kaliga ba daawada mxy daawashada ku flysa na is daji daawasho kaaga ma baahnee.
@maannachannel4844
@maannachannel4844 11 дней назад
Qabiil caabud 😂 qofkasta qabiil kudifaaac, sundus maaleh channelka markii ​daawqshada darteed loo joojinaayo @@amounahmet7240
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j 28 дней назад
Sundus is daji o dhulka in ku leeg soco kibirka iyo qursiga maxa waye😮 guusha wa lesku qira xasidnimo meel laguma gaadho
@caashacabdaqaadir1422
@caashacabdaqaadir1422 19 дней назад
Oo midas adi yaaku weydiyay😂
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j 19 дней назад
@@caashacabdaqaadir1422 mind your own business 😉
@SafaIraadcali
@SafaIraadcali 28 дней назад
Sundus amiishe ee ka masersan tahay shoowistadah qaraartooy waayeh sundus
@MariyocabdinasirCabdullahi
@MariyocabdinasirCabdullahi 28 дней назад
Adna sundus baa ka maseer san tahay waad qaraare😂
@SihaamAmaan
@SihaamAmaan 28 дней назад
Haa walhi sundus wa dhoocil yar o kibirsan
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 28 дней назад
Nin carootey laga badi wad maseeri karta dheh amiish isn't easy ayada wata hada kadib amiro no keen😅😅
@Msssuuro-o2p
@Msssuuro-o2p 28 дней назад
Sundus waa xaasidad samia xita San bey u xaasidi jirtay hada neh wey u nacamleysa😂
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 27 дней назад
​@@MariyocabdinasirCabdullahiwad la heshay abayo
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 28 дней назад
Amiish quruxeey waaku wataa mcnto isyara daji plz naag adag tahy Sundus ha isku soo dhisin weyku necebtahy okey.😉
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 28 дней назад
Naa mey neceb tahy sed ku ogatay adi
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 28 дней назад
@@Gosha-rercarale makuu sheegaa shuubooy😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 28 дней назад
@@sumayayusuf9636 haa dhaqboyy😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 28 дней назад
Wad la talisay hadey wax fahmeyso dhocilaha qaar lalama kaftamo
@SiraadmaxmedmuhamodSiraadmaxme
@SiraadmaxmedmuhamodSiraadmaxme 28 дней назад
Asxabey horta sundus hdadledhin amish wy necebthy sundus hore idinla jogte celiya ama wax ushega wah sundus wxe ncebthy mleh fuded kbty mhe qalpi xbxab wye samiyo sas isku han jiren
@HoodanAli-e9b
@HoodanAli-e9b 28 дней назад
Sundus af jaalo qarar badnaa😂😂😂😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 28 дней назад
Team Amiish io sihaam best team🔥❤️
@SaadaqAli-yi2et
@SaadaqAli-yi2et 28 дней назад
Talent cajiiba amira latimide 2m garsiiya
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 28 дней назад
Amiish iyo sihaamay waawata koko iyo sundus qaraar badana gadhaha kaxishooda Marti waaye 🙄😂😂
@AnzalmaxamedZiyaad
@AnzalmaxamedZiyaad 28 дней назад
Saaxiibey ganacsiga waad kufiicantehee maaa malesiya carwa weeyn ka furatid miiiraay adoo youtube kaada noo duubeysid ganacsi adi qaas kuu ah neh sameyso xppti
@SihaamAmaan
@SihaamAmaan 28 дней назад
Amiish naftaada ixtiraam naagtan sundua haysku so dhisin
@IdoFarah-jl8pp
@IdoFarah-jl8pp 28 дней назад
Sundua ayda fudud isku nacdayy qof fudud dhan ma rabgo😂🎉
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 28 дней назад
Cidna rabid ugama bahne respect halaga helo waxay thy ayada isku eh
@amranhajji
@amranhajji 28 дней назад
😂ma rabto af maaaha yaa dadka Amanka hawgu dadaasho
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 27 дней назад
Rabiideeda Cidna meesha kuma joogto 😏
@janaat11
@janaat11 28 дней назад
Sundus iyo kokoAmiish ka dhex argten qarar bdnaa istusnimada idinka bdatay qurxyy😼💅🏻💅🏻💅🏻💅🏻
@SaciidoAdanSaciido
@SaciidoAdanSaciido 28 дней назад
Sundus waa xasad dad wax uma qurto qasan amiish xasid ma libano
@NaciimoQaasim-k6o
@NaciimoQaasim-k6o 28 дней назад
Naa shiraab xaasid lahayne
@isaakbakool273
@isaakbakool273 28 дней назад
Inta Short film ka sugeyso ismuujiya Ceyda😂😂
@SuhuurcaliSuhuurcali
@SuhuurcaliSuhuurcali 28 дней назад
Aniga waba dhararoya
@Salmo-kw7kw
@Salmo-kw7kw 28 дней назад
Waa sugi lahay😂
@janaat11
@janaat11 28 дней назад
Sundus ilko dheer qaraar bdnaa guusha dadka uqir xaasidad yhy washamsi qaado 😼😼💅🏻💅🏻💅🏻💅🏻💗
@Asmamohaa2357
@Asmamohaa2357 28 дней назад
Washamsi hooyada yalagu qadin is daji 🙄
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 27 дней назад
​@@Asmamohaa2357wad la heshay abayo
@NajuuAhmed-qd3yq
@NajuuAhmed-qd3yq 28 дней назад
Atarishadena filimkaga dab iyo holac wayo❤😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 28 дней назад
Milyan Qurux Mash'Allah Best Acting Performance of all time ❤❤❤ qosol quruxbadn, ilko quruxbadn, sunayaal sanqaroor iyo waji quruxbadn, dharar, cadaan iyo jidh kala soocan waliba daganaan, daacadnimo iyo dabeecad wanag laguu raaciya...dhameytiraaney Allah Yihfidik ❤❤❤
@BahjMaxamad
@BahjMaxamad 28 дней назад
Amiira habendambe wiilasha kusoo Samee inta igu tacsan😊❤❤
@MaryamCukaash
@MaryamCukaash 28 дней назад
Adiga
@Jacfaryare-b5q
@Jacfaryare-b5q 28 дней назад
TEAM KOKO BULLE IYO SUNDUS AYAANLE 😂😂
@samiraali1882
@samiraali1882 28 дней назад
Sundus qaraar badnaa naa Gabdha afka haka galin😏
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 28 дней назад
Ayy AMIIRADEENA♥️ alle haku caafiyo qalbi❤ AMIISH AND SIHAAM isn't easy wlhy 👏👏👑👑 Dooda malaayacniga adeer iska dhaafa guusha si cad ugu qira hablaha wah😬 CIILAA IGU DISHEEN WLHY nag nag nag shadhaab🤫🙄
@sabah143sabahabdi
@sabah143sabahabdi 28 дней назад
haa wlhi waykharareen😂
@FilsanYousufYousuffilsan
@FilsanYousufYousuffilsan 28 дней назад
Amiira prat 2 noo soo daa 🖐🏻wana ku salaamay
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 28 дней назад
Amira noken faatma iyo adna iyo maxamed iyo cimran keen amira 😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 28 дней назад
Waka helne lkin nagahn koko io sudus malmahan cilba iga hayo uf mexe u ficlayaan amish😏🙄
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 28 дней назад
xbbti amiish waxay u dhaqmysa sidii qof aan marti ahyan marka haddi aad cusub thy waxa ficn in aad sugto inta lagu barnaayo kaftankag iyo lkn waq qaaq bay ku hysa❤😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 28 дней назад
@@asmaabdi1828 wa arke abyoh eyada balyois moda lkin walhi said u ficlyaan gawdha🥺xitaa amirada wah sibaa sudus wexeda ka dreyy waye
@SHAKAKASHAKAKA-hk9kz
@SHAKAKASHAKAKA-hk9kz 28 дней назад
Team Amira only like 👍🏻
@MaryanManka-xb7pe
@MaryanManka-xb7pe 26 дней назад
❤❤❤❤❤
@user-sv1id1ot1u
@user-sv1id1ot1u 28 дней назад
Amiiro qurux iyo kuweygii waa ni isalamay 😍❤️
@Faysa2345
@Faysa2345 28 дней назад
Wikslm😢mahr😢jelhiklm
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 28 дней назад
Team amiira qurux🎉🎉 team koko bule❤❤ team sundus ayale😊😊😊 like
@Raqiyo-vk4he
@Raqiyo-vk4he 28 дней назад
Sundus amiish lama tusikaro na isku xishow gabadha kalexo uff
@AsiayCarab
@AsiayCarab 28 дней назад
Suundus gabra ka adag ayaa soobaxday wlhi 😂😂
@RaxmoCismaan-o4m
@RaxmoCismaan-o4m 28 дней назад
Team amiira one like❤
@user-xe8te1gv2v
@user-xe8te1gv2v 28 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️💯💯
@Win-Finders
@Win-Finders 28 дней назад
❤ Amira over the last few years has put a lot of efforts and dedications to her channel...she even become more beautiful ❤❤❤
@sihamahmed5632
@sihamahmed5632 28 дней назад
0 seconds ago Team Amiish iyo Sihaam Hampalyo👏🥳 Amiish quruxey Xppti guuleyso👏🫶😏
@Nadwa-s5o
@Nadwa-s5o 28 дней назад
ANAA u horeeya maa la dhihi jiray caawa anaa u horeeya😂😂❤
@MaymuunCabdalla
@MaymuunCabdalla 25 дней назад
😂😂😂
@Win-Finders
@Win-Finders 28 дней назад
❤❤Amira really appreciates your support, don't think that she is not aware of your support
@miskiahmed9760
@miskiahmed9760 28 дней назад
Keeda xuno afka dheer neceebkeeda wee qarsan ladahy😂
@Win-Finders
@Win-Finders 28 дней назад
Many people around the globe follow Amira's channel from the comfort of their sitting room .
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j 28 дней назад
Am 1 of them❤
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 28 дней назад
Amiiradena caawa jiliinkada 10/1000 aha flimka m.a😮❤🎉
@Malliya718
@Malliya718 28 дней назад
ala sunds sxp barsho wangsa adna channel kaa soo argay amiish waxa ku sameysay koooko adna waa laa darimeemya hada ina bartay wallhi 😌🤐
@farmaqurux
@farmaqurux 28 дней назад
Asc amira qurux xabza noo keen pelis codsi waye aan arko
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 28 дней назад
Ala soo badi amiiroy Wuu shidan yaheee❤
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh 28 дней назад
Team amira qurux and sundus and koko bulle on like ❤😊😅
@SacduuXasuu
@SacduuXasuu 28 дней назад
Sundus cawa maxaa haayo isdaji sister😊
@Rimshoali
@Rimshoali 28 дней назад
Keep going amiradena Abaya wan ka helay talantigan m a❤❤❤❤❤
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 28 дней назад
Amiiro xayeysiinta hoyada markasta adiga usuubi dadka waka gaday wlhi masha allaah😂😂❤❤
@RayanAli-s9i
@RayanAli-s9i 28 дней назад
www team koko iyo sundus one like 👍
@YasineApdallah
@YasineApdallah 28 дней назад
Amiira gabar karti loo dhameeyey mashallah 🔥
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 28 дней назад
Video kale ano fiirsanayo amiira iso dhacay kan amiira kuso cararay 😂❤
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 28 дней назад
Sundus mxa ka siya samiya marke cusbeed sas ku ahyd xitaa ugbaad hdane amiish wlley wxn game wye ha is raacsiin xasadnimada iska daaa la faarx gabdhaa
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 28 дней назад
Team koko ne like 👍❤
@Team27s
@Team27s 28 дней назад
Sundus qaraar badanaa wah game waye wuxuye😮
@MaandeeqInamacalin
@MaandeeqInamacalin 28 дней назад
Team koko is not easy
@AsmaCabdi-v9d
@AsmaCabdi-v9d 28 дней назад
Alla cawa hlka hdn joogo afkan kudhufan laha sundus
@NastehaAbdiwali
@NastehaAbdiwali 24 дня назад
Kusali nabigena scw❤❤❤❤❤wll😊
@sakiyacabdi9972
@sakiyacabdi9972 27 дней назад
Only team sundus &koko like
@SacdiyaQurux-fe4bv
@SacdiyaQurux-fe4bv 28 дней назад
Amiiradena qurux badan mashallah ❤😊
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 28 дней назад
Aduunyo sundus aaba dad yaseeso waxesa iika daran amiishta dhaadhanta eh nuucas inu ku yaro adaa isku kenay 😳
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 26 дней назад
Dhow de gadhadhka jojiya wllayal wa lydinka badiye team amiss iyo siham❤💪
@farduusaupthi1184
@farduusaupthi1184 28 дней назад
Sundus xaasidad noqoteyba😏
@SihaamAmaan
@SihaamAmaan 28 дней назад
Wa dhoocil qarar baratay walhi shalay markay cusbed wala so dhaweeyay maantana amiish wu xaside wah
@AsiyaJamac-x1g
@AsiyaJamac-x1g 28 дней назад
Samia xataa way ka xumayd malinky 22hrska 100k la geyay waa laga daremayay
@aminamohamud5562
@aminamohamud5562 28 дней назад
Team Amiira one like ❤❤❤❤❤
@HiboIsmailElmoge
@HiboIsmailElmoge 28 дней назад
Team koko iyo sundus like 👍 ❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 28 дней назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsoFarax-hf7tt
@FardowsoFarax-hf7tt 26 дней назад
M.a jisaklahu qeyr❤
@farahnurmohammad4449
@farahnurmohammad4449 28 дней назад
The way am sea amira qurux am happy🎉🎉
@IstaahilAbdi-c5u
@IstaahilAbdi-c5u 28 дней назад
Sundus gabadha cusub way ximinaysa sundus kibirka iyo xaqiraada jooji
@FahmiitaMoha
@FahmiitaMoha 28 дней назад
Amira abaayo plz ribaley isoogal Mcnto saida ku tagera ❤
@GoldEyes-y3y
@GoldEyes-y3y 28 дней назад
amiira nagaha qalada badan malin kaleh anoo kenina😂
@Queenhappy123Mzzhappy
@Queenhappy123Mzzhappy 28 дней назад
Team 27 dhocila kibir badan logma bahno labadan nag yesan kibir la imanin meshan 😕😏
@Suuban225
@Suuban225 28 дней назад
Ma kibrin abaayo sifiican u dhageyso dooda sundus ayaa hadal naxafleh ku dhahtay waana dabecadeeda xuman kama ahan dadkuna isku dulqaad mahan
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 28 дней назад
Maaragtay wlhy ciileey igu dileen ish camerada xuntaa ma uga dhex baxdaa baa iqabatay uf🙄🤫😬
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 28 дней назад
Zunduz ayada is kibrineysa maxay gabdhaha cusub la hurufe may caadi iska dhigto caku nagaha qaar xin
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 28 дней назад
@@Uqtimuslimahabyo gabdhaha weykala fcn yhn qar xun jiran naftoda wng lajecl sundus okle
@Win-Finders
@Win-Finders 28 дней назад
❤❤❤She is the second favorite in team 27
@BasroCabdi-z7o
@BasroCabdi-z7o 28 дней назад
Team Amiish one like 👍 ❤
@Shukrimxamed11
@Shukrimxamed11 28 дней назад
Amiirdena wa mahadsnthy gamamka noso badi❤
@sihaamiita183
@sihaamiita183 28 дней назад
Team koko iyo sundua wataa ogaaw😂😂❤
@AbdiqaniSiciid-q8d
@AbdiqaniSiciid-q8d 27 дней назад
Wili iyo Gabar islajira soosamee❤❤
@SacduuXasuu
@SacduuXasuu 28 дней назад
Team amiish🎉
@HafsaMaxamed-dd8qn
@HafsaMaxamed-dd8qn 28 дней назад
Routine amiira nosoo dheere plz ❤
@Msssuuro-o2p
@Msssuuro-o2p 28 дней назад
AMiish waa ku wataa guuleso🎉
@Amiirabigfans
@Amiirabigfans 28 дней назад
Atarishadena malikah caawa jiliinkada besta ahaa m.a❤🎉😊
@Win-Finders
@Win-Finders 28 дней назад
❤❤❤I wonder why so many like Amira?
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j 28 дней назад
Because she's true to her personality❤
Далее
MALINTA KOWAAD EE ISKU DIYAARINTA SAFARKEENA
11:58
Просмотров 88 тыс.
ГОЧА ПРО NISSAN 400Z
00:51
Просмотров 35 тыс.
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 307 тыс.
LASHEEKEESO SAXBKAA ADOO MAQLEENIN
15:32
Просмотров 422 тыс.
kiki dil ama dooro😂
12:47
Просмотров 128 тыс.