Тёмный

TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA SHEEGA CALAAMADAAN OO KU GUULEYSTA 50 DOLLAR 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 403 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 950   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 11 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😢
@BashirMaxamedcali
@BashirMaxamedcali 11 месяцев назад
Aac abaayo.sthy❤
@cabdiqaaliqcabdulahi5267
@cabdiqaaliqcabdulahi5267 11 месяцев назад
Scw Scw scw scw
@RahmaGeedi-i3u
@RahmaGeedi-i3u 11 месяцев назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 11 месяцев назад
Scw
@RahmoAli-Dr-love
@RahmoAli-Dr-love 11 месяцев назад
Scw❤❤❤
@GameWithFinn
@GameWithFinn 11 месяцев назад
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ١ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ٢ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٣ مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ ٤ إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ ٥ ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ ٦ صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ٧❤
@ZAAK-fm3rd
@ZAAK-fm3rd 11 месяцев назад
Jordan 😢😢
@GameWithFinn
@GameWithFinn 11 месяцев назад
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
@Monicaa_ahmed
@Monicaa_ahmed 11 месяцев назад
Koko wllhi aqoon dhinac kasta ah baa ka muuqata ❤
@FarahAbdimuhamud
@FarahAbdimuhamud 11 месяцев назад
Gamgan wuxuu inoo cadeeyey in kooko iyo ceyda isku maskax yihiin isku level...😂😂
@sirtawararka8818
@sirtawararka8818 11 месяцев назад
Xaqiiq koko ma jilcana runtii gme waa ku celis koko iyo cayda ha isla jiraan iyo labada kale isku dar ee daminiinta ah
@xamzataatiko-bs1yq
@xamzataatiko-bs1yq 11 месяцев назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
@user-uo7mv9pr3c
@user-uo7mv9pr3c 5 месяцев назад
scw❤❤❤❤
@djacosta5118
@djacosta5118 11 месяцев назад
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet SCW🧠🩸🥲
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 11 месяцев назад
Scw
@XamseCwahab
@XamseCwahab 11 месяцев назад
Plz iska sax qoralka
@XamdiCalas-rv7ev
@XamdiCalas-rv7ev 11 месяцев назад
​@@NimcoAmiro¹sss⁸⁰⁰00000⁹i9999⁸8⁸8sac is the only
@abdihakimmohamud1961
@abdihakimmohamud1961 11 месяцев назад
Part 2 soo sameeLabada damiin isku aadi Cumeer vs amiira Ceyda vs koko❤
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 11 месяцев назад
War sidee wax u wadaa😂😂
@farhiamohamed6628
@farhiamohamed6628 11 месяцев назад
Inlaga badaa ujeedida😂
@Intisarcreates
@Intisarcreates 11 месяцев назад
​@@AeyziinAeyziin xaasidnimadiisa maka yaabtay😂😂😂 labada damiin hal xababo ma sheegayaan e wa halaga badiyo oo cad
@AbdiHirsi-o2k
@AbdiHirsi-o2k 11 месяцев назад
Koko iyo cayda inay isku level yihiin ayaad halkaa kagaran😂
@edabsansidihoyadeed704
@edabsansidihoyadeed704 11 месяцев назад
Wax barasha waaye waxbarashada maskaxda ayeee furtaa
@yuusufcali2986
@yuusufcali2986 11 месяцев назад
Waala caabiyey kooko king ceyda kaligiis ayuu sheegay
@updyhakimzalahaydiid5924
@updyhakimzalahaydiid5924 11 месяцев назад
Aar kooko iyo cayda iz fahmaayo ee izku balamiya waaxay cayda kaliya zheegaayee 😂
@Zoona777
@Zoona777 11 месяцев назад
Cumeer io amiira wax mba sheegi laheyn markaas😂😂
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels 11 месяцев назад
Allah is one ☝️ 😢
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 11 месяцев назад
Part 2 so samee❤❤walalkey Asad Hagio is not easy 2M coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰🥰👍
@Aulihans3030
@Aulihans3030 11 месяцев назад
M motoral way asad hadki hor waye
@AabdiAbukar-cs8fk
@AabdiAbukar-cs8fk 11 месяцев назад
Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed( صلي الله عليه و سلام ) 🕋 🕋 😢😢😢❤❤❤❤
@haniabuubakar-ok1hz
@haniabuubakar-ok1hz 11 месяцев назад
Team amiiro iyo ceyda wa idin wataa❤❤
@NimcoNimcomaxamed-u5d
@NimcoNimcomaxamed-u5d 11 месяцев назад
Alaah is the one ❤😊
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 11 месяцев назад
Allah akbar
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 11 месяцев назад
wllhi wax badan aqoonin bartay kan game kaliya maahe waxbarasho waaye❤
@kawsarkiin
@kawsarkiin 11 месяцев назад
Sidokle 😂
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 11 месяцев назад
Wlhi Anigaa wax badan Kafaa idyy Asad keep going Abti ❤2M comes son I.a❤❤
@aliyafarah987
@aliyafarah987 11 месяцев назад
Ma looga kafaidey 😂😂😂
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 11 месяцев назад
@@aliyafarah987rer ganacsi ma tihid dadka xiseya waxbadan e faideen
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 11 месяцев назад
Amarka ilahay kokoo waba iska jeclhy wlhi 🎉😂wa funny
@najiib_moha
@najiib_moha 11 месяцев назад
Team qab qab is not easy 😂😂😂😂
@sacdiyocadaawe4261
@sacdiyocadaawe4261 11 месяцев назад
Koko messenger midkey dhaheyso waa qalad amiira iyo ceyda ayaa badiyay asad
@fartuunbirimo1238
@fartuunbirimo1238 11 месяцев назад
Ceydaa masha allah tabaraka laah kulaha😅😅
@feisaldesantoz1858
@feisaldesantoz1858 11 месяцев назад
Manshallah Koko she's bright.....get blessed sister 🥺❤️
@AminaCumarcolow
@AminaCumarcolow 11 месяцев назад
Gameka wuxu Ahaa Ceyda iyo koko Best Game wan kuheesta❤❤😂
@MaryanMohamed-e5p
@MaryanMohamed-e5p 11 месяцев назад
Koko is a well educated girl m.a❤🎉
@deqadalka9953
@deqadalka9953 11 месяцев назад
Koko iyo ceyko aa ciyaaray😂😂😂 labada kale 0😂😂 horta amiira hasheegin😅
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 11 месяцев назад
Ceyko maaha ceyda 😂
@miikaaiilcabdala337
@miikaaiilcabdala337 11 месяцев назад
Coko iyo ceyda vs arimaheena oo kaliya u balami plz❤❤libaaxaas ubalami arimaheena
@raxmacabdirashiid5824
@raxmacabdirashiid5824 11 месяцев назад
ceyda is the best one because isaga lama caawin🎉🎉
@aliderie4978
@aliderie4978 11 месяцев назад
Cumeer iyo.amiira shirkadaha waa laga bdiya sababta magaranay koko sidey baburta u kalataqan cadimaha masha allaah keep going asad group waa idin wataa walaalaheyga
@omerdk6409
@omerdk6409 11 месяцев назад
team cadalad farta taaga team cayda 50/30 team koko 50/29 vaR MSN ayan ku dhaganahay koko
@sumayaajuniita3849
@sumayaajuniita3849 11 месяцев назад
Yes anaa kula arkay
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 11 месяцев назад
Tirada markay 23 maraysay ayuukajary
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 11 месяцев назад
​@@Amuunmoha8sax wuu kajaray
@maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
@maryamacabdulqaadirmaxamuu3199 11 месяцев назад
Cumeeyr iyo amiira hadii isla jirilahaayen 4 xabo xataa ma sheegeen😂
@Qoraxda
@Qoraxda 11 месяцев назад
😂😂😂lee iyo makasayi kudhameyn lahayen ciyarta😭
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 11 месяцев назад
Allah is one☝
@juweriamohamed1987
@juweriamohamed1987 11 месяцев назад
We know 🙄🙄😑🫤🫤😑
@HanadabdiMuse
@HanadabdiMuse 10 месяцев назад
​@@juweriamohamed1987🎉😮
@ismaaciilnuur582
@ismaaciilnuur582 11 месяцев назад
Amiira is not easy❤
@mahamudcraxmaan3376
@mahamudcraxmaan3376 11 месяцев назад
Cumeer Xariif waye Illaha ayuu ugu baxaya Koko adiga sheeg tagan tahya😂😂😂❤
@CAliCadaawe119
@CAliCadaawe119 11 месяцев назад
Team qab qab is not easy wali wata qab qab nagas ti video 2024 😂
@dheereyechannel
@dheereyechannel 11 месяцев назад
legends always asad hajio and king ceyda and amira qurux and cumeer big fan and koko team's isn't easy rematch coming soon insha allah ⚽️💯💯👍👍❤
@hamdi9266
@hamdi9266 11 месяцев назад
Game-ka ceyda iyo koko isku balamiya markale 😂😂
@CabdiWahaab-vu4zp
@CabdiWahaab-vu4zp 11 месяцев назад
Arimaheena Gamekan CiD Kama Badin Karto 😊
@aliderie4978
@aliderie4978 11 месяцев назад
Maa shaa allaah intuu ceyda sheegey 2 gefey laakiin 6 uu gefey ayaan sheegey taliye asadow horey usoco❤🎉
@BashirMaxamedcali
@BashirMaxamedcali 11 месяцев назад
109 qof ayaa iga hormartay sidee maaseedgay looaqrinaa 😢 wakaxuma hay inaa uhoreeye ayaa umaleenaaye😢
@FathiOsman-y7s
@FathiOsman-y7s 11 месяцев назад
Allah is one😍😍😍😍😍
@USAME664
@USAME664 11 месяцев назад
Team qab-qab waan iska jeclahay ilahayamarkii 🖤
@Mulika__ali
@Mulika__ali 11 месяцев назад
Naxaristu waa dhalad rabi kugu dhex aadayy❤🎉
@CabdiOmar-be3ud
@CabdiOmar-be3ud 11 месяцев назад
Amiira labiskaaga maanta waan ka helay kaalay arag waaye ❤🎉
@zeitunismail5217
@zeitunismail5217 11 месяцев назад
Some of us we just need her presence she makes the game fan and worth watching 😂
@Nastexayahye1779Teexa
@Nastexayahye1779Teexa 11 месяцев назад
Cumeer iyo amiiro maanta waa ku quslay waa iska fadhiyaan lee😂😂😂
@JOKERGRAPHIC.
@JOKERGRAPHIC. 11 месяцев назад
17:31 ilaa 17:47 koko indhaheeda joogsi ma leh fiiri 😂😂😂
@Ayuup-cj
@Ayuup-cj 11 месяцев назад
FBI aa ku fiicantahy nio hdaaba baalasha indheheeda lasocoto😂😂
@hanadqaasim5061
@hanadqaasim5061 11 месяцев назад
Adiga kadaran wllhi oo soo qabtay 😆
@Zinyoriita2525
@Zinyoriita2525 11 месяцев назад
Dhib badana😂
@salmosahalsalmocabdi8031
@salmosahalsalmocabdi8031 11 месяцев назад
Adaa itusey😂
@iqrabishaar3473
@iqrabishaar3473 11 месяцев назад
Awal commentigaadaa Arky Kdipneh gawarta indhaheedaa arky walhi qosolkaa iga dhmeesy😂😂
@adowabdisalad1450
@adowabdisalad1450 11 месяцев назад
Can't wait the game❤
@inamohamout
@inamohamout 11 месяцев назад
Next arimaheena I.n 🎉❤
@xabdicali8796
@xabdicali8796 11 месяцев назад
Allah is one❤💖😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 месяцев назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤❤❤❤❤
@zuhaypmuparik-ms9bm
@zuhaypmuparik-ms9bm 11 месяцев назад
team amiira wan idin wata😂😂😂😊
@abduqaadirhasan-yw5mo
@abduqaadirhasan-yw5mo 11 месяцев назад
Asadow calaamada messenger ceyda wuuu sheegay qalad aa dhahday kokana sax 😂
@raxmo687
@raxmo687 11 месяцев назад
Asad ceyd iyo koko labadoda bis so qabo 😂😂😂😂😂 cumer xoga wax yar cawiyey lkn ceyd asi le shegay lkn ugu daben ceyd iyo amiira ma guldareysan barejo galen
@shankaroonyaasiin3917
@shankaroonyaasiin3917 11 месяцев назад
Next cumer iyo amira isku team ka dhig ceyda iyo koko isku team ka dhig😂😂😂
@bakarbinucali4320
@bakarbinucali4320 11 месяцев назад
Caadi aa loga badina😂
@umusidra1435
@umusidra1435 11 месяцев назад
Amiiro iyo cumeer isku group ka dhig ceyda iyo koko isku group ka dhig
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 11 месяцев назад
Ceyda funny waaye 😅😅😅
@mohamedgentleman
@mohamedgentleman 11 месяцев назад
Asadow waxaa guulaystay team Cayda iyo Amiira Waayo loogada MSN Koko way khaladay waxayna ku tiri Messenger waad u saxday marka halkaa dib ugu noqo oo teamka guulaystay xaqooda sii nin yahow
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 11 месяцев назад
Kunoqo halkas 14:25 loma sixin oo way qalade
@miskiyuusuf1320
@miskiyuusuf1320 11 месяцев назад
​@@AeyziinAeyziin 12:22
@mohamedgentleman
@mohamedgentleman 11 месяцев назад
​@@AeyziinAeyziinwaa daqiiqada 12:22 fiiri Koko waxay dhahayso
@MustafeGaney-us6rr
@MustafeGaney-us6rr 11 месяцев назад
Inta garatay inuu yahay Black berry ..😂😂
@miikaaiilcabdala337
@miikaaiilcabdala337 11 месяцев назад
Coko iyo ceyda vs arimaheena oo kaliya u balami plz❤❤
@sagalxasan8229
@sagalxasan8229 11 месяцев назад
Qosol mnoli ceyda kulaha amira 1 xita mturaneysid miyaaa astaqfirullah 😂😂😂
@nishapep1517
@nishapep1517 11 месяцев назад
Cumeer iyo amiiro qasaaro socoto weye 😂😂😂
@anisaaden7740
@anisaaden7740 11 месяцев назад
Kucelis part 2 we wanna see de winners 😊
@omerdk6409
@omerdk6409 11 месяцев назад
no no wlh no koko MSN waxey dhahday mesengar dhahday so sax ayaad siisay cadalald team is her
@KingHamada1
@KingHamada1 11 месяцев назад
ABSOLUTELY 💯
@hodan777
@hodan777 11 месяцев назад
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂 Plz wllo anaa u dambeeyo caawo ko dheh wn so dashay ee plz like isar😂😂😂😂😂
@shukrisharaf1321
@shukrisharaf1321 11 месяцев назад
Blyo😅😅😅😊
@nimcodaahir7562
@nimcodaahir7562 11 месяцев назад
Waxn sac sacada ah😂😂😂
@aishamuxudin
@aishamuxudin 11 месяцев назад
Lgu qaadyee mxaa nooo ooomisay😅😅😅😅
@zakariyemohamed4512
@zakariyemohamed4512 11 месяцев назад
U so funny😂
@arwamohamed169
@arwamohamed169 11 месяцев назад
Tag alla Ku qaad Tee 😂
@mohammedabdisamed1906
@mohammedabdisamed1906 11 месяцев назад
Su,ASHA masenger waa qalad Hotmail waaye waqti hore la is ticmali jiray😂
@Janno66
@Janno66 11 месяцев назад
Team koko is not easy guuldaro barbaro ayaa noo dhaanto😂😂😂💪🏾👍🏽
@Sucdijamachashi............
@Sucdijamachashi............ 11 месяцев назад
Asad cadaalad buu sameyey wlhi mid eber ah iyo mid wax yaqaan isku adiyey wana sida saxda ah ee loobahanyahy marka cadaalad sameyneysid guuleyso
@ZakiDahirnuur-lz1lj
@ZakiDahirnuur-lz1lj 11 месяцев назад
Team koko cadi ma ahan wey Shidanyahii nxt iskubalami Asadow ❤️
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 11 месяцев назад
Team amira wataa ani 😂❤ lakiin asad saa xaq maaha koko waad u sheg shegysaa😂
@mohasacid4172
@mohasacid4172 11 месяцев назад
power of East Africa Somalia 🇸🇴💪🌍
@alikhalif6111
@alikhalif6111 11 месяцев назад
Team Amira And Team Koko is not easy I can't wait part2 markan idin dawada anigo hanaqsan aniga le iskaqusla farhad ayan darema ila aay iga shakiyan dadka iga agdaw markan idin dawanaya qusal le igu dishen
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 11 месяцев назад
Koko wexey qaladey MSN wexeyna tiiri messenger waxana badiiyey team ceyda iyo amiira
@abdikafarhussein9298
@abdikafarhussein9298 11 месяцев назад
Big fun umeyr has made my day surely 😂😂😂😂😂😂😂
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 11 месяцев назад
Cumeer su aal uusan fiirin baajirtay uu iska gudbiyay laga yaabee in uu sheegi lahaa isaga dhan kooko ayuu iska daawanaayay su aasha dhan kuma mashquuleen in fiiri ladhaho ma ahine ❤❤❤❤❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 месяцев назад
inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo xanuunsan waan idin Salaamay 👋 somaliyaasha 😂😊❤
@ayaanlenuurxuseenayaanlenu4359
@ayaanlenuurxuseenayaanlenu4359 11 месяцев назад
waka qady 😭😂
@ismadhibto8172
@ismadhibto8172 11 месяцев назад
Asad gameka part 2 soo samey igana soo adkeey😂❤
@AmaalMaxamuud-n3p
@AmaalMaxamuud-n3p 11 месяцев назад
Asad ku taageero waxan rabi kaga baryayaa in illahy lugahagi mar kle ku socotid huno manta 9 months ka hor so dhawayntii xamdi bilan daawanayey kadib iska qiirooday markay heestii ku qaaday wllahi❤
@user-sp6og6qt9u
@user-sp6og6qt9u 11 месяцев назад
Alla illahow team 27 nooda wlhi way iga qosliyaan😂😂❤
@codayaadam1280
@codayaadam1280 11 месяцев назад
Ceyda vs koko iyo cumber weey amiir waa iska fadhidaad mooyee
@BashirMaxamedcali
@BashirMaxamedcali 11 месяцев назад
Asc aad baa ufaraxsanahay❤ sawabtoo ah qofka uhoreeye oo arka ayaa noqday piliis leek iisaara se u kaarto.Asad xaajiyoo❤❤❤❤❤❤❤❤Taayeere lambar1🎉
@lailaaadan3427
@lailaaadan3427 11 месяцев назад
Cayda badan lahaa massgerka cayda waa ka qaladay kokana waa u saxday
@Haara57
@Haara57 11 месяцев назад
Amira iyo ceyda ayaa wata 😂
@abdurahmansaed2505
@abdurahmansaed2505 11 месяцев назад
10:32 blackberry maa sida u adkaday. 17:24 VLC media player waye
@munabarre6738
@munabarre6738 11 месяцев назад
Team qabqab inta wadato ismuujiya❤
@Shiine10
@Shiine10 11 месяцев назад
Asadoow KoKo weY qaladaY logada MSN ka LEGENDS Lee Yaqanan Calamadas Team INTERNET CAFFE 👍 iigu cimaamada
@hassansuldaan5356
@hassansuldaan5356 11 месяцев назад
Massager ayey dhahday waana qalad
@BashirMaxamedcali
@BashirMaxamedcali 11 месяцев назад
Waxaan rajeenaayaa heerkaan midka sareeyo inaagaartiin tim 27❤❤❤🎉
@user-ji9rx9mv7h
@user-ji9rx9mv7h 11 месяцев назад
Kusaliya nabiga❤😢❤
@nasrudinahmad1108
@nasrudinahmad1108 11 месяцев назад
Inta tiktoka kasoo aragtay😂😂🖐
@ShaahiinAweisMohammed211
@ShaahiinAweisMohammed211 11 месяцев назад
Asadow gameka qalad yar ayaa kujiro dib ufiiri please time koko ayaa badiyey 23 iikoo maraayaan 22 usoo celisey😢
@arafad5842
@arafad5842 11 месяцев назад
It's nice game always go ahead bro with ur team
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 11 месяцев назад
Koko Macha Allah waye siday hala Haa dhan ugaratay 👏😂❤️
@Ifrahismil
@Ifrahismil 11 месяцев назад
Amiiro prank ku soo sameeya plz waa iga codsi😢
@ShadiaOsman-ox5id
@ShadiaOsman-ox5id 11 месяцев назад
Cumeer vs amiira Ceyda vs koko
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 11 месяцев назад
AMIIRO IYO CUMEER 2DAMIIN 00 KOKO VS CEYDA aya ciyarey😂😂😂😂
@wllfarmaaubdate622
@wllfarmaaubdate622 11 месяцев назад
Waaw caawa anaa komontiga ugu horeeyo noqdey m.a sidaas darteeda waan ku faraxsanahay
@KaderAbdilahi
@KaderAbdilahi 11 месяцев назад
Walhi ceeda waan kaawasheen Bharti 2 soo saameeya biils 😅❤
@Faatima.18
@Faatima.18 11 месяцев назад
Asad waan ku taagera lkn waxan Mar walbo kaa dareema inaad u hiilisid ama aad u janjeerto dhanka kooko adona xuman ii arkeen game ka si cadaalad u qawo waxa thy qofka kliya aan jclhy muqalidiisa ee yutuber ka ah❤❤❤
@maxamuudnimco
@maxamuudnimco 11 месяцев назад
A sad wiilkii ugu horeye e video gaaga arkay ayaan ahay 😂😂
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 6 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏
@Laarva_poy
@Laarva_poy 11 месяцев назад
Amiiro qurux markii natiijada lashegayey way faraxsanayd waa badiseen cml markey barejo noqotay waa ay naxday😂😅
Далее
KING CEYDA BASAL YES OR NO  QOSOLKA ADUUNKA😂
12:46
Просмотров 222 тыс.
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24
How would you react?!😳
00:44
Просмотров 3,4 млн
NAFTAADA YAA KU AAMINE XAASIDNIMO  ISKU BADAHSE😂😂
15:25
U TILMAAN SHAQSIGAAN QOSOLKA AY IGA DHAMEEYEEN
14:45
Просмотров 499 тыс.