Тёмный

TEAM RUUFYANIN KA CARARA MESHAAN AWAY GABDHIHI DHAXDU U XIRNEED 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 9 месяцев назад
Illahey caafimat iyo ciimri dheer hakusiyo abyo hooyo ciiyaara ma ahan wlhi Caruuruta sugeso hooyo
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 9 месяцев назад
Maasha allaah Waan jeclahay markii markii aan arko dhiiro galisay 🎉❤🎉❤ love you sister
@umuilyaas2597
@umuilyaas2597 9 месяцев назад
Masha allaah xabibti waba naga sodahisay waxan ugu jeclahay video ga nadafada iyo karinta isla socdo wlhi inogu dadal xabibti qaali ❤❤😊😊
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 8 месяцев назад
Asc wlley aniga maantaa iigu horeysa waad mahadsantahey
@sahroali2547
@sahroali2547 9 месяцев назад
Masha Allah abayo Allaha ku caafiyo ilmaha
@NasteexoCali-nf4kk
@NasteexoCali-nf4kk 9 месяцев назад
Mashaa Allah waa saas abayo gabdhaha markey issues xigan. aniga shan gabdhod aya isku key xigta wana sidas alah hano barekeyo gabdhaha iyo wilaba
@som1
@som1 9 месяцев назад
Woooow baraf mashallah. Uk waa very cold but not much snow
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 9 месяцев назад
Lailaha wlhi dhig kar amugudhaca ayan isdhaha wlhi lawada ijogto camal waye manshaallah
@ashkancantar5350
@ashkancantar5350 9 месяцев назад
Wll ha dhihin lailaha keliya ee dhameyatir lailaha ilalah dheh, lailaha ilaah majiro wye
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 9 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada illahey ha idin cafiyo dhamantiin macanto maserka isku mid waye macanto wiilasha xita weymaseran gabdhaha dagalka kaceli waxad dhahda majecli inan arko idinka oo isrifayo macanto wey yaryar yihiin illahey haku barakeyo Yaa Rabi
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 9 месяцев назад
I love Ruumi. Aniguna waxaan aaminsanahey. Hadal yar iyo Hawl badan.
@SouadAlimed
@SouadAlimed 9 месяцев назад
Mashallah walal horee u soco
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah qabow hadi yimado streetsna yimid 😊
@CuudCaasho-s7n
@CuudCaasho-s7n 8 месяцев назад
M.a❤❤
@official.raiss0613
@official.raiss0613 9 месяцев назад
I took nice time with you sis
@saeedjama-mj2jx
@saeedjama-mj2jx 9 месяцев назад
Mansha allah ilaaheey ilmaha hanoo daayo ❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Kkkkkk rumiyey team ruufyaan wax ma nadiifiyaan miyaa waa iga qoslisey wlshey😂😂😂
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 9 месяцев назад
Markan kuarko ayanba shaqada horey igalaa manshaallah illahey xooga hakubarakeyo ameen
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 9 месяцев назад
Masha allah
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 9 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah ❤
@nourittabarkat5557
@nourittabarkat5557 9 месяцев назад
Ruumiyeey sdan youtube kga u brtey duusuuda si fiican bn u facsaa hooyadey wey yaaabantahay in la dhiirigaliyo ma oga dhuxushiii si fiican bn uga xogaaa😂 mhdznid qli wxn ahaan jirey hablaha laysiga imikana fariid xfdii ba anaa haya
@Sahrokeyf978
@Sahrokeyf978 9 месяцев назад
kkkk ruumiyeey tiim ruufyaan maxaad u burisay 😂😂
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 9 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
@sagalmohamed7246
@sagalmohamed7246 9 месяцев назад
Wlh Wan qosly team rufyanin 😂😂
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 9 месяцев назад
Walalo maxa kuhelay sidan kusugaye waxba madan sodhigine ma xanunsate
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 9 месяцев назад
masha allah ❤❤❤
@Nura-p7d
@Nura-p7d 9 месяцев назад
Ruumi no Rooneey hada waa qaboow waad la socota bustaha naga soo hoos sar noso badi
@hassanosman3668
@hassanosman3668 9 месяцев назад
Furshaanta xagee ka gadatay iyo mashiinka manatusi karta
@hamdimohamed-to5gi
@hamdimohamed-to5gi 9 месяцев назад
Qal maxaa ladhahaa abyo aniga jalmada shaaxa markuu iga gaduudiso waxan ku dhaqaa niin dhanan ayan kala jeex oo biyo dabka kula saara kadib ayan markey cabar karkarto ayan dhaqa markan qabojiyo marmarna oomo ayan ku dhaqaa lkn oomada waxan ku nacay weyka carfee muga qalka inooga faaidey abyo aniga ma aqaaan xooga lahjadaas
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Waaa. Fikrad fican saas ba
@hamdimohamed-to5gi
@hamdimohamed-to5gi 9 месяцев назад
@@ruumichannel ok xppti lkn qalka iima faaideyen w
@ciiltirasaed9947
@ciiltirasaed9947 9 месяцев назад
Aniga gabdho isku xiga ma haysto lkn wiil iyo gabar aya ii jooga mashaalaah gabadhyda iyo maysa yar mar wada dhashay oo wiilka ayaa wayn 3 sano jirahadana wiilka ayey marwalba ka maseertaa markasta uu i soo dhawada ama aan laabta gasho kor ayey kaga imanaysa qaniinyo ayey ku dhajinaysa kaliged ayey rabta marwalba inaan laabta ku haysto ama aan yada uu. Wax siiyi😅
@ibtihal2417
@ibtihal2417 9 месяцев назад
Ma sha allah abayo aniga 3gabdo aa isku higto sida ruumi shegtey waye madax xanun aa igu dacay wlhi allaha nofududeyo
@-farhia
@-farhia 9 месяцев назад
Gabdhan shaqa feraha ka jaja bisey dadka routine wa sameyan lkn gabdhan sey usameyso waa mid xoogan Xiliga nasan lahed waye Abyo iska kale yaree howsha
@ruumichannel
@ruumichannel 9 месяцев назад
Teamkaga meshan inana kaga yerin waa sii sheeegay kkkkkkkkkkk
@naimaschannel2695
@naimaschannel2695 9 месяцев назад
Abayo inte kaso gaday bar kamahan
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 9 месяцев назад
😂😂😂😂 labadaba u samee labadoda dhungo 😂😂
@SahraKaaba
@SahraKaaba 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@Yourfav_Nadia
@Yourfav_Nadia 9 месяцев назад
Ruunay cadey alle ku dhuro qaali ❤❤❤❤
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 9 месяцев назад
Masha Allah ❤😂😂😂abayoo you are strong mum
@fadumo321
@fadumo321 9 месяцев назад
M.a abayo waxaan ahay gabr wax badan kula socotay aadna waan kuu xiiseeyaaa xbbti Aniga waan shaqeeyaaa xaasna waan ahy minshaarkayga qayb Ayaan meel dhigtaaa lkn 1 arin ayaaa I haysata taas oo ah abayo aniga 4 sano la iqabaa walina awlaad maan dhalin lkn allh ayaaan kurajawaynahy inuu isiiyo bilkasta isbitaal ayaa lacagta iga dhameeyo 😢 Ila taliya xabiibaatii❤😢😢😢
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 9 месяцев назад
Abayo salatu leyalka badi iyo saliga nabiga c.s.w astaqfaarta insha Allaah kuwa caafimad qaba O baariyaal ah Allaha na siiyo dhamaanteen Aamin
@fadumo321
@fadumo321 9 месяцев назад
Insha allh xbbt shukran wllhi awlaad la aantu waa xanuun😢🤲🤲
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 9 месяцев назад
@@fadumo321 Haa wlhi guri aan caruur joogin nuur maleh naagna cimrigeeda wuu iska gaabanyahay alx
@fadumo321
@fadumo321 9 месяцев назад
Haaa aniga dadka aaba I dhibeen ayagaaba iniya jabiyeen naa heblaayadii isku mar la idin guursaday 3 ama 2 ay dhashee adiga xaa qabtaaa 😢😢😢 allh wuu I arkaa tabor xumaday yaa allh 🤲
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 9 месяцев назад
@@fadumo321 abayo dadka dhag how dhigin Allaah talo saaro insha Allaah
@sumeyraabdullahi6707
@sumeyraabdullahi6707 9 месяцев назад
Ruuuumi no so gali how to use washing machine
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 9 месяцев назад
Asc. Maansha Allaah Allaha kuu barakeeyo xoogaaga dhamaanteena iyo intii Islam ah. Kkk weli yaa ku gaarey markey weynaadaan ayaa ugu daran mar marka qaarkii waan oon jirey kala celintooda howshii guriga oo aad midaad Tiraahdo wax yar ii soo qabo waxey ku dhahee ani ima jeclid oo mar walba hoosha anaa ii dirtaa,ma i dhalin miyaa?aniga ayaa howsha qabto tii I caawisana qeyr Allaha ku siiyo ayaan dhahaa. Maansha Allaah waa qurux markey waa weynaadaan Allaha noo daayo oo Diinta noogu hanuuniyo. Wax aan lagu dhibtoon lama dheefsado Maansha Allaah soo weynaada caafimaad taama Insha Allaah.
@hamdiabdullahi4764
@hamdiabdullahi4764 9 месяцев назад
Wn Kula soo gaare xappty
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 9 месяцев назад
@@hamdiabdullahi4764 Insha Allaah idinku oo caafimaad nabed iyo wai farxad heysataan ku gaar meesha aad doonto dhamaanteen iyo intii Islam ah.
@RayaanLove-fi8fu
@RayaanLove-fi8fu 8 месяцев назад
Shaqada ukala gooy jaleeca iska daa abayo gbdha iyadey anfaceey Hadhow kale tkle 8jir markey noqdaan tababar haddikle 13iyo kabadn lama fahmo dhib
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 8 месяцев назад
@@RayaanLove-fi8fu kkkk wlaashey jilaac ma’agyaalo qof wadan gaalo ilmo ku korineyso,ee Illaah hanoo hanuuniyo awlaada hadey nool yihiin shaqo wey qabsanaayaan ALLAAHU ACLAM. Mahadsanid rajigaaga.
Далее
SIDEE KA DHIGAY JIKADEYDA #CUSUB2025#dhaqalaha
15:27
Просмотров 11 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,4 млн