Тёмный
No video :(

Team27 Hortooda - I AMK Qeylo & Xanaaq " Amiira Wax Maduuban Kartid" | Real Life Camera Ep.10 

ArimaHeena
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 266 тыс.
50% 1

#arimaheena #team27 #reallifecamera
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,298,044 subscribers

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 638   
@user-yf4gn6mc9t
@user-yf4gn6mc9t Месяц назад
Ceyda iyo amiira laaantod abaar yaaba ka maqnaan kara qabqab ❤😂 inta dartood udaWata 🖐🤤
@maryamaCabdinaasirnuur
@maryamaCabdinaasirnuur Месяц назад
Haa wlhi😂😂
@ShukriadamShukriadam
@ShukriadamShukriadam Месяц назад
Anaan kow kaah
@Cayuni1
@Cayuni1 Месяц назад
Inta jecel markay Cayda iyo amiira jogan life camera ❤😂
@SagalQaasim
@SagalQaasim Месяц назад
Imk io amiiira maxaa kala heesto 😂😂😂 Wakuhesana
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
​@@SagalQaasimabaa maxa dhacay may is dagaaleen mise way kaftamayaan
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🥹
@MuuseMaan
@MuuseMaan Месяц назад
Na wllo madaashid miya wadigi mel walbo dhex taagan tnkle iskadaa nabigena nnkh aad like kuradineysid
@MuuseMaan
@MuuseMaan Месяц назад
Lixsano baad youtube kujirta oo tuugsi iyo waxqorid wadaa ee talent yeelo
@khaalidmareey5366
@khaalidmareey5366 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar Месяц назад
Ayy dadkii mesha shidi laha baa jogacaawa Ceyda iyo Amiira qurux ❤❤❤❤❤
@Salmoxaashi
@Salmoxaashi Месяц назад
Jah cwa amiiro io ceyda kujiro dadkii mesha shidi lahaaa😂❤
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi Месяц назад
PpeH Caawa ku afduubanaya💀💀💀
@xanaan9003
@xanaan9003 Месяц назад
​@@ApdiraHmaaN_ALi😂😂😂😂
@hafsamohamed4339
@hafsamohamed4339 Месяц назад
Dadku markay barnaamij duubanayaan ixtiraam, real life maaha inaa qof barnaamijkiisa soo gudbusid, period!
@safiyomusemohamud6774
@safiyomusemohamud6774 Месяц назад
Warun waxiba Wala arke
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 27 дней назад
@@safiyomusemohamud6774jahilin ma tihin markey post gareya markazu uso dhiga asi
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan Месяц назад
Armaan markuu duubaayo aa jeclahay real life 😂😂😂
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Coz meel kasta buu galaa😂❤❤
@SareyeguudAGuud
@SareyeguudAGuud Месяц назад
Aniguba sidoo kale
@user-qt5lb5wl4w
@user-qt5lb5wl4w Месяц назад
Wllh anigaabo xaan nama dhafto 😅
@kawsarshuuke2659
@kawsarshuuke2659 Месяц назад
Caymir meeshe kujiraan yaa dhaafi karo😂❤
@HodanMaxamadHodanMaxamad
@HodanMaxamadHodanMaxamad Месяц назад
amiiradeena kujirta inan daawado wn kuqasbanahay sababtoo ah maba dhaafi rako ❤ kaligeed baqorad ❤amiira
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Jah hadii amiiradeena joogto waala daawanaya waliba si raaxo leh😂❤❤❤❤😊
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 17 дней назад
NIN WIILKIISA INKIREY😢MAKAA TACNI BAAD TIHIIN😢MAXAAD U DAAWANEYSAAM UNSUBSCRIBE WADA DHSHA XAASIDKAN CUNSURIGA AH
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Месяц назад
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Месяц назад
Scw
@amranhajji
@amranhajji Месяц назад
Bal fiiriya Amiira waji furnaanta iyo farxda ka muuqata mar walba dadna wxd mooda in la dilay adunyada iska farax 2 beri ee ad joogto😍
@user-mr2kl5ch6k
@user-mr2kl5ch6k Месяц назад
Haa wallhay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Amiira farxadani waa mid ay u dhalatay dhowr jeer baa arkay iyadoo camarada laga duubay iyadon ogeen iyo mar prank lagu sameenayay dabeecadu waa u dhalasho Asad xataa waa lamid saa filaayo
@amranhajji
@amranhajji Месяц назад
@@adoontiallesiman262 aad Iyo ad wlhi Waji Furnanata dadka muslimka ah baa Kugu Jeclanayo Ajar baba Laga yaba inay ka hesho
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 27 дней назад
@@amranhajjiwax kasto camera ka aragto run haumaleyn
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Amiira meel kasta iyada shida ❤❤❤
@twinsisters-rd3gq
@twinsisters-rd3gq Месяц назад
inta real life ka mrky cayda iyo amiira joogaan daawata😂💗
@user-qk2jx5xy7p
@user-qk2jx5xy7p Месяц назад
Me😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
Ayy qab qab jogaan cwa wee shidn thy real live camera❤😂
@user-pb8vh9ms2f
@user-pb8vh9ms2f Месяц назад
Views xumaa keente guriga asad
@Miinaahenaaarts
@Miinaahenaaarts Месяц назад
@@user-pb8vh9ms2f asad io qabqab hadi la isku arko dad badan gubanaya🤣🤣🤣🤣
@Naxariisleyyyyyy
@Naxariisleyyyyyy Месяц назад
​@@user-pb8vh9ms2fwaligod Bay joogi jidhee. Ay azxabta ka dhaxbax
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Месяц назад
​@@user-pb8vh9ms2f kuwa la jogaa view hku helan horta😂😂😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
@@user-pb8vh9ms2f views ka oo lugo leh wye qab qabs wa dalan thy
@Miinaahenaaarts
@Miinaahenaaarts Месяц назад
Amiiro qurux bilash ulama bixin meesha ayadaa ka muuqata❤😂
@BoqRaD
@BoqRaD Месяц назад
Amira io ceyda dartood u fiirsanooya wllhi jah❤
@DeeqoAli-x9m
@DeeqoAli-x9m Месяц назад
Caawa waa ku haystaa video ga amiiro boqorad waa halaga leexdo😂❤
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x Месяц назад
Amiira qurux qof wanagsan waye maxanaqeyso imk wu lakaftama keep going guys❤❤❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 Месяц назад
Inta amiira iyo ceyda dartod udawata❤❤❤
@FatmaHussein-xp9sc
@FatmaHussein-xp9sc Месяц назад
Ku sali xabiibkeena muhhamed scw❤❤
@NajaxAbdi-qi8fg
@NajaxAbdi-qi8fg Месяц назад
Meel ay amiira qurux iyo cayda lagama tagi kro😂❤❤
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi Месяц назад
Agtaada iga eeg 🔥
@Bellaa309
@Bellaa309 Месяц назад
ceyda iyo amiira markaaan araky kabahaaa kasooo cararay 😁😁😁😍 mideeda kale mxaaa ka qaldan imk ,qeyli bdanaaa ma ilmoo dhalay buu dadka umooda bro chillll
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
Waa dhibaa ayuu ku dhahay armaan ee camera-da iisoo jeedi
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
IMk bilaa xushmad weeye siduu amiiro ula hadlayo😢amiiro wayku xushmaynee xushmee ufff
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад
7+7
@Bellaa309
@Bellaa309 Месяц назад
@@HamdaAbdi-sc3tz waa run de respect goes both ways runtu kama dhigeyso 7+7
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
​@@HamdaAbdi-sc3tzwxay thy hanoo shegin
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад
@@Fairygurl23 7+7 kkkkkkkkkkk
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад
@@Bellaa309 wuxuu kawada xumaan iho wanaag miyaad ogthy aniguba dadka ina dhibo kaqaylisiya jeclahy dadka lama xukumo ado ogayn qofta 7+7 leyhyna dacayad iyo dhib kawadaa no xumaan
@shariifmohamed7077
@shariifmohamed7077 Месяц назад
maanta waa dhalashadayda qof like ii saaro ma arki😭💔
@MuuseMaan
@MuuseMaan Месяц назад
Maalin walba dhalashadaada miyaa 😂😂
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
Kkk maalin walba miyaa dhalataa
@LadoOumoud
@LadoOumoud Месяц назад
Xaley dhalasha daada aheed cawaa naa maa dhalaha dadaa 😂
@fathumapazhir1912
@fathumapazhir1912 Месяц назад
Dhalashadaadu madhamaato miya😅
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 Месяц назад
Ani Ceyda iO Amiiradeena Lee ujeedaa waley see Nii yeelay Reer RU-vid 😂😂 Amiiradeena farxada Aa ku fiican tahay waligaa Noo faraxsanaaw abyo Mcn ❤❤❤
@user-mr2kl5ch6k
@user-mr2kl5ch6k Месяц назад
😢 Haa wallhay
@Ezraa-v2b
@Ezraa-v2b Месяц назад
Qab qab dartood lee u imaade halkan meelee joogaan amiiro ìo ceyda maa ka maqnan kara😂😂
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu Месяц назад
War yaa iamk gawadhena amira hanowqeylinin 😊
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv Месяц назад
Omgtt amiiradena dadka wy ka dhex muqata mar kasta wy iska faraxsan tahy illahy ha usiyadiyo
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy Месяц назад
Mar haday tema walba jogan laima wayo😂😂😂
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi Месяц назад
Hodan PpeH☠️☠️☠️
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Месяц назад
Bl amiira markasta see u faraxsan tahay eega masha allah inta ba quuri ladihiin markey asad guriis tagin wey ku jasaarta dhaha markey u taktana views xuma ku dhacda dhaho ilmo dream amiira iskaga hara mesha tage io mesha iska dhaafe la idenma dersane mmaskiima yohow😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y Месяц назад
7+7 waxba lagama qoro marka cadow yeelato ne ogow ina wax tahay tan kale asad kaligis abaal kuma lahe ayada xita abaal bey ku ledahay dad isla so jabhadeynay wallo waye
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Месяц назад
@@hayat-q8y sas waye aba lkn ciil bey igu dilayan 90 wey caynayan
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 27 дней назад
@@hayat-q8y7+7 mxa wye inte laga keene😂😂
@AmiiraFans
@AmiiraFans Месяц назад
waryaa imk gabadha qeylada noga daay😌😂
@AmiiraFans
@AmiiraFans Месяц назад
kuweygi ceymiir caawa kujiran waa shidan yahay video 😂❤
@Josephboy1122
@Josephboy1122 Месяц назад
Arimaheena this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter❤❤❤
@user-rd2ut4yq1k
@user-rd2ut4yq1k Месяц назад
Alla caymiir baan arkyaa jecliyaa amiira iyo cayda mashy ku jiraan ❤❤
@user-hy7xg1xv2e
@user-hy7xg1xv2e Месяц назад
Amiira meeshey joogto leygama wyo ❤jahh Amiiradeena
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 Месяц назад
Real life ka Arimaheena adi noo soo duup markaasuu xaraarad leyahy😂😢❤
@niciimacqaadir
@niciimacqaadir Месяц назад
meley qab qab jogn lagama maqnan karo🎉❤
@samarmohamed4226
@samarmohamed4226 Месяц назад
inta amiira iyo ceyda dartood u fiirsanoso👍🏻😂
@Naxariisleyyyyyy
@Naxariisleyyyyyy Месяц назад
Habenka aysan ku ĵidhin ma firsadobo😂😂
@Funamiiraqurux
@Funamiiraqurux Месяц назад
Me😂
@AmiiraFans
@AmiiraFans Месяц назад
ani😂❤
@niciimaMustafe-by7fp
@niciimaMustafe-by7fp Месяц назад
La,aantod meezhu nuur maleh ❤
@amranhajji
@amranhajji Месяц назад
Maya habeen kastan fiirsada team 27 waa isugu Kay mid
@Cumeer_bigfan-e4x
@Cumeer_bigfan-e4x Месяц назад
Inta kuheysato RL-camera markey amira iyo ceyda kujiraan one like 😂🎉👐😍💀👀👀
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar Месяц назад
❤❤❤❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@FATHIMATIO
@FATHIMATIO Месяц назад
Wana kan abeera cade team qabqab one like ❤
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED Месяц назад
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 Месяц назад
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Месяц назад
Scw
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 Месяц назад
Amira iyo ceyda ❤❤❤
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 Месяц назад
Lkn camerada joojiya marka uu qof wax duubanayo waxaa loo baahan yahay inaan la ogaan oo videoga qofku markuu soo bixiyo uun daawadaan dadku waana qalad intaas wax ka badal ma wanagzana
@wanaagjeceyl5250
@wanaagjeceyl5250 Месяц назад
Asad boqoradiisa waa amiiraa😂❤ I aaminaa 😢
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 Месяц назад
Team Amiira qurux iyo king cayda one like 👍❤❤❤❤❤❤❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 Месяц назад
Kabax marki amiira iyo cayda kujiraanle daawada real life markaasleeba shidanthy😂😂
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak Месяц назад
Aniba dawanayo cawa igu horeysaa😂
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy Месяц назад
Ala macalimow safiyo kahele war kaqabta gabadan idhi cusuba haku bilaawin❤
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed Месяц назад
Alla amiiradena mel ay ku jirta jecliya arimahena plz so badi amiira io cumeer hakaso tagin😂
@AsmaOsman-jb3ck
@AsmaOsman-jb3ck Месяц назад
Uf dheh imk istutus bdnaa maxaa waaye siduu gabadha ula hdlaayo
@king_amiid
@king_amiid Месяц назад
Team amiira qurux on like ❤
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy Месяц назад
12:40 yaa ila arke Ceymiir tellka hal mar kuwada jeesteen wee isla shekaysanayaan ❤😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 Месяц назад
Wa ila tagtey anix ita sida aya is dhahay 😂
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid Месяц назад
l am amiiro kama kaftanoh ogow qayladah nogadah plz way ku xushmeeneh xushmeeh
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад
7+7
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid Месяц назад
@@HamdaAbdi-sc3tz lee mawaxaa imoday walshay mise adi naa ha igu qaldin dhocilah melah caac ku hayah waxaan arkay ban ka hsdlay ee commentiga noga bsx laxyahey 🖕
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад
@@LaylaZahiid kkk arigaaay maxa laxanaqday waba kaftamaynaye
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid Месяц назад
@@HamdaAbdi-sc3tz lkm ani gabar mel lagumagayo wabah ka xanaqah😂 igu qado
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад
@@LaylaZahiid anbaba majecli bahdilaada wlh caajis ihayay igaka qabatay moyaane hada hbnki gabadh madaxa laiska garacayay isugu tagayen xita wan kacarode bahdilaada maqaado difaaca kujira anbaba kugu racsanahay qaali
@Cumeer_bigfan-e4x
@Cumeer_bigfan-e4x Месяц назад
Arimaheenoow mardanbo cumeer camerada hanoogu soodhiibin dad aan rabin buu nooduubooya bee 😂😂😂
@aalachanel9840
@aalachanel9840 Месяц назад
😂😂😂😂
@xilojano8711
@xilojano8711 Месяц назад
Aamiira iyo caydu way isku dhar eegyihiin
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Месяц назад
Berito waa 10 Muharram Wa malinta cashuura Ku dadaa inaad soontid nabiga wuxu yiri hdan Sanadka danbe Alla igaarsiyo 9 Soma 10 wku dara marka manta hada somin Berio iyo SA Danbe soon Insh Allah Alla hainaga aqbalo dhamntena ❤
@KowtharquruxInamaxamuud
@KowtharquruxInamaxamuud Месяц назад
Alxmd manta wn somay berina Allah cafimad aan kusomo isiyo I.a
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Месяц назад
@@KowtharquruxInamaxamuud Alla haka aqbalo byoh
@MaryuumAli
@MaryuumAli Месяц назад
Aamiin dhmnteen jazakallah wll
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
waanba go,aan saday inaa soomo Alx
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 Месяц назад
Aamin allh hanaga aqbalo wll
@NajmaAli719
@NajmaAli719 Месяц назад
Ayy qab qab❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy Месяц назад
Wlhi cawa jawiga jurow😂wye jh cumerkena asdkena amirdena amirkeda😂❤kokodena m.a m.a maxa dhocoyo😂
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
Afuufaa dhocooyo
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy Месяц назад
@@xuseencabdiqadir9161 🤣
@user-fx6ng2ur8p
@user-fx6ng2ur8p Месяц назад
Alla teamkan saa ujecle le ilahow isku da,a dad nolosha isku fahmay wllo❤ asxaap m.a
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv Месяц назад
Haben kasta amiiro haday ku jirto waa la firsan kara nurka video yasha wye😢
@FatuushAbdullahi
@FatuushAbdullahi Месяц назад
Real life marki dadka bdn yihiin shidanthy😂😂😂😂
@adontiialle2748
@adontiialle2748 Месяц назад
War dadka dhan waa ilmad le barnamij ama video team27 oo amiira ku jirin mana daawado boqoradena ilahayow ku daa IMk muxu ugu qaylina gbrta habrtis maleh guriga miskinyahw mrka boqorada la hadlaysid hoos uhadall istuska tahy wse
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar Месяц назад
😂😂❤❤❤❤🫶🫶🫶
@user-jm4bg1dg1i
@user-jm4bg1dg1i Месяц назад
Al amiin ugu baad walhay wan u xiisay sakan hadal hayay 🎉
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 Месяц назад
Amiiradeyda meeshey jogta weyshidanthy ❤😭🫶🏻
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim Месяц назад
Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤
@kimaqali
@kimaqali Месяц назад
asc armaheena , barnaamijka dood wadaga wiilasha iyo gabdhaha no sosamee abowe big fan .
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e Месяц назад
Sidaa ku waada arimaheeno iyo aarman wxa kle haanso diigaan wlih ku hayst anigu lanbar one 😂❤❤❤❤
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Месяц назад
amiira io ceyda kuwa mesha shida ❤😊
@naciimaabdi8591
@naciimaabdi8591 Месяц назад
Arimaheena saana khalad wayee samiya video ducbeyso walba la ogahay yaah dawanaya markaan
@Team27s
@Team27s Месяц назад
Real life waa kuhaysanaa❤❤❤
@user-sd7dq2gp1u
@user-sd7dq2gp1u Месяц назад
Amiira io ceyda dartood u imaaday 😂❤❤
@queenzuhuur1025
@queenzuhuur1025 Месяц назад
Daqiiqadaha naga soo dheeree cumarooow😂😂😂😂😂😂😂
@Malliya718
@Malliya718 Месяц назад
Ala xanuun badna dayntu🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹 run miyaa inaad qoraysid waxa qlbi kaaka ku jiraaa nafdayde qor xanuun kak ka si aad u xsuusdi marka aad ka baxdid murukad ❤
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl Месяц назад
Yess Ana u horeeyo cawada ❤
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq Месяц назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@Ayuush5
@Ayuush5 Месяц назад
Aduunkapa wxaaanaa ani ujeclaahy saasaa lgaa rpaaa arimahenow ,,hdaa saan ku wadid , mopilada dadka kle aa subscribe kaaga sooo saaaaraynaa😂😂😂❤❤❤
@user-yn4mv5tc3v
@user-yn4mv5tc3v Месяц назад
Iamky amiiro maxaa karabtaa
@hiboomar8597
@hiboomar8597 Месяц назад
inta amiira iyo ceyda dartood ufirisanayso🙏😂❤
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i Месяц назад
5:00 hayaaay saas lee miyaa teamka waxy tvga waxa ka socda 😂😂😂😂😂😂
@ifrahmohamed4570
@ifrahmohamed4570 Месяц назад
Ala team qaqab melee kujiran jecliya ❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 Месяц назад
Gabadha dance ga baraneysa magaceed waaba iska jeclhy lkn magaceed ma aqaan😂😂
@Maariyo5364
@Maariyo5364 Месяц назад
Amiish ladhaha
@safiyamahmoud3035
@safiyamahmoud3035 Месяц назад
Masha allah dadka dhab Amiira jacelyahiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 Месяц назад
Cawa real life camera majirto miyaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x Месяц назад
Amiiradena❤❤❤❤
@NaasirDaalo-wd8ef
@NaasirDaalo-wd8ef Месяц назад
Arimaheena waa kubaryaa meel kudha ji ka waku baryaa taliye😢😊
@dhaymantirermuqdisho
@dhaymantirermuqdisho Месяц назад
Alla amiiradena😢
@KhalwoKheyrabdalla
@KhalwoKheyrabdalla Месяц назад
Amiiro soqabo melkasto gasho😂❤
@user-bz1oi7qs2t
@user-bz1oi7qs2t Месяц назад
Zxp wallahi team 27 waxaan katagera faadil 😢 dumdum🎉🎉🎉🎉🎉
@AxmadHasan-d9w
@AxmadHasan-d9w Месяц назад
Soo badi thanks 😊
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o Месяц назад
Waaw ceyda iyo amiiro ❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Месяц назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍
@user-vy3dp5rq1f
@user-vy3dp5rq1f Месяц назад
Koko hadey ku jirin nah maleh😢
@Jackcadnaan-v1y
@Jackcadnaan-v1y Месяц назад
Aan kuwada salinno NABIGEENA MOHAMED [SCW]
@safiyamahmoud3035
@safiyamahmoud3035 Месяц назад
Guriga asad waa jamacada RU-vid leyga ❤❤❤❤ illahow caafi yaa rabi
@Cumeer_Bigfan-t3t
@Cumeer_Bigfan-t3t Месяц назад
TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊
@ExAadan
@ExAadan Месяц назад
Legent ceyda big man✊️❤️‍🩹🇸🇴
@us-Liibaan
@us-Liibaan Месяц назад
Legend😂
@raxahaaxamed6092
@raxahaaxamed6092 Месяц назад
cayda maaha😂😂
@SihamAhmed-q3k
@SihamAhmed-q3k Месяц назад
Marka ugu horeysa camera da caawa wey shidan thy ceyda iyo amira uga dhex jeeeda ,mida labaaad live camera Daan dad badan bey dabecadoda runta na tustay IMK farta adeey kugu foorartaaa 🫢🫢🫢dadka ma sidaas bad u cuntaaa even waxbeey duubanayan ugama xishooonine qayladu xagay usocota,tan sadaxaad arimahena samiya qalad bad ka gashay barnamij ay so waday bad ka so bandhigtay ❌🤝🤝🤝
@Kingzayon112
@Kingzayon112 Месяц назад
Isdaji Arimehena wa saxan yahay
@SihamAhmed-q3k
@SihamAhmed-q3k Месяц назад
@@Kingzayon112 maxu ku saxan yhy Challenge ka ay gabdhu so waday hadaba lasiii ogyhye it’s wrong bro
@user-KAARTO
@user-KAARTO Месяц назад
Imk wixiisa kaftan waaye amiirada lala hadlayba ma ay xanaaqin mxaa adi ku haya
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 27 дней назад
@@SihamAhmed-q3kdadkan ayaga iskaga dhaw hde isku qeyliyan ama kala aamusan adi iska daawo😂😂 wax wlpo aragto run haumaleyn iska daawo arimaha weka weyntahy
@Yaskahaji2233
@Yaskahaji2233 Месяц назад
War gabadha caadi ugu duuba vedioga rag waa weyno madhan ba tihiine😂
@ShamsaabdirahmanInaabdirahman
@ShamsaabdirahmanInaabdirahman Месяц назад
Realy life Ina jeclahy tana careen u ah 58 sec 😂❤
@HamdaAbdi-ek2kj
@HamdaAbdi-ek2kj Месяц назад
Amiira maskin massage from borama❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohametttSalmaan
@MohametttSalmaan Месяц назад
Wllshy aya iga xanuun san pls wllayal iigu duceeya 40 qof ducadooda waa la 😢
@aminacabdiqadir
@aminacabdiqadir Месяц назад
ilahey haku caafiyo abaayo
Далее
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Просмотров 14 млн
ОБЗОР ПОДАРКОВ 🎁 | WICSUR #shorts
00:55
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Просмотров 14 млн