Тёмный

THE ONION THRIPS: Cayayaanka Dhibaateeya Beeraha Basasha nuucyadiisa 

Farm Somalia
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 4,3 тыс.
50% 1

Cayayaankan wuxuu kujira kuwa ugu dhibka badan ee dalagyada dhiba. Waxaan kahadlaynaa waxa uu yahay life cycle kiisa iyo maarayntiisa. Fadlan kafaa'idayso.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@marwaansalaad3363
@marwaansalaad3363 2 года назад
macalin ayaad umaah snthy ilahey cilmigaaga hakuu siyaadiyo waxan rabay meel aan kaala soo xariiro insha alh
@FaaisaAbshir-r1n
@FaaisaAbshir-r1n 19 дней назад
Macalin soo labo adigo mhadsan oo nosii wad casharada
@mohamedabdullahisamatar7216
@mohamedabdullahisamatar7216 2 года назад
Ustaad waad mahadsantahay sida wacan oo wax na anfaca noogu soo gudbidid
@mohamedhusseinabdi118
@mohamedhusseinabdi118 2 года назад
Ustaad waadku mahadsantahay qaabka wanaagsan ee wax noogu soo gudbiso thanks
@garaadcabdimaxamad179
@garaadcabdimaxamad179 2 года назад
Ustas dawada lagu buufiyo inooshg anigu aya arrkay
@YusufAbdirisak-i3i
@YusufAbdirisak-i3i 6 месяцев назад
Macalin casharadii maxaa u joojisay please and please and please noosonadi waan u baahanahay
@sahrahussein815
@sahrahussein815 2 года назад
Asc.j.qeer.mustaqbalka..berajacelahay.inanyeesho....waabarnamij.muhiima
@hana8824
@hana8824 2 года назад
Asc wll waan ku tawnay ma badqabtaa faaido ayaan kuguqabnay
@cabdulahi1336
@cabdulahi1336 Год назад
walaal adoo mahadsan video ka samee beerida teff, fonio, quinoa, spelt, khrosan, einkorn, emmer, farro, freekeh, millet,amaranth,sorghum iyo yeheb
@mohamedrible2368
@mohamedrible2368 2 года назад
Mahad sanid WL Fadlan waxaad isku daydah in aad Afsomali isticmashid. Si dad Badan oga faidaystan
@Ahmethozman
@Ahmethozman 2 года назад
Ustaad kaso hadal sisinta iyo cimilada ku haboon somalia io carada ku haboon
@mohamedrible2368
@mohamedrible2368 2 года назад
Thanks you are great man
@kulmiyemohamed-zw4ef
@kulmiyemohamed-zw4ef 9 месяцев назад
السلام عليكم Wll wa mhdanthy sida Ad inola wadageysid Agribusiness ka iyo Wx yabaha kle o laxiriro, Mida kle anigu wxn ahy sanadkan F4 o hda kabixi rabto scholka, Mrka wllkygiyow mxd igula Talin lhyd inan sii barto Si an isaga dhiso madoyinka An ku qadan dono agriculture ka, Sbbto ah wxn raba ina barto kuliyada agriculture ka ,mrka maado sidee ah Ayn sibarta ama iska dhisaa Mhdsnd, jwbta ayn kasugeyna Eebe weyne idinki انشاالله السلام عليكم
@marwaansalaad3363
@marwaansalaad3363 2 года назад
macalin waan kuu bahaana intee kaala soo xariira jwb insha alh
@bathrian9757
@bathrian9757 2 года назад
Mahadsanid ustaad Waxaan rabaana inaad muqaal noo reebto aad kaga hadlayso compost sida loo sameeyo
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 2 года назад
Mansha allaj wll hore usoco
@sharmaarkeabdi2966
@sharmaarkeabdi2966 2 года назад
asc wllky waxa an kaga mhdnaqaa howsha muhiimkaha ii ad noheyso
@somdragon2503
@somdragon2503 2 года назад
Macalin waad mahadsan tahay hadii aad qoraalkeyga aqriniisid waxaa rabay inaa ii sheegto nooca carada gobolka jubada dhexe somalia
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 2 года назад
Macalin xagee aaday kuma hayno bil, Waxa aan rajaynayaa in aad nabad qabtid
@munaqani8779
@munaqani8779 2 года назад
asc wll waxad kaso hadasha qudhanjada sida loga ilaaliyo akhtarka
@salahawees2757
@salahawees2757 Год назад
Neem tree :geed Hindi
@guledosman2107
@guledosman2107 2 года назад
Mamule siden kugula soo xiriirna
@maxamedcnuur1597
@maxamedcnuur1597 2 года назад
Masha allaah sxb haga niyad jabin wuu kala kaca chanalka in sha allaah hadaanahay bahada Agro famaly
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 года назад
Hhh. Mahadsanid. Niyad jab majiree ee waayahan mashquulay.
@kaafi9839
@kaafi9839 2 года назад
Ustaad cali baashi aad iyo aad ayaa umahadsantahay mahad celin kadib haddii aad qoraalkeeyga aqrineyso waxaan kaa codsanaynaa aniga iyo team ila jiro inaa noo soo gudbiso how to use pestcides-s and fedtilizers acoording dose Thanks
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 года назад
Walaalkey adiga ayaa mudan. Waxaan rajaynayaa in aan videos arimahaas kusaabsan in aan sameeyay inkastoo waxbadana ay dhiman yihiin. Insha Allah mar aan waqti hayo ayaan siiwadi doonaa.
@Greatness09366
@Greatness09366 2 года назад
@@FarmSomalia asalama alaykum. Brother can you make a video about pollination in a green house for tomatoes and the best way to pollinate tomatoes in a greenhouse. Thank you
@maxamedcabdiguhaad3363
@maxamedcabdiguhaad3363 2 года назад
Good
@Abdifatah-d7y
@Abdifatah-d7y 2 года назад
Qofkii raba share farm fadlan ila soo xirir
@aliabdi7685
@aliabdi7685 2 года назад
Meeel Aan kaala soo xiriiro isheeg masuuul
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 года назад
masuul email iisoodir. ali@farmsomalia.org
@yusufabdirisaktumey8474
@yusufabdirisaktumey8474 2 года назад
Nio maxa kugu dhacay casharadii waa naga go eene
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 года назад
Willkii noo soo gudbina jiray mee
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 года назад
Walaal waan mashquulay beryahan Lkn Waan kusoonoqon doonaa video samaynta Insha Allah
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 года назад
@@FarmSomalia Masha allah alle ha ku fududaye waxa ad ku mashuushay lkn waxaa ku sheeya baranamiyadii dhiirilinta ay ii noqodeena in aan maanta bilaabiyo tajaabo beer aha anig soo gaday mordusinki kiilo waxan rabaa in aan ogaado in waxa beeri karo waad mahdanatahy kun iyo kowa jeer
Далее
Can Somalia Feed Itself? [HD]
3:24
Просмотров 55 тыс.
🎙ПОЮ для ТЕБЯ ВЖИВУЮ!🍁
3:12:31
Просмотров 446 тыс.
Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
21:20
Просмотров 4,6 тыс.
#Macdanta-Somaliland U badan (Metamorphic Minerals)
5:12
Identifying and Treating Onion Diseases
2:38
Просмотров 11 тыс.
Barashada Cayayaanka 5aad
6:23
Просмотров 5 тыс.
🎙ПОЮ для ТЕБЯ ВЖИВУЮ!🍁
3:12:31
Просмотров 446 тыс.