Тёмный

Tilifoonkayga Iyadoo Kuhadleeso Ayuu Tuug Ka Dafay! Kadibna Tilifoonkayga iisoo celi Ayaa ku dhahay! 

Abdullahi Akanuu
Подписаться 308 тыс.
Просмотров 261 тыс.
50% 1

Magacaygu waa Abdullahi akanuu .. Tilifoonkayga Iyadoo Kuhadleeso Ayuu Tuug Ka Dafay! Kadibna Tilifoonkayga iisoo celi Ayaa ku dhahay!
Muuqaalkeena waxaa usameenay madaadalo kaliya ma aha in si kale oo fasirto
waxaa rajaynaa inaa ka heli doontaa..
Familigeena Kusoobiir sxb :: / @abdullahiakanuu1
waxaa Kudhaho ku shukaanso ::: • Waxaa Kudhahay Waxaan ...
MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
facebook :: / akanteam
instagram :: instagram.com/
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook :: / akanteam
instagram :: instagram.com/
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com

Опубликовано:

 

30 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 359   
@maxmuudkorodhi4059
@maxmuudkorodhi4059 Год назад
Aan kuwada sallinno xabiibkeena muxamed Scw ❤
@idilyusuf
@idilyusuf Год назад
Scw❤
@idilyusuf
@idilyusuf Год назад
Scw❤
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Год назад
Salalaahu calayhiwasalam
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Год назад
Ilaahayow Qof walba oo soo booqda janalkayga adun iyo aakhiro wax dhiba ha tusin🤲❤
@MuhaneD-ih2hg
@MuhaneD-ih2hg Год назад
Jumco waaye. Nabiga ku saliya scw scw scw
@suheybosman
@suheybosman Год назад
Csw
@updyfitahhassanfaarah5723
@updyfitahhassanfaarah5723 Год назад
Scws
@khadijahussein2476
@khadijahussein2476 Год назад
Scw3❤
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 Год назад
الله اكبر 😔 صلي الله عليه وسلم 🥰
@kheirowabdi2713
@kheirowabdi2713 Год назад
Today's Beautiful Hadith is about Honour Abu Ad-Darda (RA) narrated that the Messenger of Allah (ﷺ) said: "Whoever protects his brother's honour, Allah protects his face from the Fire on the Day of Resurrection." (Jami` at-Tirmidhi, Book 27, Hadith 37) Honour others and their property for it could save you from the Hellfire. We are taught to honour everyone, be it the young, the old, the man, woman or child.
@suheybqorone
@suheybqorone Год назад
Nabiga kusaliya asxaabeey❤❤
@bosteyobulle5323
@bosteyobulle5323 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@atr-1793
@atr-1793 Год назад
Scw
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Год назад
Absolutely bro , waa ku hesana 10-10 waye qaas ahan gabadha cabayada wadatay 😂😂😂😂
@yeBa10
@yeBa10 Год назад
"Telefoonka waaba laga dhafay maad daba orodid" 😂😂😂
@AbaasqaasinAxmed-ex3by
@AbaasqaasinAxmed-ex3by Год назад
❤aniga adiga kula kulmin Alaha nafta iguma qaado legend Akanuu❤
@HamdaHd-hs4py
@HamdaHd-hs4py Год назад
Allah dhibta haysata xamar haka qaado anagana allah citirafka ha noo sahlo
@aadanyacqub7038
@aadanyacqub7038 Год назад
Ictiraf iska ilow wlly somali somali baa leh wax land land ladhahayo majiro
@quenlucky9221
@quenlucky9221 Год назад
​@@aadanyacqub7038 ma ila argtey 😂😂
@mohamet35
@mohamet35 Год назад
Gaalda ictiraf lasiya yaa kuyri😅😅
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Two legends always abdullahi akanu and kariye another's levels pranks public 💯♥️💯👍♥️⚽️😂
@lifeisdesignedtobreakyourh293
Ya Allah guide us🤲
@mustafeiidmuuse967
@mustafeiidmuuse967 Год назад
Akanuu sxb prank ayn ku hyaa odhanaya ,intaad bakoorad soo qaadato sidii qof tu kubaya u soco ka Dib intaad hablo meesha taagan ku ag tuur sidii qof ay ka siibatey oo kale ka Dib Marka ay kuu soo qabanayaan biitee ama iska jimicso inta lagu soo qabanayo qosl weeye way yaabi doonaan ileen markii horad tu kubaysaye😂
@mohamedhassanali8919
@mohamedhassanali8919 Год назад
Ar tan dharka madow caadi ma,aha habargedir miya😂😂
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 Год назад
Zhp qofta hore wa ka helay wlhi waa noocaygii dookhaygii jah
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Год назад
inta gabadha labaad ee indha sharerka xiran ka naxday likeda isaar😢😅😅
@khadijasacdia8980
@khadijasacdia8980 Год назад
Akanuu ur so funny keep going my brother of mine 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@basromohamed4931
@basromohamed4931 Год назад
Prank real lee igu soconaa keep going my brother
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak Год назад
Naag habar gadir maa xoolaheeda dheel dheel lagu cuni karaa I like 👍 this challenge 😂
@zakariyamohammedali3403
@zakariyamohammedali3403 Год назад
Zxp prank waa shidan yahay😂 from Holland
@QARDHAAS
@QARDHAAS Год назад
10:17 xariif xabad qaawan jidka iska xaragoonayo 😅😅😅
@aadancawil3841
@aadancawil3841 Год назад
Zxb soo badi barnaamijkaan 😊😊
@user-yd7fm7lx5r
@user-yd7fm7lx5r Год назад
Qof lagu daydo ayaa thy shp keep going❤
@abdihassan9866
@abdihassan9866 Год назад
Asc brother waxa samesa sual daadka lawedinayo quran in a aqri so gorme kugu gambese
@Caliseefka
@Caliseefka Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🥰
@SaynbaMohamed-id5bp
@SaynbaMohamed-id5bp Год назад
Legend abdullahi akanuu😂❤
@abshiraden8309
@abshiraden8309 Год назад
Whastapka Abdullahi Akanu ko qoran. 😂😂😂 haye kulaha Wey baxsanthy ganadha miirkeedi majoogo
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 11 месяцев назад
Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏
@oyowyusufkahin-eo7lj
@oyowyusufkahin-eo7lj Год назад
Waba iskuegtihiin bee😂😂😊
@aragsanibrahim8848
@aragsanibrahim8848 Год назад
Legend ku labo maaha aknuun my prather ❤
@nooryasin1128
@nooryasin1128 Год назад
War muuqalaka waa another level 😄
@adanmogow9290
@adanmogow9290 Год назад
Continue bro
@Saidibrahim44
@Saidibrahim44 Год назад
War sxp soo badi Prank wuxuu ugyahay Mid run ah
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 Год назад
Ookiyaalaha is another level😂
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Год назад
Alla lkn aad bay ku ta tabaneysa tan dharka madow adi io yadaba danbi gashen alle iskuma kiin banen sorryy dinteni malau dhaqmo😥😥
@user-yd7fm7lx5r
@user-yd7fm7lx5r Год назад
Keep going shp
@mohamedkader9218
@mohamedkader9218 11 месяцев назад
Kkkkkk akanuu you tuber legend ah weeye
@updirahmanawil5501
@updirahmanawil5501 Год назад
😂😂love it
@1WAY2CANADA
@1WAY2CANADA Год назад
Muuqaalkaan dad badan oo tuugo ah ayaa ku deesan karo, marka waa inaad ka fiirsataan muuqaalada aad soo gudbineesaan
@mohanyare7387
@mohanyare7387 Год назад
Akanuu wlhi jiliinkaaga caadi mahan 😁😁😁😁 nagadaa waan is taqaaniin kulahaa😂😂
@xadiifyare6514
@xadiifyare6514 Год назад
Cawa uken yah waraa 😂😂😂
@xadiifyare6514
@xadiifyare6514 Год назад
😂😂
@mohanyare7387
@mohanyare7387 Год назад
@@xadiifyare6514 hhhhhhhhh maba laga shakinaayo ninkan😂😂😂
@mohamedxiin-xf8rj
@mohamedxiin-xf8rj Год назад
Soo badi zxpo
@cringe2079
@cringe2079 Год назад
Qofta hore iphonka gadaysey goorte loo soo celiyey waa kaxumaatey😂😂😂
@osmanrashidomar8703
@osmanrashidomar8703 Год назад
Kkkk akno whatsapka maxaa kuqoron like akusare
@omanhussienofficial8899
@omanhussienofficial8899 Год назад
Keep going pro
@AxmedAzkari-gs9kt
@AxmedAzkari-gs9kt Год назад
Oo my gundhis mxa ka qaldan legand😂😂😂😊
@ahmettcali3608
@ahmettcali3608 Год назад
soo badi shp🙏🙏🙏🙏🙏
@shuriye2377
@shuriye2377 Год назад
The only Prank aan jeclahay 😂😂🤣👌👌👌👌
@cabdijabaaraliisaaq3250
@cabdijabaaraliisaaq3250 Год назад
Part three soo samey Tliye
@fatxiCabdi-nu2sq
@fatxiCabdi-nu2sq 10 месяцев назад
Zxp gabadha waan ka helaybee😢😢😂😂❤❤❤
@cusmaanqeys1535
@cusmaanqeys1535 Год назад
Please my brother 🙏 abdale akanuu part 3
@cadeyare44swaxkale49
@cadeyare44swaxkale49 11 месяцев назад
Soo badi hee
@ibrahimkhanow930
@ibrahimkhanow930 Год назад
Come and try part 3 in Nairobi
@omanhussienofficial8899
@omanhussienofficial8899 Год назад
Keep going
@abubakaraweysali-nx2cy
@abubakaraweysali-nx2cy Год назад
Pro chalang ayaan kuu haaya gabar utag kadibna waxaa kudhahdaa qofayaan wacaya kadib lambar keda ka qoro ayadoo ku arkeydo pls🙏🙏
@walaalkaween-gz1vc
@walaalkaween-gz1vc Год назад
War taliyow noosoo badi fadlan❤
@yaxyecali7057
@yaxyecali7057 Год назад
Abdullahi akanuu the one and only youtuber
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Год назад
Another level weeye olkiyaalaha😂
@user-yd7fm7lx5r
@user-yd7fm7lx5r Год назад
Qof lagu daydo ayaa thy shp keep going
@SakariyeArwo
@SakariyeArwo Месяц назад
Please pert 3
@qaaliddumar2713
@qaaliddumar2713 Год назад
Soo badiya
@abdirahmaanahmett3415
@abdirahmaanahmett3415 Год назад
Soo badi taliye 😂😂😂😂muqaldn😅😅😅
@salasala8996
@salasala8996 Год назад
wa isku eegtiihin sxb kan kula jiilayaa hhh😂😂😂
@nadiiro6125
@nadiiro6125 Год назад
Jidhkaygii noosoo badi❤
@saadaqmohamed5666
@saadaqmohamed5666 Год назад
War talyow part two noso samey Cabdullaahi 😊
@JaamaccaapiParresiyaad-hq3jc
Zhp part three sosamee
@khadijasacdia8980
@khadijasacdia8980 Год назад
Akanuu be ready im coming to turkey i like ur prank 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Moudane809
@Moudane809 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-sx4te2zn5w
@user-sx4te2zn5w Год назад
2 soo sameee zxp cade
@maryammaxmed3381
@maryammaxmed3381 Год назад
Cabdulahii videoga wan sugayiiii
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Год назад
Legend of the legend 😂
@Maxamed123-dz6wz
@Maxamed123-dz6wz Год назад
Soo badi sxp
@hasibamaalim122
@hasibamaalim122 Год назад
My hero Abdullahi Akanuuu
@yuusufliibaan1365
@yuusufliibaan1365 Год назад
Soo badi zxb
@axmadmaxamad4526
@axmadmaxamad4526 Год назад
Haye.sxb.sobadi
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 Год назад
Inanta xijaabka xidhan funny waaye kulahaa dee telefoonka isii waa baxooyaaye 😂
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Год назад
C/lahi sxb hadn aniga ahaan lahaa man kala baxnen runtii
@user-ce8dw8px4m
@user-ce8dw8px4m 10 месяцев назад
Asc ❤❤❤
@armanijrbobleeswagger
@armanijrbobleeswagger Год назад
Sobadee part 2 wll
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Год назад
😂😂😂😂😂 😁😁😁😁😁 keep going pro
@maxamadnageeye6320
@maxamadnageeye6320 Год назад
waa nixi lahaa
@abdiwahaabhajimumin5497
@abdiwahaabhajimumin5497 Год назад
Abdulahi brother waxaad sameeysaa prank gaan caml lkn waxaad ku soo daree qofka wuu soo labanaa wuu idin soo AK is tagaa asoo iska dhigaayo inuu idin xalinaayo yacnii inuu adiga gabadha wexeeda sii dad la aan maamoode marna uu ayada dhahaayo inaa u dhiibte wilkaan maxaa cadeen u heysataa waan rajeeynaa qoraalkeeyga inaa arki doonto iina tixgalin doonto mahadsanid
@liibaanyre7852liibaancab-np2lo
Sxp noosoo badi
@maxamedabdirizak6729
@maxamedabdirizak6729 11 месяцев назад
Kkk soo badi😂😂
@ayaanmahamuud1728
@ayaanmahamuud1728 Год назад
Ookiyaalaha waa naafo🤣🤣🤣🤣
@yaris10
@yaris10 Год назад
Ookiyaalaha qaabka jillinka niyow filimada iska jil wllhi aad ugu fcn thy😂😂😂😂😂
@ZhucaybMohmeth
@ZhucaybMohmeth Год назад
Ninkan akanuu waaba ay ay dhalay
@HASSAN.YAREAbdi-iy2qx
@HASSAN.YAREAbdi-iy2qx 11 месяцев назад
Sxp abdlow nosobadi noh funny tahe
@WAASANMEDIAjigjiga
@WAASANMEDIAjigjiga Год назад
Sxpow nikan iyo caaga ma laysku sameyay midabka madaw unby ku kala duwan yihin 😅
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Год назад
Next bro
@maxamedxuseen8266
@maxamedxuseen8266 Год назад
Soo sameey part 3
@user-sx4te2zn5w
@user-sx4te2zn5w Год назад
Soo Badi zxp legend 😂😂😂😂😂😂
@mohammedshucayb7420
@mohammedshucayb7420 Год назад
inaa caan ahay mala iga dareemooyaa
@muhacarabiyozuuri6510
@muhacarabiyozuuri6510 Год назад
Soo badi
@ZultaanMuhamed-ol8wd
@ZultaanMuhamed-ol8wd Год назад
Part 2
@user-ru2dw6nv5w
@user-ru2dw6nv5w Год назад
qeybta 2aad soo dadaji
@mohaboyofficial3359
@mohaboyofficial3359 Год назад
part 3
@gacansare2553
@gacansare2553 Год назад
Part 3 pro
@MaryanRun-bl1ql
@MaryanRun-bl1ql Год назад
Part two legend
@abshircadde2910
@abshircadde2910 Год назад
Part 3 lasoo dhagso
@fathi1129
@fathi1129 Год назад
Wa samri lsha it's just a phone
@RahimaMohamed-zp3zs
@RahimaMohamed-zp3zs 11 месяцев назад
Aniga waxan sameyn laha wadada dhexdeda ayaan kugu bodi laha micnaha waa ku xagan lahaa 😂😂 waliba hadad hargeisa joogto
@abdiyare2025
@abdiyare2025 Год назад
Sxb cabdullahi kaanuu waxad sameysa prank cusub oo ah sxb hana iga shakinin qof ii wac kkkkkkk
Далее
Документы для озокомления😂
00:24
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
PRANK QAMRI AYAN CABEY KADIB MAXA DACEY…….😱
16:53