Тёмный

TIRADA HUBKA DAGYA MAANTA MUQDISHO (4599) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 188 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 2 часа назад
Waa qaniimo fiican oo aynu laweriigi doono sidii ssc oo kale
@AbuNaciim
@AbuNaciim 2 часа назад
Waaba Laduubay mantaba
@SunnySunny8888-s3p
@SunnySunny8888-s3p 2 часа назад
Waxa tahay wariyahawadaniga dhabta ah🎉❤ allaha ku xafido
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 Час назад
Soomaaliweyn wey israacee inshaa alaah tuugadana allaah ayaa ku Fillan bi idnilaah Adam cadawgaada hajabo guuleyso mundane ❤🎉
@ahmadfeysal5810
@ahmadfeysal5810 43 минуты назад
thanks for your lessons Mr.Adan Incease
@CirbaDheere
@CirbaDheere Час назад
Adigaa rabigeey rasaas ka baryee ku raaxeyso riinka kaaraha viva habar gidir😊
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 52 минуты назад
INSHA ALAAH HUBKAAS LOO WATO DULMIGA WAS LA QANIIMEEYSAN DOONAA INSHA ALAAH
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 Час назад
Allah ugrgaro shacabk maskiinta
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 часа назад
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo waaruntaa waayee Waaruntaa waayee Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Час назад
Haddayba dhacdo intii ay puntland kusoo hungureeyaan. Waan ku faraxsannahy gacantoodana waanka saaraynnaa.
@idrissmahamed3120
@idrissmahamed3120 13 минут назад
Walking man for the first time you talking sense . Thanks for Information... Talk about somalia Not Raxaween....
@HamzaZidane-pl3hj
@HamzaZidane-pl3hj 2 часа назад
Hubkas abtigeyga abii ba qubayo in sha allah
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 37 минут назад
Insha Allaahu Damu Jadiid baa lagu ciqaabi doonnaa
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 часа назад
Hubkas ciidanka masar ayaa leh malahan somali benta dad ka daa
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Час назад
Asc Aaden increase ku soco Anigu Hubkani waxaaan ka Fahmey in ay Hawiye dhulka somaliyeed ay ku qabsadaaaan Gobolada dalka .!!!! Haddiii uu Hubkani yahey mid lagusoo qaatey Calanka iyo magaca dalka somaliyeeed waa in 7aadkani Gudahood loo Qaybiyo Maamul Goboleedyada sida . KGS, PL, JPL, GL, SHL ,MSL WABILAAAHI TOWFIIIIQ!!!!
@DanielSimiyu-ef4nv
@DanielSimiyu-ef4nv 2 часа назад
Hubka soomaali Masoo gadan mana lasiin ee waxaa isticmaali doona askarta masar oo lakeeni doono somalia
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 часа назад
Adenow hubkaa xasan ayax wuxuu ugu talagalay inuu Ku ,weeraro 3 beelood 1mareexaan iyo qoor qoor oo qorshihii hore illaahay ka baxshay hadiyadna u Hélèn ' 2 xawaadle iyo jiraan odhan 3 r r a k g 'sidoo kale waxa lagu socdaa 4 d g 'put ' jupl ' k g 'ilaahay ma odhan
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Час назад
Shaarkii Dowlada oo Hawiye kaliya ugu jiro iyo Hubkii Dowladda oo dhan oo hal Qabiil oo Hawiye la dheho qaadanaayo intaas oo hub ah kulligiis waxaa lagu gumaadaayaa oo loo soo gatey Digil Aw mirifle
@SIRDOONKAHIILWADDANI
@SIRDOONKAHIILWADDANI 2 часа назад
💯💯💯
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 36 минут назад
Talked Dhulbahante ayaa leh waa xaruntii Sayidka.
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 58 минут назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Час назад
Ina adeer hawiye gabdho maaha waxay hubka usoo iibsadeen. Ee waa rag
@mohamedrabaax5429
@mohamedrabaax5429 Час назад
Maashaa Allah guuleeyso sxb
@haldhaahaashi4057
@haldhaahaashi4057 Час назад
Taleex waa casimadi Daraawishta. waa khaatuma state
@AbuNaciim
@AbuNaciim 2 часа назад
Sadax Maalmod Ayaaladajinayaa
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 30 минут назад
Taleex waa saldhigii Sayid Abdullah Hassan
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 2 часа назад
Hawiyow tabarta Yey ku rebin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Час назад
Laakiin hubkaan koow Digil Aw mirifle ayaa lagu laaynayaa
@husseinyoutubeofficial4008
@husseinyoutubeofficial4008 2 часа назад
Kow iwad shekada heeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Час назад
Talex sool iyo sanag.
@aragsan5690
@aragsan5690 Час назад
Adigana qabyaalad baa ku cadaabtay. Raxan weeyn iyo haweye waa walaalo. Caadi iskadhig...
@abdigah5364
@abdigah5364 Час назад
120mm micnaheedu waa dhumucda qoriga afkiisa ay xabaddu ka baxdo . Yacnii Waa 120 millimeter
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 2 часа назад
Geesi aan gaban
@akh8501
@akh8501 Час назад
Ha u joojin Guul Adan
@aragsan5690
@aragsan5690 Час назад
Ilaahoow hanawaalin.
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 Час назад
Share
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 57 минут назад
Waa la dhargaayaaye haddii haddii uu xamar ka soo baxo.
@abdulkadirahmed3390
@abdulkadirahmed3390 Час назад
Waa hoobiye
@aasiyoxirsi1618
@aasiyoxirsi1618 5 минут назад
Sanaag
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 2 часа назад
Talked waa lascanood
@MohamudMohamed-h5b
@MohamudMohamed-h5b Час назад
Yaahuu
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 55 минут назад
Alle ha naga qabto daalimiinta
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 2 часа назад
Ceelka holhol
@PeacefulPendulum-vf2iz
@PeacefulPendulum-vf2iz 2 часа назад
intas oo dhan waxay donayan inay ku gumadan mamul gobo led yada
@AbuNaciim
@AbuNaciim 2 часа назад
Solo
@NuurmaxamedAadan-x9d
@NuurmaxamedAadan-x9d 59 минут назад
Hubkaa.mucinihiisu.waahub
@AliyaAbdowe
@AliyaAbdowe 31 минуту назад
Qaniimo
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 55 минут назад
Hubka aad sheegesid wiil ku dagaalamo ayaa larabaa ileyn hawiye kula dagaalami mayso
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 54 минуты назад
XALEEX WAA DHULBAHATE DHULKIISII
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 55 минут назад
Waxaaa Layska Rabaa Macalim Aaden Qaabka loo geynayo Goobahaas Ayaa layska Rabaaa.😂
@TarzanO-i8k
@TarzanO-i8k Час назад
Mooryanta Hawiye munaafiqinta Al shabab hubkasi ay keensaden waa qaniimo ee soo wada !!!!
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 53 минуты назад
Hubkan rag ku dagaalamo xaggee làga helayaa? Ma afarta wiil ee waceeslaha ah? Mise Masaarida ayaa xudur iyo garbahaareey iyo garawe weerarayo
@bby6
@bby6 2 часа назад
Fan badana away dadki ku dagalami laha ader iska hadal habro fadhiya lagdin lafududa
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 31 минуту назад
Allihii joogey baa jira
@AbdirisakaliAhmed
@AbdirisakaliAhmed 2 часа назад
Asc adanow hubkii xamar kan soo degay II fahfaahi
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 35 минут назад
Markabka laftiisa hala gubo.
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 42 минуты назад
maxaa musse khaayimal wadan loogu eedeyn waayey ?
@MohamedAbanurOmar
@MohamedAbanurOmar 2 часа назад
Runta ayaa shaqey doonta
@Farmayoo
@Farmayoo Час назад
Kkkk
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 Час назад
Daba dhilifow maxaa heysaa
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 17 минут назад
Hubka waxaa la rabaa in hargeysa iyo boosaaso ay gacanta dowladda soo gasho waa inta axmaarada ay wadato dagaalkii kala bixidda war cad waaye 😂😂😂
@سعيدالصومالي-د2ع
@سعيدالصومالي-د2ع 2 часа назад
Kusuco qoomo luudka walahay malgodi baagaly
@MohamedAbanurOmar
@MohamedAbanurOmar 2 часа назад
Sax
@bby6
@bby6 2 часа назад
Adan hubki dowladi dhexe a Somalia ay uga tagtay muqdisho o xita diyarado dagal ay ku jiren way di hawiye xagay geyen haday rag yihin unisom haka baxdo muqdisho
@CabdirisaaqXirsi-sz6rc
@CabdirisaaqXirsi-sz6rc Час назад
Talex waa degmo ka tirsan lascaanod
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 2 часа назад
Taleex waa gowolka sool waxaa dagan dhul bahante
@mahadmohamed2153
@mahadmohamed2153 2 часа назад
Ssc waaye
@Saidmoktar-r7r
@Saidmoktar-r7r 2 часа назад
Adiga wadani matihid miyaa, maxad sirta ubixineysa.
Далее
DAGAALKII LAFTAGAREEN IYO MW XASAN SHIIKH (4592)
3:10:33
SHEEGADEE,23,September 2024
25:22
Просмотров 703
SIRIQ (4597)
58:26
Просмотров 8 тыс.