Тёмный
No video :(

Toos: Dagaalka Sacad & Leelkase Dhimasho iyo Dhaawac tiro beel ah & dagaalka oo xoog.. 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 2 месяца назад
War dadkaan xoolahaa Oo juhaladaa. Dadka ka agdhow maa kala celiyaaan
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ik1me7kr8f
@user-ik1me7kr8f 2 месяца назад
Taani waa doqon - maxaa laanedhernimo, dad soomaaliweyne ayaa dhimanaya Yaadhimanaya Hooyo Ayeeyo Aabo Awoowo Ciyaal
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 2 месяца назад
Dowlad wadanka kama jiroo Dowlad ku sheegii Oo shicibkii ku duusheey iyagoo qabiil hoosta ka ah Subxaanalaah 😢alaaha la jiro shicibka leelkase Oo lagu soo duulay😢
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 2 месяца назад
Rabiyow Kala qabooji lakiin MA wanaag Sana wax is dilaayo
@safarle9284
@safarle9284 2 месяца назад
Allaha kala qaboojiyo, waa nasiib daro in Soomaali iminka isku dagaalayaan dhul boob iyo qabiil baa qabiil ka xoog badan.
@sicidomahamud1433
@sicidomahamud1433 2 месяца назад
Wll isdaya maslaxad wanagsan ale ha idin kaladhex dhigo
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 2 месяца назад
Dadkan ilaahay ha Kala qaboojiyo.
@moniramohamed8662
@moniramohamed8662 2 месяца назад
Illahay hakal qabojiyo
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 2 месяца назад
Leelkase wallahi igu soo orod maaha. Waa cabsi cabsi
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 месяца назад
ETHIOPIA AYAA ISKU DIREYSA.
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 2 месяца назад
Rabiyoow kala qabooji
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 2 месяца назад
Dagaalkii qamqam iyo qadaad weyn ayaan maqli jirey 😂😂😂😂 Reer konfurtu is dhameeyay oo guushu ha raacdo kiina xoog weyn
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 2 месяца назад
Idooroow dhulbahantaa Kaaga yeedhsiiyay Waxbaa baalahayga Yaacay iyo Abtiyoow
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 2 месяца назад
Hg qayaamahay joojinayaan dagaalka
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 месяца назад
War sacad iyo leelkase intooda aqligoodu shaqaynaayo raali kama aha dadkaan cawaantaa oo islayna
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 месяца назад
Xaqa Allah ha idintuso qabilku hadhaco wadanku dowlad ayu yeeshay moryanimo iyo bililiqo iyo qabil lomabahno nabad baan rabnaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭
@haniaden2700
@haniaden2700 2 месяца назад
Dadkan waa cawan
@udgooney
@udgooney 2 месяца назад
Dadka magac qabiil udagaaloow ogaada inaa ku naar mudankartaan
@khadiijasaid1516
@khadiijasaid1516 2 месяца назад
🇸🇴
@xamarimohamed9080
@xamarimohamed9080 2 месяца назад
Somali iyada isa soo hoyn iyadoo cid kale u imaan allow sahal amuuraha.
@jaydeedee6805
@jaydeedee6805 2 месяца назад
Copy khatumo miyaa camerada gabadhaha dagalka ka fogeeyaa
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 месяца назад
Reer qumis imaanka katagay meey dhulkoda iimaansadan waa ilaa warqabta banan
@AbdiraxmaanFaarax
@AbdiraxmaanFaarax 2 месяца назад
Bal maqla wuxuu ku hadlayo,sawirka,been muuqatuu ku hadlayaa,bandiiradleey,waxba lamageyn
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад
kkkkkkk cida jabyay waa la ogyahay wana cadaan waxba maqarsoomaan adeer
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 2 месяца назад
Waxay isku dilaay aan MA ahan. Meel laysku dilo biyo iyo ceel oo LA smaysankaro
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 месяца назад
Qumayo kuqaaday waxay kuhadlayso maqla ha iskudirin dadka
@gureeye2640
@gureeye2640 2 месяца назад
🎉
@bazeera5520
@bazeera5520 2 месяца назад
Doqon baan u arka kuwa umiga ee ku farxa dhiig dad walaalahood ah dhiig iska daadina.xasbiyallah wa nimcal wakiil. Illahow shartan ka qabooji
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 2 месяца назад
Bismillah walalayaalow isdaaya oo naftu waa qaali caruuraha yaanleysku dhameyn mida kale sacadow hadad gardarantahay waa jabtay Cidii labadiina gardaran waa jabtaydhulkaan si nabada ugunoolaada oo deriska aaqira waa suaasha koobaad derisnimowanaag kunoolaada kuwa labada dhinac ukalasscbinaya oo leh reer hebel walajebiyey umadda ka dhexbaxa intaan leydihaleelin dulmiga kaladhexbaxa dadka isdagalaya iyo iskudirka
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 2 месяца назад
Alshabaab aya kadenbeysa dagaalkaan body language waxkale ayan kafahmey
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Sacad vs darood
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 2 месяца назад
Hadii dhulbahante soo Galo wuxuu qabsanayaa Hopyo ee Beenta jooji
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 месяца назад
SUAAL?????.HORTA ILAAHAY HA KALA QABOOJIYO!!!!!!.DAWLADAN AAD SHEEGAYSAAN, DHULKA WAXA KA SOCDA WAR UMA HAYSO, MIYAA????.BADAHA WAA KA WAR HAYSAA!!!!!!.WAA CAJIIB.
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o 2 месяца назад
Isdhameeya kiwir iyo edebdaro ayaa idinka badatay isdila aaqirana jahanam ayaad wada geleysaan inshaa allah
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 месяца назад
Xaar muumino bandiirad ley ma habaartamaysaa abeesay
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw 2 месяца назад
Dila shabaabka dila dabargoya waa cudur
Далее
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 13 млн
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 21 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 9 млн
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 13 млн