Тёмный

Toos: Gabdho Tiktok Abgaal & Habargidir isku dagaalay oo Maxkamad la saaray.. 

Daauus Media
Подписаться 222 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@Hawomahamud-gv9fr
@Hawomahamud-gv9fr 2 месяца назад
Siham waa agoon iyo rajo hadi run la shegayana siham dambi malahan iyadana walidkeda la caayaya siham iska dhaafa wa maskain wallahi😔😥🙏
@salatabdiwahab1440
@salatabdiwahab1440 2 месяца назад
Kintirkaga usheg ada lagusoxiri shubo
@Hawomahamud-gv9fr
@Hawomahamud-gv9fr 2 месяца назад
@@salatabdiwahab1440 qaxbada thy waze naclad yahey nacladu dhashey oo wecelada iska dhalen kalay ixir adi nacala 9walidka ku yalee dadka afka la galeyso iyo dadka kle kala baro naclad yaheey
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 2 месяца назад
Soomaaliyey wa tas dowladi an ka sugeyney abniga iyo horey socod waxey saf u so galen gabdho is cayey kkkk allow alle war tani wa ceeb e gabdhaha si daya shaqo ka mihinsan o badan ba idinka sugeyney e ma ahan sidan 😂😂😂😂
@maymuncali2457
@maymuncali2457 2 месяца назад
Masha allah ,dowlad la,aanay ba, dowladnimada ha waarto abid.😊
@geeljire1658
@geeljire1658 2 месяца назад
Kuwan wax difaacayaa qaylo badanaa kkkk
@moiroble92
@moiroble92 2 месяца назад
😂😂😂 maxaa waay saan... Buuqa badan ma laha maanta
@CadaniBare
@CadaniBare 2 месяца назад
Maxkamadi qabarkeda aya la keney sas m aya loo cuskadey
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 месяца назад
Kangaroo court kuwa ciyalka laya waxba lagama qaabto lkkn hablo yaryar oo TikTok ayay ku masqulen hablaha quruxda badan No sii daya🤦🏾‍♂️
@AbdifitahJananka
@AbdifitahJananka 2 месяца назад
dowlad tan kaxun waligey ma arag war waligood baa dumar is dili jireene sidaan maxay tahy
@yusufsalansaney2764
@yusufsalansaney2764 2 месяца назад
Kkkk waxan maxkamad miya
@janira7480
@janira7480 2 месяца назад
Maya Guriga hoyada waye 😂
@mdali1510
@mdali1510 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 месяца назад
Waa naago qooq iyo malayacni wada ah in hadii lagursan lahaa sidan maba aysameyen
@FaadumoCrisaaq-u3v
@FaadumoCrisaaq-u3v 2 месяца назад
Ardadkaana liido ma wax laga qabto maxaa gabdhahan ma saakiin ta ah loo heystana AR soomaaliya cadaalad ma tailor ka waran
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
balaayo waa lga hortaga ee lgama dabo tago ee halqabto daaya dawlda shqadeeda haqabsato
@allyhaji1902
@allyhaji1902 2 месяца назад
Hhhh Salax: video muxuu kahadlayey Edeysane: video caadi uu ahaa S: muxuu kahadlayay E: video marhoruu ahaa S: war muxuu kahadlayay Ayaan kudhahay? E: iska caadi lee gureyga kudubey hhhhhhhhh
@allyhaji1902
@allyhaji1902 2 месяца назад
Been badanaa anigoo cajiin laisoo direy ayaa laixirey kulahaa hhhh 2002 ama 2003 hade ahaan leheed wa kayeli lahaa
@allyhaji1902
@allyhaji1902 2 месяца назад
Sihaam muskiin nimada kamuuqato aawey habargidir nimadii hakaa saarto
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 2 месяца назад
Farxiyo ma aragtid miya siham wax laga rada ma leh e abniga magalka away
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 2 месяца назад
Markii hore raggiiyaaba tabar loo la'aaye hadana ma dumarkiiyaa noogusoo darmay? Yaab, war dalkaan iyo dadkaan Soomaaliya halkeebeey u socdaan? !!!! Runtii ummadaan warkeedu madhowa, ilmaha yar yarna waa lasugaa maalintooda😂😂😂
@maymuncali2457
@maymuncali2457 2 месяца назад
Soomaali hore baa waxay tiri, afeef hore lahow ama adkaysimo danbe sorry,
@geeljire1658
@geeljire1658 2 месяца назад
War islaantii weynayd ee farxiyo soona ayaa meesha ka muuqata 😂😂😂. Xukun bir ah ha lagu diro dhammaantood
@CabdullahiAdan-gz9gk
@CabdullahiAdan-gz9gk 2 месяца назад
😂😂😂😂
Далее
#kikakim
00:17
Просмотров 7 млн
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 16 млн
#kikakim
00:17
Просмотров 7 млн