Тёмный

TOOS: Siciid Deni oo Fariin culus u diray Md Xasan Sheekh & Madaxda Maamulada dalka.. 

Daauus Media
Подписаться 215 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Час назад
Laga soo bilaabo 26/01/1991 - 21/09/2024 in Soomaaliya Dowladnimo dhisan weydo iyadoo 30 Sano Dowladnimo qaymo badan laheyd, in waqtiga intaas le'eg Soomaaliya ku dhex noolaato Fowdo, dil, dhac, boob, kufsi iyo barakicin waa wax aad u xanuun badan. Waana Wax laga xumaado.
@SalimcumarNaasir
@SalimcumarNaasir Час назад
Sidaa ayaa loo bahanyahay in la abaro xaqiiqada wax halaga barto guul Dani
@miftahahmedaden
@miftahahmedaden Час назад
caaqil ayaa tahay guuleyso inbadan ❤
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Час назад
Siyaasiinta waa kaw danystayaal labo waa shaqaale shisheeye ushaqeeya una fiirsada meelaha ay aadaan.
@saidma1683
@saidma1683 51 минуту назад
M.Deni.we.❤.you.aabo🎉🎉🎉🎉❤❤
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Час назад
Adiga Iyo Hassan dadka ka Hor dhaqaaaqa Libaaaxxxx!!!!!
@abdimohamed-td9fx
@abdimohamed-td9fx Час назад
War Niman yahow Munaafiqiintii maanta maxay rabaan maba xishoonayaan illahay hadin cadaabo aduun iyo aaqiro aamiin
@sdn6082
@sdn6082 Час назад
Vilada ninkana ku fiicna runtii- hadumban ogaday.
@mohamedyusufali7518
@mohamedyusufali7518 Час назад
Caalim iska daya e gurigina hagaagsada ,Afghanistan fiiriya manta ma caalimka bay eedeeyaan
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 37 минут назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 часа назад
Athaa udithay😂
@munawarqanihumuu2844
@munawarqanihumuu2844 Час назад
War dani xishoo
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 34 минуты назад
Hore usoco dalka hala dhiso cayduna waa reeban tahay
@nooraddeikar6894
@nooraddeikar6894 Час назад
Doqonimadiina shacabka ayaad u sii sheegeysaan
@maxamadcabdulle-h1i
@maxamadcabdulle-h1i Минуту назад
Dini guuuuuuuil❤❤❤ dini ❤❤❤❤❤guuuuuul❤❤❤❤❤❤ dini guuuuuuuuul
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 32 минуты назад
Adaa koow ka ah adigu xali bah dir iyo bah dhulbahante yaa xayowaan doqon
@KhatraXamuud
@KhatraXamuud Час назад
Doowladu. Kasta madax weynekasta daarood. Hawiye waxba mucaarada. Daarood dalka waxaka. Degilayahay runtii waadaarood siiba majeerten
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 14 минут назад
War dowladnimadu shuruud arkaan bay leedahay ee yaan laga boodin haddii kale ansiximayso haddii layiraahdo , maaha in dowladnimada ladiiddan yahay ee waa dowlad dhiskii oo lasaxayo
@maryanali9871
@maryanali9871 51 минуту назад
Nin buurman oo caqli leh la’waa sidii Naagaha baad Maseeraa tahay dalka u aflagaadeyneysaa
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Час назад
Siciid dani waa qirtay in uu la safan yahay cafawga.soomaaliya, waliba wuu hanjabay , dani wuxuu u eg yahay nin iibsaday waddanka, xaal kiisuna waa jaddaanan anigu cunin cid kale uma ogoli , majeerteen ha pgaado in uu iyagoo dhan gatay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 21 минуту назад
ADEER ARMAADAN CADOWGA SOOMAALIYEED AQOONIN !!!!!!! WAXAA LAGA YAABAA SIYAASIGA AAD TAAGEERSAN TAHAY HADDUU YUHUUD KEENSADO INAADAN CADOW U'AQOONIN , SIYAASIGA KAAGA KASOO HORJEEDA HADDUU WADAADO XALAAL QUUDATO AH KEENDADANA INAAD CADOW UTAQAAN
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Час назад
Ilaahayoow hadaan wax kaadhagaysto xoolo iga dhig 😂
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 28 минут назад
Deni dadkiisu waa ku faraxsan yahay wuuna u ahaanayaa madax insha'laahu tacaalaa kii ka xun iyo kii ku farax sanba waa hawl isaga taal
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 6 минут назад
Madaxweynayl idinki ba ukala dhunta sheshye imarad itobiyan
@selenafan786
@selenafan786 17 минут назад
Reer Punteland itoobiya miyaad ku deree adiga oo Kurdistan Mogadishu radinayo rwale Darood waxay ku yihin xaabo qabil madax marsy reer diyaano kaliya ayaa soo jedo
@Mubaarak87
@Mubaarak87 27 минут назад
Saciid Dane waa tuug Doonaayo waziirka kowaad Booska Hamze Lkn In aw walaaalkiis Ogaden ah wax u ogoleyn. Sorry
@FartunK
@FartunK 26 минут назад
tuug
Далее
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 332 тыс.
Eco-hero strikes again! ♻️ DIY king 💪🏻
00:48
BlackRock: The Conspiracies You Don’t Know
15:13
Просмотров 399 тыс.
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 332 тыс.