Тёмный

TOOS: Siyaasi Cabdi waal oo Banaanka keenay Cidii laheed Hubkii Caabudwaaq & Qorshe Halis 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@hjama4878
@hjama4878 Месяц назад
Waa inkaar in aynu weli la'nahay dawlad kalsooni ka kasbata shacabka Somaliyeed. Madaxweyne Hassan wuxuu u muuqdaa inuu godkii inagu sii dheereeyey, Ilaahay haynaga saaro dawlad la'aantan, magac keliya ayaynu haysanaa aamiin.
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 Месяц назад
Cabdi nuur siyaad waa nin waxbadan og. Maasha Allah
@TechSiyaad
@TechSiyaad Месяц назад
Cabdi Nuur sifiican ayuu arinka guud ahaan uga hadlay, wuuna tilmaamay meesha baruurtu ka quruntay inay tahay hubaynta macawislayda iyo burburinta ciidankii Qaranka ee la dhisayey..
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Месяц назад
Geesi geesi dhalay oo muwaadin ah weeye cabdi waal waana run sheeg aad ugu damqanayo waxa dalkiisa iyo dadkiisa ka dhax socda iyo madaxda dalkiisa meesha ay yaalaan
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Месяц назад
Wiilashiina hada makarafoonada qabsaday eeaan taariikhda haaynin itopia hubkaan qabqablayaashii qabiileeysnaa mid aysan usoo rarin min 5 enataree majiro oo ilaahada ayeey wadaa in soomaali isku laayso waagaana wey isku laaysay somalida si inta soo harta soonka 6aad uga dhigato bad iyo beriba ku habsato soomaalidiina ma,aha kuwo dalka iyo dadka unaxo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
💯 Abdi nuure Siyaad wuxuu ka hadlay xaqiiqda dhabta ah lkn hubka qaran lagu aamino ma hayaan reer C.waaq.
@abdikarimosman7281
@abdikarimosman7281 Месяц назад
11:46 Cabdi Nuure Siyaad nin wax badan og kana runsheega xaaladda somalia.
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 Месяц назад
Waa runtii itoobiya danteeykalahayd hubbkaan waa in cunaqabatayntii dibloosaaro somalia Oo markaa dalka qabsato ,waayo hub waawayn masoo iibsankarno markaas
@user-el5pb8nd7r
@user-el5pb8nd7r Месяц назад
Cayr baa bililiqaysatay. Gaari qamri ah, (qamro) maa lasheego
@yusufjimale8959
@yusufjimale8959 Месяц назад
Cabdi waal ninka waraysanayo iyo qolada leh wuu saxan yahay ilaahayow caqliga u soo celi way khaldan yihiin..cabdi waal iyo siyaasad cajiiiiiiiib...kii dhuumanaayow dhabarku muuqdo ciilantii cabdi waal way ku tageersan yihiin in aad garan karto ma filayo sababta ay kuu taageerayaan..wabilahi towfiiq
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 Месяц назад
Ar Candi waal wax badan buu ogyahay
@user-zy1kz6wg4x
@user-zy1kz6wg4x Месяц назад
Hubaal waa waalan yahay Abdi Waal
@abdihirsi5596
@abdihirsi5596 Месяц назад
Cabdigaab waxaa ka guuxaya waa Dabdamiskii laga kiciyay beeshiisa.
@engilyas44
@engilyas44 Месяц назад
Waa siyasinta faro kutiiriska ee somalinimadu kuwayiintahay Waa roll model Shaqsiiga marku haddlo qabilkasta walaga jecelyahay
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 Месяц назад
Ninkani wixii jirey buu sheegay dhagartuna ninkeeda ayey ku soo laaban ilaah baa ka shifay xasan sheekh meelna ugama baxsan karo hubkaas in dadku isku dhameeyaan ayuu ugu tala galay inuu isagu leeyahay waxaa daliil u ah markuu reer caabudwaq wacay wuxuu dhahay hubkaas ciidanka Danab baa iska leh ee hala iisoo celiyo, reer caabudwaaq kama duwana reer hirshabeelle iyagaba hubkii dawladda ayaa loo qeybiyey macawisley hassan reernimadaa ku weyn ee qaran kuma weyna
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 Месяц назад
Soomaali.waxa fiican inay is layaan afarti so hero nabad ku joogto ileyn heshiin mayaane
@Aadane1
@Aadane1 Месяц назад
Cabdi waa waa nin wax garad ah oo wax badan og
@hjama4878
@hjama4878 Месяц назад
Ninkani waa xogogaal daacad iyo Somalinnimo raba.
@abarre5554
@abarre5554 Месяц назад
Waa war cad
@user-rw7vq2lo6y
@user-rw7vq2lo6y Месяц назад
Ha is eegina ee aniga na soo eega
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Месяц назад
Qabiil dawladdiidan ha nabsadeen alshabaab iyo itoobiya.
@MaryanSharmake
@MaryanSharmake Месяц назад
Dadka labo shaabaab ba helay ooshiilay dhiigooda
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 Месяц назад
Ninkaan wa Somali DhaLad ah
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg Месяц назад
Dhuuso kastoo waxeey sheegtaan siyaasi iyo aqoon yahan yaab badanaa danbiilayaasha waa shaati badan yihin.
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Месяц назад
shaxda waad ku fashilmeen kooxda maafiyada ugu iyo jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya 😂
@hornwarriorking3959
@hornwarriorking3959 Месяц назад
Ma arki doontid mareexaan weerar ku ahi dadka kale oola degan waqtiga hada lajoogo waayo madaxweyne inay noqdaan raban doorashada soosocoto marka dagaal inay galaan faaiido uguma jirto lakin waa sadaqo soogashay hubka
@AbdiqadirAbdi-ft8nz
@AbdiqadirAbdi-ft8nz Месяц назад
Kan wariye ma ahan cida talaabada laga qaadayo is wedii horta
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Месяц назад
Itobiya keenya marmarsiyo male madaxweyne gobolkas masomaray hubka madax weynahas iskaleh inusan nabad galyo siyasaded weeydisan dowladaha adunka kusugto amankisa isago jogo gobolkisa madaxweyne kasta inu kudaydo uusan ugurin wadan kale gobolkisa aamino sidokale iney noqdaan in cayiman isbadasho inta amankoda sugan kara wadanka kunagaan kara siyasada kaqalqalin wayo inan magan looahaan resalwasare madaxweynaha kalintisa qaato
@herifmr5430
@herifmr5430 Месяц назад
Cunuga wariyahaa wuxuu sas iyo shock ka qaaaday hubka reer caabudwaaq heleen wuxuu ku waaashay maa laga soo celiyo beelaha kale maxaa lagudboon. Kkkk Adeer beelaha kale xasan baa horay ugu qaybiyay hubkii dawlada oo usiiyay Kan in la soo celiyana waa calaacal timo ka soo bexeen ama sas kaqaad ama kanax
@JamaMire
@JamaMire Месяц назад
Cabdi hadA runta ayuu dhawyahay
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Месяц назад
Hadal gar iyo Run ah ayuu ku Cabdi Nuure Siyaad
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Golihii amniga qaran lagu sheegay shalay waxaa fadhiyey Xasan sheekh iyo Sanbalooshe oo hubkan A-Z lahaa soona gudbiyey
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Месяц назад
Waa runtiis dadkii wuu kala dilay
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 Месяц назад
Canugaan daacad maahan xasan dhiiqo ayuu aamminsan yahay
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Waa xaqiiqada dhabta ah in Maleesiyo Beeleedyo la hubbeeyo waxaay aheyd fadhil uu sameeyey Xasan Sheikh oo Qabyaaladdu madax martay weliba Qabyaalad Qaawan. Xasan Sheikh Iyo Dowladnimo kala fog.
@HASSANAli-yk2ef
@HASSANAli-yk2ef Месяц назад
Will abti loo tahay dheh
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Месяц назад
Itopia lacag ayaa laga siiyay 25malyan madaxweynaha sookii fadhiga diiday oodiray ay madax lahishiiya itopia ay radinayen her ay turkig a madaxda kabaryayeen waa kuwa soomaali da in ay lahishiiyaan yaa usheegee beenta xasan waa kii qaxlinayey ee dhahayey walaslaheen
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Месяц назад
Nacasnimada waa cudur Naafeeya aadmiga noloshaba ilaawee Been iyo nijaas shuba
@MustafeCabdi-d6u
@MustafeCabdi-d6u Месяц назад
Shabaab baa loo wadey
@abdibirre4281
@abdibirre4281 Месяц назад
KAN AWALBA DR XABEEB AYAA DAAWADA WAALIDA SIIN JIRAY MARKA QOF WARSANAYA KA SII WAALAN
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Месяц назад
XASSAN QABIILNIMADA IYO TUUGNIMADA WUXUU KUDARSADAY MUNAAFUQNIMO....WAA CADAW QARANKA SOMAALIYEED LOO SOO DIRAY OO WADAMA CADAW AH USHAQEEYO
@AnCmaj
@AnCmaj Месяц назад
😂Wadanka Rag kursi isku haysta buu la burburay ilaa haddana waa la isku haysta. Xalku waa (1) In islaamka lagu dhaqmo (2) in gudi doorasho oo la isku raacsan yahay la doorto. (3) Ciidanka,Garsoorka ka madaxbanaandaan Fulinta. (4)In laba mar bas madaxwaynaha uusan soo noqon Karin. (5) In xisbi midnimo oo hadba nin Maamulgobaleedyada midkamida kayimid soo sharaxda. (6) In Garsoor cadaalada oo madaxbanaan la sameeyo. Intaa haddaan isku helno Bari afrika anagana uttalinayna inshaa Allah.
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w Месяц назад
Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Lagu Xukumo Culumada Dalka Xukumaan Mamulada La Dumiyaa Mid La Noqdaaa Qifka Haduuu Wanagsan Yahay La Badalin Ilaa Laga Oofsanaayo La Diraaaya Ragiii Badali Lahaaaa Bari Halaga Noqdo Dastuurka Ee Dagsaden Calmaniyiinta Sanamyada Cabudayo Garguurte Hugaminayo
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi Месяц назад
Cabdi waal waaba waalanayahay
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Месяц назад
Acuudu billaahi, ma fiyoowyahay ninkaan. Ninkaan hala daaweeyo.
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Mooryaankan waalan goorma ayuu siyaasi noqday isagoo Isbaaro ka shaqeeya ayaa iigu danbaysay..Yaaaab
@user-rd7xe5rn2t
@user-rd7xe5rn2t Месяц назад
Madaxweynihii ayaabo mooryaan hubka sharcidarada kusoogalinayee cabdi nuure siyaad maxaakugooniya
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Месяц назад
Xassan munaafuq moorinyaanti uu hogaamiya uahaa 2022 misna lahaa farmaajo waa marrrxaan iyo moriyaanti mirinaayo xasuuso baacow
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Месяц назад
Kan isagaa waalane yaa wax ka qoraaya
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 Месяц назад
Waar ninkan ma habargidirbaa waa mucaarad ee
Далее
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 32 тыс.
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
Мама знает где все документы
00:21
Первый день школы Катя vs Макс
19:37
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 32 тыс.