Тёмный

Toos ! Tuugo si Live ah u dhacaysa nin maqaayadle ah iyagoo Weliba wata jawaan Mobilo ah| YAAB WEYN 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 188 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 месяцев назад
Subxaanallaah ‼️ Allow xaqah adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️❓
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 10 месяцев назад
Askari Somali marka ugu horeyso aan arko isla markiiba wxaa igu so dhaceysa inuu tuug yhy uu wx dhici rabo ama in uu i dhici rabo, ciidan dowlad intee joogaan marka
@kingkhadar12
@kingkhadar12 10 месяцев назад
Waxan warbadana wa solaabtay, kaleexo waraa iPhone sheekada ha ku qurxine,
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 10 месяцев назад
Way is ogyahiin dawlada iyo burcada iyo laamaha abniga waana sheekoooy kunacay dawlada kuligeed adiga ruuxaaga waxbadka ogtahay
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢
@SOMALI2024
@SOMALI2024 10 месяцев назад
Hadey baxsadeen iska daa rag baan ka adee jinaynaaye إنشالله تعالي
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 10 месяцев назад
askari mandooriyo isticmalayo maxuu qaban karaa wanaag ha kasugina ilaa wadanka laga joojiyo jaadka iyo waxaan ladhahayo tabuuga iyo wax walbo oo maandooriya ah
@kingkhadar12
@kingkhadar12 10 месяцев назад
Naga wareeghee qandho madaxwayne😂
@foxtrotmc.
@foxtrotmc. 10 месяцев назад
Tuug qalin wax ku dhaca iyo mid qori ku dhaca miyaa laga waynayaa gangs GAVERMENT of gurguurte kkkkk Ee waxa soo socda 2024 indhihiina wax ku arka waxa socdo hada waa sheeko oo keliya
@Tasniim1
@Tasniim1 10 месяцев назад
Kkkkk bismilaahi raxmaani raxiin. Maxaa dhici doona tolow? Hadaaba dadku khaati kataagan yihiin waxa socda.
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 27 дней назад
Waxan oo telefon so dhacen waxkle si dhacyan imanla an
@SOMALI2024
@SOMALI2024 10 месяцев назад
Aawày shabaab may u sheegaan ha madax jabiyaane
@sayidka6911
@sayidka6911 10 месяцев назад
Hadalka natiijada ka aad indha bulucoow maatoo dhan ha daldalmine.
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 10 месяцев назад
hala qabto balaayada
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 10 месяцев назад
Dawlad ma jirdo meeshas mushahar baan lasiin
@sayidka6911
@sayidka6911 10 месяцев назад
Adigu kaalay mushaar sii, nin raba maalintii inuu boqol doolar ku qayilo ayaad qiil u raadineysa.
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 10 месяцев назад
@@sayidka6911 maxan usiinaa nin ka masuul ka ka ah ee udhaarday dalka iyo dadka kursigana ugu dagaalay siduu ugu soo noqdo ha siiyo
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 10 месяцев назад
Soomaali. Guudahn. Dhibaato. Yaahysata. Waxyilathy. Insane. Misharkodi lasiinin
@canabahmedgesey61
@canabahmedgesey61 Месяц назад
👑⚖️☝️⚖️☝️⚖️🌙🕌🌙🕌🤲⚖️🕋
Далее
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 35 млн
Тупой и ещё тупее. (и поддоны)
00:37
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 664 тыс.