Тёмный

Town Hall Meeting Prof Samatar iyo Prof Galayr 

Somali TV Minnesota
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 95 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 94   
@KINGZ44four
@KINGZ44four 11 лет назад
Prof samatar learned his lesson the hard way , you will always be a Somalilander no matter how hard you try to feel at home, they will always look at you as an outsider
@ilovesomaligirls
@ilovesomaligirls 11 лет назад
Thank you Prof Samatar for the clear and concise delineation of what you have seen in Somali and think. I 100% agree with him. I know lots of Somali people hate or dislike this erudie and honest man simply because of he is from X clan and I belong to Y clan or he is pessimistic. Galyr is my uncle, but I admire AND agree with Pro. Samatar more!
@bulcad444
@bulcad444 11 лет назад
prof: axmed ismail samatar turubka meel kale ka baadh kakakakakkakaka prof galayr tnx adiguna walee waad iga qosliseen wey fiican tahyan in marka maarkaa si cad loo hadlo inkastoo sida qawaan ee loo hadlay ay aad u xumayd
@Danjire-
@Danjire- 11 лет назад
Professor Samatar caadi mahan geesi geesi dhalay. Dr Galaydh isna arimo xasaasi ah buu ka hadlay noolada labadiinuba.
@PANSOMALISM
@PANSOMALISM 11 лет назад
Hargeysa, Burco, Berbera, Togdheer, Gabiley, Boosaaso, Garooowe, Hobyo, Balandweyn, Guriceel, dhuusamareeb, Jowhar, Muqdhisho, Afgooye, Baydhabo, Marca, Baraawe, Gedo, Kismaayo iyo kuwa kale oo badan waa dalkeyga, waana dalkiina
@wzupppp
@wzupppp 11 лет назад
Prof Samatar a true patriot and leader. Mr Galaydh a hate carrier.
@wadani412
@wadani412 11 лет назад
Prof Samater walee waa halyey codkarnimo iyo aqoon aad u xeeldheeri ka muuqato oo sida uu sharaxayo waxyaabihii uu kusoo arkay Muqdisho ay wax badani ku duuganyihiiiiiiiiiiiiiiiin, Living with the reality is the only way that you can succeed.
@amasuEnd
@amasuEnd 11 лет назад
Professor Samatar as a Northern Somali i agree with you, and i am saddened you had to endure that kind of sickening tribalism. Please do not let it discourage you. Somali nationalism is bigger then what individual unproductive tribalist think or believe. God bless Somalia.
@maryamadan5279
@maryamadan5279 7 лет назад
kratten krist krutten 00 00 the 00
@maryamadan5279
@maryamadan5279 7 лет назад
kratten krist krutten 000
@khadraabdullahi9929
@khadraabdullahi9929 3 года назад
Cali Khalif GalaydhHayljanatul culyaa ilaahay hakugu risaaqo halyey tolwayey murti iyo geesinomo caqli iyo miisan baa ilaahay hibo kuu siiyey alle qabrigiisa jano waasica Hali siiyo
@HadalsameTV
@HadalsameTV 11 лет назад
Somalia needs real patriotic PERSON who never stops and i am still waiting that LEADER..!
@casoowe100
@casoowe100 11 лет назад
Proff Galaydh waa realistic mowqif kiisu cad yahay oon aan nina u joojin, prof samatar siyasadu nin jilicsan uma baahno oo markiiba cabanaya, Galaydh, c/laahi yusuf buu la tar tamay oo kabadiyay, shariif buu la tar tamay oo ka badiyay, walina macabanayo waayo wax uu dareen san yahay in siyasada ninba malin leeyahay. sidii ay horeba usoo martay as PM, Prof samatar control your emotion.
@khadraabdullahi9929
@khadraabdullahi9929 3 года назад
Ilaahay qabrigaaga kuu qabooji waa ninkii iguana caqli badanaa somaliya
@kediye2001
@kediye2001 11 лет назад
Prof Samatar adigoo kale haddaan heli laheyn ilaa 10 siyaasi oo muwaadin xalaal ah sidaada oo kale ah waxbaa noo hagaagi lahaa ilaah ha idin xafido adiga iyo kuwa kula midka ah ee qabiilka iyo qurunkiisa ka gudbay oo sidaa cad u qanci kara dad intay soo hor istaagaan.
@ayeh56
@ayeh56 11 лет назад
Thank you somaliTV
@trifelcotton6658
@trifelcotton6658 9 лет назад
Thank you..m.mmv.,Mahadsanid
@ilovesomaligirls
@ilovesomaligirls 11 лет назад
I felt saddened when Prof. Samatar answered the question and expressed his disappointing experience of Somali's disgustingly clannish politics. I hope he regains confidence and returns soon with clear vision and determination. I hope he finds ways to cope with and endure the anguish he expressed to conquer tribalism and achieve his aims in Somalia and for Somalia.
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
waa yaab! nin prof ah oo hadna dhaqankiisu yahay kii jaahiliyada, casrigii jahliga dhaqankiisi ayuu cali khalif la yimid ceebtiisa xitaa ma asturi karo, any time dhulbahante iyo khatumo ayuu ka baxi wayay war mesha wa kulan soomaliyeed ee aderaw isku xishood oo hana ceebeen khayr allaha ku siiye
@abdurezakmohamed7373
@abdurezakmohamed7373 11 лет назад
pro.cali khaliif iyo pro.ahmed waa labo halyeey waa umada somaaliyed qaali u ah mudnaana madaxda dalka ugu saraysa lkn waa nasiib
@Mukkeg
@Mukkeg 11 лет назад
1:27:00 way ka jareen walee....Daarood runta ka xuma....
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 10 лет назад
Mr Galaydh -------Geesi aqoon iyo atahanimo isku darsaday nooloow
@saacidqani629
@saacidqani629 11 лет назад
Ninkan Isagaaba ubaahan in uu la qabsado waxa dhabta ah ee ka jira soomaaliya waayo wuxuu u hadlayaa sidii isagoo ah ajnibi ama soo uruuriyay xumaha oo keliya (Negative) sidaas darteed waxaan dhihi karnaa Isagaaba ubaahan in la saxo oo llagu dhaho war ka hadal wanaagga iyo Horumarka dhanka kheyrka ee ha uhadlin sidii nin soo guul dareystay oo weliba waayay wax uu mudo badan raadinayay balse ku soo guul dareystay si ba'an!
@hussein5102
@hussein5102 11 лет назад
and It will be helpful to start building relationship with them first and then rest of the DIR. I am not Isaak and have no position on Somaliland vs Somalia debate but i am certain that whatever Waqooyi people decide it will be lead by Isaack tribe not any other tribe of the former British Somaliland. It is conceivable Prof. Samatar as president supported by Isaak majority (Somalia or Somaliland) but not Prof. Samatar president supported by Hawiye,Darood or Rahanwayn. This is my humble opinion.
@jamalsweets
@jamalsweets 11 лет назад
waxan odhan laha prof samatar adeerkay baan ahay illaah ban kugu dhaarshee somliya hakalaban turubkana meelkale hala aadin dhalinyarta kubahan dadka kubahan somliya kubahan mgacaga iyo maskaxdadu kawyn...somliland meeshan siilaanyo la dabaal dagayo ee dadkii lagu gumooday please sharaftada ka reer...ee somliya oo dhan ba laga sugaya si kale wax ugu qabo wadanka hadii aad awoodo ama somlinidadas kudhimo cid aad tahay ma jirto dir ma tihid qabiilna ma tihid somali baa tahay wana lagu ogyhy thts it
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 11 лет назад
wallaahi It saddens me to see prof samatar in uu sidaa dareemayo oo uu leeyahay nin shisheeya ah ayaan dareemay marna reer waqooyi marna dir oo maqan aan war ku siiyo samataroow meesha boob iyo degaal baa ka socda soomaalinimadana cidna marti uguma tihid marka hadii la is boobayo oo xaqaada aadan u dagaalamin yaa u dagaalamaya inanka gudubiirsi ama dir boqol sano ka dib oo break gareeynaya darbigaa ku horyaalo maanta,jiljileecaa jooji fight libaax ogow aniga iyo milyan som wa kutaageersanahay..
@abdinazirahmed9104
@abdinazirahmed9104 11 лет назад
waa qabyaali cali khaliif bal wuxu kala gurayo dayaa ahmed na wuxu ka hadlayaa sidee loo xalayaa dhibka somalihaysata isaguna wuxu ka hadlayaa dhulbahantee waar tag tuug yahw
@Zack16666
@Zack16666 11 лет назад
walee waa runtaa anigu maka soo jeedi somaliland..lakiinse waxaaan ka soo jeedaa Puntland...waxaan ku dhihi lahaa walaaleheen reer somaliland Magaca iska badela.....waa magac murugo,iyo xanuun leh ...........
@kawtharabdirahman8740
@kawtharabdirahman8740 8 лет назад
masha allh
@TheYuusuf143
@TheYuusuf143 11 лет назад
Galaydh shinbirtii isaga loogu maahmaahay ayuu tusaale inooga dhigayaa, isagaa cucu ku noqday kulmiye oo intuu ubadkiisa meel dhigtay ku khamaariya caruurta dhulbahante.
@hussein5102
@hussein5102 11 лет назад
Prof. Samatar maybe in a next life or something the somalis will be ready to elect its leader based on merit not tribe Or Hundred years from now. You are absolutely too advanced for the current politics of Somalia. Your concepts and mindset is at least one hundred ahead of its time in terms of somalia. So change the tactics, be pragmatic and start with your own region (gabiley), then next and so on and so on. 4.5 dictates that DIR is one section and as far as i know Isaacks are the majority.
@baasheali8419
@baasheali8419 8 лет назад
mashllah
@MoShineArab
@MoShineArab 11 лет назад
1:28:00 si wanaagsan u dhuux hadalkaa prof-ka waxanu lenay prof welcome wadankagii somaliland, wadankaaga ayanaad marti ku aheen cidina kugu takooreen welcome
@ayeh56
@ayeh56 11 лет назад
Pro Samatar waxaa uu imika wada hadal kula jiraa Awdalstate waana wax an kuu hubo
@hassannur7269
@hassannur7269 11 лет назад
Scww, marka xigta waxaaan maaanta ku faraxsanahay in uu Prof. Ahmed Ismacil Samatar uu fahmay meesha uu ka yimid iyo cda uu yahay iyada oo soomali la wada yahay hadana cid kastaaaba waxay ku nooshayhay meeshu ilaahay ku beeeray waxaanan xusuusin lahaa Professor ka in uu yahay nin samaroon siciid ah oo sacad muuse dhaleeen markaaa waxaaan odhan lahaaa meeshaad ka timi waad taqaana ee intaaad cafis ka dalbatid dalkaagii welcome to Somaliland hadii kale dhado roob mood. wabilahi tawfiq viva S/land
@xarago1960
@xarago1960 6 лет назад
Samater iyo galayr labaduba waa khaainul qaran....
@HadalsameTV
@HadalsameTV 11 лет назад
So sad inaan maqlo in Samatar sidaa lagu yiri waxaanse kasii xumahay inuu sidaa uga jawaabay isna....Isma dhaanto iyo dhasheed yaan dalkii u xil saarnaa hadaba?
@Qorane86
@Qorane86 11 лет назад
PROFKA AAD AYUU NOO NIYA JABINAYAA
@trifelcotton6658
@trifelcotton6658 9 лет назад
Mahadsanid aThank you.,.,...Sabab...,But Why?
@mubarikabshir9505
@mubarikabshir9505 9 лет назад
333
@PANSOMALISM
@PANSOMALISM 11 лет назад
Pan-Somalism, Greater Somalia dream is alive kuwa eey kaga dhegantahay reer-hebel. ama hebel-land ogaada in eey nool yahiin mawaadiniin aaminsan Greater Somalia mana socondoonto in Somaliweyn eey u go-go.do cadow fikirkiisa(Divide and Rule) ayagoo soo adeegsanaya kuw meeshaan aad moodo in waxa loogu yeero Hebel-land in eey iyaga baxsadeen oo eey iloobeen in ereyga Hebel-land uu ka yimid gumeysi..
@MrShariif2010
@MrShariif2010 11 лет назад
Ninkaan Galayr meesha waxuu umalayey taageraysha Khatumo.keliya inay meesha joogan maanta dhan waxuu ku waashay taleex,SSC ninkaa dhulos godbuu ku wadaa. Samatar geesi codkara weeye aan hadalkiisa lagaban somaliduna ninkii runta sheega marabto. Waxuu muqdisho kasheegayna waa run ninkaan madax waynaa laga dhigayna waxba kama bedeli karo.
@moodywa_9051
@moodywa_9051 11 лет назад
Prof Samatar sOmAlIlAnD OO SOO NOQOOO AWDAL
@ghettowun
@ghettowun 11 лет назад
Professor Samatar.....what you experienced in Xamar is not something new. The people of the Northern regions have been facing this kind of injustice since 1960 being, treated as second class citizens and aliens of the republic. Who can seriously blame reer Waqooyi for seceding from Somalia?
@casoowe100
@casoowe100 11 лет назад
niyow odaygaa dhintay waxba afka ha iigalin, wuxuu ahaba dhimay wanaag iyo xumanba. adigana waxaan kugula talin lahaa in aad xag xagashada ka dayso Xafida hulaah Prof Ali khalif Galaydh.runtii waxaad kunacaysana maha wax kale ee waa c/laahi bay is hayeen.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 лет назад
qofkii ka cara oo difaaci waaya marka dalkiisa lasoo weeraro qaanuunka dowliga wuxu ku xukuma taraitor ama khaainul wadan. saasa norway u maxkamadeysa qofkii xiligi naasiga wadanka ka qaxay oon difaacin. Maryooley munaafaqada iska dhaafa somaliya daleeel baad uga dhaqaaqdeene.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 11 лет назад
Hagaha hahaha.walaahi waan qoslay muqdisho waa xero qoxoonti. Hawiye wuu qudhmiyay magaaladi
@Somalilandforever
@Somalilandforever 11 лет назад
Hassan Shire Xero kuma wada jiraan labada nin. Nin waa nin run sheegay oo waaqicaga Xamar ka jira sheegay nina waa nin eedaadaya oo mel uu qabsado la'a oo khayaali iyo aabahey goblan ku hataatacaya.Waa la ogyahay midba kuu yahay nacasna loo sheegi maayo.
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 11 лет назад
runta hadaan la isu sheegin dhibka lama dareemayo waxna laga qaban maayo.samatra waa runtii nin aan aad u qiimeeyo soomaali sax ah ahna marka hadanan runta siu sheegin wax xalin mayno soomaleey shaqo badan baa noo taalo iyo in aan isu tagno oo dalkeena dib u dhisno..
@ilhaanqaali6281
@ilhaanqaali6281 11 лет назад
hawiye ilaahay idin rog brof samar way niyad jabiyeen
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
Mida kale naceyb shakhsi ah aan u qabo majiro cali khalif galydh balse dadka in been aad u sheegto ayaan kaso horjeeda boowe, runta haku deeqdo hadi aad magac qabiil ku difcayso yeysan ka indha tirin xaqiiqda cabdulahi iyo cali isku mizana maha isku tariikhna maha. isku majaalna ma aheyn
@yasingare
@yasingare 11 лет назад
samatar magaladad u dhalatey tag oo war bixin ka keen umad dhibateysan ha xag xaganine siyasada ayad ku jabtey markas ku ciil baxeysaa umad dhibateysan halka ad siyasad iyo ka hadli laheyd wali wali lagu dhiftey minisota la joog
@mroomaar123
@mroomaar123 11 лет назад
mid kasto idinla fiicani hadhaw ayu ficil xumaadaye how dad waynow ka fiirsada. odayaal daalay dooni mayno dalkibay naga kharibeen , is qabsi is cay cay ka bixi wayeen ti gaar koda ahayd ayay danti umada ka hor mariyeen. odayashan way so qaten wakhtigodi in aynu 'aged day care' ku xarayno ya loo bahan yahay, where is my new generation get up, wake up don't lisen to this old pple ..youth is a power my dream sooner or later one day it will come .
@redseataxi
@redseataxi 11 лет назад
Samatar wasn't that wise after all.....Im glad he got what he deserves. after all, you can teach an old dog new tricks. Prof. Samatar, you are always welcome in Somaliland. lol
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 11 лет назад
walaahi prof samatar wax jira oo wadanka uu kusoo arky buu sheegayaa .haddii dhibta la sheegi waayana sxb wax hagaagaya ma jirto .markaa wuxuu usoo bandhigaya si arimahaa oo dhan wax looga qabto
@noirhargeisa
@noirhargeisa 11 лет назад
is it unproductive to held a national election or clean the cities or live in peace with each other
@shiinenuux1872
@shiinenuux1872 11 лет назад
waalaahay waa yaab lkn hadayba sidaa u fekerayaan maxaa anaga hadaa na waalay awalba waxay odhan jireen berigii somaliyadii hore reer waqooyiga waxay u yaqaaneen baarasaydh
@gartey888
@gartey888 11 лет назад
Midnimada Somalia hore ayaa loogu soo khasaarey, waxayna sabab u noqotey ineynu maanta africa ugu fool xumaano, Professor Samater waxaan leeyahay kusoo dhawaw dalkaaga Somaliland, nin aqoon leh ayaad tahay, wadankaaga ayaa kuu baahan, balan waxaan ku qaadayaa hadaad qadiyada somaliland taageerto inaan taageerayaashaada ugu waaweyn noqon doono....
@casoowe100
@casoowe100 11 лет назад
Runtii Taariikh madow oo dhamaan umada somaliyeed og tahay baan u hayaa c/laahi yuusif oo ah burburin qarankii, jabhadayn oo kudhisan aqoon la,aan. balwakase Prof Cali khaliif nosheg dhib uu umada somaliyeed gaadh siyay wax qabad moye. waligii qori maqadan qalin moye. cajiiiib
@hilibruuge
@hilibruuge 11 лет назад
ina samatar sagxaduu soo taabtay kkkkk
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
corruption-ka uu hada leeyahay waan so arkay muxuu oga hadli wayay maalintii dorashada la qabnayay? inaad ka aamusto ayaa khalad aheyd prof oo aad hada na tiraahdo xalal ma aheyn doorashadu, anago dhan ayaa ogeyn in laaluush jiro hada wax cusub maahan
@ogaal83
@ogaal83 11 лет назад
Waxaan ammaan iyo bogaadin u jeedinayaa dhammaan bulshoweynta Soomaaliyeed. Waxaan marka labaad bogaadinayaa aqoonyannada Soomaaliyeed iyo shir-guddoonka. Soomaaliya waxay u baahan tahay aqoonyahanno tusaaleeya gaarnimadeedii iyo hagaagsanaanteedii.
@khadraabdullahi9929
@khadraabdullahi9929 3 года назад
A deer that point farmajo fit that position in rest y our self
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
kkk cali baba muxuu abdulahi yusuf kaga rayay sxb? ninka tolkiisa ka xoraan wayay idoor miyaad leedahay cabdulahi yusuf ayuu la simanyahay? halyey tariikh leh o wadni ah iyo cali baba oo magaca dhulbahante ku qaraabta inaad sinto wa shay lala yaabo sxb dib isugu noqo
@MiraSapphire
@MiraSapphire 11 лет назад
Somaliland was never part of Somalia and it never will be...why don't they instead focus on their own country, get rid of terrorist in somalia and build a stable modern government for themselves.
@buteeri
@buteeri 11 лет назад
magaalo 20 sanno dagaalo ka socde mawaxaan laga filayn aaad soo aragte? Hadaad dadka iyo dhulka u damqaneeso maxaad u qabate? Mise inaad kursi ku fariisato kaliya ay ku xirantahay inaad dadka wax u qabato Allah aa mahad leh oon kursi noogu kaa dhiibin Afkaada kalabax muqdisho dhulkeena anagaa dhisaneena
@zuluu1000
@zuluu1000 11 лет назад
waxa uu ka hadlay xaqiiqda!
@aamirhassan2321
@aamirhassan2321 11 лет назад
war labada mutacalin way sii yara kala mutacalin sanyihiine mayay laba meelood ka soo kala hadlaan mise qaraabay yihiin. muqdishana may farah kala baxaan oo ay waqooyi aadaan /
@dacarmd
@dacarmd 11 лет назад
la isma barbardhigi karo proff galaydh iyo prof samater waa aqoonyahan iyo oday dhaqamed jamacada ku khaldamay oo inuu noloshii qabiilada iyo reer reerka ku jiro ayay ahayd waa laba aan is qaban qabiil iyo qabyalad ku socosho iyo aqoon ninkan karti lahayn baa qabiil cuskada
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
sxb waxaad tiri abdulahi ayuu ka rayay taasna sinan way ka sareysa mida kale darjo la qaato wax laguma noqdo aniga prof iska dhaafe xitaa aqonyahan hose uma ictiraafsani, wa run abudlhai PHD ma wadan iyo jamacad midna hadna sas ay tahay waxa u ahaa adiga lagu weydiin mahayo oo umada somaliyeed aya marag ka ah, cali baba tuug qaranka lacagtiisi dhacay inuu yahay umada aya og marka sxb qofku waxaa lagu amaana ficilkiisa ee aqoon kali ah waxba ma tarto imsa aqoon leh ayaa gun illaahay ka dhigay!
@casoowe100
@casoowe100 11 лет назад
qoralkayga dib u akhri Masimin waayo nin waa nin mootan,lakiin nacaybka prof cali aad u haysaa ayaa ka kenay. Prof Cali isaga oo 27 years old ayuu PHD qaatay halka c/laahi high school kisii muran kujiro. 33 year malintuu ahaa wasiir bu ahaa cali halka c/laahi isagoo 50 jira uu askari ahaakkk Prof cali PM somalia ayuu noqday isaga oon warlord ahayn oon qori wadan,on qabiil wadan, c/laahi xabashibaa madaxwayne ka dhitay haysana kariwaa oo nuur cade NGO baa 1 iyo eber diray kkk mantana
@djdelevagomontaro1265
@djdelevagomontaro1265 6 лет назад
Caadi iska dhig Sxb horaa loo yiri qofku wuxuu ka indha la'yahay wuu ku dhiiradaa c/dilaahi yusuf aqoon waa lahaa wuxuuna lahaa aqoon xiligaa ugu fiican balse adiga primary school masoo martay si aan iskula fahanno aqoonta micnaheeda mise waad iska hadashay adigoo asaasku kaa maqan yahay aqoontu waxay ukala baxdaa noocya badan imkastoon wakhti hayn aan wax ku qoro haddana waxaa aqoonta kamid ah waxa loo yaqaan Army and local defense oo kahadla howlaha ciidamada iyo difaaca dhulka cabdilaahina wuxuu ahaa senior defender and operator of attack enemy in and out wax loo yaqaano taas uu kusoo bartay dalka ruushka iyo talyaaniga si guud cabdullaahi wuxuu ahaa major corneal of tactical army and intelligence cop marka saxiib waxan umalayn inadan taariikhdiisa aadan aqoon amase aatahay dadka aqoontoodu ku dhisan tahay boobsiga iyo bood boodka so talk about what u know no what u don't and also corneal abdalla was speaking four language somali English Russian and italiano legitto'd so look before u leab
@ilhaanqaali6281
@ilhaanqaali6281 11 лет назад
meesha rag culus baa ku kulmay noolaada 2 brof
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 11 лет назад
SAMATAR WADANKU WUU BUR-BURAY WADOOYINKA, QASHINKA, SHAQO LA'AANTA,LAALUUSHKA IYO DHAMAAN WAXAD KA HADLEYSO OO DHAN WAA SAX' LAAKIIN XAL AYA ALOO BAAHAN YAHAY EE IN LA'IS EEDEEYO OO KALIYA LOOMA BAAHNA EE MAR WALBA WAA IN RAJO LA MUUJIYAA, EE ADIGI DHANKAADA KA QABO, GALLEYRNA WAAN FAHAMNAY HADALKIISA EE WADANKA MIDNIMADIISA HAKA SHAQEEYO, IN WAX LA EEDEEYANA WAA LAGA FIICAN YAHAY,,,,,,
@abdikani08
@abdikani08 11 лет назад
Prof-yada isku ma jiraan wallee; Waxay u kala baxaan mid aqooneed iyo mid qabiileed. Video-ga inoo cadeeyey. Galaydh waxaan leeyahay, fadlan jooji qabiil magacaabistan badan ee aad media-ha la hortaagantahay hadh iyo habeen. tolow kama daalo miyaa? Wax dhaama kan teen; u feker somalinimo ha u fekerin beelnimo. Doqon fowqal doqon
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
prof samtar waxaan ka aaminsanaa inuu yahay wadni daacad ah balse waxa iiso baxday inuu ahaa jaga doon hadna cadeystay hadi uu jago wayay inuu meel kale jago ka raadsado kkk somaliland waxaad kaso arki doontana muxadaro kale ayaad u qaban doonta waayo iyaga ka liita muqdisho qabaylada taalna muqdisho ma taal, faysal cali warabe oo isaaq ah ayaa jilibka looso dhigay adigoo awdal ka yimid isakaba daa? prof ama wadni noqo ama jago doon labdaas ma kulmaan
@jesto12
@jesto12 11 лет назад
Dalka Somalia ayuu niyada ka jabinayaa o hada yaad usheegeysa shaqadad ma adan soo gudan intaas uunbaad noo sheegtay hadii adan adigaba ka hadlin maxaa kula gudboonatay inaad qashinka dhulka 20 sano dolad la aanti ka jirtay magalada muqidhso inooga shekeyso abahii wase in lagu dilo beey aheed magaalo 20 sanno dagaalo ka socde mawaxaan laga filayn aaad soo aragte? Hadaad dadka iyo dhulka u damqaneeso maxaad u qabate? Mise inaad kursi ku fariisato kaliya ay ku xirantahay
@widhwidhtiger8372
@widhwidhtiger8372 11 лет назад
Magaca 'Islam' maxaad Cross ka u saartay???
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
ninka shir walba uu ka hadlo qabiilkiisa u dooda prof baad tiriye hadi uu kun PHD qaato waxba anfci mayso waayo qofku waxa uu wax ku noqdaa ficilkiisa, abdulahi isagoon BHD wadin ayuu qaran somaliyeed boorka ka jafay oo dawalad u horseeday halka kan aad profka ku sheegayso uu 2012 tolkii magaciisa ku qarabanayo oo r/barlamaan ku raadinayo hadna uusanba ku helin. abdulahi ysuf xiligi uu jogay lascano lama gumaysan jirin taasna ogow hadi cali baba karti iyo aqoon leyahay ha xoreeyo gobalkiisa
@MrEgal02
@MrEgal02 11 лет назад
Bal noo sheeg tariikhda madaow ee abdulahi yusuf aad ka hayso? abdulahi 1962kii waxa uu watay bilad dahab ah oo u gidoonsiyay jen dauud cabdule xirsi oo ahaa jen somaiyeed ki u horeyay xilgaas cali khaliif muxuu ahaa bal? hadi ad abudlahi tarikh xumo oga dhigayso SSDF ma aheyn mid isaga u gooni ahyed ee somali o dhan ayaa wada furtay marki danbe halgu kala tagee ssdfna danbe kama galin soomali waayo jabhaduhu way badnaayeen jabahadaasna shacabna ma xasuuqin mdaxwaynana ma ridin ee sas ula soco
@Ali-cu3sj
@Ali-cu3sj 9 лет назад
dood muhiim ah
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 лет назад
kkkk Nin dhalasho iyo calan ama diin kale qaatey ama si kale hadaan u dhigo, iksa dhiibey ma sheegan karaa callankii ii ka dacwoodey ama iska dhiibey??!! shareeco islaam iyo sharci gaalo modna ma qabo.
@casoowe100
@casoowe100 11 лет назад
Laascaanod cid gumaysataa majirto dhamaan mamulku waa rer laascanood, lakiin amin san wax ay dan u arkaan oo ay isleeyihiin danbaa ugu jirta dadkiina taasina waa wax laga wada hadli karo, una taala dadka rer khaatumo State, takale ee aad tiri meeshutagaba khaatumo kahadlayaa, khaatumo waa somalia maha kenya iyo ethpian dhulkuyaala, sida xamar uu ugahadlay ee uga waramay ayuu khatumana ugawarama ilen wutagaye.lakiin adiga waa kugu nabar in khaatumo lasoo hadal qado
@sallajeclow4858
@sallajeclow4858 11 лет назад
Liiban faadumo STOP insulting your brothers...Soomali qabiil wacal ah ma jiro ee xishoo. if there is any one who us faraac as you put it it will most likely be you as your last name is Faadumo. Aight. Somalia soomali baa Wada leg including you
@MrGalaydh
@MrGalaydh 11 лет назад
Prof Samatar waa muwaadin xalaal ah...............Laakiin Cali khaliif waa nin ay qabyaalada iyo nacasnimadu lafaha jabisay,,Ileeen iskuul iyo jaamacad lagalaa doqoniimo kaama maydhaan.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Далее
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
Why Does Joseph Stalin Matter?
46:20
Просмотров 1,3 млн
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41