Тёмный

TRADE BOT lacag malaga samayn karaa? SCAM MIYAA MISE LEGIT? 

Подписаться
Просмотров 30 тыс.
% 2 956

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Опубликовано:

 

29 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 326   
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 5 месяцев назад
Mowduuca aad xiiseeneyso inaan ka soo hadlo iigu soo qor halkan mahadsanid, la soco farriimaha telegram t.me/abdishakurhm/
@mustafeali9847
@mustafeali9847 5 месяцев назад
Sxp crypto currency gii xagaan course kiisa isugu diwaan galiyo
@abdulaahibasto6051
@abdulaahibasto6051 5 месяцев назад
Crupto currency aan ubahanhy ma igu caawin kartaa
@khalidabdullahi3749
@khalidabdullahi3749 5 месяцев назад
Nio royal Q kasoo hadal
@shukrimoha8668
@shukrimoha8668 5 месяцев назад
Appka 2139 la dhaha waxa shakiga igaliya ah dad keen iyo lacag la bixida oo xad leh
@africanl480
@africanl480 5 месяцев назад
Waxaa noo sheegta crypto crance suuq yada la maan gashan karo
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 5 месяцев назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤
@asadorg881
@asadorg881 5 месяцев назад
Side Royal Q lacag loga sameyaa??
@someclipzz
@someclipzz 5 месяцев назад
Mahadsanid sxp wlhi inaa galo aa rabay taladada ayaa qaatay waa i shaafisay sida clear ka ah ee aad nuugu sharaxday dhiabatoyinka ay leeyihin jazakallahu khayr wll
@MohaSaid-ys5ei
@MohaSaid-ys5ei 5 месяцев назад
Shukran shukran
@user-hw8yc1xu4l
@user-hw8yc1xu4l 5 месяцев назад
Allaah khyr haku siiyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 месяцев назад
Good job mahadsanid
@teachanyting4910
@teachanyting4910 5 месяцев назад
Thanks ustaad royal Q kazoo hadal
@honabdisamadjamaciise6658
@honabdisamadjamaciise6658 5 месяцев назад
Mahadsanid sxb👍
@wllzaha6636
@wllzaha6636 4 месяца назад
Mahadsanid wll
@user-dn9sn7tk6z
@user-dn9sn7tk6z 5 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@shuraxbiiloffcial4239
@shuraxbiiloffcial4239 5 месяцев назад
Mahadsanid zxp sare wllhi hadaan raway inaan bilaawo barnamijkan waad iga so garty
@shaqalemaxamud426
@shaqalemaxamud426 5 месяцев назад
Mahadsanid saxiib
@inaibrahim3550
@inaibrahim3550 5 месяцев назад
Sidee royal lavag looga sameya ustad🎉
@SalahuDiin-hk5un
@SalahuDiin-hk5un 5 месяцев назад
Saxib macan wadmahadsantahey wanarkey Ayako of lenah somaliya ayey kajirta saxib only an malkashano oaminah Wall nosheg❤
@user-tq2ff2rg7w
@user-tq2ff2rg7w 5 месяцев назад
aad ayaad umahadsan tahay wll ❤
@Digital5Business
@Digital5Business 5 месяцев назад
Thank you sir
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 месяцев назад
Eng alle haku sharfo ❤
@alicadar6039
@alicadar6039 5 месяцев назад
Thnks you ustadii
@MuhammedKhalif-bo1ju
@MuhammedKhalif-bo1ju 5 месяцев назад
Thank you
@abdiwaliofficiall3011
@abdiwaliofficiall3011 5 месяцев назад
Tnz ustaad
@gacal-soorgarabey7755
@gacal-soorgarabey7755 5 месяцев назад
Ustaad Abdishakur halla difaaco dadka somaliyed ayuu run u sheegayaaye
@engabdirizakcumar2865
@engabdirizakcumar2865 5 месяцев назад
Haa waan xiisaynaa royal q
@MohaAmiIn.
@MohaAmiIn. 4 месяца назад
Bro ummadda indhahooda tahy horey u wadd shaqada allaha ba kugu eegayo awòdas sida oga faidesato
@abdijabarahmed4800
@abdijabarahmed4800 5 месяцев назад
You save me many 😊
@abdijabarahmed4800
@abdijabarahmed4800 5 месяцев назад
Thank wll
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 5 месяцев назад
Aad ayaad u mahad santahay wll
@GcVc-tf9vf
@GcVc-tf9vf 5 месяцев назад
Thanks ustaaad
@user-jb5ix5jo8h
@user-jb5ix5jo8h 5 месяцев назад
Barnaamijkan oo kale noo keen kan wan ka joognay inan kubiiro ayaan rabay
@AtoreMuslim
@AtoreMuslim 5 месяцев назад
Congratulations 🎊 100K subscribe
@Aidarus369
@Aidarus369 5 месяцев назад
Mashallah 🎉🎉🎉🎉
@user-ms2wi1lk1r
@user-ms2wi1lk1r 5 месяцев назад
Waad mahadsan tahay waan rabay inaan ku biiro waxaad ila soo wadaagtaa mid fiican oo aan ka shaqaysankaro
@user-kf7fr7vz2v
@user-kf7fr7vz2v 4 месяца назад
Waa tens i dhacady oo kale
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 5 месяцев назад
Wax walba waxaa ka wayn inta uusan scam iyo legit la dhahin diintu maxay ka qabataa
@esseabdirahman5960
@esseabdirahman5960 5 месяцев назад
Thnks
@idilmaxamed6710
@idilmaxamed6710 5 месяцев назад
Wllhi.waan iska diwaan galiyey kaliya waxaa igadhimanaa inaan kushubo lacagtii lkn waan kashakiyey hadaan baray waa ku qanci wayey sidasaan iskaga dayey
@Mohammed_Force
@Mohammed_Force 5 месяцев назад
Ustaadii royal q iyo Eazybot
@dekamohamed902
@dekamohamed902 5 месяцев назад
Ustad thanks marka labaad please binance spot grid qaab ushaqeeyo noga faaidee
@salahisse
@salahisse 5 месяцев назад
Waxuu la midyahay barnaamijyada ka shaqaysta network marketing ee members ka ganacsada sida teins iyo forever
@housseinabdi8282
@housseinabdi8282 5 месяцев назад
Walal Iso jawab cours iyo wacyigeli kasti si an ula socdo szb
@SeexoHada
@SeexoHada 5 месяцев назад
7:44 teyaanis 😂😂
@sahnuuninaaleeye3023
@sahnuuninaaleeye3023 5 месяцев назад
Boss Royal Q soo samee.
@burhanabdiali5559
@burhanabdiali5559 5 месяцев назад
Masha allaah sxb waxaad tahay in alle ka cabsanaayo laakiin waxaa jiraa dad badan oo youtuber ah ku waas oo aan u aaba yeelay waxay dadka u gudbinayaan
@abdullahimohamedali8397
@abdullahimohamedali8397 5 месяцев назад
maahdsanid sxp waxaa xooga inoo saartaa crypyo sida loo maalgashado iyo trading bot ka warbixin faahfaahsan
@maxamedabuukarshooble
@maxamedabuukarshooble 5 месяцев назад
Waxaad kasoo hadashaa bot ka ugu fican oo lamaal gashan karo
@garaadsanupdi322
@garaadsanupdi322 5 месяцев назад
Royal Q ka so sameey ustd
@user-ph6cr3ft9k
@user-ph6cr3ft9k 5 месяцев назад
Walal aad ayad u mahad santay
@hatix4533
@hatix4533 5 месяцев назад
Wankuugu hanbalyeenayaa 100K, Voice Qualityga Adoo mahadsan inaga hagaaji
@abdullahiahmednasirnor1992
@abdullahiahmednasirnor1992 5 месяцев назад
M,a thank, ustad waxan jeclaan lahaa si lamida tradebot inaa muuqaal mise baaritaan noga samaysid livegood dhowaan
@mowliidabshir7718
@mowliidabshir7718 5 месяцев назад
Mahadsanid sxb waan fahmay xogta Shirkada uu la mid yahayna waan fahmay Tennis 😂😂😂😂😂
@MajiidJama
@MajiidJama 4 месяца назад
Waa laxiray
@moemud6984
@moemud6984 5 месяцев назад
Asc waxaan rabaa inaad iga caawiso royal q adigoo raali ah kana soo hadal
@challengespranks7070
@challengespranks7070 5 месяцев назад
Roal que soo same zxp
@user-ki7zr7qy7u
@user-ki7zr7qy7u 5 месяцев назад
waaa wali
@garaadsanupdi322
@garaadsanupdi322 5 месяцев назад
Ustd cashir ka sida facebook silver loogu kiciyo waa ka saartay ee noo soo dewy fadlan 🙏
@Zaakkaad
@Zaakkaad 4 месяца назад
Waana Ladhacay Walalow 😅😅😅😂😂😂😂
@smartman111
@smartman111 5 месяцев назад
Sxp Trading Ropot muuqaalo nooga soo samee
@UbaxQoordheere
@UbaxQoordheere 4 месяца назад
Waa livegood iyo teins😂😂 wllhy gal bn islahaa iga tag dheh alxm information ficn bn ja heley❤
@zumayrabile6307
@zumayrabile6307 4 месяца назад
Wll Tiens Waa shirkad jirta oo International Anaa ka huba oo ku jira❤
@nuurcadecawil
@nuurcadecawil 5 месяцев назад
zxb waxa aad ka hadashaa shirkada live good
@kherjecel1705
@kherjecel1705 5 месяцев назад
Waa la idhahau 1sano shaqeynee
@funyvedio3511
@funyvedio3511 5 месяцев назад
Waa rabaa ee ka Soo hadal binance TradeBot
@user-pc9ke6yp9m
@user-pc9ke6yp9m 5 месяцев назад
Mahadi Hakagadho Mazuul Hdan qorshaynayy inaan lacgta bilkayga kushubo Lkiin dhalin yara iwalysay
@zamzamahmed6136
@zamzamahmed6136 4 месяца назад
Wll please kasoo hadal horta xaraan miyaa mise xalal kasoo jawaab wll
@abdukadiribrahimfarah587
@abdukadiribrahimfarah587 5 месяцев назад
Forex trading ma wax lacg lagaga sameeyaa aqoon mise waa khayaali
@mohamudabdulahi3086
@mohamudabdulahi3086 5 месяцев назад
Mhdsanid wll
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 4 месяца назад
Aad umahadsantahay Eng Kuwo badan Asxp nahay iguwalen see link igusodirayen Kubiir Lee kuhayan balse anodidan video gaan. Isogaare alle hakusharfo ustaade
@MohamedBtc
@MohamedBtc 4 месяца назад
Wllhi saa shegtay baa dhacday aniga 1senti iskama galin markii horaba ka shakiyay hadana video,gaga iisi iftiimiyay nin meel dher wax ka arko ❤
@cabaasgaaxnuug2276
@cabaasgaaxnuug2276 5 месяцев назад
sxb mahadsanid wlhy waan wayay qof iga jaahil saare please royal q ooo raaci
@qoorsheelhassan3046
@qoorsheelhassan3046 5 месяцев назад
waxaa kale oo ka soo hadashaa royal Q
@somaliatiktok2060
@somaliatiktok2060 5 месяцев назад
Waa tens
@ibrahimkeise
@ibrahimkeise 4 месяца назад
Livegood oo kale miyaaa sxb
@zamzamahmed6136
@zamzamahmed6136 5 месяцев назад
Royalka noosooga soo samee wll video
@mohamedcabdalla5315
@mohamedcabdalla5315 5 месяцев назад
Bro Royal Q ka hdl sida uga faaidi karo
@apdirashitofficial2421
@apdirashitofficial2421 5 месяцев назад
Cryptomania training zxp ka soo hadal please please
@Farhan....kudhimo
@Farhan....kudhimo 5 месяцев назад
Zxp Company Tiens Ayaa rabaa Inaad War,bixin iga siiso Adigo raali ah
@Suliemanabdirahman-nb6cj
@Suliemanabdirahman-nb6cj 4 месяца назад
Soo shatax Zxp qaabka aan ula shaqaysan Karo
@JIMALEABDIRISAQ
@JIMALEABDIRISAQ 5 месяцев назад
Royal soo sme shp ❤
@nusdllarofficial472
@nusdllarofficial472 4 месяца назад
Zhp wxan Rpaa ina kso Hadasho binance analysis🙏🏼🙏🏼
@AnnoyedIcedSoda-xr8ez
@AnnoyedIcedSoda-xr8ez 5 месяцев назад
Was xiisanayaa
@yusufaar3033
@yusufaar3033 5 месяцев назад
Sxb cod si ficn u hagaaji xoga wa fog yaha shocac bana ku jira
@mohamedbakar1569
@mohamedbakar1569 5 месяцев назад
qof master ka muuqdo ayaan u jeeda waayo ninkaan wuxuu bixiya koorsooyin lacag waali dadka ugu cuno ma ogola marka dadka in ay sii fudud iney wax ku helaan TBT boqolaal kun qof somaalia ka macaashay aniga an ka mid ahay marba ha noqon qof dantiisa dan qof kale inuu ku xiro ninkaan Danta u leeyahay waa in koorsooyinka u bixiyo laga gato salaam🙏
@yaxya5131
@yaxya5131 5 месяцев назад
Sxb anigaba xog ban uso galay ina ka ogado lakin. Barnamijkan oo kale wax nagu cusub mahan wadadi ee maren kuwa badan bu kusocda sida chainmain iyo C-chain onstyle. Magacyadoda inu sidas ah ban fila. Waxyalaha shakiga dhalin kara wxa ka mid ah 100% return hal bil gudahed. Sido kle wa iney sharciyad heystan. Nimankan mel ay sharci kahaystan ma jirto.
@canabcali7503
@canabcali7503 5 месяцев назад
TbT iga waran wll
@realmaxamed
@realmaxamed 5 месяцев назад
Kasoo hadal binance
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 5 месяцев назад
Wallo meel an kala xiriiro isoo sheeg
@user-mu7sg6pe7h
@user-mu7sg6pe7h 5 месяцев назад
Macarafoonka codka soogudbintiisu mafiicna
@drawinglevel8736
@drawinglevel8736 5 месяцев назад
Royal Q nabar wll
@DrBucul
@DrBucul 4 месяца назад
Wala isku yacay masuul xly fidnimo
@maxamedjuba2676
@maxamedjuba2676 5 месяцев назад
royal q ka soo xiji sida loo malgashado
@Islaam252
@Islaam252 5 месяцев назад
Wcs
@HabyzaneMaxamad
@HabyzaneMaxamad 5 месяцев назад
Sxb aniga waxaan layaabay markasta dhaga hayga waxaa kuso dhacaaya dad dhahayaa online ayaa lacag laga sameeya waxaas lama aamini karo beenta maxaa lagu jecel yahay
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 5 месяцев назад
Sxb Online Lacag waa Laga sameeyaa Been ma.ahan nio😊
@gacalsame71
@gacalsame71 5 месяцев назад
Waa iska Cadahay waa Tuugo aniga 60 kayga maxa Tusay ayaga May Dhargaan lacag sameyaan waxa Ka Rabo waa Dad kale Jeebkoda
@hadaflemedia6318
@hadaflemedia6318 5 месяцев назад
Midaan ka shaqaysano oo fudud Nala wadaag
@Buubshe
@Buubshe 5 месяцев назад
Wuxuu hawad soo galay website ka 2017 dii mana jorto xog rasmi ah oo kusaabsan app kan
@abdaletaakilo2023
@abdaletaakilo2023 5 месяцев назад
Waa scam waa habkii cj dadkii lagu dhici jiray cml weeye qofkui wax fahamaya garadkiisa shaqeynaya waxani lacag gashan maayo
@AbdiNajibArile
@AbdiNajibArile 5 месяцев назад
Mega Team vip
@qoorsheelhassan3046
@qoorsheelhassan3046 5 месяцев назад
eng dhalinyaradii soomaliyeed maalinkasta waxa lagu dhacaa barnaamijyo tuugo ah marka miyaanay haboonaanlahayn inay dhalinta technology wax ka baratay ay sameeyaan barnaamijyo online oo looga maarmo tuugadaas
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 5 месяцев назад
War aniga horta faaido aan kamarayaa
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE 5 месяцев назад
Asc Enginere Xld Xld Cfmd Soma Wangsana Run ahaantii waaan ahay Qof La socda Casharadaada Xaqiiqdii waxaad dadka si fiican u fahansii casharada Ku dhisan Cilmiga Waxan ahay Qof aan aqoonin Luuqada Englishka Sideen U maal Gashan Karaa Rebotka iina Soo Sheek Midka Ugu Fiican ee Bil Walbo aan ka Sameyn karo Faa ido in Kasto Qasaaradana ay Ka Maqneyn
@MohamedAbdiRashiid-ey2fr
@MohamedAbdiRashiid-ey2fr 5 месяцев назад
Aniga ayaa waxaan gashtay 60$ hadana waa iishaqaynoyaa
@AXMAROFFICIAL
@AXMAROFFICIAL 5 месяцев назад
Royal
@muzamilciise3344
@muzamilciise3344 5 месяцев назад
ROYAL Q noosoosamay i.A😊
Далее
Is it impossible to cut off so much?💀🍗
00:14
Просмотров 3,6 млн
ШОКОЛАДКА МИСТЕРА БИСТА
00:44
Просмотров 760 тыс.
Luiza Rasulova #luizarasulova
00:37
Просмотров 2,6 млн
Is it impossible to cut off so much?💀🍗
00:14
Просмотров 3,6 млн